System KYC ushaqeeyo PART-1
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- ZMCFX Academy 📈
🔗 Wadadan Umar Barashada Forex,Crypto,Stock : 👉 zmc10.com/road
🌍 Website-ka Rasmiga ah: 🌐 zmc10.com
💎Affiliate discount Code Top propfirms 🔥
#Fundingpips 7% discount app.fundingpip...
#Fortraders 15% (Suhayb) ku qor qaybta affiliate code ka
#QuantTekel 20% discount quanttekel.com...
💬 Discord: 🎧 / discord
📲 Telegram Channel: 📢 t.me/ZmcFree
🎥 RUclips: ▶️ @zmc.100
🎶 TikTok: 🔥 / zmc10
🐦 Twitter (X): 💬 x.com/zmc1o?s=21
📸 Instagram: 📷 / zmcfx
📂 #Kaladag
PDF kasta ➡️ Discord ama Telegram kaladag
🎯 Courses: ✅ zmc10.com/update/
📚 Books: 📘 zmc10.com/books/
🎓 Certificate: 🏅 zmc10.com/c/
🌍 For English Speakers:
🚀 Free Signals: 📡 t.me/yirimii
(Instagram): 📍 @zuhaip.10
🔥 ZMCFX Academy! Ku biir maanta oo bilaaw safarkaaga ganacsi! 🔥
Ustaad tan io malinka ku bartay waxad moda in right time io right place ina ila jogto mcnha waxn u bahanhy baka hadasha 🥇👏
Ustaad khayr Alle haku siiyo.
Jazakalaah Ustaad Suhayb Mohamett Abdilahai🎉❤
haaa ustad thanks
Allaha ku sharfo ustaad❤
The goat. GUuleyso ustaad 🐐👑
❤thanks ustad
zuhaip mahamett updylahi ❤ allaaH Hku sharvo meel kasta iyo mar kasta niyadaan kugu hayaa ninkaas abaal weyn buu kgu leeyahay wax kastaana hadalka wanaagsan io dhiira galinta baa ka wanaagsan summa wllhi anoo daalaa dhacaya baan dhiira galintaadii io suaashii igu adkaata aan ku weydiiyo aan markiiba jawb celin kaaga helayo alx maanta inaan guulayso lanbar 1 adaa ka ah ZUHAIP,FAHAD Kh.,AWAALE ❤🎉❤ abaalkiina ma gudi karo wxn Akoon isla gubay anoon aqoon lahayn payout kaygii koowad baan Soo Ceshtay wxaan Bilaabay ICT anoo horay uga dhisnaa BASIC 02-29-2024 Wxn Payout helay 02-02-2025 😢❤
The legend
Ustaad fundednext interview dadka mariyaan ladhahy run miyaa 😊
Passport somalia imisa shirkadood ba aqbala ustd as Kys
Ustaad shirkadda funding PIP labada shirkadood ee KYC la mari karaa ma yihiin Sumsub ama Kycaid hada i sheeg ustaad
Suhaybow wllo dad badan oo puntlnd jooga ba aradada ka mid ah puntlnd ID dhalasho ay ledahy by bixisaa kan fedaralka lagama helo macadibaa maraka bal arintaa dul istaag ado raliaya
Putland ID hada hesato wa cadi szp
pasporka 2022 sameeyey waaba lii diidey waa qooqde lii dhahay 💔 waagaas waa yareed 🤦♂️
😂😂😂😂
Just market waa kee
Kan puntland ma ku shaqeeyaan
imika ma waxad iledahay id somaliland binance uu aqbalaya wayo shirkada sumsub aya kyc la maraya
Aniga wuu iga diiday ID somaliland, balse somalia passport ku dhaafay
FTMO inaga bdn taasi ku dadaal bro inshallah
Sxb somali ma ogala tas
n u xayiranhy kyc id somaliland wei
Sxb inaad wax soo baadho ayay ahayd❗️
Fundednext ID card somliland xaqiiqatan way aqbashaa. 3 sano ee u dambeeyey waan isticmaalayey. Aniga iyo kumanaan dhalinyaro ah (for KYC of somaliland. Iska hubi sxb
Inanuu kadiiday Ana kusoodiraya Fundednext KYC kuma mariso ee shirakadaha kusheegay
Mid kamida ku Mariya wll
Ma jirta cid funding pips kyc kaga gudubtay ID ga somaliland ?
Haaa aniga ku dhaafay
@ nio bal ii reeeb meel aan kala soo bixi xidhidho
n u xayiranhy kyc id somaliland wei