WAR NINKAAN WA LASO DIRAYE YAA SOO DIRAY😂 | DHIIRI GALIYAASHA & NINKAAN DAGAAL ADAG AYAA KA DHAXEYA😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 553

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +118

    Heesaha quraanka ka macaan Yaa igu raacsan 😢😢😢

  • @Dhacdooyin.1
    @Dhacdooyin.1 Год назад +96

    Nabi muhamett adoo arkaya ha dhaafin saligiisa ﷺ

  • @MawgaPro
    @MawgaPro Год назад +408

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲🥰❤🥰

  • @zakiaswad3100
    @zakiaswad3100 Год назад +73

    Ku saliya xabibken maxamad scw ❤

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Год назад +198

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Год назад +58

    اللهم صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤

  • @MOHAKIIN103
    @MOHAKIIN103 Год назад +79

    Waziirka ayaan dawadey mana qoslin been dex 😂 wuxuu soo qaadnayo waa wax funny ah dhamaantood 😂😂❤

    • @c.c.g.1464
      @c.c.g.1464 Год назад

      😂😂

    • @fouziaali6578
      @fouziaali6578 Год назад +1

      Waziirka daawady like mausariin beeen dheeh😂😂

  • @ciisemaxamed4505
    @ciisemaxamed4505 Год назад +15

    Team ayuub ahmed is muujiya 🙋🏻‍♂️🙏🏼

  • @muste996
    @muste996 Год назад +7

    Meshaan maaha meel nin kaliya leeyahy ee waa meel dhaliyarada somaliyeed kadhaxayso 😊 thanks wasiiir

  • @Mr_qubays
    @Mr_qubays Год назад +11

    WA MAHADSANTHY WASIIR WANA BALAN ENSHA ALLAH IN MUQALO QOSOL EH AN IIDINSO GUDBIYO ❤ZHARAF IYO KARAAMO ZARAAKIISHANA WAN SALAMAYA 😊

  • @xuseenmacalin6071
    @xuseenmacalin6071 Год назад +27

    Ku saliya xabibkayna mohamed scw scw scw ❤

  • @zayidphenomenal7039
    @zayidphenomenal7039 Год назад +36

    Waziir meed ka baxsadey ma maqlin Miyaa 😂😂😂 Raisul wazaraha qudbadisa ka so hadl 😂😂😂😂

    • @najma3084
      @najma3084 Год назад +3

      Waa war lasoo jarjaray hadaad qof caqli lehma tahayna waad fahmi kartaa

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Год назад +20

    #WAZIIR Wacalaykuma salaam Bowe mcn like Qoralkan saara😅pls🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🤝

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +9

    Dhiirigaliyaha dhalinta maanta guulayso waziir zaki bin xaaji ❤❤❤❤❤❤❤
    Legend horay u soco walal

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi5471 Год назад +17

    Muuqaalkii ugu qosolka badnaa abid aan fiirsado 😂😂😂😂

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Год назад +62

    He has an amazing talent keep going
    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuurmohamed6321
    @nuurmohamed6321 Год назад +19

    Ninkaan Legend TikTok kaga Xiranahy Funny waaaye ✨

  • @deeee1
    @deeee1 Год назад +52

    Bravo Qadar✊️

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Год назад +9

    Wan idin salamay Akhyaarta wasiirka
    Wxn idinka codsanaynaa in aad nagu soo biirtaan nagu qaato janaalwalba maalin buu bilow ahaa cimaamda nagu Tuura qofkasta Muraadkiisa oo san Alle Ha sahlo
    Guul iyo Gobonimo insha Allah

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Год назад +42

    Wasiir waan kaa shakiyay waaxay wareega badani ma xaas labaaad baa kuu qarsoon😂😂😂😂😊

    • @fadumoabdilaahimuhammad9148
      @fadumoabdilaahimuhammad9148 Год назад +2

      Ani qudhaydo waan shakiyay😂😂

    • @LastTime-sc4ky
      @LastTime-sc4ky Год назад +3

      Badelka xaaskisa idinka maa maseerayo😅 farxiyo always together 😮we love you ❤

    • @umuzaakir4296
      @umuzaakir4296 Год назад

      reerka bacda kadaaya ma zakiya kadhax bilowdeen 😂😂

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 Год назад

      ​@@LastTime-sc4ky😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 namaba taqanid hdan maqalno hebel wuu labeystay anaga dhan wajiga u badalnaa odayga wxn dhahnaa ninkaas Wa najis ka fogow😂😂😂😂😂

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Год назад +2

    ku saliya xabibken maxamad scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 Год назад +6

    Dadka : hadalkisay kuqoslyan wiilka
    Anigu afkiisa kuqoslya😂😂😂

  • @liibaanabdullahiali6545
    @liibaanabdullahiali6545 Год назад +2

    Waaa legenee wuu ku qubestay war englishka waa kufsatay😂😂😂😂😂

  • @fadumoabdilaahimuhammad9148
    @fadumoabdilaahimuhammad9148 Год назад +8

    Wasir wax ii sheeeg mid labad ma ku turaty safarbad ka baxi ladahaybe😂

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi7849 Год назад +46

    Gabadh baa tidhi ; " Dhiirigeliye aan dhagastay ayaan wuxuu lahaa guul ma rabtaa guriga kasoo bax ,dhaqaaq ." Kadib waxay tidhi :" intaan gurigii kasoo baxay ayaan dhaqaaqay ilaa suuqii guulna maan arag ."
    😂😂😂😂

    • @SalmaNura-xh1vt
      @SalmaNura-xh1vt Год назад +1

      😂😂

    • @Ilyaozil
      @Ilyaozil Год назад +1

      😂😂😂😂😅

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 Год назад

      😂😂😂😂😂😂 wuxu rabay Inu guriga kaso saro calol kuusta oo xoga jimicsato

    • @hodanmaxamuud-mw5kp
      @hodanmaxamuud-mw5kp Год назад

      Midina waxay tidhi midbaan dhegaysta markasa waxuu yidhii duul wad duulikartaye markasan isidhi duul waxa tidhi sadex jiir ayaa dhulka kusodhacay😅😅😅😅

  • @yasinadan77official43
    @yasinadan77official43 Год назад +3

    Sidhan cadaalat maahin ee wazirka haa la garsiyo 600k barnaamijka xige #team wazirka 600k

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +31

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @user-pr7tp7sk4r
    @user-pr7tp7sk4r Год назад +3

    Zaki bini xaaji youtuberka kaliya aan daawado mahdnsid lagend from gaalkacyo

  • @user-rc6me6gy2g
    @user-rc6me6gy2g Год назад +23

    Arinka ninka waan garanee ka dumarka maxaa ku baray kulaahaa 😂😂😂

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Год назад +9

    Caawo mowduuca waa wx kale 8 galaas, car kaalay i istaaji kulahaa 😂😂😂

  • @xafsacabdullahi-lm8pn
    @xafsacabdullahi-lm8pn Год назад +2

    600k com soon ❤❤❤

  • @user-is5ci7ou8q
    @user-is5ci7ou8q Год назад +2

    Bravo 🎉🎉🎉kadar viva

  • @kiryaa10
    @kiryaa10 Год назад +2

    600k subscribe congratulations 🎊 👏 💐

  • @user-nz4oj7si6j
    @user-nz4oj7si6j Год назад +1

    ku sali xabibkena scw scw scw ❤🎉❤🎉

  • @inaali8861
    @inaali8861 Год назад +3

    Wasiir meydi baxsaday vedio kasosamey waa dhintay waa baxsaday soqabo

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale Год назад +5

    Maah Maah carbeed ayaa aheyd فهم السؤال نصف الجواب
    waxa lagahadlayo mabusan fahmin sida igamuqata 😂

  • @shaficiroraye
    @shaficiroraye Год назад +1

    saaxiibow suuq gayntaan waan kaa diiday, wax macno wayn leh oo lagu qoslo ninkaani iima sheegay.

  • @mohaahmed1964
    @mohaahmed1964 Год назад +5

    Team wazaarada coming soon 600K i.a🎉❤ indhaha halagu haayo💯

  • @caskabinucabdala6086
    @caskabinucabdala6086 Год назад +3

    600 is comn soon waziir

  • @salmaabdiaziz2062
    @salmaabdiaziz2062 Год назад +10

    Zakii and His English problem 😂😊am your big fan❤

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Год назад +10

    Viva qadar is not Easy 😂😂

  • @luulamiin1155
    @luulamiin1155 Год назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alla wiilkan qosol buu leeyhy

  • @eyyshsh1925
    @eyyshsh1925 Год назад +2

    Hoos wuxuu ula jeedaa mid colus waa mida dhaqaale ee ma ahan awooda jireee ee dhaqdhaqaaqa

  • @gaabayabshir5863
    @gaabayabshir5863 Год назад +3

    2 labad ana ah waligey ma helin 10like sarakisha an idin arko❤❤❤

  • @denizertugrul1955
    @denizertugrul1955 Год назад +2

    sahanka xogaha best youtuber

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 Год назад +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Wasiir waan ku salaamay just do it waaye nidaamkaasi viva Qadar😂✌️🤣🤣

  • @Samatar110
    @Samatar110 Год назад +2

    Noloshaadu wa istaagaysaa macnaha wxuu ula jeeday way toosaysaa wuxuuna ka hadlayay mawduuc la xiriira wax isbarida xirfadaha.

  • @maryancabdulaahi2
    @maryancabdulaahi2 Год назад +3

    Waxad ka tagtay midkuu hindad jilayey😂😂😂

  • @user-gl4ee7ok1m
    @user-gl4ee7ok1m Год назад +5

    Wasiir waqti fiican naga so garay wiilkas😂😂wey na waaleyn😂😂😂dhirigaliyashaan dag soco jeeso fadhiiso nagu dileyn😂😂wax neh ma aragno

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 Год назад

      Aniga wxa NAFTA ii keenay Laba naagood mid dhaheysaa naftada dhowr dhexda dhuub is qurxi ninkadu Melna Aadi maayo tukalaa lasoo Hor baxeysa sikastood u quruxsanthy Nin Wa tagayaa ee naftada isku qurxi labadas baa NAFTA ii keenay 😂😂😂😂😂

    • @karamfilms74
      @karamfilms74 Год назад

      ​@@nimcosiyad4858😂😂😂 wliga dhira gliye ha aminin😂

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 Год назад

      @@karamfilms74 aamini maayo Nin tolkiis lcg u uruuriyeen oo tahriibiyen baa markuu mareykan Tago Kis shaqeyso buug xun work Buu leyhy you can do it hhhhhhh xagee lcgta adkuntahribtay anigu ma haystee Horta lcgtaas isii kadibni can do it

  • @AadanBile
    @AadanBile Год назад +4

    Waalin 😂Waan Sugaayay Ch,, Gan Kkkk Soo Badi Pro😅😊

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 Год назад +4

    Ninyahow 😂😂😂😂😂 qosol miiran baa tahay 😂😂😂😂

  • @cllaahiforeman6027
    @cllaahiforeman6027 Год назад +2

    baraafoo Mrs Khadar COMEDIAN 🇸🇴❤️✅✅✅

  • @hanihassan5658
    @hanihassan5658 Год назад +28

    Qadar is not easy 😂😂😂

  • @c.fataaxjamaal-ew4zo
    @c.fataaxjamaal-ew4zo Год назад +3

    Wasiir Meyd baxsada ka soo samee poz🎉

  • @jaanajaana74
    @jaanajaana74 Год назад +1

    Waziir 600k coming soon

  • @issaali6529
    @issaali6529 Год назад +1

    Taliyow 600k goormeewaye

  • @MacadAxmed-ul8ss
    @MacadAxmed-ul8ss Год назад +2

    600k✨ comenig wasiir😩🥺

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 Год назад +1

    Team wazirka djibouti

  • @shugricabdalla5670
    @shugricabdalla5670 Год назад +2

    Bravo khadar funny waaye walahi

  • @user-bx5nk4kw5y
    @user-bx5nk4kw5y Год назад +1

    Proud qadar

  • @sharmaakebadel7516
    @sharmaakebadel7516 Год назад +6

    wasir arimaha gudaha wka so tagte mnta😂😊

  • @suleimanmohamed1359
    @suleimanmohamed1359 Год назад +2

    Wasiir malugtaa fureysaa welcome America 😂😂😂😂

  • @user-mz6qc2ct6c
    @user-mz6qc2ct6c Год назад +1

    Hambalyo 600k🎉

  • @zackym.h
    @zackym.h Год назад +3

    Never give up just do it.

  • @user-br4js6xs1n
    @user-br4js6xs1n Год назад +1

    Hambalyo 600k subscribers 🎉

  • @kadiguaabdallah5255
    @kadiguaabdallah5255 Год назад +9

    se bien de courage les autres artistes 🎉😂

  • @AsmaAbdiraxman-qf5vd
    @AsmaAbdiraxman-qf5vd Год назад +1

    Wasiir meydka baxsigaa rabnaa

  • @bensonwafula8529
    @bensonwafula8529 Год назад +1

    Wlh niyow mshllh ❤ hdn qosol rabo adi ley kudawadaa

  • @Rashiidbaazka
    @Rashiidbaazka Год назад +2

    Wasiirkow wan daawan jiray walaahi 😂😂

  • @hakimawichannel3941
    @hakimawichannel3941 Год назад +1

    Guulaystayaashu isma dhiiban
    Is dhiibayaashuna ma guulaystaan
    Really 😊

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Год назад +1

    Ninka koowaad ayuub baa mase waa ogaansho

  • @umumaida4539
    @umumaida4539 Год назад +3

    Dadka badiyaha jogo ayan umaleya war maba galyo dadkas😂😂😂maskax adeg

  • @updyrahim9027
    @updyrahim9027 Год назад +1

    Bravo mr khadar

  • @shankroon528
    @shankroon528 Год назад +1

    Coming soon 600k Hampalyo ❤

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 Год назад +7

    You made my day 😂😂😂😂😂😂

  • @burhaanboyofficial
    @burhaanboyofficial Год назад +1

    Congratulations zaki bin xaaji 600k🎉🎉🎉

  • @hibocal1234
    @hibocal1234 Год назад +2

    Waan kutageeraah waan kudawadaah lkn waa marki igu horeysay ee aan comonti kusooqoray powe horey usoco💖

  • @user-vp5gc5ro2h
    @user-vp5gc5ro2h Год назад +2

    Khadar talented

  • @mabsuud124
    @mabsuud124 Год назад +2

    Comming son 600k keep going my brother 👑👑

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад +6

    wllhi kan yari waa so funny 😂😂😂😂

  • @ShakraFortysaven-iw5jf
    @ShakraFortysaven-iw5jf Год назад +3

    600 k coming soon team sarakisha hada nahay aan ismujina ila xafadaha jaarka yaan laistagin

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Год назад +2

    Legend brother ❤

  • @munodiirshe
    @munodiirshe Год назад +2

    Alla rabiyoow waaan fuuray😂

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 Год назад +1

    Legend zakinvinu xaji

  • @AbasMohamed-qt1bw
    @AbasMohamed-qt1bw Год назад +1

    Zaki sxb ku salamey

  • @abshirhamdi4391
    @abshirhamdi4391 Год назад +1

    Khadar lagend waaye keep going bro

  • @user-jr5qm1rq4t
    @user-jr5qm1rq4t Год назад +8

    Kadar Is Not Easy 😂😂

  • @garaad1310
    @garaad1310 Год назад +4

    Wziir isku jifaa tihiin umaleena 😂

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami Год назад +1

    Bravo, ممتاز good, waad fiican tahay,

  • @RodaOmar-qz4rg
    @RodaOmar-qz4rg Год назад +1

    Wasiir Wan kuwata

  • @MunaAbdinour-ed8up
    @MunaAbdinour-ed8up Год назад +1

    Wasiirka wasirada ❤

  • @user-hb1hi6bm7b
    @user-hb1hi6bm7b Год назад +2

    Baravo qatar

  • @sacdiyo1100
    @sacdiyo1100 Год назад +1

    Wasiir 600k coming soon 🎉

  • @abdiazizabdullahi2581
    @abdiazizabdullahi2581 Год назад +2

    Waziirka please hesta raisul wasaraha wu dinte Wu baxsade😂😂 laso daqso

  • @cukaazh_mohammed
    @cukaazh_mohammed Год назад +15

    𝗞𝗵𝗮𝗱𝗮𝗿 𝗸𝗰 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗲𝗻𝘁❤

  • @cumaranshax9562
    @cumaranshax9562 Год назад +2

    Bravo Khadar

  • @eyyshsh1925
    @eyyshsh1925 Год назад +3

    8 galaas hadii aad cabto mashaqeysan karto waayo màanta oo dhan suuli in aad aado ayaad ku qasban tahay sidaa ayuula jeeday😊

  • @faysahassan-qm7wj
    @faysahassan-qm7wj Год назад +1

    Anigu hadaan isu hayo maan isa siiyo😂qac

  • @mohamettahmettibraahim4881
    @mohamettahmettibraahim4881 Год назад +1

    Guuleystiyaashu ismadhiiban isdhiibiyaashuna ma guuleystaan❤🎉

  • @xasandhaadey4999
    @xasandhaadey4999 Год назад +1

    0:01 0:01 0:01