Cidankii wuu jooga. Dhigiisuna hudur ma aha. Dad yagii basaasaya markay dagaal qadaan jooga leh. Markay qadiwayaan meeye leh, heesi ku caayaya. Waar nin walba hays difaaco way codamada loo wanjalayaa dadkiiba waa wada huwane
Haa wllhi inaader waa rag dagaal yaqaan mantana wallhi waa garabkeena habar awal dad xun maha ee juudaan baa sharafta ka qaaday ilaahay hayna dhaafiyo insha allaah
@@Sahra-s2q Inaadeer munaafaqada iskadaa haday cidi Ka dambayso muuse ayaa Ka dambeeya ok isleh H.jeclo dagaal ha gasho garxajis na ha raaco markaad farantaa ku furtana Doorashada aad heshid labadan reer way heshiiyeen iyadoon dagaalba dhicin Aakhiro u tudho awoowo
idinku haysku jeesanina tolkayo cadawgu idinma kala jecla ee meel uga soo wada jeesta daarood oodhan baa idiin midoobay xasan shiikh wuu maal gelinayaa ogaada taas
Dhulbahante in badan aya nabad laga doonayay oo la herinayay qarabanimo lakin way garan wayeen waxan ogaysinayna ISSAQ inu dhulqan doonin sidu uu dhaan yahay Galidoono dagalka lagu hayo Beesha Habar jeclo Dhulbahantow waynu is naqana walahi hadi ka qaci waydan Gobolka Sool Issaq nama yirado oo ad Garoweh nigu simi wayo
Cidankii qaran ku wuu jooga. Lakiin dhigiisu hudur ma aha. Dad yagii basaasaya markay dagaal qadaan jooga leh. Markay qadiwayaan meeye leh, heesi ku caayaya. Waar nin walba hays difaaco way cidanka aaranka loo wanjalayaa dadkiiba waa wada huwane
Guul.ssb❤
XUKUUMADA DL HA XASILISO JIIIDA HORE..
Thanks Xogogaal tv, ciidankii aynu 30-sanno dhiseyney, xaguu ku dambeeyey, ileyn waa tanoo iminka qudhaanjada ayaa ka tashaneysa sidey inoo qabsan laheyde'
Cidankii wuu jooga. Dhigiisuna hudur ma aha. Dad yagii basaasaya markay dagaal qadaan jooga leh. Markay qadiwayaan meeye leh, heesi ku caayaya. Waar nin walba hays difaaco way codamada loo wanjalayaa dadkiiba waa wada huwane
Guuuuuul
Guul Qaranka Somaliland
Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somaliland
H jeclo waa ay guulaysanayaa from h jeclo ❤🎉
Maxa ku dhacay ciidanki qaranka ???
Anagu yaabne
Ictisaam Xirsi iyo Maxamoud Xaashi waa ku dheerad Habar Jeclo. Xabad Cas ayaa Ictisaam u taala.
Ilaahoow.habar.awal.dhaafi.xilka.garxajis.walaaladay.form.habar.jeclo
Haa wllhi inaader waa rag dagaal yaqaan mantana wallhi waa garabkeena habar awal dad xun maha ee juudaan baa sharafta ka qaaday ilaahay hayna dhaafiyo insha allaah
Habar jeclo iyadaa xun oon onkala garanayn cadwgeeda iyo hiilkeeda odayaal munaafaqiina iyo ictisaam ayay kolba umarxabaynayaan dawladoodii iyo xizbigoodii uhiilinayay ee musharka uqoray ee hubka siinayay ee faranta kula jitay ayaa lagu dirayaa oo laleeyahay cadwgii horeba ulaayay ucodeeya cid kasta miyaad raacaysaan kuwiilahaa caynaba soo dhaafiya ayaavmaantana isaga kiin dhigaya nasteex
Ma laga yaabaa dagaalkaa laftiisa in muuse kadanbeeyo si uu beelaha habarjeclo ugu qanciyo inuu difaaco oo ay udoortaan
MADAXWEYNE MUUUSE CIIDANKA QARANKA JIIDAHORE HSKU RUQAAANSADAAAN CIIDANKU HA HAWL GALLO
War dhulbahante maha waa huwan iyo faqash oo dhan hagaji Afkaga 😮
H.j hal nin dhulbahante 3 nin oo reer hagara
CIIIUDANKA QARAKU BASE ADAG QORI LUGUD HADHIGAAAANN..
Waxasoo dhan waxa kadabay waa buur madoow iyo mucaradka iyo ururka ixtisaam iyo nimanka isku shagay Hido’da habar jeclo kii ina siarag na waakan uolalanaya wadani iyo kaah oo ha huwan waa in ciiidanka qarank iyo ciidank SSB foojig naan galan guul Somaliland
4 gaadhi laga qabtay
Wariye waxaan kala garan la'ahay inaad Xamar ka socoto iyo inaad Hargeysa ka socoto ? Yaab iyo amakaag !
Ciidanka qaranka mee😂😊
Akhas waxaa muusaa sababay in qarankii haybada lahaa sidaa loogusoo cararo
Horta halaga so saro odayashan boqorburmadow cadaguda citisam xisbiga xaranta wadani huwanta uga ololinayo dhulka hjclo iyaga ka dabaya
Weerarkan wadani ayaa dabada ka riixaaya. Sabtuna waa H/jeclo ayeey rabaan inay baqdin galiyaan say codka usiiyaan. Waan rajaynayaa inay tolkay wax fahmaan, hadiikalena alley leeyihiin. Cadowgooda kobaad waa faqash iyo garxajis
@@Sahra-s2q Inaadeer munaafaqada iskadaa haday cidi Ka dambayso muuse ayaa Ka dambeeya ok isleh H.jeclo dagaal ha gasho garxajis na ha raaco markaad farantaa ku furtana Doorashada aad heshid labadan reer way heshiiyeen iyadoon dagaalba dhicin Aakhiro u tudho awoowo
idinku haysku jeesanina tolkayo cadawgu idinma kala jecla ee meel uga soo wada jeesta daarood oodhan baa idiin midoobay xasan shiikh wuu maal gelinayaa ogaada taas
Dhulbahante in badan aya nabad laga doonayay oo la herinayay qarabanimo lakin way garan wayeen waxan ogaysinayna ISSAQ inu dhulqan doonin sidu uu dhaan yahay Galidoono dagalka lagu hayo Beesha Habar jeclo Dhulbahantow waynu is naqana walahi hadi ka qaci waydan Gobolka Sool Issaq nama yirado oo ad Garoweh nigu simi wayo
Cidankii qaran ku wuu jooga. Lakiin dhigiisu hudur ma aha. Dad yagii basaasaya markay dagaal qadaan jooga leh. Markay qadiwayaan meeye leh, heesi ku caayaya. Waar nin walba hays difaaco way cidanka aaranka loo wanjalayaa dadkiiba waa wada huwane
Somaliland dalkan iyo dadkan iyadaa kamasula
Dagaaku waa dagaal siyaasadeed kariya lacag udiray waayo cawil sii arag hadalkisii kadib isla markiiba nin ayaa ladilay kadib walasooduulay ayaa xigtay yaa. Soodiray?????