Halkee ayuu marayaa mashruucii Amal City ee Garoowe Bal daawo adigaaba yaabiye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025

Комментарии • 299

  • @mohammedsbreadchannel5783
    @mohammedsbreadchannel5783 2 месяца назад +95

    Masha allah reer Puntland
    Waa dad isku tashaday
    Hambalyo ayaanu leenahay anga oo reer hargaysa ah aqalna waan ka iibsanayaa insha allah

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +16

      M.A WELCOME INABTYO DADKU WAA WALLO SIYASI DANA GARA LEHBA ISKU DIRAY HARGEYSA❤ KU DHASHAY MJ AHAY M.A REER ABTYO ALAAH I BARAKEEYO ALAAHUMA AMIIN YAA RABI

    • @nazerkayd
      @nazerkayd 2 месяца назад +9

      @@SagalMohaned wll waa sidaa dadku waa isku ehel alle qalbiyadeena ha is jecleysiiyo

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад +2

      Wll waxaanu nahay dad walaalo ah qalbiga ayaan idinku heynaa oo mar walba kheyrka inuu rabbi idin waafajiyo, barwaaqo, horumar, & nabad joogto ah ayaan idiin rajeynaynaa walaalahayaga Somaliland..

    • @abdihakimaliisse3607
      @abdihakimaliisse3607 Месяц назад

      ​@nazerkayd aamiin

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 2 месяца назад +47

    Way dadaalayaan walaalahayga reer garoowe from hargaysa waan hambalyeynayaa horumarkaad ku talaabsateen

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад +1

      Wll Qalbiga ayaan idinku heynaa, waana idin jecel-nahay, rabbi waxaan idiinka rajeynaynaa inuu idin waafajiyo kheyrka, waxaan idiin rajeynaynaa horumar, barwaaqo, & nabad waarta insha-allah..Farhad ku noolaada lafdhabarteenii baad tihiine...

    • @RahmaRahmaruun22
      @RahmaRahmaruun22 Месяц назад

      Wlle mahadsanid❤

  • @faay8912
    @faay8912 2 месяца назад +25

    My dream is for Somalis to succeeded everywhere in every corner. Ya rabb unite our people and remove the hypocrites and oppressors

  • @fahadsaleeban-g9m
    @fahadsaleeban-g9m 2 месяца назад +46

    m.a wllhayaga muslimiinta ah reer puntland wan salamaya from isaaq

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +3

      Waanu kaa qaadnay wallo qaali❤

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад +3

      M.a wll muslim & Somaliba waan wadaagnaa, Somaliland kheyr, barwaaqo, & horumar ayaan idiin rajeynaynaa insha-allah..

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 2 месяца назад +27

    Soomaaliyeey walaalayaal qabiil naga tuura waan daalnay aan noloshaan macaan nabad issga noilaanee buntland guul iyo nabad

  • @aboubakerilyasokiyeh8537
    @aboubakerilyasokiyeh8537 2 месяца назад +53

    Anigoo ah, reer jabuuti waxaan taageerayyaa mashruucaas.
    Puntland hooyadii soomaaliyeed.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 месяца назад +28

    Maanshaa Allaah reer puntland wey isku tashadeen wadan koodana weydhisteen dakadoodana weydhisteen guul ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fixingkit
    @fixingkit Месяц назад +10

    Mashallah.. The layout and the road system is perfection. We Somalilanders needs to learn alot from here. I honestly think we can end up like the golf countries if every region gets developed and has peace like Garoowe iyo Hargesia..

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 месяца назад +24

    Masha Allah Horumar wacan Dhulka Uduga From Somaliland ❤

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад +4

      Wll M.a. dhulku waa dhulkaagii dadjuna waa dadkaagii, quluubteena ayaad ku jirtaan oo waanu idin jecel-nahay.
      Somaliland waxaan u rajeynaynaa horumar, barwaaqo, & nabad waarta insha-allah..Cinwaanka noloshiinu mar walba ha ahaato FARXAD WAARTA..

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator Месяц назад

      Thanks walaal qaali.

  • @weerarchannel7041
    @weerarchannel7041 2 месяца назад +33

    Mashallah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 from Hargeysa hore u socda walalayalaw

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад +3

      Mahadsanid wll, soo booqo dhulku waa dhulkaagii, markuu waqtiga kuu saamaxo, Walaalaheen Somaliland Qalbiga ayaanu ka jecel-nahay kheyr, barwaaqo, horumar, & nabad waarta ayaan u rajeynaynaa insha-allah..ku noolaada Farxad waarta insha-allah..

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 2 месяца назад +20

    Masha Allah Garowe casimada puntland wa magalo dad gob ah deganyihin o nabad jecel akhlaq&dhaqan wngsn horumarkoda wn bogadinaya

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад +1

      Mahadsanid wll, dhulku waa dhulkaagii, ee soo booqo marka ay fursadu kuu ogolaato..baarikalaah biik..

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j Месяц назад +11

    MashAllah reer puntland from your cousins somaliland. Development and prosperity inshAllah.

  • @NimoAbdi-il4um
    @NimoAbdi-il4um 2 месяца назад +24

    Mashallah allahumabarik waa wax lagu farxa daal somaliyeed oo dhiismaya iyo daad somaliyed oo wax qabsaanaya we are so proud of you from Hargeisa ❤❤❤❤❤❤

    • @maxamuudindhovic3800
      @maxamuudindhovic3800 2 месяца назад +1

      Mahadsanid soo dhowoow waa dhulka somliyeed oo qrx san wzx la siisataaba jirin soomaha

    • @saidfarah3535
      @saidfarah3535 2 месяца назад +1

      Reer Somaliland waa ummad xalaal ah... wax wanaaga iyo horumarka hambalyeeynaya iyagaa ka jira.. Guulaysta..!!

    • @NimoAbdi-il4um
      @NimoAbdi-il4um 2 месяца назад +3

      @saidfarah3535 walalo aduunku waa malmo kofka walalka muslimka ah ee waliiba isku dhiig iyo dhaqantahiin waxad naftada lajeceshahay naftada lajeeclow Somalina waa isku miid💓💓

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад +1

      Wll m.a, baarikalaah biik, hambalyadaada waa mid aanu aad & aad ugu farax-sanahay,
      Somaliland walaalahayo Dad & Dalba waxaan idiin rajeynaynaa, Horumar, Barwaaqo, & Nabad waarta..
      Walaalo aanu aad u jecel-nahay baad tihiin Rabbi ha idin xafido, kheyrkana inagoo idil hana-wada waafajiyo insha-allah..
      Ku noolaada farxad waarta insha-allah..

    • @NimoAbdi-il4um
      @NimoAbdi-il4um Месяц назад

      @MohamedHassan-jq8gu Amiin Rabi ha inawada xiftiiyo wll

  • @anaskajr4971
    @anaskajr4971 2 месяца назад +13

    Wow 😮I love puntland 😘🫶Somalia Allow Barakey🇸🇴

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 месяца назад +22

    Ma sha alla rer ayeyady guulaysta From somaliland❤❤❤👍

    • @saidfarah3535
      @saidfarah3535 2 месяца назад +1

      Reer Somaliland.. Gob wanaaga ka marqaati kacda oo aan xaqiraad iyo xaasidnimo aqoon..! bd tahiin...! Guulaysta idinkuna...!

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад +1

      Wll baarikalaah biik, dhulku waa dhulkaagii, dadkuna waa dadkaagii, mahadsanid hambalyadaada qurxoon..
      Somaliland waxaan u rajeynaynaa Horumar, barwaaqo, & Nabad waarta insha-allah..Qalbigaan idinka jecelnahay walaalayaal..
      Ku noolaada Farxad waarta insha-allah..

  • @iladalxiis2881
    @iladalxiis2881 2 месяца назад +14

    maashallah reer garowe, Guul ayaan idin rajeynayaa maal gashiga wadadnka wa muhiim

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 месяца назад +36

    Reer Puntland waa dad xadaarad u saaxiin ah Dekada Garacad iyo Amal Village waa tusaale nool waxaa ku baxay aduun boqolaal Milyan dollar. Dad dhulkooda jecel❤

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 2 месяца назад

      Hal wershed oo kaluunka lagu sameeyo kuma taal.

    • @AbdifatahHassan-l6y
      @AbdifatahHassan-l6y 2 месяца назад +10

      You lied where is xaabo factory another one almost finished breedo third one under construction gracad please stop mis information

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 месяца назад

      ​@@fadumoali7402soo daawo xaqiiroow warshada kaluun ka Xaabo iyo warshada kaluun ka geesaley hadana tii garacad soo daawo oo waxyar kahareen xasadbaa kaahadlinayee

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад

      ​​@@fadumoali7402walaashey qaali adigaan ogeyne waxaa ku taal puntland warshada kaluunka xaabo warshada furshaanta warshada saabunta shaambada sharaabka 1wm warshado kale

    • @osmanyusuf6700
      @osmanyusuf6700 2 месяца назад

      ​@@fadumoali7402waxaadan hubin haka hadlin, Wershadda keliya ee kaluunka soo saarta ee Soomaaliya kutaal Xaabo Tuna Factory sow kuma taal, kuwo kalena wadadeey kusoo jiraan

  • @jabrayasin7892
    @jabrayasin7892 2 месяца назад +10

    Masha Allah, sharaf wayn bay I ahayd inan projectigan dhulkisa iyo qalabkisa an gacantayda ku diwangaliyay as accountant, guul ban u rajayn bahdi an ka tirsananjiray e Amal Bank.

    • @Abdimajid-j6e
      @Abdimajid-j6e Месяц назад

      Man sha Allah sxb. Guul iyo gobanimo garowe iyo somalia. Ku dayo puntland. Allow barakee

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 2 месяца назад +7

    Aad ayaan oogu farxey maalgashiga iyo dhismaha mashruucan.💙💯 Siyaasiyiinta lacagta dalalka shisheye ku dhisaya, dalka🇸🇴 kudhisa fadlan.👍

  • @Umeymanalka
    @Umeymanalka 2 месяца назад +11

    Wllhi xaqiraada mafiicnee guri guri dhaafey ayey dhiseen qaabka loo nashqadeeyey inaba caadi ma ahan guri cafimaadkiisana waa inuu magaalada kafogaadaa mashallaah😊😊

    • @saidfarah3535
      @saidfarah3535 2 месяца назад +6

      Aaad iyo aad waa inuu gurigu ku yaal meel hawo fiican oo buuq yar...! Tan kale dad garaadkoodu sareeyo uun baa qiri kara wanaaga...!!

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 2 месяца назад +10

    Masha'Allah Guul walaalaha Reer Puntland. Waa xaafad Qurux badan.

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 2 месяца назад +15

    Meel kasta oo somaali leedahay oo horumar ka socdo hambalyo ayaanu leenahay

  • @AK-ow8zn
    @AK-ow8zn 2 месяца назад +10

    Wonderful reer Puntland, hope they also build better infrastructure to sustain it.

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 2 месяца назад +15

    Mashallah ❤❤❤ rer Garowee ii soo dhaweya hunno 🎉🎉🎉

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад

      Wll Marti na ihid, adigaa leh dhulka oo u dhashay kana dhashay qof walba oo Somali ah ayaa leh..taas ka dib waanu ku soo dhoweyneynaa si Kal & laab ah..mahadsanid wll..

    • @sakinahss3237
      @sakinahss3237 Месяц назад

      @ jah somalinimo mahadsanid walalkey

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 месяца назад +8

    Horumar wacan dadkeygoow 👏👏🙏🙏🇸🇴🇸🇴❤❤ qurux maba laga sheekeyn karo wow 🎉🎉

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 2 месяца назад +40

    Amal, what i admired very much was that house doors were much better than somaliland building doors, even Hargeisa building, because they use Chinese cheap doors

    • @MohameddekHUSSEIN
      @MohameddekHUSSEIN Месяц назад +2

      Ive recognized these doors and lights, ive seen some of these in nairobi

    • @HhhuuhfFffdstybv
      @HhhuuhfFffdstybv 17 дней назад

      Isaaq has you people in a chokehold wallahi cabt stop mention them.viva isaaq

  • @khadar917
    @khadar917 2 месяца назад +12

    Wow beutyfull village
    and super quality 🎉 👌

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 месяца назад +10

    Waa xaafad qurux badan ❤jawi degan masha allaah

  • @mariamramz7468
    @mariamramz7468 2 месяца назад +5

    Horumar iyo horusocod wacan garowe inteeda kalena inay saa u qurux badnaatan rajyn

  • @yasinsirat1866
    @yasinsirat1866 2 месяца назад +7

    Masha'Allah Tabaraka'Allah garoowe aad ayaan uguxiisey waxaa iigudambeyse 25.12.2023 Kenya gaar ahaan gobolka xeebta Cabdisalaam ayaan islajoogney laba usbuuc kahor maqaahida Sun and sand.

  • @mubarikabdillahi1991
    @mubarikabdillahi1991 2 месяца назад +2

    Maasha alaaah waa wax lagubfarxo waa horumar iyo wanaag usoo kordhay reer puntiland iyo guud ahaan somaalidoo dhan ba ❤❤❤

  • @ZakAli9904
    @ZakAli9904 2 месяца назад +2

    Masha.Allah reer Puntland nabadda iyo horumarka Allaha idin xoojiyo oo idin barakeeyo. Guud ahaan soomaliyana Allaha mideeyo oo isku duubni iyo nabad nawada siiyo

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 2 месяца назад +7

    Magaaladaan waxay noqondoontaa Garooada Cusub. Maantana 100 gurikeliya bay dhisayaan lkn showga danbe 1000 guri waa in ay diyaariyaan dhismahooda. Allah Maxaa Soomaali Halkaan Dalxiis u aadi doona.

  • @moe4175
    @moe4175 Месяц назад +1

    Masha Allah ilahay ha idiin barakeeyo, wa sidaan rajeynayo inan mustaqbalka u dhisto guryahayga.

  • @HaalaysHaalays
    @HaalaysHaalays 2 месяца назад +5

    Guul magaala kasta oo soomaaliyeed oo hormarhesha waan ku farxaa

  • @MohamedAdan-hg8si
    @MohamedAdan-hg8si 2 месяца назад +3

    MashaAllah I'm from kenya and hargeisa kasojetha I am very proud Somali wahthalketha uqapaneysa

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад

      Thank you bro for your kindness, much love to you..
      We wish Somaliland and our people in there to be prosperous and peaceful always..

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 2 месяца назад +9

    Reer Buntilaanoow *Village* taas xun kasaaro, magacaas ay Hibo Nuuri u bixisay ee *Garoowe bila* ugu yeedha xaafadda, waayo immika city iyo village iyo magacyo ingiriis ayaynu ku waalannay.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 месяца назад +1

      Soomaahan? Wallee Waan Kulaqabaa Aragtidaa. Ilaahay Mama Hibbo Nuura Haynoo Daayo.

  • @dabshidamazingvideos4831
    @dabshidamazingvideos4831 2 месяца назад +4

    Amazing village Walee garoowe billa alle ha barakeeyo

  • @ibrajabra5488
    @ibrajabra5488 2 месяца назад +8

    Sanadka 2025 dhamaadkiisa guri ayaa ka gadanaayaa insha Allah

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 2 месяца назад +4

    Puntland hormartay . Masha'Allah..

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 2 месяца назад +1

    Maansha allaahu guuul eysta reer garawe iyo wariye hareeri❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamakhayre5789
    @jamakhayre5789 2 месяца назад +3

    Masha Allah, Alle ha idiin siyaadiyo horumarka.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 месяца назад +2

    Maanshallaah, alla waa mashruuc inddhaha u Roon!! Guuleysta waligiin aamiin aamiin yaarabi

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 2 месяца назад +3

    Horumarka ha la iskaga daydo mashalah

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 2 месяца назад +6

    Masha alaa I from burao

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu Месяц назад

      Welcome bro gobolka ragga & Eheladaba Salaan Kal & laab ah ayaan idin salaamayaa..

  • @fadumafarxan8788
    @fadumafarxan8788 Месяц назад

    Masha allah garoowe billa❤💗

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 2 месяца назад +3

    MAASHA ALLAAHA WARIYE SARE CABDISALAN HERERI BAA DHULKII SIFIICAN DADKII U JACLAAYSIIYAY.MAHADSANID CABDISALAAN

  • @Muniid99
    @Muniid99 Месяц назад

    Masha Allah.. I fully support this project 💯.

  • @Abdimajid-j6e
    @Abdimajid-j6e Месяц назад +1

    Aad baan uugu farxay runti. Anigo somali ah kanasojeedo nfd. Hantida faraha badan eey somalida kenya galisey iney ka doortan dalkeena somalia. Garowe gacaliso mar baan ku dagi doona in sha Allah ❤🇸🇴

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 2 месяца назад +6

    Msha allah reer garawe reer puntland kale wayka horeeyan amni ahan macaa waana dad isku xiran❤

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 месяца назад +2

      Ayaad u taqaan reer garoowe ma qoys iyo jifi mase umad meel dagan

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +2

      Wallo Growe waa caasimadii qolo walbaa degta dadka ka xamaashana waxaa ubadan dadki 1991 kuso QAXAY

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 месяца назад

      ​@@qaaliyusra7541garowe aniga boqday wa casimad somali usimanthy gaar ahan beesha degta gobolka Nugaal intisa bdn ama 97% iyo garowe wa rer nabaded o dhaqan wngsn o akhlaq bdn aanoyinka qabilkana ka nabad galay lkn rer puntland dhan somalida kale waka horeyan anigu rer puntland mahi lkn wa dad nasaba rer puntland wxna ugusi dhaqan wngsn rer nugaaled ama garowe

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Месяц назад +2

    Dhirta dhexdeed kuraas ku sameeya lagu nasto maasha Allah dhulkaygii ❤

  • @wiilkareerhargeisa8380
    @wiilkareerhargeisa8380 2 месяца назад +4

    ninka dhalinyarada ahi waa nin aad u fahansan shaqadisa barnaamijka wuxu no fahansiyay si yar oo fudud hambalyo walal amal abaal weyn baad ku leedahay

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 2 месяца назад +2

    Quality project allah bless Amal bank realstate ❤❤❤

  • @OmerMahdiG36
    @OmerMahdiG36 2 месяца назад +21

    Hereri first comment from Boston

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 2 месяца назад

      Balanbaalis baan kugu arkay maalin dhawayd kkk

    • @saeedali2019
      @saeedali2019 2 месяца назад +2

      First reply from Banadir

    • @Muhammad-y8h6i
      @Muhammad-y8h6i 2 месяца назад

      ​@@saeedali2019😂😂

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +1

      Second rebly from Puntland Thanks wallo ❤

    • @OmerMahdiG36
      @OmerMahdiG36 2 месяца назад +1

      @@saeedali2019 highly greetings brother.

  • @sali3492
    @sali3492 2 месяца назад +11

    Beel walba ha dhistaan meeshooda.
    Markaan dhisano meelaheena, ayaan isku imaan doonaa

    • @june6206
      @june6206 2 месяца назад +1

      Wa sida kaliyee meel lagu Gandhi laha eeg soomali land day putland qabiil meeshu iga Anya ku hayo

    • @Fatima-bt5pt
      @Fatima-bt5pt 2 месяца назад +1

      waa qorshe wacan oo wanaagsan!

  • @Mascudnaaz97
    @Mascudnaaz97 2 месяца назад +4

    Masha allh puntland first

  • @kadiyeshire9478
    @kadiyeshire9478 2 месяца назад +2

    Woooow Masha Allah inaba caadi mahan garowe billa ❤❤❤❤

  • @ahmedomerismail7730
    @ahmedomerismail7730 Месяц назад

    Masha Allah Garoowe

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 2 месяца назад +2

    Maanshalaah grooweda cusub

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 2 месяца назад +2

    Masha Allah Garoowe village

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 2 месяца назад +4

    Dadkan Kenya lacagtooda Ku dhameeyay kaalaya dalkiina Somalia siday reer somaliland

  • @mustafabdi3763
    @mustafabdi3763 Месяц назад +1

    Maasha.allah Reer puntland
    ❤❤

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 2 месяца назад +2

    Amal Bank MashaAllaah, 🌹
    Mogadishu maxaad ugu dhisi weydeen Daqli badan Baad ka heshaan waana caasimadii Dalka 😮🎉

    • @mustg4891
      @mustg4891 2 месяца назад +2

      Xamar maxaa yaala?

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator Месяц назад +1

      Maxaayaal Qaraxland? Yeeyse caasimad uthay? Annaga Garoowe baa caasiimad noo ah ❤❤❤

  • @abdullahahmed6461
    @abdullahahmed6461 2 месяца назад +1

    Maasha'allah allah ha u siyaadiyo
    Lakiin waxaan ku dari lahaa
    DADKA hala dhiso
    Dadkaa dalaka dhisi doona

  • @NimcoSiciid-te8ey
    @NimcoSiciid-te8ey Месяц назад +1

    Allow reerkaa mj barakee

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 2 месяца назад +3

    Dalkeena Soomaaliyeed mustaqbal fiican ayaa usoo ifaya dhinac kasta Ilaahey nabad waarta hana siiyo dadkeena Soomaaliyeedna Qulubteenana ha mideeyo.

  • @osmanjama
    @osmanjama 2 месяца назад +4

    Beautiful investment. I wish to buy a house from here.

  • @naimamohamud2491
    @naimamohamud2491 2 месяца назад +5

    Illhow nimcda iyo nabada usiyaadi rabiyow dhulsomaliyo dhan nabad iyo barwaaqo kayeel qurbaan kudaalnee rabiyow dhulkayagii nabad noogayeel

  • @ZahraQorane
    @ZahraQorane Месяц назад +1

    Maasha allaha allaha idin barakeyo

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 2 месяца назад +2

    Really this guy is so wonderful I love 💕 shukran

  • @Raho339
    @Raho339 2 месяца назад +2

    Alloow Ubarakee oo Balaayo KadhaawR

  • @NIMOAbdi-nr8wu
    @NIMOAbdi-nr8wu 2 месяца назад +1

    Mashalaah tabaraakalaah armaan dagaa guryo kiraha malaga helaa

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 2 месяца назад +1

    Maansha allah guul iyo gobanimo amal village

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 2 месяца назад +2

    Qol iyo fadhi hala Ii diyaariyo inshallah

  • @ZuzyMohAlly
    @ZuzyMohAlly 2 месяца назад +1

    Mashallah ilahey ha idiin dhowro dadkygi

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale 2 месяца назад +2

    Hoolwacan oolaga xiiso dhaceen mashaa allaah ❤❤🎉🎉😊😊

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 месяца назад +2

    cabdi salaanaw walaal hadal waba cabdi salaanaw walaal maxamad waa wiil eh lu karaamo ah❤❤❤ 18:40

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 месяца назад +2

    Reer punland up

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 Месяц назад

    Masha Allah!
    Allahuma baarik!

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 2 месяца назад +1

    Rabi ha barakeryo dadkii hooshan qabatay

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 2 месяца назад +1

    Masha Allah horumar wacan

  • @abdirashidahmedabdalah2894
    @abdirashidahmedabdalah2894 2 месяца назад +1

    Ilaahay ha u siyaadiyo nabada iyo barwaaqada

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 2 месяца назад +5

    M.a punland hooyada faderalka

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 месяца назад +2

    woow Garoowe in to the moon!

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 2 месяца назад +1

    Masha Allah

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 2 месяца назад +1

    Maashaa’allah 🎉🎉🎉🎉

  • @Faro529
    @Faro529 2 месяца назад

    Masha Allah very beautiful project. Lkn one thing walalayal please open kitchen too much walls. Mesha backyard ama banka instead horey gadal kadiga sii ey private space uu ahata.

  • @ahmedabdirashiid983
    @ahmedabdirashiid983 2 месяца назад +2

    Waxaan aad u hambalyeynayaa Horumarka ka socda Caasimaddeenna Garowe waxaana kula talin lahaa Shirkadda dhisaysa inay dhiraynna ku darto projectga.

  • @Raho339
    @Raho339 2 месяца назад +1

    Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️❤️❣️

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 2 месяца назад +4

    Maashan Allah reer Puntland gaar ahaan reer Garoowe waan idinku hambalyeynayaa horumarka aad gaadheen, dagaalada iyo dib udhaccuna waa wada socdaan markaa waxaan ku talin lahaa inagadaaya dagaalada aad soowadaan ee aad nagudiraysaan reer sool ee Somalilandta wadanahay. waa iga kaftan xalaal ah.

    • @abdinasirali5453
      @abdinasirali5453 2 месяца назад +1

      Wlle dagaal idinkuma wadno khalad hanaga fahmin reer Sool idinka isku wareeraye is fahma

    • @actual8106
      @actual8106 2 месяца назад +1

      kaftankaas kama jawabi karo waa siyasad iga wayn brolaakin ogow Amal village rer garowe $1 kama galin dekeda garacad dadka dhistay baa iyana dhistay 100% waa qurba joog iyo siyasiyiin xilal haya dadka dalka jooga waa shaqa la'aan anigaas hada commentiga qoraya $0.5 ka wan so shaxaaday 😂😂

    • @saidfarah3535
      @saidfarah3535 2 месяца назад

      Reer Somaliland gob calool xaaran bd tahiin oo wanaaga ka marqaati kaca..! Tan colaadaha, hada ka dib banaanka ayaan ka istaagi doonaa oo dhexdhexaad bn ka noqonaynaa waxa idin dhexyaal dadkaas aad wadadegtaan..!!

    • @mohamoudfarah197
      @mohamoudfarah197 2 месяца назад

      @@saidfarah3535 Wll Alle haydinbarakeeyo wanaag ayaa dadka deeqa sharafna inoo wada ah taas ayenu khayrkeena kulatartami karnaa ee Africa iyo caalamkaba.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 месяца назад +1

      @@mohamoudfarah197 Idinkaa Edabdaro ulatagay Reerkaa Waxbaa baalaha Igayaacayna Waala idinkasoo yeersiiye Ee Umadaas faraha kaqaada dadna dhulkooda lagama qaadee. Subhana'Allah

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 2 месяца назад +2

    Waa barnaamij wanaagsan

  • @sahraJibril-es6ze
    @sahraJibril-es6ze Месяц назад

    Masha allaah 🎉🎉🎉❤

  • @faaisasiciid3470
    @faaisasiciid3470 2 месяца назад +1

    M.a Allow naasiib igu dar inaan dago wllhi aad bay uqurxoon tahy ❤

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 2 месяца назад +1

    Mash allah mash allah cadimaha😍😍😍😍😍

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 2 месяца назад +1

    M.a horumar fiican ba i muqda guud ahan dadka somaliyed iyo dalka somaliyed so kabasho waynba ka muqada

  • @Farahsaeddheere
    @Farahsaeddheere 2 месяца назад +1

    m.a waa mashruuc waxtar leh , bulshadana ku dhiiri gelinaya inay wadankooda dhistaan.

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 2 месяца назад +2

    Mashalah ❤❤

  • @SalaadoMaxamad-d9i
    @SalaadoMaxamad-d9i 2 месяца назад +1

    Maashaa allaah

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 2 месяца назад +3

    Maashaa Allah, Maxaa idiin diiday in backyard wayn oo gaadhaya kuwa California maad ugu dari waydaan. waxaa ka dhiman oo kale oo in magaca lagu tarjumo Afka Carabiga. Wallee Soomaali baanan ka gudbin guri yar oo la jar jaray. Waxaan dagaana guri aan dabaq ahayn oo ku yaal California oo leh shan parkanking oo hor leh iyo fron yard oo dhul wayn leh. Backyard ay ilmaha iigu ciyaari jireen oo aad u wayn. Somali markay wax soo min guurinayaan way soo badh jafaan.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +1

      Ra yigaa waan kula qabaa laakiin waala gaaraayaa I.A

    • @LeylaTan-ti
      @LeylaTan-ti 2 месяца назад

      Soomaali dhulkaa lagu ciriiryey haha. Iyagoo dhulka intaa le'eg haysta bay hoosta iska gelinayaan oo naqaska isku dhejinayaan. Waa cajiib

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 2 месяца назад

      @@LeylaTan-ti waxay ahayd inay mansion dhisaan.

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 2 месяца назад

      @@SagalMohaned goormaa la gaadhayaa.....GAW. Mansion bay ahayd inay guryaha ka dhigtaan not town houses. Wake up

  • @jamaalabdifatah8251
    @jamaalabdifatah8251 Месяц назад +2

    Hadalkaas iga qorah maantah garowe waa caasumadah soomaliya