Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
ixtiraam majiro masha alh majirto arsaaqada ilaah baa haya cimri kuma xidhna laakiin saxaafad xumaa jirta
Su'aasha xumi jawaab ma laha wariye.
OFAYGU REER DHAN AYUU U MATALAA BOOSKIISA REERKAASINA WAA ANSAAR (MADIGAAN)
Odayga buuqa kaddaaya hoy inamadiinaa yaryaree saxaafadu
Abtigay
wariyaha ugu akhlaaqda xun
Dadka saxafaadu 80% waa bila aqoon, bila ixtiraam, bila shuruucdii wariyanimo.Waxa dadka hada waraysta noocasi intay shaadhka iyo surwaalka soo xidhan hor imaanaya dadka waxay doonana waydiinaya.
Waa aqoon la'aanta ka jira saxaafadda la yaabi meyno lakiin waxaa haboon tafatirayaasha wararka. Iney kala.hufaan waxa ay soo duubaan jeega xiirradan cusub ee wadda cadheysan.
Akhlaaq Darada Uu odayga Waydiinayo Bal Eeg
Subxaanallah waa wariye bilaa ixtiraama .🤭🤭🤭🤐
Ethics ka Journalism ka Inuu Qofku Barto ayaa Muhiim ah intaanu Waydiin Su'aal isaga Laftiisa Ku soo noqonaysa in La iska Waydiiyo Aqoontiisa Xirfadeed.
*CIWAANKAN BEENTA MAXAAD KUFALAYSAAN MMTV?*
ixtiraam majiro masha alh majirto arsaaqada ilaah baa haya cimri kuma xidhna laakiin saxaafad xumaa jirta
Su'aasha xumi jawaab ma laha wariye.
OFAYGU REER DHAN AYUU U MATALAA BOOSKIISA REERKAASINA WAA ANSAAR (MADIGAAN)
Odayga buuqa kaddaaya hoy inamadiinaa yaryaree saxaafadu
Abtigay
wariyaha ugu akhlaaqda xun
Dadka saxafaadu 80% waa bila aqoon, bila ixtiraam, bila shuruucdii wariyanimo.
Waxa dadka hada waraysta noocasi intay shaadhka iyo surwaalka soo xidhan hor imaanaya dadka waxay doonana waydiinaya.