waxaan naga dhaaf meel hadii aan rabo meel aan somalia ahayn ku noqon maayo hadii kale dee barafka Minneapolis aan ku dhimano noo soo duub somalia Kenya Malihin
@@subanfarah9310 Kenya sidaan uga tagay 2004 kuma laaban meel ma ah xaar dhooqo tuugo qoryo tuugo askar ah bus uraya oo music iyo shiir cirkaas marayo waxaan layaabaa qofka Europe ama USA ka imanaya ee Kenya soo dagayaa somalia ka nadaafad iyo nolol fiican ilahay Kenya iguma celiyo
Masha Allah, Sacdiyo abayo aad ayaa noogu dadaalaysaa, jazakallahu kheyr qali🥰
Abyo.sacdiyo.numbarkaaga.iisoosheeg.ana.kasoosocdo.soomaliya.nasra.gardan.bn.guri.karaba
masha Allah
Maasha Allah
Mashaalah
Biyahisa ka wran abayo madama u kooky yal
Asc.waa,meeqo kirada abaayo
abyo mcn qol iyo fadhi iyo kushiin waa imisa palz iisooraadi sharfeey qiimaha ii muhiima
Ilasoo xariir abayo waa laguu raadine
Hal qol iyo fadhi oo south C ah baan 35k kudaganahy
Asc qiimaha sarifka madan garaneynin 50,000 waa 415 dolar 100$ dolar waa 12 000 kenya shilin dadka saa ugu sheeg mahadsanid
Islii meqa daqiqo ujiraa
15 minutes uber ride if you take bus 30
waxaan naga dhaaf meel hadii aan rabo meel aan somalia ahayn ku noqon maayo hadii kale dee barafka Minneapolis aan ku dhimano noo soo duub somalia Kenya Malihin
soomaaliya seey kuugu soo duubtaa ma ayadaa kunool kkk