Awal bari wuxuu ahaa geesayaal. Baarlamaankii 17/ 2/ 1960 kii waxa Burco ka soo baxay 6 xildhibaan oo 3daa reer min laba lahaayeen!!. Berbera waxa ka soo baxay 5 Xildhibaan, 4 baa ahaa Awal. Hargeysa 7 xildhibaan 3baa ahaa Awal. Iskugeyn 33kii kursi 9 baan lahayn, marka lagudaro mid arab ah waxan u dhigmaynay H. Jeclo iyo Gadhxajis. Inagaa ahayn hogaankii dalkan waligeen ba!!
GOD HA QODIN KU DHICI DOONTAA MOOYEE MUUSA BIIXI DHIBAATADII UU KU HAYEY SALDANADA GARXAJIS AYAA JIFADIISII KU SOO NOQOTAY MAANTA REERKIISSII AYAA JIN DAGAAG IYO GUDI BAASTO ALLAHUL MUSTACAAN
Hhhhhh muuse waa tegaya dadkuna waa ogyahay ragii wax bartay baa reerka matala odayal shah loo qaday oo shilmo ka hadalinayan cid ma matalan ee xishooda ❌❌❌❌❌❌👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽
Muuse ciilqabe oo meesha laga saaro mooyaane wxba hagaagi mayan wlhi anoo CM ah ba ku lwh ragayaguna waa kuwii hore u hadlay kuwana waa afar lasoo laaluushay cid ay matalaana jirin
Jazakumulahu khayr ❤❤❤🎉🎉🎉
Maasha Alaah❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa super awal kaygii asalka ahaa waad mahadsan tihiin raali galinta aad madaxweyne biixi siiseen from sacad muse hargaysa
Beesha awal bari waad mahadsantihiin raali gelintaa aad siiseen mujaahidiinta madaxweyne muuse biixi iyo wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin waxaanu idin leenahay guulaysta
Guul awal bari
Awal pari noolaada❤❤❤❤❤
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland ❤❤❤
Awal bari waa Muwadiniin Dalkood iyo Dadkooda jecel. Awal iyo Habar jeclo iyo Arab ilaahow daa🤲
Waar waa kan asal original pure super powerkii
Awal Af xumo laguma yaqaan waa dad hadii ah❤❤❤❤
GOBTII AWAL BARI IYO GALBEED NOOLAADA
mansha allah cuqaashu way mahadsantahay
Adeero xishooda oo lacagtii aad qaadateen cuna oo aamusaa Adeero
Guul iyo gobanimo, waar ragaaed
Wadani iyo wixii lasocda waa labartay oo waxay ushaqeeyaan xasan sheekh
MAASHA allah Hambalyo Odayaasha Awal Bari
Waa cawaan qaaqaawan aan waxba kala garaneyn
1991 wixii laqorey wax kadambeeyey ma heyno cidii qaranka ku gafta waa maxkamad
Cuqaashoodii baad tihiine soo qaqabta oo xabsiga dhiga bilaa adaabta reerkooda basaasaya
Guuuul JSL somaliland
siciid cilmi rooble siciid duuflaa la oran jiray .
Apology=raali gelin ,raali bixin
Masha Allah Awal Bari. Dadk caada qaataha loma jawaabo Adeerayaal
Kaahin guuulsta Awal wayne
Idinkaa ku filan saaqidiinta aflagaadada sameeyey ee awal Bari iyo Galbeedba ee cido kale soo dirtay
xaaraanbaad .qaadateen.iyo.dabinkii.adiga.lagugudililahaa
Awal bari wuxuu ahaa geesayaal. Baarlamaankii 17/ 2/ 1960 kii waxa Burco ka soo baxay 6 xildhibaan oo 3daa reer min laba lahaayeen!!. Berbera waxa ka soo baxay 5 Xildhibaan, 4 baa ahaa Awal. Hargeysa 7 xildhibaan 3baa ahaa Awal. Iskugeyn 33kii kursi 9 baan lahayn, marka lagudaro mid arab ah waxan u dhigmaynay H. Jeclo iyo Gadhxajis.
Inagaa ahayn hogaankii dalkan waligeen ba!!
Intani.waa.intii.awal.uguxumayd.waa.ciilqabayaasha.nashegta
Caĺjwaa.xaasid ismaciilyare waa hunguri meeshu jagalababa
😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂🎉🎉❤❤❤❤❤
👏🏿👏🏿👏🏿
Kuwaasi waxey ahaayeen cali awal huwantu u hanjabtey.
Waxoogaa shilimaad ah iyo fuleynimo ayaa ka hadliyey, kuwii hore.
Very ood excellent hambalyo dicisowday waar imisaa laydiin dhiibay waar iska socda
Waanu ognahay halka aad noogu qorantihiina waa wadnaha!!. mid cawtulqaata inooma tirsan,a cawtalqaatana meel walba wuu joogaa. Waxaa jaceylkeenaa ka weyn. Maxamed Ciise waa wadnihii H. Awal, waanan ognahay raganimadoodaba!!.
Caac waar xishooda ilaa tolkii s.muuse ayaa arintaa ka hadley khalad uu galey haku difaacina allah hortii ayaa la tagayaa waar allah ka cabsada
ISDAAHILBA KUMA AH IDINA INLAYDIN DHAGEYSTO
Gudi basto awal bari ha caybanina
Kuwani waa dilaalintii awal bari hala yaabina
😂😢😮😅😅😅😮😮😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😂😂
Kuwaasi Awal Bari sheeganayey maalintii dhawayd haloo soo xidho tuugii Cabdi Good baa horkacayee
Xibigani waaka wada kala qaybinta qabaayilka wadani waa masiibo qaran
Madagaalkaadkuraacsantihiin
Sacsacyo waxba kameydaan hadlin ee lacag ayaa intaas laydinku siiyey
GOB BAA RAALI GALIN BIXISAY EE KA DAAYA AFKAA KALE EE AAD KA DABA KEENTEEN
Aleylehe reer Sh. Isaxaaq wuu liin baxay, waa sidan inoo dhaama oo atleast mucaarad iyo muxaafidba iska aamusa
Ama raali gelin Isa siiya ma cirka ubax muse fartayada ku ciqaabaynaa oonu ku ridaynaa😂
Waa kuwa goobtii reer ku 4ka dhacay meel walba soo tuftay haday fashilneen
calooshood.ushaqaystayasl.qadhmuuna.lamawaayayo
Jindagaagay ciise muuse inkastoo aad soo daahden meel lagu kala tagay nacas inuu fuq weeyna 😂😂😂😂😂
Waar ilahay ka cabsada wax aa cuntaan waayimayzaane hadalka madaxwaynuhu kaga hadlayey burco miyaa ku taageraysaan alle idin cadaab
Nimanka aad heystan waxay ka hor yimadeen hadalkii m/weyne muuse oo amuurtii buurta gacan libaax xukumada iyo beeluhuba dhameeyey marka idinku maya ku raacsan in lasoo xidhxxidho beelaha amuurta dhameeyey
Wr inder dadkn wa layaby wlh xoga lacg ah lasinya hadla la odhnaya, magaranyn xata wxy kahdlayan
Waaa wadan waashay oo wada beenaale noqday.
Wadankii beenaaleyaasha.
Wadankii khuraaafaadka
Wadankii tuugta
Wadankii khilaafka
Waaal qudhuntay.
Butland keesta caasimada.aad nin dhulgiis ku qaadatid aad rabtid ayadaa somali nimada jecele caasimad oo muduloodki lahaa la rabo in la dood siiyo taka butland geeysta haka daahina meeshaas ayaa adoon u dhalan duqmagaalo ka heleeysaaye xamar unukaa leh caasimad ha ahaato ama yeey ahaanin sogalooti dhulkeena doorasho kula gali meeyno waxeey baratay caasimada halaga raro almo maa wax loo sheegayaa meeshe lageeyo maan beer lahayn demokaraasi dhulmudulood ku heli meeysid waxkasta ayaa ka qaban kartaa madaxweeyne ayaakanoqonkartaa shaqadaa rabto ayaa ka qabsan kartaa waxa aadan kanaqa Karen waa duqmagaalo waxuu qaas u yahay mudulood oo dagaanka iska leh 33sano cid aan mudulood aheeyn ma noqon dowladihii la soo maray waadaadadii sadaxda qeeybood ee ahaayeen kuli waxee duqmagaalo ka dhigeeyn mudulood sida aay xaqa reeking lahaa uga dhigeen waa ku mahadsanyihiin iskaashatadii salbalaar oo mudulood iskugu tagay waxaa kamaqnaa garre ka Liya kuwi ilaah naga baxshay ayaa rabo markeey arkeen in xaqa uu ka dhigayo oo kaliya mudulood dhulkka loogu yimid si aay xaqa mudulood u baabiyaan waxee yiraahdeen doorasho ayaa lagalayaa iyadoo doorasho la galin ayaa xaqeeyga qaadan jiraye reerkii somaliya ugu doqonsanaa.waaye ku day dagaal wax waa ugu qaadi weeysaya somaali cid nooga wanaagsan ma jirto in aay soomali sii jirta ama naga jecel 33sano ciddii laga dhigaayay maxaa looga dhigay tiro maha xoolobadnaan ma ha xoog maha waa fidiraal waxa looga dhigay gobalka ayee Lee yihiin. 33sano ciddi xaqeeyna iftiimisay waa ku mahadsan yihiin mudulood waxuu is heeysta afgooye wacdaan ilaa xarardheere xamarna dhaxdooda ayuu ku jiraa cidda kaliya in dhiigeeda xamar u bixiso xaq.yahay waa mudulood siyidki ayaa yiri dad lama inki ree diris abgaal baa leh waa cida kaliya oo soomaali oo dhan diris la.ah cidkasta mugdisho timid waxee ugu yimideen mudulood dadka beer xamarka cad cadka ah waa dad yimid mudulood ayee ugu yimaadeen dadka kale meel aay u noqdaan ayee leeyihiin kobold kale ayaka ma laha muduloodna xaqooda waa u ogalyahay qabiilada kale ee rabo lahaashada mudulood in aay inkiraan ayaa yiraahda cad cad kaa leh kuwa.leh abgaal magaalda hadeey soo galaan nuuriyad ayaa lugaha loo gali jiray hadeey dhacdana waa gumeeysigii talyaaniga ogow nin maalintii magaalada yimaado habeenkiina katagayo in uu dagaanka leeyahay mudulood ayaa kuwareegsan gumeeste waa gumeeyste nin naga xoog badshay sida talyaanigii waa gooni haka yaabin in nin aan mudulood aheeyn duqamagaalada uu ka noqdo xamar somaliya hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cumaamadii way luntay 😢
Wa tuugti wa ku taageera dulmiga, caddalad darrada, idinka ma tihidin awal bare waxad tihiin biidhiqatayaal dullobey, muse maxa laga barta?
Waar Tina ka hadla maxaad adigu u sheeganaysaa ha na sheegan baasto
Waar waad la habsaanteen
GOD HA QODIN KU DHICI DOONTAA MOOYEE
MUUSA BIIXI DHIBAATADII UU KU HAYEY SALDANADA GARXAJIS AYAA JIFADIISII KU SOO NOQOTAY
MAANTA REERKIISSII AYAA JIN DAGAAG IYO GUDI BAASTO
ALLAHUL MUSTACAAN
Xaal iyo boolajiis lacag lagusoo bixiyey 😂
Hhhhhh muuse waa tegaya dadkuna waa ogyahay ragii wax bartay baa reerka matala odayal shah loo qaday oo shilmo ka hadalinayan cid ma matalan ee xishooda ❌❌❌❌❌❌👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽
Biidhi qaatayaal 😂😂
Hadi tada lagu raciwayay ma bidhi qatayalba ninka suber awal ka baydha waxay isku raceen waa shegan maha asal
Waa sax ee kudhac shabaqa muusejuudaan waxad kaheahaana qaata lumiye ninka rabaa waa nin qaranka duminaye xalna maàha ee waddani ayaa wadajirka dalku kujiraa .
M/ weynahu shakhsi wuu qaldami karaa ee qaladkiisa haday odayasha beeshii ku raacaan qaladka waa rogmasho qaran ninmanka hore hadleyse waxba daweeynayeen
Raggii hore ayaa gob ahaa idinkana gun baad tahiin kkkkkkkkk
gunta reerka ah waalayaqaan
Cid ay matalaan ma jirto afartan uu muuse juudaan soo dirsaday anagu kuwayagu waa kuwii hore u hadlay
@@NimcoFf ciro laangaab cidi dooranmeyso habar yoonistii baarka sara aheyd ayaaba ka dhaqaaday oday buka
@@jamiilaJama-c5c adoo ayo ah baa ciro wx ka sheegaya
@@NimcoFf laangaab ciro hana horwadin hurdaaye dad iyo dal laguma aaminikaro
Aleylehe reer Sh. Isaxaaq wuu liin baxay, waa sidan inoo dhaama oo atleast mucaarad iyo muxaafidba iska aamusa
Muuse ciilqabe oo meesha laga saaro mooyaane wxba hagaagi mayan wlhi anoo CM ah ba ku lwh ragayaguna waa kuwii hore u hadlay kuwana waa afar lasoo laaluushay cid ay matalaana jirin