GABAR SALAX SANAAG DARTIIS U OYSAY IYO AMIIRA OO ANAN FARXAD LOO OGOLEYN KA DIB MARKII..!!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024

Комментарии • 304

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 месяца назад +153

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 2 месяца назад +30

    ilaa goormee ka cararee saliga nabi muxammed ﷺ❤

  • @haliimoali6947
    @haliimoali6947 2 месяца назад +54

    Like me haddaa jeceshahaY habiibkeena Muhammad Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 месяца назад +55

    Cadawga lagu shegayo waa kan farxadada dhibto murugadadana farxad geliyo lkn waxad uga guleysan kartaa inad dhoola cadeyn taada ku bahdishid Strong woman Amira Qurux keep going abayo 👍👍👍🥰🥰

  • @MaxamedAweys-mz8jj
    @MaxamedAweys-mz8jj 2 месяца назад +88

    #$$$¥❤❤❤😎:nasib xumo ma arko qof love Sarah saliga nabiga👑🥺

    • @halimoabdala1146
      @halimoabdala1146 2 месяца назад +1

      ❤scwscwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ashahusseun9922
      @ashahusseun9922 2 месяца назад +1

      Sallahu calayhi wasalam ❤❤

  • @Karellaabdii2y6
    @Karellaabdii2y6 2 месяца назад +55

    Strong women waaye amiira ❤
    Dibigaas warkisa iga daa 😂

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 2 месяца назад +11

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
    EID MUBARAK ❤🎉🕋🕌❤️

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 2 месяца назад +51

    Markuu arkay inay horumar gaartay isku filnaatay ayuu maseeray dee Amiira qurux strong women 💪 💖 mida kale qurux ku dhiiglow Ninku waa inadeerka dee waa musse carre😂

    • @fatimamohamud7555
      @fatimamohamud7555 2 месяца назад +5

      Momtaasey intane majoogta darisle kugu so arkey 😂😂😂waa isdabo joogna commentiley😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 2 месяца назад

      @@fatimamohamud7555😅😅 Haaa ninkaas gabadha yar ka xun horumarkeeda ayaan ku kacsanhy hadaan dumarland nahy markaa waa inaan comment ku difaacna amiira🥰

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m 2 месяца назад +22

    Ku sali xabiibkeena Muxamed (scw)

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 2 месяца назад +19

    Amira waa strong women mansha allah

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 2 месяца назад +9

    😂😂😂😂😂qurux ku dhiigle markaan arko wlhi qosolka madexa ikala dhaca😂😂😂

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 2 месяца назад

      Ninka kliye iga qosol siiyo weye hhh

  • @Sabrinabdirahman124
    @Sabrinabdirahman124 2 месяца назад +9

    Qurux ku dhiigle plz short film part 2 so gali❤❤

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 2 месяца назад +8

    Mashallah Amiira qurux the Queen of the wold 🥰🥰🥰🥰

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 2 месяца назад +8

    2 bari naga maqneed hadaa malin 3xaad kudar san laheed😂qalaas 900k coming soon 🎉❤ walalka qalbiga 🫶

  • @user-hs4qy8bm9c
    @user-hs4qy8bm9c 2 месяца назад +11

    Asc all Muslims

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 месяца назад +10

    Farxadeeda ayuu ka xun yahay gabadhaas fariida ah oo cunugii uu inkiraayay korsaneyso waa nacabka lasheego ninka

  • @Queenhanacadeey
    @Queenhanacadeey 2 месяца назад +7

    team qurux ku dhiigale please 🙏 sibis garaad

  • @siidaxmedbusuri6956
    @siidaxmedbusuri6956 2 месяца назад +4

    Asc
    Ar adigaa aadi ma tihid mindi afleh soofeysan ayaa galka kuuga jirto aqli hiqmad ilaahey waa kusiiyey maasha Allaah Diintana kaa ma marno fadlan hoogoo is illaali yey kula taraxtagin waan arkey ciida maasha Allaah illaahey hadin barakeeyo Aamiin.

  • @user-ef8ws2cs8k
    @user-ef8ws2cs8k 2 месяца назад +15

    scw scw scw ❤scw

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 2 месяца назад +4

    Cunugaaaan qosol waaaye qurux kudhiiigle

  • @yasminarab9297
    @yasminarab9297 2 месяца назад +4

    Qurux ku dhiigle inolow qofka kaliye qosliya wadiga marka an RUclips ka daawanyo 😂😂😂😂😂

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 месяца назад +7

    Naga tag anoo qosli Rabin baad naga qoslisee wiifow iyo odayga waxbaa kala qabsaday

  • @asiyamohamud8201
    @asiyamohamud8201 2 месяца назад +8

    Wan tageersanahey jack😂😂😂😂 ka joog 4 xaas😂😂

  • @YahyeMohamud-ul7gy
    @YahyeMohamud-ul7gy 2 месяца назад +6

    The legend is a back ❤ waa ku salamaa sxb

  • @ZamzamAbdillahi-cw1hi
    @ZamzamAbdillahi-cw1hi 2 месяца назад +1

    Ku salin nabigena scw scw scw

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 месяца назад +3

    Iska ilaaliya xanta baraha bulshada waxay ka dhigan tahay sidii inaad hilibkiisa cunayso oo kale hadii aad cid dhaliilsan tahay qaladkiisa tilmaan lkn ha caytamin si fududna dambi ha ku shaqaysan waa iga waano sbbta oo ah sida aan u jecelahay aakhira in aanan dambi kale oo aan kayga aheyn xambaarin anoo xataa kaas alle dambi dhaaf ka waydiisanaya ayaan dadka kalena ula jecelahay salaaman.

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 2 месяца назад +8

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @siidaxmedbusuri6956
    @siidaxmedbusuri6956 2 месяца назад +4

    Salalaahu Caleyhi Wasalim

  • @fadimaahmed1284
    @fadimaahmed1284 2 месяца назад +6

    qoftaan hadii ladilo sooma caban karto qaraabadeeda malamaqlaa😅😅😅

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 месяца назад +4

    AMIIRA. REER. TIK TOK WAA WASHTEEN. AMIIRA. NINKAS. WA KATSGATEY. OO WIILKEES KORSATEY❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 месяца назад +1

    Legendary always qurux ku dhiigle 900k coming soon insha allah another's levels reactions 💯❤❤💑

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 2 месяца назад

    Rabi mid garaaca ha ku imtixaamo sunadii nabigay khilaaftay

  • @aaminarooble6909
    @aaminarooble6909 2 месяца назад +3

    Qurux kudhiigle wlh wadku sugtay ayadale kasobilow tijabada ayadale hasomerto😂😂😂

  • @ABDIWASAC-jl3yt
    @ABDIWASAC-jl3yt 2 месяца назад +1

    Asxaabta yaanlala yaabin odayga wax uunan yaraantiisii samayn ayuu hada samaynaaya

  • @NuraNuriNura
    @NuraNuriNura 2 месяца назад +4

    Amiira qurux ❤

  • @SharmakeMahamud-rb1db
    @SharmakeMahamud-rb1db 2 месяца назад +1

    Strong weman amiira qurux❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 месяца назад +1

    Hhhhhh warunta dhgta Katun adle fhmy wllhi qurux kudhillow haji dil ngta hhhhh

  • @musdafbare9944
    @musdafbare9944 2 месяца назад +2

    Amira another level.

  • @HAZAZIBULLE-x7k
    @HAZAZIBULLE-x7k 2 месяца назад +5

    Team qurux ku dhiigle one subscribe only

  • @user-ss9di5fc2x
    @user-ss9di5fc2x 2 месяца назад +1

    Amira anther leval😢😢

  • @malabey197
    @malabey197 2 месяца назад +1

    Xaqii woo soo dagdagay wlhi Mashaa'ALLAAH 💯

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 2 месяца назад +1

    Waa xasiid farxateda ayuu ka xunyshay

  • @user-uh9tb9nh6j
    @user-uh9tb9nh6j 2 месяца назад

    Pleaße 900k aangaarsiino maanta❤❤❤❤❤❤

  • @hibohassan1796
    @hibohassan1796 2 месяца назад +2

    Rali noqo qurux ku dhiigle beeta nagadhaaf

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 месяца назад +1

    Odayga Wiifowga Saarana iigu Daran😂😂😂 Awooowe Hakasoo Dhicin

  • @aishacday
    @aishacday 2 месяца назад +1

    Noloshydii ani maa la iika abuurat❤

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 2 месяца назад +1

    اللهم استر عيوبنا وعيوب المسلمين والمسليمات 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 من عايدين كل سنه وانتم بالعافيه ❤❤❤

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 2 месяца назад

    alxqiiqo markan tago meelaha caruurta lagu cayaar siiyo waa in aan kula ciyaaro ehehe ader mahadsanid wado ayaad noo furtey

  • @SahraApdirahman
    @SahraApdirahman 2 месяца назад

    Qurux ku dhiiglow Apti adigu jirjirolaa tahay

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 месяца назад +1

    Waaa eey qajo weeynka amiiri qabi jiray

  • @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey
    @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey 2 месяца назад

    Sxb eeragay xabtay liidoy oo aa ulaay jeedo xidigena daayaxa haugafiin xiidigeen raliiy ganiin kabixii nabadoney qurux kudhiile sxb sareey❤❤❤❤

  • @Hawohud
    @Hawohud 2 месяца назад +1

    Wow ❤

  • @user-sv3il9zr7n
    @user-sv3il9zr7n 2 месяца назад +3

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ScwScw Scw Scw Scw Scw ScwScw Scw Scw Scw Scw Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedeedle9608
    @mohamedeedle9608 2 месяца назад

    Unmada wxailahay siyey hakudirin nin ilahay caasiyey bad dadka utilmaa maysaaa niyo ilaahay kacabso waxkasta fayus lagama baa dhee

  • @user-we7bl3vw5r
    @user-we7bl3vw5r 2 месяца назад

    Tano kale wa ti ladhihjirey weye haliga korqalo kulaha kkk quru kudhigle wa qof kaliye igu qosol siiyo

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 2 месяца назад

    Bismilah yaa tan maxey aheyt subxanalah yaa

  • @QadroBare-po7ux
    @QadroBare-po7ux 2 месяца назад

    Waa muud wax kaama maqalno jeeg❤❤

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 2 месяца назад +1

    Layaab malha sabtoo ah
    Ma uu fuulin yaraantiisii
    Marka hada ayuu kadabatagaa
    Waxii gafay 😊

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 месяца назад

    wcs walaal. Jeck

  • @user-lu1xe1cq3j
    @user-lu1xe1cq3j 2 месяца назад +1

    She’s smart though

  • @user-fn1gy3es6h
    @user-fn1gy3es6h 2 месяца назад +1

    M.a gabadhaan oo kle ha la ii soo raadiyo

  • @mohamedomar-bx9ng
    @mohamedomar-bx9ng 2 месяца назад

    team afar xasle hada way is dhiben

  • @CaliCaraale-kn6ri
    @CaliCaraale-kn6ri 2 месяца назад +1

    Salalaahu calayhi salam😊❤😊❤😊❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 2 месяца назад

    Waa xaasid wuxu is dhahaa khalkhal gali gbdhas yaab wr naag

  • @mcc6023
    @mcc6023 2 месяца назад +2

    Ayada ha laga bilaaaw ❤😊

  • @AshaAhmed-ol3tq
    @AshaAhmed-ol3tq 2 месяца назад

    Jah maandhow gabadheyda makusiiyaa

  • @abdikadirhaibe1064
    @abdikadirhaibe1064 2 месяца назад +2

    Rubay ka hadashay gabadhaasi, lkn hablaheena yaa yeelsiinaya dee. Gabadhaasi waagob.❤

  • @rabiicoffcialchannel3935
    @rabiicoffcialchannel3935 2 месяца назад

    Qurux kudhiigle hay cayin sxb wakaca ciilka igada

  • @user-np9bi4rv9c
    @user-np9bi4rv9c 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤salalahu calayhuwa salam

  • @JinniJaan-sf8si
    @JinniJaan-sf8si 2 месяца назад

    Christmas sweater aa la qabaa meshan somali aqoon la,aan dileeso 😂

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 2 месяца назад

    Weywalan tahay ayan umaleni cafimad maqabto tan Allah hacafiyo

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 месяца назад

    Ninyow odaygan 🇺🇸 jooga xadana save iyo safe kala saari waayay. School miyu barto . Yaaaahuuuu

  • @saadocali-nt5tx
    @saadocali-nt5tx 2 месяца назад

    Waar one and one ma rabtide yaad is maqashiinaysaa

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 месяца назад +2

    Akhas akhas 😂😢

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 2 месяца назад

    Dee adiguu ina adeerkaa yahay cesho xaasidka kula dhashay gabadha amaan hanoo siiyo

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 2 месяца назад

    waankuu xiisnay abwe❤ keep going

  • @deeqmaxamuud8898
    @deeqmaxamuud8898 2 месяца назад

    Mss mlyn qurux mar key noqotay maa moo shin lala imaa naa ar Somali yaaaa qof farxad uma ogala iyo nolll

  • @olanormann
    @olanormann 2 месяца назад +1

    Legend ❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 месяца назад

    ASC WAAN KU RAACSANAHY GABADHAS WAA RUNTEED NOLOSHA WAXEY KU FIICAN TAHAY 4XAAS SANADKII 4CUNUG WAA FAA,IIDO

  • @deeqmaxamuud8898
    @deeqmaxamuud8898 2 месяца назад

    Cabdi kuusna mss mlyn darteet haloo ka qaleeyo yaan laku fogaan waa aabe asiiiim

  • @mashkookemediachannel
    @mashkookemediachannel 2 месяца назад

    Ku sali nabiga scw ❤

  • @abdirahmanabdillahi3537
    @abdirahmanabdillahi3537 2 месяца назад +1

    Qurux kudhigle qalbi naxariisle horaa wax loogu wayey hhh mee marish may qalbigaaga fiirso Abti taad qabto budhbaa lala dhacaa si ay u hagaagto😂😂😂👊

  • @bishaarohaaji5156
    @bishaarohaaji5156 2 месяца назад +1

    farxadeda ayu kaxunyahay maser udhuman raba nooh😂

  • @zahrahareed8775
    @zahrahareed8775 2 месяца назад

    Mash Allah ❤❤❤

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 2 месяца назад

    Qurux ku dhiigle inaader ka dhac ninkii hore amiira waa inaaderkeena wax laga xishooda ayaa jiree waa nin garxajis ah wiilka amiira adeer baynu u nahay nacab baa haysta miskiinka markii hore lacagtiisa ayaa quruxdeeda u jartay markii denbe calafkaa dhamadee ka dhac sxb madax baad tahee

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070 2 месяца назад

    Jalbable ayaga ugu maseer badan kkk sanad kasta hal cunug biilkoda iyo waqtigoda hadu awoodo wanu fasaxnay oo dumarkiisa dhan xaqdhowrayo farxad gelinayo yaa u diiday kaaga aba laga bilaawa uguuri ka dib kuwena aaku soo xigaan 😅😅😅

  • @FartuunIna
    @FartuunIna 2 месяца назад +1

    Fani boy😂😂

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 2 месяца назад

    Ishaad kariday iyada kabilow ildka maxaa keenaayo dad waaween oo isdilaayo xayawaan miyaa

  • @SayidcaliCawil
    @SayidcaliCawil 2 месяца назад +1

    Reply isoogal codsi waayo qurux

  • @hawladaaha
    @hawladaaha 2 месяца назад +1

    Legend aan tageero 😊

  • @user-ub6ir6yp4oka
    @user-ub6ir6yp4oka 2 месяца назад

    Dabaliyo ninkedamaha ewawalakeda 😂😂😂😂😂

  • @user-bh6vo5xl9k
    @user-bh6vo5xl9k 2 месяца назад +1

    Asc Azxpta ❤❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 месяца назад

    Waxa walan xagay ka so fakatay hospital miya 😂😂😂😂balo ku sagtay

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 месяца назад

    Runti waa runta ninka amira wa inaderkay balse wa ka hinasaya farxada amira maxa kale ku tilmanaa

  • @AbdiaziizAhmed-sf6gp
    @AbdiaziizAhmed-sf6gp 2 месяца назад

    yaa ku shegay xeebta liito ina joga oo an ka dawanayo

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg 2 месяца назад

    Qurux ku dhiigle odayga ka xishoo waa sodogayga 😂😂😂😂

  • @QueenlakiLaki
    @QueenlakiLaki 2 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 2 месяца назад

    Asc qurux kudhigle Ina ader qosol badana xusul udhiib kkkkkkkkk😁

  • @Yacqubhassan789
    @Yacqubhassan789 2 месяца назад

    Somaliya baa ugu imanaysa nin aan horey usoo guursan haddana talooyin guur ku siinaya
    Qurux ku dhiigle dadka ka dhex bax 👀😁😁😁

  • @asmamahamedasma2690
    @asmamahamedasma2690 2 месяца назад

    Videoga uugu dampeeyo kan kahooreYe wallee kaama yeelin 😂😂 Afar xaas GeeD La.Aan kuugu dheceyso wallee 😂😏