Deg Deg Abiy Oo Mawqif Cad Ka Istaagay Hirgelinta Aqoonsiga Somaliland & Heshiiska Badda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 окт 2024

Комментарии • 38

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Час назад +2

    Mansha allah somaaliland guul iyo gobanimo ilahayow adaa ictiraafka inoo hayee gal iyo muslinba ilahyow ino cabidii Aamiin yaarbi🤲🏻💯🌹🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩🟥⬜️

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 Час назад +1

    Guuuul kulmiye again Aboo Muse bixi abdi xildidi Roble tager geesi gob ah guuuul somaliland guuuul inshallah 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 24 минуты назад

    Masha allaah
    Heshiska wu soconayaa

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 2 часа назад +4

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤ Madaxwayne Muuse Bixi Cabdi Allow ku dhowr ❤❤❤❤

    • @zahrasaed148
      @zahrasaed148 Час назад

      Wallaahay waa ceebta uguweyn ee aynaan saxi kareyn jaahilnimo awgeed.aduunka Qurba joog baa loo badan yahaye jaahilnimo intaa leg bey madaxdeenu iyo umadan qabyaalad xumadu iloosiisey. Masal wuxuu kadhiganaya Jabuuti uu leeyahay waa laba cid oo kalo af ah hadana way iskuraacaan. Horta ma anigaa waalan mise isaga intaa horteed yuu amaanayey oo umahadcelinayey reer abtigii oo aan hubo inaaney raaliba ka aheyn. Yuu Madaxweyne uyahay ciduu yahay iyo cidan uu maanta sasabanayo meeye umadii Somaliland ee aad mataleysey. Intaanad amaanin ciida iyo cafarta isfamey iygoo laba luqadoodheystaa. Adigu maxaad umada somaliland isaga idho tireysaa miyaanad madaxweyne uwada aheyn yaa ceeb . Aloow madaxweyne umada oodhan qadariya noo sii dalkayagan caqta ee Alle inooilaasho aamiin💚🤍❤️👏👆✊👏🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️❤️

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 2 часа назад +2

    Masha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi madaxweyena muse geesi qaren weye allow dhowr muse ❤❤❤❤❤allow dhowr muse ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj 2 часа назад +2

    Guul.somalind❤

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 3 часа назад +5

    madaxweyne biixi wuxuu daacad ka yahay horumarka iyo hirgalinta jamhuuriyada somaliland oo ah mid ka mod ah qaramada midawdey isagoo ahaa SNM tii usoo halgan tye sida uu uga midho dhalin lahaa wuxuu usoo halgamay viva somaliland

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 3 часа назад +4

    Mashallah wali ma maqal musee oo lee codkina isiiya marwalba wuxu yidhah dorashadu si fican ha inoogu dhacdo qof walba codkisa cidu doono ha siiyo isga u xor ah.
    Halku ciro leeyahay codkina aniga isiiya ka labaadna wadani siiya.
    Waa xirfad siyasadeed iyo wayo aragnimo ay is dheeryihiin labada musharax

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 58 минут назад +1

    Mansha allaah habar yaar guleeso gesigii inadeertay dhashaay ducada reer abtiga ayaa kula socde waad gulesanysa❤habaryar insh allh Aamiin yaarbi 🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥

  • @hassanomer2863
    @hassanomer2863 3 часа назад +4

    Vivoooo somaliland

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 часа назад +2

    𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐪𝐨𝐬𝐢𝐠𝐚 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moccaax8524
    @moccaax8524 31 минуту назад

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 часа назад +1

    𝐦𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐥𝐥𝐞 ❤❤❤❤❤❤

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 часа назад +1

    Dr Abiye Ahmed sfcn ayuunkarbaashy maamulka somalia ee fashilmay ee muqdisho cida mou dhex maray waa Somaliland iyo Ethiopia cidkle ma.ah

  • @ahmedjama1310
    @ahmedjama1310 21 минуту назад +1

    Abti khaayr Hele iska naso

  • @AbdiSiyaad-n7h
    @AbdiSiyaad-n7h 3 часа назад +1

    Slaand

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 3 часа назад +2

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 часа назад +1

    MOU gii wuu fashilmay waayo Ethiopia ila meerayso ayay wadaa

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad Час назад +1

    Mw Muse bixi waa taarikh yahaan weyi gudo iyo dibada dee

  • @AdnaAhmed-uq6og
    @AdnaAhmed-uq6og 2 часа назад

    ❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊

  • @CabdijamacSergio
    @CabdijamacSergio 2 часа назад

    MBC wuxuu daacad ka yahay Hirumarinta dalka Alle ha barakeeyeee Soo noqo markale Markale🖐🖐🖐

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 часа назад

    DUMARKA CODEEYA MA CODEYAN ODAYSHA

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 3 часа назад

    Khhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Heshiis meesha kama soo socdo waayo wuxuu yiri hadii aan badda gaari weyno waxaa gaaraaya caruurrteena wuxuu ka kaloo yiri nabad ayaan ku gaarayaa
    Tankale dawladda itoobiya marna ma sheegto aqoonsi

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 часа назад

    Waar waxani dhexdhexaad maaha ismaaciil yare waxgara ayuu kuhadley wuuna cadeeyey Taliyaha ayuu waxkasheegee ciidanka waxkama sheegin

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Час назад

    Muusow ma lihid abtiyaal ee innaga daa! Intuu madaxwaynaha oo dhan way la dagaalamayeen. Waxba ulamay hadhin. HABEEN IYO MAALINNA CAYDIISA AYAY LA TAAGNAAYEEN MEEL WALBA.

  • @MawliidYuusuF-d5h
    @MawliidYuusuF-d5h 3 часа назад

    What

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 2 часа назад

    Huush Media yad u qaramaysa ma reer akhiraad Abey marnaba ma soo hadal qadin Qax layidhaa SL, balse somalia ayu so hadla qaday, aqonsiga ad shegaysa xagu yalaa

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 часа назад

    Abti maanta codkuuma heyno hore ayaad codka kuusiiney

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Час назад

      Adigoo faqasha cod uma haysid e naso codna muu waydiisanba ninkay rabaan bay dooran muusena guul iyo in laga guulaystoba wuu sugayaa

  • @AbdirisakHusen
    @AbdirisakHusen 2 часа назад

    Reer waqooyi qabyaaladi waa meradoodii

  • @b.abokorAderea-l8w
    @b.abokorAderea-l8w Час назад

    Maxad qabatay ciilabow,midkaa Lita namasoo marin

  • @Lightyagami560
    @Lightyagami560 Час назад

    Habaryarahaa maxaad ugu hiilin wayday markii buuga lagu qorayay madafac maxaad ula dhacaysay alow yaa uurkaag qala colaada aad u hayso abtiyaashaa jooji beer laxawsiga muse waan ku baraneen

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Час назад

      Sowkii casilay ninkii qoray mise faqashtii sida dukhsi caano ku dhacay na dhex roorayaatahay

    • @bosman9209
      @bosman9209 Час назад

      Adigu miyad qashay o waad aoo smdaalacatay? Rabbigagi ku khalqay ka xishood!!!!

    • @sulubabdihuesein403
      @sulubabdihuesein403 17 минут назад

      Sxb iska dheef beenta dalka somaliland oromo noo keen rabtaa miyaa