NIMCO LIINA HEES CUSUB JIRJIROLE MUQALKI UGUU SHIDNA 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • ERYADI FARAX MAKHTAL
    MUSIC MAWLIID XASAN FARAH
    LAXANKI C/FATAX MUKHTAR
    VOCAL RECORDING MAME SHIDANE
    CAMERA AND EDITING NUWERI PRODECTION

Комментарии • 105

  • @sagalosman4364
    @sagalosman4364 6 лет назад +30

    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codka 100%
    Quruxda 100%
    Stelka 100%
    Cameramanka 100%
    Wooooow xppti kaalay arag weeye
    Hore usoco ban ku leeyahay
    👏👏👏👏👌👌👌👌
    Like haly saaro azxaapay

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 Месяц назад +2

    Heestydii 😢❤ heestan mrkey soo baxaday ciyaal iskuul ahaa mrkaas baan dhagaysan jirey wiil aan jcyl oo qurubaha joogaye marka aan isku dhacano dhagaysan jirey jcylku mar uu kugu cusub ahay wx ka xun malaha 🥺😥 6 year kadib dhagysanyaa caaw aduuno jcyl ciyaalnimo igu helya hd soo xasuustey
    Time 9: 40 habeenimo ❤😮

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud9470 6 лет назад +22

    yartan Waan kudanbaabay walhi ye xageen kahelaa aar yaa tolaay reer jigjiga meeye nimcan rabaa mise darteedbaan fanka usoo galaa

    • @muhiimabdilaahi2586
      @muhiimabdilaahi2586 9 месяцев назад +2

      Wa la qaba agtyday dagnthy hargaysa xafada agtobar😢

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Год назад +5

    2023 ya wali dhagaysana axya cod wan uxisnay nimco liina ❤

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 лет назад +23

    Ina Adeer
    Yaalow naag ogadeen
    Ii Raadsha
    Cukuye Waa qurux miiran
    SAY MASHA ALLAH ❤️

  • @aziiliyeyozliya4435
    @aziiliyeyozliya4435 6 лет назад +8

    Cakuye jabkayga janno
    Adigu moodo😢
    Jiradaad abuurtaan jalkii
    Qadan waaaye 😢
    inkastoon jirabano awgaa uzo jabay
    Nolozhaydaa ka jaray😢
    Heez aad u macan dheh

  • @hamdaquen3909
    @hamdaquen3909 5 лет назад +5

    😍😍😍😍😍😍Labada fanan kaliyata eenka tagero jig jiga nimco liina iyo miss xiis xaga dumarka 😍😍😍😍😍😍😍

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 года назад +1

    Nimcoooo..liina... i'm here everyday.... jgjga magaladeydi iyo wayihi schoolkaygii:- wiil_waal baan soo xasuustey... boqorada codka iyo quruxda

  • @yahyeztylezh7424
    @yahyeztylezh7424 6 лет назад +20

    Hees iga dheH nimco lekta ha ila dhaafina

  • @najmanalka8833
    @najmanalka8833 6 лет назад +4

    Waxay isku darSartay qrux daganaansho iyo walibana cod macaani hore usoco apaayo Nimco liina

  • @caliyacdy7899
    @caliyacdy7899 3 года назад +3

    Hestan 3 years ago ayan dhagysan siray wanah jeclah markah waxa daren ah uma hayn lkn mntah aan ahy 21ji 2021kanah lagu jiroh markah hees ahan lagah yimadoh waxn dhihi karah anbah ly qady zbbtoh ah qisadydah jcyl ayah tas mujinysah ma jirtoh xanun ka wyn qof aad jecshy isnah ku jeclah hal mar qurah aad wydoh walibah bila zbb markah halkah ayan hestah dib uso dony yadah oo qisadydah ka turjumysah qofkih aan family kygah oo dhan ugah go,ay wuxu aha danysteh aan jcyl waxbah ka aqon ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

    • @amalgarnayl8961
      @amalgarnayl8961 2 года назад

      2018 ayaan dhagaysanjiray heestan waagaas wax jacayl ah ima hayn
      Balse 11/12/2021ayaan dhagaysanayaa iyadoo dareenkayga ka hadlaysa cakuye ciilbadanaa

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 6 лет назад +7

    First one nice song nimco lina ☝️

    • @guledahmed3913
      @guledahmed3913 6 лет назад +1

      Zaki Suldaan waraaa gantani reer bogol miYaaa ?

    • @konigabdi9939
      @konigabdi9939 6 лет назад

      +Guyo HolLand adeer bilod adigu rerkii tahay wadigan iska dacayee

    • @zakisuldaan9975
      @zakisuldaan9975 6 лет назад +1

      Maye waa yicalki rohe 😂😂😂

    • @wizmohamud4941
      @wizmohamud4941 6 лет назад

      @@guledahmed3913 kkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂 yohoda lanaje ganta noaad xamad kudahlaysaa 😂😂😂 😂😂

  • @maxamadcismaan7034
    @maxamadcismaan7034 6 лет назад +6

    Gabadhaan waan taageeraa from muqdisha

  • @goldengril8570
    @goldengril8570 6 лет назад +9

    Nimco LiiNa Zaan kutaGero QofkLe mku tagEro UmaLeyNa😎BiG loV3 Ziz❤👈

  • @xasanxaamud227
    @xasanxaamud227 11 месяцев назад

    Aamiin nuux muuse jama Egal ❤
    Adiga ayaa iso hor istaahay sxb markan musica maqlayy dhaxalba intaasa kaa bdn inbti😅
    10,26,2023,habeen aa taarikho baadhayay ayaad kamid noqotayy congratulation ❤😊

  • @zainzadamofficiall3728
    @zainzadamofficiall3728 6 лет назад +10

    Nimco liina ❤ love u yaakhi

  • @celabeyrecelabeyre6746
    @celabeyrecelabeyre6746 6 лет назад +3

    Liina calaacalka kuma zo bxaysid zxp
    Hestu wy cuntamysaa lkin apti😍😍😎👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hamdahajji6291
    @hamdahajji6291 2 дня назад

    Manta hestan igu horaysa aan maqlay😂2024

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 6 лет назад +6

    Markan ku jubadad jawi kale sameyso nabaigu hadu jiro jawabtisa waad heli ax ax yaa hesa nimco lina qali horey suco

  • @hassanyareboyka9150
    @hassanyareboyka9150 5 лет назад +1

    Meeye muwaadiniintii reer jigjiga like hyla dhaafin

  • @raajfunny9435
    @raajfunny9435 6 лет назад +4

    Nuweriyoz editor Horey usoco bro👍

  • @xamda4668
    @xamda4668 3 года назад +2

    heestan waxan 💔dawnya /22/6/2021😒🎵💌

  • @othmanmuhani7253
    @othmanmuhani7253 6 лет назад +4

    Go Forward brUh nuwEri
    VideO qurxOon

  • @gulledyare3713
    @gulledyare3713 6 лет назад +2

    Quruxzan qaali paad tahay horay uzocoh dar ilahay iskaga kaa jeclHay go forward

  • @gaabanegaabane3105
    @gaabanegaabane3105 6 лет назад +4

    Nimcooy abyo qurux iyo codba waad isku darsaty ku taagersanhy

  • @DhakoSiciid
    @DhakoSiciid Год назад

    Ma waxa jira qof aad dhashay oo aad tuur tay

  • @nimcomulki836
    @nimcomulki836 Год назад +1

    heesta ku waalnahay 2018ilaa2022❤️❤️🤣🤣

  • @lakidayib6949
    @lakidayib6949 6 лет назад +3

    Cakuye jabkaygaad jano adigu moodo.. 👌👌

  • @suhaybshek6056
    @suhaybshek6056 6 лет назад +5

    Nimco liina One Love😍

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 лет назад +4

    Fananada jigjiga ugu sidato

  • @deeqa445
    @deeqa445 2 года назад

    Somaliland miyaa boqoradan Mach Allah whli asxaabay iso sheega plz 😢🥹

  • @nimcaanabiib8356
    @nimcaanabiib8356 6 лет назад +4

    Daadax weeyi yartu 👏👏👏👏👏👏👏

  • @Amiiraabdirahmaan23
    @Amiiraabdirahmaan23 5 лет назад +2

    Noloshayda kaa jaray💔

  • @capazpharah3866
    @capazpharah3866 Год назад

    2018 Crush bey i ahyd nimco👸❤️

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 года назад +2

    Horta Hablaha "Nimco" Layidhahdo mxey La wada Qrux bdn yihiin Sbb?🤔
    Cute girl 😘😘😘

  • @zainzadamofficiall3728
    @zainzadamofficiall3728 6 лет назад +3

    Nuweriyoz production good job pro

  • @SAFARJACAL
    @SAFARJACAL 6 лет назад +3

    Allah haku xafido my queen

  • @mohametchipreilmuhumed1362
    @mohametchipreilmuhumed1362 5 лет назад +1

    Waan kaheley 100 finy song

  • @rodamuhumed6426
    @rodamuhumed6426 6 лет назад +3

    Horey usoco nimco liina

  • @CawoJuli7
    @CawoJuli7 9 месяцев назад

    Hees iga dhee

  • @Basso1099
    @Basso1099 6 лет назад +2

    BOQorad Cod Macan WlHi
    Hore U SoCo Jigjiga somali JeCLiya MelkastOY JoGan

  • @hafsahafsa3043
    @hafsahafsa3043 6 лет назад +3

    daaaaaadax

  • @zainzadamofficiall3728
    @zainzadamofficiall3728 6 лет назад +3

    Gabadh DA ilahy izaga jeclhy. Horay uzoco zhp. Cod waad hyza garapkagan nhy

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +2

    2019🤨😍

  • @hananapdi8768
    @hananapdi8768 2 года назад +1

    😭😢2022

  • @umalhassan1846
    @umalhassan1846 5 лет назад +1

    Nimco lina fananad aan jecelahay runti

  • @dahirolubus1716
    @dahirolubus1716 Год назад

    Nimco liina wlhy 2017 ku dakhranaa 😂

  • @badragadar3370
    @badragadar3370 6 лет назад +1

    Wx yaro dagan wlhi mnsh allah

  • @hafsahafsa3043
    @hafsahafsa3043 6 лет назад +4

    waxyaroo nasababa ileke

  • @jihanmahamet1447
    @jihanmahamet1447 6 лет назад +2

    nolow nimco liina

  • @azimmohamed5311
    @azimmohamed5311 6 лет назад +1

    Cakuye jabkayga adigu jano moode markan ku jibooday ayad jawi kle samayse nabigu hadu jiiro jawabtisa waad heeli ax ax ax ax ax ax ax hees iga dheh

  • @cashapretty2480
    @cashapretty2480 5 лет назад +1

    Waka hely hestan runtii 🌼❤️❤️❤️🌺

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 5 лет назад

    Quruxbadanaa Masha allah codkaaga sii daran

  • @buuxfilms2073
    @buuxfilms2073 6 лет назад +3

    Nice song nimco

  • @nazraamcayuuni2921
    @nazraamcayuuni2921 5 лет назад +2

    nimco liina💕

  • @CwaasacAliGeedi
    @CwaasacAliGeedi 5 месяцев назад

    😢xuus

  • @haniabdisalansahal
    @haniabdisalansahal Год назад

    Heestan waxa dhagysanaya 2018 ila 2023

  • @najahqaliqurux8411
    @najahqaliqurux8411 Год назад

    2023 17 may soy soy 😅😅😂😂

  • @suhurqalanjo681
    @suhurqalanjo681 6 лет назад +1

    nimco mansh alllh nice codkah

  • @deeqa445
    @deeqa445 2 года назад

    Ax heestan aniga baay iga hadlaysa wlhi runtii fannad cusub miyaa

  • @gudonmaxamed107
    @gudonmaxamed107 2 года назад

    jiradad abuurtan jalki qadan waayay🥺💔

  • @najmanalka4053
    @najmanalka4053 4 года назад +2

    🤔🤔🤔😍😍😍

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 6 лет назад

    Qoftan wan ku dakhrnahy wlhi qof degan fur furan bay ila tahee ee qofkii tix-raac ka hayow ila so xidhiidh😂😂

  • @nafiisacabdilaahi1345
    @nafiisacabdilaahi1345 8 месяцев назад

    2023

  • @apdyrizakalpha5885
    @apdyrizakalpha5885 4 года назад +1

    💙💙GooDs💥💥

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 2 года назад

    Nabsigu hadujiro jawaabtisa waad heli😭😭

  • @mushtAQOmer
    @mushtAQOmer 7 месяцев назад

    2024/2/23

  • @abdilaahiali3433
    @abdilaahiali3433 5 лет назад +1

    Daadax nimco liina👪👌

  • @diritv8633
    @diritv8633 6 лет назад +3

    woooow masha allah

  • @saidnour3093
    @saidnour3093 Год назад +2

    Old is Gold 🪙❤😊

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 года назад

    😞CakuYe jabkaYga Jano adigu modaY

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 Год назад +1

    Amazing song

  • @SAFARJACAL
    @SAFARJACAL 6 лет назад +1

    Masha Allah

  • @hibaaqstar4160
    @hibaaqstar4160 6 лет назад +2

    Kalay iska arak waxkale kajar

  • @ladnamawliid8267
    @ladnamawliid8267 4 года назад

    Anigah igah hadlaysaah heestan

  • @diritv8633
    @diritv8633 6 лет назад

    nimco liina 🖖🖖🖖✌✌🤞🤜🤜🤜🤜👏👏👍👍👍

  • @rodamuhumed6426
    @rodamuhumed6426 6 лет назад +1

    🔥🔥🔥🔥🔥 weeye heestan

  • @mohammedaadam5560
    @mohammedaadam5560 6 лет назад +1

    Mohammed

  • @zerkaafficialking4380
    @zerkaafficialking4380 6 лет назад +1

    xamse calaqan wzzw wzw vs xamase calaqan xanaan

  • @mahamedibrahin6983
    @mahamedibrahin6983 6 лет назад

    hees aan cadi ahyn nimco liina

  • @hamzecabdikarimfarax1423
    @hamzecabdikarimfarax1423 6 лет назад

    Hhhhhh
    Shidanthy
    Kuraydii
    Ka
    Dhax baxday miyaa

  • @NimcaanShiiqiye4201
    @NimcaanShiiqiye4201 6 лет назад +1

    Nice song

  • @abdirahmansimba4687
    @abdirahmansimba4687 3 года назад +1

    😍😍👍👍