IFIYE22: KIISKII BADDA | ICTIRAAF | MAQAAL KADHAN ABIY AHMED

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 июн 2024
  • PROFESSOR CABDIWAHAB OO SOO BANDHIGAY XOG BADAN OO XASAASI AH IYO UJEEDADA KA DANBAYSA CIIDAMADA ITOOBIYA EE QAYBO SOOMAALIYA KAMID AH SOO GALAY
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 116

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx Месяц назад +12

    Salaan sare wariye Abdihafid iyo Marti sharafka professor Abdiwahab.

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 26 дней назад +2

    Respect Proffesor C/ Wahaab. Keep on teaching.🌍🇸🇴👏

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 Месяц назад +2

    Waa qofka ugu wanaagsan ee soomaliga ee aad noo keentid oo ka hadla siyaasada masha Allah 🎉👏🇸🇴 ❤🇸🇴 professor waad mahadsantahay walaale ❤🎉

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 Месяц назад +4

    Shukran professor

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Месяц назад +2

    Maashaalaah aqonyahanada soomaaliyeed ilaahoow xafid waa idiin salaamey

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Месяц назад +2

    Mansha Allaa hadaad noo soo qabatay siyaasi culus caadifi Ahaayn nin culus illaahaay raga soomaaliyeed hanoo xafido meel kasta aay joogaan mutacalimiin culus. Soomaaliya u hiiliya p u hiiliya dhulka hooyo yaan la ilaawin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад +2

    Subax wanaagsan A.hafid

  • @hikamsanwa5850
    @hikamsanwa5850 Месяц назад

    Professor abdiwahab sheikh abdi samaf Salamulah

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Месяц назад +1

    Welkom 🤗 Abdihafid!!!

  • @user-gf2qo9ly8k
    @user-gf2qo9ly8k Месяц назад

    Allaha Ha Babiiiyoooo Yarabiiii Jamaica Caribbean Sodhageeeey

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch Месяц назад +3

    CADAWGA 1AAD EE SOMALIA WAA ETHIOPIA 🇪🇹, CADAWGA 2AAD WAA ALSHABAAB, LABADAAS WAXAA KA CADAWSAN XASAN SHEIKH OO UU KU DAABANYAHAY ABEESO CUMAR GEELE.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад +3

    PRO: A.WAHAB XAQIIQDA AYUU KA HADLAY DHANKA ETHIOPIA IYO DHANKA FOWSIYA LABADABA WELIBA ANIGU WAAN AAMINSANAHAY MAANTA INAAN ETHIOPIA KA XOOG WEYNAHAY BALSE AY KALA QEYBSANAANTA IYO QABYAALADA DAWLADA HADA JOOGTA EE SOMALIA AY OGYIHIIN OO SIDAAS AY INOOGU SOO DHEERAYNAYAAN.

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 26 дней назад

    Well said

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 Месяц назад

    Wado fiican kusocdan ilaahey ha u ziyaadiyo

  • @historypublishers
    @historypublishers Месяц назад +2

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @nmcflims7421
    @nmcflims7421 Месяц назад +1

    Ilaa gormaad lahayd wey burbureysaa

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 27 дней назад

    Allow xaqa nagaransii
    Ictiraafkana wadadiisa
    Nagaransii?
    Dadkuna isu majiraane
    Siyaasiyaanta aragtida leh
    Ee umada isu wadi karana
    Nagaransii????

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 29 дней назад

    Asc Brit somali tv aniga waxey illatahay Ethiopia ma burburi rabte somaliyey tasho o isku tasho

  • @maahirahmed7069
    @maahirahmed7069 Месяц назад

    shacabka mahee waxa lagu ciyaarayo waa madaxda dhagaha xiran, indhaha xiran, aan aragti fog laheyn ee inaa hor cararayo

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 Месяц назад +7

    Itoobia wey burburtey, guul somaalia

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад +1

    S/c SOOMAALIYEY C WAHAAB WAA NIN HAN LEH EE AAN KU BEDELLO XASSAN SHEEKH OO AAN HAN LAHAYN.

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 29 дней назад +1

    NINBA CEESAANTII CEELKA KEEN!! HA CALAASHAN AFKA!! KAASAA LA WEYDIINAYAA TALO SOOMAALIYEED!!

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 29 дней назад +1

    FAARAXNA MA KEENAYSAA!!!

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 Месяц назад

    ❤🎉😊

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад

    Asc wr wb

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk Месяц назад

    Professor Abdiwahab waxa uu u ruwaayadeeyaa beesha Daarood balse aniga waxaan iswediyaa ninkan dugoodi had iyo goor shaqsiyaad iyo wariyaal beesha daarood waxa eey ku karbaashaan beesha Hawiye balse nin garan waayey ma ahan waxa aan u arkaa inuu u bareeray waxa uuna mudan yahay in dhamaan beesha dogoodi eey hab dhaqanka ninkaan iyaga kasoo jeeda eey wax inaga dhahaay si toos ah ayeey inoogu karbaashaan daaroodku waxa aad moodaa in laga lee leexanayo lagu ixtiraamaya inuu yahay nin aqoon yahay ah beeshaan Hawiye aan laga xigin balae wuu kasoo darayaa.

  • @kaafixaji
    @kaafixaji Месяц назад

    ASC
    Cabdixafiid Adiga & Profsorre_ka Martidda Noogu Ah Maanta. & TEAM_KA IDAACADA _B_S_T_V Waxaan Idin Leeyahay SUBAX_WANAAGSAN

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Месяц назад +1

    Etiopia maxaa idinka galalay

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Месяц назад

    Ascm ❤🎉

  • @pauljean-fm8xb
    @pauljean-fm8xb Месяц назад

    Maaqalka jaraidka halka sodhig si umada somaliyed u aqristan

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Месяц назад +1

    Nin holcaayo ayuu xasan wareeraa rabaa inuu laheshiiyo ma aqaano wixii ku qasbaayo

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад

    Xassn /HANLAAWE HA LOO DHEEGO (XINNINYO LA ISMA AMAAHSHO)

  • @fosiali263
    @fosiali263 Месяц назад

    Kani kenya ayuu ku hoos noolyay badana anaa leh hawshaasi waa gabogabo

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Месяц назад

    WAA SH. JABOUTI AH. NINKAN WAXA JAAJUUS U YAHAY ISMAIL CUMAR GEELE. SIDA SHACABKA SOMALIYEED LOO KALA KAXEEYO. WAA WASAKH CIISE AH.

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 29 дней назад

    Cayda abii ahmed ayay itaal modeen viva ethiopia viva somaliland

    • @Professor4555
      @Professor4555 27 дней назад

      Isaaq caqli yar, abiye Oromo ba guulwadeyn tiisa mooden ina ictiraaf lagu heli, doqon yahey Ethiopia wa dal dunida 3ad ah , Taiwan oo dalal waaweyn aqoonsan yihiin ba meel gaari weyse, jufo yaro khiyaaliga la tagey ba tihiin

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Месяц назад

    Ifafaalaha Aqoonsiga Jamhuriyada somalilnd Dad bdN Oo Xaassidiin Ah wuxu ku Riddey, FallaNqeyN Muraara,dillaac.

    • @dhool77
      @dhool77 Месяц назад

      Doqonow xaasid aan naftiina aheyn ma lihidin aqoonsi aqoonsi 33 sano aawy⁉️🤪

  • @abdihassan9252
    @abdihassan9252 Месяц назад

    War wanagsan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад

    S c maya oagaada NORWEY AYAA MARKA AY CID AY KULA KUFTO WEYDO DUNIDA KURISTAANKA WAXA KULA KUFTAY ABIXAMED.
    WAAYO CILNI KUMA DHISNA WAA NOPEL QABYAALADEEG GALBEED.
    MICNO MALEH.

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 29 дней назад

    Ethiopia gaalo dhan baa fiirsaneesa wa yahuuda geeska Africa waxe u bdn thy in la dejiyo
    Tan xigtaa fowsiyo ma dan qaran bee waday mise mid gaar ahaaneed mid gaar ah shaqo kuma lihin lkn tan qaranka ayaa wax ugu so badaleen

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад

    Run ayu kahadlaa dadka qaarne weyba caynayan war isku xishooda qofka xaqiiq ayu kahadla

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 29 дней назад

    Somaliland guuuuuuuul ethiopia guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 Месяц назад

    Xasan sh CEESAAN NIN KALE CEEL GEEYE😂😂😂

  • @haboon180
    @haboon180 Месяц назад

    Police ka Kenya ayaa xidha, markaasu isku xaaray. Waa sheeko faqash iyo oohin.

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Месяц назад +2

    Munaafaqiin ayd tihiin Somaliland waxba kama qaadi kartaan

    • @Qaali12
      @Qaali12 Месяц назад

      Aamus oromo logama talo galin parnamijka, somali ayuu quseya. Kulabo tuladadi

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 Месяц назад

      ​@@Qaali12😂😂😂 waa fahantay sxp wallahi 😂😂😂

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 Месяц назад

      @@Qaali12 oromadaa kaa qiimo badan faqash yahow

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 Месяц назад

    Abdulwahabow soomaalidi xaqeeda boqol sano ka badan la duudsiyey ma suurtoobaysaa in Ra-isul wasaara somalia oo dameerka dhutinaya lagu kacsado. Waanu ka xunahay adoo aqoonyahan soomaaliyeeda in aad sidaa u fakartid.

  • @user-eu8zr3cj2s
    @user-eu8zr3cj2s Месяц назад +1

    He's Kenyan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-mk4nu5qm2s
    @user-mk4nu5qm2s Месяц назад

    Kkkkkkkk. Your are funny. Xamarawi somalia ader dowlaad kamajirto ninwalba meshi uroon hataga

  • @hormoodkasoomalida9210
    @hormoodkasoomalida9210 Месяц назад

    Xaar waynayaal viva somaliland

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8u Месяц назад

    Maxad uga hadali ladihi Ethiopia xoga ku qadanay dhulka dolow iyo gado inatad ka hadalaysa dolow iyo gado dhulkaygi darod baa la qadanay ee maxa isaqa dhulkoda naga galay walba iga saxex iyo qalinbay ku bixinayn dhalkoda anagse dhulken xog iyo qoray ba Ethiopia ku qadatay ka maxa uga hadli ladihin

  • @abiibmuuse6146
    @abiibmuuse6146 Месяц назад

    Tigreebad amanaysaa wuxuusameyay la ogaa iyo xabashi oo itoobiya intaso sanadoo dadka gumaysatay hadaba somalida gumaysigay kaheshaa

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Месяц назад +2

    Cadow ga slad waleginba is urursada wadjabteen Somali land weyguleysatay indha allah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад

    Ethiopia iyada uun baa baqeysee walaahi bada qasab bay ku qaadan kartaa maca uma baahna inay heshiis la gasho Somaliland oo iyadiiba teeda u taag daran, Ethiopia iyadoo colaad ku jirta hadana 1000 jeer bay somali ka ficantahay

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Месяц назад +2

    Been bad umada lasohorfareysaneysan darood afqadhmunow

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 29 дней назад

    M.MUSE BIXI💪💪💪💪💪 (THE LION 🦁 🦁 🦁)❤❤❤ MAY ALLAH PROTECT HIM FROM HE'S ENEMIES. AMIN 🤲🤲🤲🤲 VIVA SOMALILAND 🥰🥰🥰🥰🥰 THE MOU IS DONE DEAL AND NO ONE CAN DO ANYTHING ABOUT IT 😂😂😂

  • @fosiali263
    @fosiali263 Месяц назад

    Faqash faqash wareysanayso

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Месяц назад

    Cadawga koowaad was dani laftagareen axmed madoobe

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 Месяц назад

      Cadowga koobaad waa qabyaalad idinkoo is haysta ayaa somali itopia qabsanaysaa

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 29 дней назад

    Ha ciyane waligod ha ciyaan ka naxow nafta waa somaliland guul

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 26 дней назад

    WADAD MAHA EE KHANIIS JABOUTI KA FAKADAY MARKII ARIN LAGA ROONE AH.

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 29 дней назад

    PROFESOORKU MUXUU DHIGAA, MA JUQRAAFI MISE DEEGAAN!!

  • @eyqalib
    @eyqalib Месяц назад +3

    Qoraxduba hortaada waay iman somaliland guuuuuul insha allah

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Месяц назад

      Somaliland xageed u taqana ? Sool ka xaran 20m ayaa ilashanesha🇸🇴

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Месяц назад

      33 kadib meeye citiraaf maweeladi beente soo afjaratey sool tagey awdel Waa socota meesha ma gerxajis lagu xukumi garxajis hadii kursi waayo wuu tashen huunadana lodeedi bey raaci

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 Месяц назад

      Qofka waa oromo

    • @eyqalib
      @eyqalib Месяц назад

      @@magafeabtigiis1852 cida ma dhegaysto naac la yaashoow somaliland illahay uunba wax ka qaadi kara ilma xaasidoow wali giinba cabaada ama ciicda gura caqliga eebe baxsho cawaan baad ka tihiinoo caruurta idin dhaanto ciil ayaay din dilaayo cuqdaadba idin laysaye oo camal kiina ahaa taye casha dhoow citiraafka caalam ku igu dhawaaqo ma caawri baad wax ku yeeli caado aad ula hayd carigaayga cidaayda caadil ka la jiroo calan ka babanaaya oo cisi baanu ku noo lahay ee cidan aan garanaaye cudur ka reer ku hayay iyo cutiyay nabadey

  • @abiibmuuse6146
    @abiibmuuse6146 Месяц назад +2

    Beenaa baad sheegtay ninwanaad tahaye dadkaben haushegin

  • @mohammedhassen981
    @mohammedhassen981 Месяц назад

    Sorry wallhi somali mar walba dhubane haddana naftooda dhibane u ah

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 29 дней назад

    DOQQON BEEN BARATAY AYAA U DARAN!! MIYAANAY WALI QANCIN!! MEE FEYSALNA!! DAD BAY MEELI BUGTAA!!

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 Месяц назад +1

    HHHHHHH YAA MA DIDEE HARGOOLAW HA IGU TUMIN DURBAANADA IYO DAASADAHA MADHAN C/XAAFID ETHIOPIA AYAD CAYDEN AFRICA UNION AYAD CAYDEN CIDA REER SOOMALILAND WAX KA GALAN WAA LA CAYAYAA TOLOW YAA
    LOO DARDAAR WARINAYAA WAY IS GARANAYAN SOOMALI LAKIN RUNTA MA WAJAHAYSO TURUFO TOORE NIMO NIN KU YIDHI SINAN MAYNO ADNA DIID SARAYN TIISA MA SAGASHAN TIISU REER SOOMALILAND HADAN NAHAY NOLOSHA ADIUNKU INTUU JIRTO
    LAGAMA YABO INAN DAD LIITA LA MIDAWNO MAR DANBE
    MALINBA TURUFO TOORE TOORE SOO KAXE LAGAMA YABO QOF REER SOOMALILAND AHI INU RUMEYSTO SOOMALI KALE EE WAN YAR EEGNA WAXAD KA HADLAYSO MARKA
    NINKA MUNAFAQ NIMO MIDHA DHAL KA SUGAYA AAN EEGNO WUXUU KA HELO EESH QIYASAK ILEN ADUUNYADA ILAHAY AYAA ISKA LEHE

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 28 дней назад

    Ciise iyo Canfar isma guursadaan ee afsomaligaaga hagaaji😂

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Месяц назад

    Madaxwaayne Hassan Shikh godob buu kagalay halyeeyad xildhibaanad Foowsiya xaaji Adan Shacabka Soomaaliyeedna Sidookale godob buu kagalay. Madaxwaayne Hassan Shikh labada sano ee u hartay haloogu yeero Madaxwaaynaha Wadanka Kenya 🇰🇪 Mudane Hassan Shikh mohamoud sababtoo ah mar hadii uu u ola olaaynayo president Ruto miyaan loogu yeeri karin Madaxwaaynaha Kenya?

  • @user-il7nw2td6v
    @user-il7nw2td6v 28 дней назад

    All the Somalia leaders theyre ProEthiopia so Somalia people must parpare for a war against Ethiopia army & Somaliland declared that theyre enemy to Somalia people that's so sorry to reer isaaq to stand with Ethiopia invade Somalia coastal area

  • @w410921
    @w410921 Месяц назад

    Itoobiya tol bay leedahay burburina mayso
    Somaliland waa la citiraafayaa

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 Месяц назад

    Kudhex waalo heshiiska bada JSLN iyo et

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад

    Waa daroodki la qaybsdy kurdida bariga africa tehin car garisa garowe jig jiga ka so jar dalalka ka hoos jiran kurdi ila kurdi 😂😂😂

  • @KhadraCabdi-ov9gf
    @KhadraCabdi-ov9gf Месяц назад

    C/xaafid iyo c /wahab idinkaa talo u baahan .su,aalna wan qabaa . Aan ku horeeyo suasha. (c/wahaabow ma somalida Kenya ayaa tahay mise somali gumeyste haysto ayaa tahay) War la helaa talo la helaa...........

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 Месяц назад

    Hadhqagii faqash daarood oo somaliland ku washay

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Месяц назад +4

    Viva SOMALILAND and ETHOPIA
    Believe or not SOMALILAND and ETHOPIA agreement will be implemented
    WAAR CABAADKA YARAYSTA😂

    • @Professor4555
      @Professor4555 27 дней назад

      Intu ka shaqeyn aqoonsi Ethiopia oo dal faqri iyo African nimo isku darsadey, caqliga yar ka shaqeysi

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 27 дней назад

      @@Professor4555
      MUSLINIMO NIMAAN
      KUGU DHAQAYN MUUMINIMO
      KHAASA
      GAAL MAXASTA KUU DHOWROO
      MAGANSATAA DHAAMA

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 Месяц назад

    Sidaas ayadoo ah ayaa muuse donayaa inuu oromoda isku dhiipo

  • @FaizalAdam-nt1qc
    @FaizalAdam-nt1qc Месяц назад

    Waar bal dhibkaa eega niinka sidani sidii uu wax ujeclaabu wax inogu sheegtay waxanu sheganaya aqoon yahan niinkan waray sanayana mawaray sanayo ee wuu dhagay sanaya imarka halka nafis siyasadeed baa iga muuqda waana habayar guulayso hawshu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 19:28

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 29 дней назад

    BEENAALE!!

  • @comtheable
    @comtheable 29 дней назад

    Mid kuukuyo dhashay ayaad keentay maanta

  • @Jeenyokajeenyo
    @Jeenyokajeenyo Месяц назад

    Beentii aa naga badiseen itoobiya goormee burburee, wax burburooya ma u jeedno

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Месяц назад

    c,wahaab waa buug biug wata isaga ayaa u baahan cidii akhrin lahaa yuhuud baa qabi ka taabatay

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkk NiN Xaanuun saanayaa ayaad waray sanaysa. you ask him Somali’s situation more than 35 years

  • @FaizalAdam-nt1qc
    @FaizalAdam-nt1qc Месяц назад

    Waar bal dhibkaa eega niinka sidani sidii uu wax ujeclaabu wax inogu sheegtay waxanu sheganaya aqoon yahan niinkan waray sanayana mawaray sanayo ee wuu dhagay sanaya imarka halka nafis siyasadeed baa iga muuqda waana habayar guulayso hawshu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm Месяц назад

    😂😂😂😂brofosore 😂😂😂 failure 😂😂😂

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Месяц назад

    SOMALI WAA KALA DANAYSATAY!!!.XANUUN IYO XUMAAN BAANU SOMALI KA DHEEFNEY, IDIN HABAARI MAYNO, IDIINA DUCAYN MAYNO!!!!!!.AAN KALA EED LA,AANO!!!!!!.

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm Месяц назад

    Beenale waxaan tagay Nasiret o Addis Ababa in ka badan 30 k.m waxba ma jirto . Beenale

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад

    Somalidu wa dhagwayne itopia waxay rabta shidaalka somaaligabeed iyo dakada saylac cidkale maadaamoo siyaasiga somaliga ah kaliito khaniiska oo dhamantooduna indhooyihin wa qaracan iyo murugo 😢

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 Месяц назад

    Beenaale cidla fadhiya iyo cuqdadlow media- Somaliland knows you

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 Месяц назад +1

    😂😂😂 Atashanka Somalia ka sheeke S/land haku meeraysanina eithopia uma baahana Somli iyo buuqeda Somalia ubahan oo ay ilaaliyan S/land ma ilaaliso xabashi Fosiya x adan waxa locadadinya waa S/land bay udhalaty halkasu kayimi fashilku.

    • @user-by4bj6vq2i
      @user-by4bj6vq2i Месяц назад

      Ethiopia wee burburee Iska sug waxyar muslimiinta Waad dhinteen Alle hanee nibeee gaalatahw murtadka ah

  • @jibriilmohamedfarah5301
    @jibriilmohamedfarah5301 Месяц назад

    Qadaad wayntii naqaska ayaa hayaa wali lays ma gaadhin waligii waxad u haystan waxan riwaayada lakin runta ayaa idin hortimi

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m Месяц назад

    Ethiopia illaahay ayaa jecel waligeedna jabimayso abiy wuxuu noqondoonaa boqor make great oromia ayay noqonaysaa tiina ka Taliya macaluushaa

    • @user-sg9ql6le8g
      @user-sg9ql6le8g Месяц назад

      Ethiopia u reyso yaa ka baahi badan gaajo dar teet ayey dhulka somalida ku daadsan tahay iyadoo injir badane

    • @user-by4bj6vq2i
      @user-by4bj6vq2i Месяц назад

      Maasaajidkee Alle ayaaba dumiyeen intii Alle nee ka jecelyahay Waad burbureesaan maa taagnaa Alle dagaal lakasheen😅😅😅😅😅

    • @user-sg9ql6le8g
      @user-sg9ql6le8g Месяц назад

      😀😀😀😀😀😀

    • @Qaali12
      @Qaali12 Месяц назад +1

      Sifican ayad u baratay afka somaliga

    • @YAHYEXUSEEN-h5m
      @YAHYEXUSEEN-h5m 29 дней назад +1

      @user-by4bj6vq2i you ahaa Bilal xabsh yaa Nabi maxamed u hiiliyay idinku wakhtigaa maxaa ahaydeen dhulkii waad xumayseen waligiin nabad iyo khayr helimaysaan hada qarni dhan ayaad is haysataan qiyaamihiina ayaa soodhaw hada

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 Месяц назад

    Dawlada taagta däran ee Somalia ayaa ku hungowday Åby kkkkkkkkkk

  • @FaizalAdam-nt1qc
    @FaizalAdam-nt1qc Месяц назад

    Waar bal dhibkaa eega niinka sidani sidii uu wax ujeclaabu wax inogu sheegtay waxanu sheganaya aqoon yahan niinkan waray sanayana mawaray sanayo ee wuu dhagay sanaya imarka halka nafis siyasadeed baa iga muuqda waana habayar guulayso hawshu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 19:28

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 29 дней назад

    BEENAALE!!

  • @FaizalAdam-nt1qc
    @FaizalAdam-nt1qc Месяц назад

    Waar bal dhibkaa eega niinka sidani sidii uu wax ujeclaabu wax inogu sheegtay waxanu sheganaya aqoon yahan niinkan waray sanayana mawaray sanayo ee wuu dhagay sanaya imarka halka nafis siyasadeed baa iga muuqda waana habayar guulayso hawshu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 29 дней назад

    BEENAALE!!