DEG DEG MAXUU YAHAY DACI SALAX NINKII CAYAY GBADHAHA SOMALIYED

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 13

  • @FardowsaFardowsa-c4h
    @FardowsaFardowsa-c4h 2 месяца назад +2

    Aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw

  • @haboon123
    @haboon123 2 месяца назад

    Waxay ahayd in ay ragu ushaqeeyaan oo dumarku guriga fadhiostaan oo ilaahay waajib kagadhigay in ay caruurta iyo hooyadoo ay iyagu biiliyaan
    Muxuu u canaanan waayay Raga ee uu uceebayn WAAYAY ee masuuliyadii ugu sheegi WAAYAY

  • @RedwanMuhammad-ui7jz
    @RedwanMuhammad-ui7jz 2 месяца назад

    Hn ralinoqoo walasheyii
    Ninkan waa nijasese xaramii
    Ogow shqa sharafleh

  • @OlaOli-d5i
    @OlaOli-d5i 2 месяца назад

    Ninkaan edabdaro ayaa kabadatay. In lasoxiro weeye.

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 месяца назад

    WAA NACAS KANI WAANA KII XANUUNSANAAA DOQONOMADU BIYO DHIGATAY

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 месяца назад

    WAR NINKAAN HA LA XIRO OO HA LA TUSO ADUUUNKA

  • @QaasimMaxamed-h4k
    @QaasimMaxamed-h4k 2 месяца назад

    hablahu waa hoyada somaliyeed cidii wax ka sheegtana rag maaha rafna waxba kama oga ee ha noi qabanina wlalaheen

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 месяца назад

    Daacigu wu tugsadaa lakiin hoyo carurteda way masruftaa

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 месяца назад

    Baastar shaaha adiga iyo kuwa kula midaa lagu soo koriyay daaci ma ahane waa dayuus

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 месяца назад +1

    Dumarka hadaan walaalkeed abeheed ninkeeda dayicin ma shaah beey karin leheed waa maya

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  2 месяца назад

      @@daganabdulahi7588 kani waa bastar abayo sharaf iyo karama ayan naga mudantihin balse waxaa jira kuwa nala wagaado magaca raganimo balse an aheyn rag sax ah

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  2 месяца назад +1

      @@daganabdulahi7588 kani waa bastar abayo sharaf iyo karama ayan naga mudantihin balse waxaa jira kuwa nala wagaado magaca raganimo balse an aheyn rag sax ah

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад

    War kani maxaa kaqaldan shaqo waashaqo shabana sharafleh, xoolayahow majirkooda iney iibsadaan ayaad dooneysay war waxani daaci hakusheegin, maanta waxaa soobaxay kuwobadan Garza iska soo deystay dharkana diinkadhigtay iyo Maryo waaween diin lagadhigtay shayaadiinta