Ninkaan Xajkii ayuuba siyaasadeeynaaya asagoo ku ciyaaraya Aayd qur'aan oo Allah soo dejiyay oo daliishanaaya من استطاع اليه سبيلا , asagoo weliba haddana ogyahay dowlad , siyaasad iyo Xajka wax shaqo ahba aan isku leheen aan ka aheen isku duba rid iyo maareen ,,,, haddaba ninkaanu haddu yahay muslim ama haddusan aheyn muslim waa xaakim aan shaqo ku leheen umuuraha xajka , nin kasta Ethiopian ah ama qolo kastaba ha ahaadee oo muslim ah haddii uu awoodo xajka jir ahaan dhaqaale ahaan iyo maskax ahaanba waa rukni waajib ah oo laga rabo inuu guto,,,,,, من استطاع اليه سبيلا kuma saleeysana go'aan dowladda uu asaga hoggaamiyo ay ka gaari karto .
Allaw ugu wad faqriga itoobiya waayo waa cadawgeena koowaad
Ilahin xadalki xagi maraxahayo
Gaalada ugu wad faqriga
Abiye maha Muslim ee waa gaal
Waa cadowga diinta islamka
ALLAh ayaa og haku danbaabin
Boqor Najaashu wuu ka qarin jiray shacabka iyo madaxdiisa inuu islaamay
ALLE haku hanuuniyo diinta Fircoon ayaa ka darnaa Nabi Muuse CS ayaa rabay inuu soo islaamo
Ninkaan Xajkii ayuuba siyaasadeeynaaya asagoo ku ciyaaraya Aayd qur'aan oo Allah soo dejiyay oo daliishanaaya من استطاع اليه سبيلا , asagoo weliba haddana ogyahay dowlad , siyaasad iyo Xajka wax shaqo ahba aan isku leheen aan ka aheen isku duba rid iyo maareen ,,,, haddaba ninkaanu haddu yahay muslim ama haddusan aheyn muslim waa xaakim aan shaqo ku leheen umuuraha xajka , nin kasta Ethiopian ah ama qolo kastaba ha ahaadee oo muslim ah haddii uu awoodo xajka jir ahaan dhaqaale ahaan iyo maskax ahaanba waa rukni waajib ah oo laga rabo inuu guto,,,,,, من استطاع اليه سبيلا kuma saleeysana go'aan dowladda uu asaga hoggaamiyo ay ka gaari karto .
Allah kaqabto musliminta sharkisa
Allahumansuur🏘️
Ilaahow sharkiisa ka qabo umadda ka qabo
Abiye madaxda soomalida kolley wuu ka qalbi fiicanyahay
😂😂😂😂😂😂😂kkk
Waa rundee😂😂😂
Waa wadani oo dalkisa jecel maaha sida somali maryooley isagaa ka fican
Sax waaye
Waxaa iimuuqata inaadan Siyaasadda wax ka aqooon.
Dawladuhu ma sheegtaan daciiftinimadooda illamaa ay dan ka leeyihiin.
Qof muslim oo wan xajiyay gaal ku sheegto waa khalad khar ku dani illaahay dinta how fuduudeeyo oo xaqa ha ku sugo dhamaan teen 🙏🏼
Allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Hou jesjeesa ya Allaah Allaaha kaabto Islam Abiy
Waa xaasidnimada kujirta
Waaa Yaab Aduunyo bisinka
Madadka ayuu xajka bixin jirey. Waa diin ladirir yaa keleb.
Allow diinta ma aan ku soo çeki yaraball caallamiin🤲Amiin🤲🤲🤲🤲 scw ❤️💎😭🌴scw💎❤️🌴🕋
Maadaama dadka xajka tagayaa ay dawlada doolar ka doonayaan uga baahanyihiin wuxuu diidayaa inay ka qaataan inta yar uu haysto
Awal maisagaa
Lama yaqaan diintuu aaminsanyahay muunan cadeyn , axmaarana wuu ka dambeeyaa😅? ! ? ! ?😮,😅😊.
Muslin maaha
Aduunka waxaa ugu ayaan dowladii la derista Ethiopia iyo israaiil.waa labada wadan ee ugu xun ee lala deris noqdo
Kkkkk waa nin waalan kolbameel buu iskuqaadayaa maantana muxuu yidhi xajka tagimayno cajiib waxaasi yaanlayeelin
Caano Amxaar buu cabey Abxaraduna waa qoladii Kacbada Eebe isku dayey in eey dumiyaan e Shimbiraha lagu halaagey waxana kaharay o kaliya maroodi indho la'a o shimbirihi labada indhood katureen. Marka anigu waxan leyahey hadii dhishisa dufani kujiro korkeeda laga arki lahaa lakin dhil gorofa maxeey dhididi. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dadkuu xajka ka hor istaagayaa waaa shaydaan xajba ma dhawa
Dee lacagta dalka sgu malaha dadka aduunka soomaalida ayaa dhacda khasnada shacabka markay madax noqdaan lagayaabee lacag uu leeyahay inuusan haysan
😂😂😂😂 miyuu xajiilah yaab Abiye
Ruuxa aad kabad baado ee nabad galyo kusiiyaa waa mumin, tixraac culuum ijtimaac ,sheekha xasan ayub
Wuxuu diidayaa inuu xajka lacag ku bixiyo lkn janiisadaha waa siinayaa marka wuxuu rabaa inuu udeyriyo wadaadada muslimiinta ah
Galad Mashalah
😢😮😮
Murtad iyo munaafaq walle inaysan badalaynin muslimiinta
Wa Arin iga qooslisay War ma aba dimed ayu nooqday doqonkan
Waa gaal hajj maloogolo
Itoobiya weligeedba waxay ahayd meesha faqriga gumaysiga darxumada iwm
Sda aad sawaaxiliga iyo amxaarada ugu qasantihiin ayuu isaguna ugu qasanyahay Muslim iyo kirishtaan iyo kaatoolig iyo diinlaawaba
Hhhh Gafka iskadaa maa waxaad isbarbar dhigaysaa dadkan xuduudaha dagan iyo ninkan. Jaahilnimada waala idinku yaqaanay dadkan xuduudaha dagan ee afadka kalanooca ah yaqaano ee bini aadamka isfahmi karaan iyo idinkii afarta dhinac ee dhulka somali idinka ah ayaa isfagmi la'dihiin sidii wakhtigii jaahiliga ayaad xaafado kala oodanaysaa 😂😂😂😂
Intow sheed ku arkay ferahesa ayaba weynadaye,umada musliminta ayu xajka u dedaya
Wadamada khiyaaliga kudhisan waxa lagu arkaa inriyo aanjirin laguseexiyo dadkooda sida itoobiya.
Isagu ma Xajjaayee Dadka Xajjinayuu Rabaa inayna Xajiyin
Oo ma isagaa ka bixinaya xajka dad ka maxaa ka galey
Xajka
Kabixin jiray
xajka ma asagaa dadka kabixin jiray waa yaabe
Abii madan garan carabtuu u doonaya inu sidaa lacag ugu qaato waadna maqli doonta asago lagsc sa ku helay
Haa waa murtat
Allow soo hadee diinta ku soo celi
Ninkaan waa protestant ee dowladaha khaliijka ayuu ku baartaa xoogaa uu diinta ka yaqaano
Afmiinsharnimo uma bahno inad
Kolba sidad rabto garan mayo diinta sheegan dadku udiidaya hajkoda
Abii Axmed maa waayey lacag waxaa uu ku jees jesayaa
Sheer
Ma Murad Buu Ahaa kulahaa 😂😂
Abihis ban youtube ku arkay o Muslim ah amu dhintay
Horta ma muslim baa mise waa gaal acuuudu
Dadaka.beenta.ka.daaya.ma.odhan.sidaa.abiyi
GANZAB YELAM Haaj mangad yelaam
Gaalkaa xun magiciisa hanuugu celcelina wax kale sheeg? Gaal in sayid layiraa mabanaana ?.
Abiya is not Muslim bt his father & his brothers muslims
😂😂😂😂 rageedii dheh
Cajaldani waay raagtey
Maxaa
Ilaahay kaama akhbalo xajka allena kuuma fududeeyo inaad xajka aaddo oo aad cagaha uraya kayso ilaahay kuuma fududeeyo faasuq yahaw waynaaday
Allaha soo hanuuniyo baladhaha galadu markay nolyihiin wa loducaynkaraaa lkn markuu dhinto maya
Subxana Allah nin asagoo madax ah mujisan wayey Islam nimadiisa. Maxaad kafilanee? waxey dhaheen waxaa dhalay Sheikh Axmed Cali
Ambiyadii Eebe ba waxa kujiray kuwo ilmahodi xaqa laweydaarshey sida NabiyuAllahi Nuux
Eebow Xaqqa nagusug اللهم ثبتنا على الحق
Miskiin miskiin Allow xaqqa kusoo dabaal
Walal Boqor Najashu wuu ka qarsan jiray shacabka iyo raga la shaqeeeya inuu islaamay la soco hoos ayuu ka watay
Galay
Shekhyaalka ayuu kawadaa isaga ma ahan 😂😂
Hayee
Kwani is the h
Goverment paying their hajji
Jamacow abiye ma Islam baa agah
Waa muslim
Wll armuu islam yahay maxaad ka ogtay
Abiy waa barbar xaaran
Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Lafta Nagaa
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Goormuu muslimay!? Mise xujeyda ayuu sii bililiqaysanayaa😂
Beentaaada.jooji
Ka
Kkkkkklkkk
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
Adiga garanayo adigu hooyada wasay
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk