Maashaa Allah bal fiiriya iyadoo qaxooti ah ayey codsiga soomaalida shirkeeda si ay uga qayb gasho baa wasaaridii arimaha debeda loo fura oo baasaboorkii jarmalka lagu siiyey laga yaabee inay toban sano ku qaadan lahayd ku helilahayd
Suleiman Hashi is very intellectual journalist who's dedicating his time for his country, people and Religion. The program is so interesting tonight because a hefty person, Hibo Nuuro was invited it! It's known what the supreme revolutionary Govt did for Somalia! On the other hand,the people who decry Major General Mohamed Siad Barre,but these people are ignorant and believe in a wrong idea! It goes without saying that Major General Mohamed Siad Barre built Somalia economically, politically socially, educationally,but barbarous people thronged in the country and demolished it completely. So, patriotic people are like these! They extremely love their country! They are instrumental in the development of their country.
Waxaas oo wax qabada ee aad ka shekaynaysiid hibooy waxaa dhiseey ee dalka habeeyey waxaay ahayen reer Somaliland waayo waxaa markhati uu ah hada waa Somaliland iyo somaliya waad aragta faraqa u dhaxeeya Somalilandna sidaay isu habeyeen somaliya naa madax iyo mijo maa kala laha shacabkina ku dhex dhamaday alle ha ka kor qaade aamiin yaa raabii
Hibo nuura barakallah, wa runteed, qofka wa la ilaalinayey sida nolasha ka jirta mareykanka , ma qiyaasi karo nimcadi lagu jirey wa xasuus an ka ilmeeyo
Masha allah, Hibonuuraay Waan ku salaamay.cimrigaaga allaha kuu barakeeyo,waxaad ka mid tahay fanaaniintii qiimaha iyo qadarinta leh ama aan qiimeeyo qalbigaagana allaha dhoowro, qiimahaagana eebbe Ha ballariyo 💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕 Xaashinna Waa Masha allah Allaha ha xafido
Ka waran kacaanka Adeer Muuse Quful ee Halkaan laSoo taaganahay Anoo garxejis daanka jebin karo Duco Qaadan Maayo 🔓🪖 🪑🍧🥄😋Kursigu macaanaa in jalaatada lagu dul dhuuqo
Ja alle siyaad Alla jannada haku fogeeyee kuwa ugu badan ee ceeb uusan lahayn korka kasaarayaa waa kuwii uu Alle usoo diray Jaale Siyaad ee uu badbaadiyay Abaartii dabadheer. Ee uu diyaaradaha ugu raray xeryihii Dujuuma iyo Sablaale
Xumaaankasta aad qof ku taageertaa qaarabadaadana ha ahaadee Way ku sugeee sxb,wanaagkasta aad qof ku taageertaa qaraabadaada dhowna ha ahaadee wanaag baa kuu kaydsan Xumaan iyo wanaag ma sinna sxb Saleebaan,,,,,,
Talo talo kusu Cato dhaman soomalida iyo bahda saxafada wlh hadii an runta laga hadlin iyo dhibta mesha ay naga soo gartay waxba xal heli mayno soomalida waxa laga raacay xasuuqii loo gaystay culimadii diinta ee ka soo horjeestay dowladii kacan ka marka yaan waxba meelo kale iyo qabiil lagu meersan ee ilaah hala baryo denbi dhaaf wada reed iyo baryo u sameeya culumadaas xaq darada lagu dilay
@@cabdicasiisgiire3089 fudada da uraysa usheeg hibo nuura ma darood baa wax xanuun san oo been loo sheegad dahay hooyada iyo aabaha farday qorayaan nin kii lacag la aan ilaa heer jamacad soo baray weye cuqubo waa waxa 31 sano loo dagi layahay oo dawlad caga dhigada iyo nabad loo layahay kuwana 31 sano aqoonsi u layahiin walaahi ilaahay qoona ma dulmiyo ayagoon is dulmin mahanee qurbo baad ku bah Dilan dahay maxad haysaa nac nac lee
@@ayaanabdulkadir5363 huno qabil mahan hadi qofku ixtiram awgis u ku yidhado edo ama habo adon qofka waxba isku ahayn walashay mid kalena way jirta hadu abihi ay la dhashen bah kale bah o samaron ah edo way u noqon karta tasna fahan huno
Kacaankii baas Ee wadanka burburka iyo dilka malaayiin qof o aan waxba galabsan u horseeday. Maanta abaal marintii way haystaaan dhaxalkii ay ka tageen haday dhinteen iyo haday noolyihiinba intoodii Islaamka dhibtay.
Waxkasta oo somalia ka dhacay waxa masuul ka ahaa Afweyne Dilka iyo boobka cadaawada kala qaybsanaanta qaxa qaraxa iyo gaalada Afweyne ayaa masuul ka ahaa nacdal allah ha ku ridee nijaas buu ahaa
4tan Yeey ee kabo qaadka usoo Ahaay Mingste iyo Gebre SNM USC SSDF SPM ayey ahaayeen Inkaarta umadda loo Soo direy ee Dalkii Somaaliyeed soo mooro Duugey 🇪🇹🪖🥾🧎🏿♂️🐺🐺🐺🐺🔨 Ilaahey Waxaan uga bariney in Naarta jahanamo ka buuxsho🔥🌋🤲🏾📿
Safaarad malin ay xidhneyd oo aan shaqo jirin baa kaligeed loo furay. 🥲🥲 aduunyo kuwa hada joogana ticketka ay lacagta kala bexeen baa ka gubta oo malinba laga reebaa diyaarada Aduunyo xaalkaa ba
4 tan yeey ee kaba Qaadka u Ahaay Mingste iyo Gebre baa u sabab ahaay baabi'ii iyo Bililiqadii somaaliya lagu Soo mooro Duugey SNM USC SSDF SPM 🐺🐺🐺🐺🔨🔥 🇪🇹🪖🥾🧽🧻🧎🏿♂️🔨
Hibo nuuro waxad naxasuusisey wanaagii Dalkeena soomaray cimriga iyoCaafimaadka Allaha ku siyaadiyo aamiin yaarabi
Fananad qaali ah hiba nuura iyo wariye dhisan runti
ALLAYARAXMA Aaabe siyaaD
Hibo nuura waxay qalantay batnaamij maalno soconaya laga reebo
Waayo waa mujaahidad hangantay 1977
Hibo nuura hibo sharaf hoyo somaliyed waye deris kena aheyd gurigena guriga ku dhegan deganan jirtay Weliged guriga rer xaji gadafey ijar u deganan jirtay babur carolo cad wadan jirtay marka sigar ka bensol cabi jirtay iyo sanduq cabitan every day iga ibsan jirtay na farxiyay farxiyo yar igu wici jirtay Gariga albabka bibitadena kow so hor istagi jirtay hadey shaqo ka timado qof edeb iyo aslub sharaf badan ilah siyay waye mom qaran somaliyed waye hibo maxamed gudon hibo nuura
Mansha Allah mama Hibo nuura iyo xashi cimriga allaha idindhereyo 🇸🇴🌍✊
Habar yartey wll waan ku jecelahey noloow
She’s lovely 😢❤❤❤❤❤
Maashaa Allah bal fiiriya iyadoo qaxooti ah ayey codsiga soomaalida shirkeeda si ay uga qayb gasho baa wasaaridii arimaha debeda loo fura oo baasaboorkii jarmalka lagu siiyey laga yaabee inay toban sano ku qaadan lahayd ku helilahayd
Suleiman Hashi is very intellectual journalist who's dedicating his time for his country, people and Religion. The program is so interesting tonight because a hefty person, Hibo Nuuro was invited it!
It's known what the supreme revolutionary Govt did for Somalia! On the other hand,the people who decry Major General Mohamed Siad Barre,but these people are ignorant and believe in a wrong idea!
It goes without saying that Major General Mohamed Siad Barre built Somalia economically, politically socially, educationally,but barbarous people thronged in the country and demolished it completely.
So, patriotic people are like these! They extremely love their country! They are instrumental in the development of their country.
Im from dhagax buur Hibo dar ilahay baan u jecelahay ilahayow danbigeeda iyo kii waalikeed ba dhaaf
haddaan anagu nahay ogadeen abaal ayay nagu leedahay hibo heesaha halganka ayay noogu hiilisay
Wll haday macqul tahy ila soo xidhidhsii mama hibo nura wan tagera wlhi👸🏻❤alle haa daaye
Hashi guuleeso insha allaah waxaa tahay wadani
Xaashi nin aad ugu ooman in somali umad jirta noqoto allaha ku xafido
Xqq
Ilike mama hibo long life mum
Naxariistii Jano Allah ka waraabiyo Cawke .oo door weyn kasoo Qaatey warfaafinta somaaliyeed magacweyna ku lahaa
Masha Allah waraysi qiimo badan Allah haydin xiftiyo
Barakadu xagay usoo martay. Qudhun Soomaali ilaahay dhaafiyay buu ahaa kacaanku zxp
Mashallah very proud and excited to see my favourite HIBO NUURA GOD BLESS YOU SISTER
Anigaba sidokale wallakey Suleiman wan jecelahy guull gobanimo caadowga haajaabo Suleman xashii
Waxaas oo wax qabada ee aad ka shekaynaysiid hibooy waxaa dhiseey ee dalka habeeyey waxaay ahayen reer Somaliland waayo waxaa markhati uu ah hada waa Somaliland iyo somaliya waad aragta faraqa u dhaxeeya Somalilandna sidaay isu habeyeen somaliya naa madax iyo mijo maa kala laha shacabkina ku dhex dhamaday alle ha ka kor qaade aamiin yaa raabii
hargeysa iyo burco ayay dhisan lahaayeen waagaas markay jaad iyo raaxo xamar ka bixi wayeen ee wasirkasta laga qaaday xilka yay mucaarid bilaabeen, xamar anagaa joogna waqooy walaahi ruuxi ka yimaada reer baadiye ayay u arkayeen lalama sheekaysan jirin malaha koonfur meel juhalo joogto ayaad moodi, walaal hadda xamar intee rer waqooyi jooga
Waa wareysi quf walboo wadani ah ku ooynaayo,maantana meydadkiyaa meelwalbo saadsan,hogaankiina waxas Qabtay tuuga wadanki feeratay, ayaa qabtay
Macha.Allah fananad Somalie jeceel ku kortay hambalyo hibo hoyo dhaqameed
Hibo nuura barakallah, wa runteed, qofka wa la ilaalinayey sida nolasha ka jirta mareykanka , ma qiyaasi karo nimcadi lagu jirey wa xasuus an ka ilmeeyo
Masha allah, Hibonuuraay Waan ku salaamay.cimrigaaga allaha kuu barakeeyo,waxaad ka mid tahay fanaaniintii qiimaha iyo qadarinta leh ama aan qiimeeyo qalbigaagana allaha dhoowro, qiimahaagana eebbe Ha ballariyo 💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕
Xaashinna Waa Masha allah
Allaha ha xafido
Masha Allah Allah Akbar akhi kariimah xaashi Yare🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼🙏🏼🙏🏼✌️✌️☝️☝️👍👍☝️☝️✌️✌️👍☝️✌️🩸🇸🇴🇸🇴
Hibo Allaha Xifdiyo Waxay Ka midtahay dadka yer ee wadaniyiinta ee hadhay
Maaasha alaaaaah runntey la sheegtay kacaankii barakeysnaa oo cadowgiisana badnaa ogow laakiin cadowga kacaanka waxey ahaayeen cadowga soomaaliya oo maanta bir burkaan iyo baaba aan noo horseeday sharaf ayaan lahaan jirnay hadana sharaf raadis ayaan ilaa hada ku jirnaa ilaahey sxb ku jcl
Kulahaa kacaankii barakaysaanaa dhulbahante. Xaqdaradii siyaad bay wali Radinayaan😅😅
Iska hubi hibo ma dhulbahantaa cuqdad dhulbahantaa ku haysa qofkuse haduu figradiisa iyo waxyaabuhui soo joogay maxaa qabiil.meesha keenay
Idoorow 😆 🤣
Xasuuqii Boorame ka dhacey ka waran , ❓bal meeshan waxa Muuse Quful 🔓 iyo general 🪖Tani lafa birimageydo isdulsaareen ⚰️💀 🕳️⛏️⚖️🔎👀
Ka waran kacaanka Adeer Muuse Quful ee Halkaan laSoo taaganahay Anoo garxejis daanka jebin karo Duco Qaadan Maayo 🔓🪖
🪑🍧🥄😋Kursigu macaanaa in jalaatada lagu dul dhuuqo
Hino nuura ❤mama qaaliya ilahow kuxifdi
Reer borama somalida dagta iyo gedo aadbay somalinimada nooga dhawyihiin runtii labaduba mid na maahi anigu somalida halo dhag wax kumaqashooy😂
Walaalo waa runta dad an lakala garn oo isku dhaqan aah waaliba
Mansha allh alleh ha ku dhauwro ___ aaad bad ujeceshahay dhullkaaga hooyo___🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤗🤩👑
Mnsha alaah hibonuuri❤❤❤❤❤❤❤❤
My brother Hashi you are a hero
Mashallah
Illaahow sharaftii iyo milgihii no so celi
Hiba nuura waa caaqilad. Intaas ragga bal ha gartaan In ay ummadda kala fageeyaan maahane.
First grade ilaa heer jaamacadeed free hospital free
Yaasalamaa maama Hibo Mohamed Hudon (Hibo Nuura) Salaan sare & Hashi
Kaalintii hibo kulahayd dahaalkii 1977 maxaad ka waraysan lahayd
Allahu akbar
Waa nasiib daro qof xor ah oo kacaankii dhiigmiiratadaha u oyaaya
Waa islaan asaasaqdey, hal jid oo laamiya boorame kamuu sameyn, kacaankii shaydaanka, waana deegaankeedii, habar asqowdey, leewaaye
Ina dhilo hoyodai dhiloda ku dhashay ayaa asaaqday abaha ciilanka waas
Imaan la,aanba ku haysa anaga cid wax na siisa waxaa nooga fican meel nalaga ixtiramo
In hargeysa laduqeeyo oo hadhcad hooyooyinka iyo maatida iyo birogaydada in laxasuuqo ayaa kacaan barakaysan ahaa sowmahan inlasoo hadal qaadoba maba ahaynba meelbaa igubata markaan maqlo rajiimkii siyad barre ee arxan laawayaasha ahaa waxa laga yaabaa in aabahaa faqash ahaaba laga yaababa
KacaaKii Muuse Quful 🔓 iyo general Tani 🪖ee xasuuqa ba'an ka geystey Boorame ka waran. Malaha kaasi birigeydo ma aheyn 🪖🥾⚰️💀🕳️⛏️❓
Iidoor cid kaga badnaa ma jirin, faqash jagooyinka ay heyn jireen musug iyo dhac, SNM waa Juhalo, ayagaa shacabkoodii ku soo dhuuntey kuna dagaalamey ayagaa diley maatada. Yaciis Yaciisto dhashey, waa nala diley lagama maqlo reer Puntland oo la taagan media. SNM waxay ku soo koobtey noloshaadu sadexda xaafadod waxbarashada iyo caafimaadka iney lacag kaaga qaataan.adigaas baa u af duuban ha kaa saarto
Meel Aan rabay roob may helay qaxboheego kwrn xasuuquu znm iyo muse ugaysteen zamaroon cadayn buube yuusuf ducaale wuxu yidhi 300kun oo qofbaan Laynay kwrn dhilo iidoor cuqdad udhimo form zamaroon ziciid kwrn taaa umada Daraawiisheed kwrn kwrn xasuuqii siilaanyo ugaystay
Jaahilow kacaanka ma 1988 dii ayuu bilowday jaahil nimo u dhimo
Heartbreak debate
Never give up
We will rise as soon as possible
Somali Xalaal ah, gudoon salaan qiimole oo ka timid Qalbi furan.from Borama
Rabi hakaa abalone abalone waa sidaan Aamin sanahay
❤❤❤❤❤
Barakada kacaankiiba soo maad gaadhine ma qabyaalada ku jiidatay sxb Aqoonyahanbaa ahyd muslinnimo lagaa dareemayee
Ninkan soo qoraya kacaanka barakaysan , ma ciyaalkii kacaanku dhalaybaa?
Kacaankii Barakaysnaa dawladi kama dambayn daacad bay u ahayd dalka dadka iyo diinta Allaha u Naxariiste Aabihii Somaliweyn Jaale Siyaad waalaga abaal dhacay Ilaa iyo Maanta waxan la daala dhacaynaa waa dulmigii laga galay dawladaas gaar ahaan Jaale Siyaad CUQUBAA LAGA GALAY😭😭
Ja alle siyaad Alla jannada haku fogeeyee kuwa ugu badan ee ceeb uusan lahayn korka kasaarayaa waa kuwii uu Alle usoo diray Jaale Siyaad ee uu badbaadiyay Abaartii dabadheer. Ee uu diyaaradaha ugu raray xeryihii Dujuuma iyo Sablaale
Xaqiiq baad sheegtay haboon, cuqubaday ka galeen baa ka hari la'. Allah yaa arxam geesigii africa mudane Mohamed siyad barre 🥰
Alaah haynoso celiyo tawrad barakasan
Kacaankii baan ku barbaaray ku lahaa October 1969 miyay barbaaraysay hodhodhoo, waa above 80years. Kacaankiina waa 53years
barbaaridu maba dhamaato. maalin waliba waxbaa kuu kordha. sidaas u ogoow
Hibo
madaxaaga ilaahey ha raajiyo
Old is gold ✨️
Hibo waa dadkii Somalida hore wax fiican iyo wax xunba way lahaaayeen markoodii bilaa qabyaalada wadaninimada wayku fiicnaayeen dadkii hore xaga Diintase wayku xumaayeen dumarqaawan oo islulaya ayaa la ahaa aad ayey u nasiib badan tahay iyadoo ka toobadkeentay sharkii waabari waxan aad ugu xasuusraa anoo yar heesaha wadaniga ah sida qabriidara anayskale qoraxayna anayskale Herer qiimawayniyo quruxdeeda Diridhabo Jijigadii qaboobayd.
Mansha Allah wa tariikh wanagsan lkn kuwa jahilinta Ee Qabilku madxa maray ma aminayan xaqiqada
Armuu barnaamijkan qabiil ku dhax qarsan yahay?
We love Hiba Nuura
Xumaaankasta aad qof ku taageertaa qaarabadaadana ha ahaadee Way ku sugeee sxb,wanaagkasta aad qof ku taageertaa qaraabadaada dhowna ha ahaadee wanaag baa kuu kaydsan Xumaan iyo wanaag ma sinna sxb Saleebaan,,,,,,
الله يرحمه ويغفر له
Aad ban ku tageera brother
Hiba nua way idinla hadashay somaliyeey wax maqla
KALIGIIS TALIYE SIYAAD BARE HANOO FAANIN. DIKTATOORNIMO AYUU DADKII IYO DALKIIBA KU BURBURIYAY.
KALIGIIS TALIYE SIYAAD BARE DADKII UU XAQDARADA UU KU DILAY AYAA NABSIGOODA KA SOO BAXAY OO DIKTATOORNIMADII UU UMADA XOOGA UGU HEESTAY LOOGA QAADAY XUKUNKII CADAALAD DARADA AHEEYD UU UMADA KU MARIN HABAABIN JIRAY.
Faqash down down down
Waa naag zamaroon ziciid oo maaha iidoor wllo qaali maxaa ku gubya iidoor cuqdad udhimo iidoor maaha
@@mustafeaxmed8807 kkk isaaq fanaaniin horo badana kadhalatay
Nasiibkag. Ananwaxku. Soobegany. Kuwadad iyo dalla kan. Gadanaya. O bildamiira. Alehangasoogadho. Inshala. Wanmidoobaynaa. Wanna. Isla qabanynyaa
MASH Allah ilxun kuma araagto inshaalah aboowe keep going
Hashi hada adigaa noo bedeshey
Islaan asaasaqday oo ku nool dhul aanay lahayn
Talo talo kusu Cato dhaman soomalida iyo bahda saxafada wlh hadii an runta laga hadlin iyo dhibta mesha ay naga soo gartay waxba xal heli mayno soomalida waxa laga raacay xasuuqii loo gaystay culimadii diinta ee ka soo horjeestay dowladii kacan ka marka yaan waxba meelo kale iyo qabiil lagu meersan ee ilaah hala baryo denbi dhaaf wada reed iyo baryo u sameeya culumadaas xaq darada lagu dilay
Qalfoofkii afwayne qabriga lagu cadaab
Anaga ayaa badaleyno I.a
Masha Allah waa rundeed hibo waa wadaniyad qabiil ka madax banaan 14 jir baan ahaa dawladu markay jirday iskool aanan ka fakaraynin yaa kaa bixin ee dawlad bixinayso caafimad sidoo kale nabad aad waqdi walba xamar soconaysid bash bash iyo barwaaqo xamar qurux badnaya xamar Wayne dahabka qudaarda kaluun ka walaahi markan xasuusdo waan qiiroodaa qorax sacabo laguma qariyo walaahi waxii larabo hala sheego sax malaik mahayn madax wayne hu lakiin bal maanda daya masiibada qax qarax dahriib bur bur ilmo qurbahii lagu qaadanayo qurbo istarees kiisa xadaa xamar ama dhulkii hadan ku noqon lahaa cabsi hibo nuura ilaahay haku xafido eedo aqirana meel Roon xasuus baan galay 😭😭😭😭😭
Ayaan Abdulkadir waxaasi waa faata bakh ay Daarood gadabiirsi isku madadaaliyan
@@cabdicasiisgiire3089 fudada da uraysa usheeg hibo nuura ma darood baa wax xanuun san oo been loo sheegad dahay hooyada iyo aabaha farday qorayaan nin kii lacag la aan ilaa heer jamacad soo baray weye cuqubo waa waxa 31 sano loo dagi layahay oo dawlad caga dhigada iyo nabad loo layahay kuwana 31 sano aqoonsi u layahiin walaahi ilaahay qoona ma dulmiyo ayagoon is dulmin mahanee qurbo baad ku bah Dilan dahay maxad haysaa nac nac lee
@@ayaanabdulkadir5363 huno qabil mahan hadi qofku ixtiram awgis u ku yidhado edo ama habo adon qofka waxba isku ahayn walashay mid kalena way jirta hadu abihi ay la dhashen bah kale bah o samaron ah edo way u noqon karta tasna fahan huno
Habartan asaasaqday halugoyn
masha allah barnaajikaaga wajecelahay xaashi
maashaa allaah waansalaamay edo hibo nuura cimridherer ayaan ayaan urajayni xagarabi
Kacaankii baas Ee wadanka burburka iyo dilka malaayiin qof o aan waxba galabsan u horseeday. Maanta abaal marintii way haystaaan dhaxalkii ay ka tageen haday dhinteen iyo haday noolyihiinba intoodii Islaamka dhibtay.
Snm iyo caydid cali mahdi ayaa saas ugaley konfuur iyo waaqoyi
Asc haa wâlaahi
Qabyaaladdu ha dhacdo.
Waxkasta oo somalia ka dhacay waxa masuul ka ahaa Afweyne
Dilka iyo boobka cadaawada kala qaybsanaanta qaxa qaraxa iyo gaalada Afweyne ayaa masuul ka ahaa nacdal allah ha ku ridee nijaas buu ahaa
Hiba nuura.
Bal caydid ,iyo cali mahdi maxaa udiiday in aay hishiiyan
Snm miyay kaa aqlii liidataa meles sanawi maxay usamayn wayeen dawlad irir samale ah saay markii horeba ku midobeen?
Waxaan caydiid iyo snm baa leh
ALLAAH WAYN !!!!!!!
Hada kahor waxaytidhi maxamed moogaa bixiyeyey
Barakadee inkaar umada ilaahay usoo diray buu aha
4tan Yeey ee kabo qaadka usoo Ahaay Mingste iyo Gebre SNM USC SSDF SPM ayey ahaayeen Inkaarta umadda loo Soo direy ee Dalkii Somaaliyeed soo mooro Duugey 🇪🇹🪖🥾🧎🏿♂️🐺🐺🐺🐺🔨
Ilaahey Waxaan uga bariney in Naarta jahanamo ka buuxsho🔥🌋🤲🏾📿
We love you brother ❤️❤️❤️
Safaarad malin ay xidhneyd oo aan shaqo jirin baa kaligeed loo furay. 🥲🥲 aduunyo kuwa hada joogana ticketka ay lacagta kala bexeen baa ka gubta oo malinba laga reebaa diyaarada Aduunyo xaalkaa ba
Kacaanka barakeeysan ma naqaano waxaad uga jeedo waxuu ahaa dictator dumiyay dalkiisi
4 tan ((Yeey)) USC SSDF SPM SNM 🇪🇹 🪖 🥾 🧽 🧎🏿♂️🐺 🐺 🐺 🐺 🔨 ayaa Dumiyey Dalkii iyo Dawladnimadii somaaliyeed dadkeediina Baddo iyo Magafe afka u galiyey🚣🏿♂️🏊🏿♂️🦈🌊
Taariilhda wixii uu wanaajiyey waa haysaa lagu bare,wixi u xumeeyey ma lagu baray mise aqoontaada qabyaaladaa jiidatay,,,,@#€%&
Siyad barre allaha unaxariiste wuxu wanaajiyay iyo wuxu haleeyay waxa badan wuxu wanaajiyay
Teda kale nin kula mid ah yu ahaa wadankiisana hormar gaar siiyay adigu wadankaaga maxad uqabatay!!!!!!!??????
Hibo nuura inolow
Illaahow dalkeena iyo dadkeena badbaadi cadowgeena gudaha iyodibadaba
Sida mamo hibo nuura dadka la midka ah wareyso oo loo laasim
🇪🇹🪖🥾SNM USC SSDF SPM
🐺🐺🐺🐺🔨 4tan yeey ee kaba Qaadka uusoo ahaa Amxaarkii Mingste ayaa Somaali oo İdil Soo mooro duugey ⚰️💀💀🕳️⛏️🇸🇴ilaahey Waxaan uga baryeynaa inuu jahanamo ku fogeeyo 🔥 🌋📿🤲🏾
Faqash👎🏾afweyn 👎🏾25 Sano iska fadhiiso villada sidii dhaxal aad u leedahay cidii aad doonto dil quraankana ka been sheeg maxaad sugeysa
Horta samaroon rag iyo dumarba maxay somaliya ugu baroortaan waar samarooneey somaliland baad wax ka tihiin somaliya lagaama yaqaan 😆 🤣
Qaxboheego form zamaroon ziciid ictiraaf ma jiri iidoor cuqdad udhimo
Balaayo Ayaa Amaantaa Mar Kasta Cuqdad Ayaa kaa Buuxdo
Farmaajo Waa Amaani Jirtay
Xasan Shiikhna Waa Caaysaaa
Burburkii Somaliya waxaa U Sabab Ah Kacaankii
4 tan yeey ee kaba Qaadka u Ahaay Mingste iyo Gebre baa u sabab ahaay baabi'ii iyo Bililiqadii somaaliya lagu Soo mooro Duugey SNM USC SSDF SPM 🐺🐺🐺🐺🔨🔥
🇪🇹🪖🥾🧽🧻🧎🏿♂️🔨
Qalbixumada. Iyo maadnagadaysaan .wan.idinsalaamay hibo nuur iyo xashi
Kacaankii masiibada ahaa ee dalka u horseeday dhibaatada maanta uu ku jiro ayaa noo amaaneysaa .
Mash allaah
Faqash iyo barako wa laga Shay oo kala fog
🧺🥖🥫🚧🦖🔨
Spaaro ku Naax
"Hhhh "kacaankii barakeynaa" kanu waa Guulwade kuwa ku shaqeysta mashxaradka iyo alalaaska madaxda si qabiileysam
ERAYGAAD ISTICMAASHAY WARIYESARE KACAANKII BARAKEYSNAA WAA RUN AABE SIYAAD A U AAMIIN
Ridhwan lsack