TUUG FALENBO YAHYA HANTAR JAKAARTA IYO MUNA MISKI 😂😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 апр 2023
  • ‏WAXII FIKIR AH IGULA WADAAG 👇
    muna.miski?igsh...
    ‏mise 👇👇
    ‏www.snapchat.com/add/munamisk...
    ‏100K WAX YAR BAA INOGA DHIMAN TEM DAACAD👑🥰👸
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 28

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Год назад +2

    Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta ku xiran janaalkan❤️❤️

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 Год назад +1

    Wlhi way gaaden faleembo 😅😅😅😅 miskiinka

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka Год назад +1

    Ha niyad jabin sister 100k iyo kabadanba waad gaadhi doontaa insha allah

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 Год назад

    Muna miski waaku slmy faleenbo walalkaa u naxariiso meshe joogo buu garanwaaye😂😂😂

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Год назад

    Munay ilah amarkisa wan kujeclahay❤❤❤❤ ma cebaa

  • @suhaybhassan2287
    @suhaybhassan2287 Год назад +1

    Wlhie mr emotional waad utashateen 😂😢

  • @ahmedbargaal6775
    @ahmedbargaal6775 Год назад

    Faleenbo waa qof dulqaad badan

  • @abdiraxiinmuuse8407
    @abdiraxiinmuuse8407 Год назад +1

    Sabtiga danbo 100k subscribe I.a maalintaas isoo qabo

  • @AweysAbuukar
    @AweysAbuukar Год назад

    Please part 2 muna miski

  • @user-wy2cc7up9q
    @user-wy2cc7up9q Год назад

    eid Mubarak muna miski xaqul cid keyga away❤

  • @jaamaccabdiraxman7855
    @jaamaccabdiraxman7855 Год назад

    Waa khiyaamo warqadahood dhan baa wada tuug ko qoranyihin

  • @maxamudcaliali3566
    @maxamudcaliali3566 Год назад

    Muno abayo waan kusalaamay quruxey waan kutagara from kismaayo

  • @dalibabdulkadir8331
    @dalibabdulkadir8331 Год назад

    Waxan wa isla ogtihin ee wax la dhawan Karo la imaw walaley 😂😂😂

  • @falastiinxasannuur4992
    @falastiinxasannuur4992 Год назад

    Kkk

  • @nuurmaxamed2008
    @nuurmaxamed2008 Год назад

    Dad iga badsheen

  • @FarduusHamse-hm6xm
    @FarduusHamse-hm6xm Год назад

    Kkkķk jaska idily

  • @user-uq1xf4co3c
    @user-uq1xf4co3c Год назад

    😂😂😂😂😂

  • @siidcalisiidka4992
    @siidcalisiidka4992 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fardowsabashir8020
    @fardowsabashir8020 Год назад

    Wiixiina xoog miyaaa walaalayaalow

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 Год назад

    Way isla og yihiin malaha

  • @SOOMAALIMIDAH
    @SOOMAALIMIDAH Год назад

    Marqaati ayaa maqan waxaa qayaasayaa in filimbo in loo tashaday

  • @sacdiyoxishood3498
    @sacdiyoxishood3498 Год назад

    Sorry falebo San maxaugu gashen wiilka raligilinkabixiyo waryada 😢😢😢😢

  • @farahabdi7570
    @farahabdi7570 Год назад

    Madixisa durman baa laga tumay bee

  • @faaraxxuseen6852
    @faaraxxuseen6852 Год назад

    War ninkaa maxaa kaqaldan wax mafahma miyaa raga maxis kaqabto mission miyaa haweenkaba waa kudhagan yahy maxaa siya

  • @Wasanyi-66
    @Wasanyi-66 Год назад

    Qiyano tas falenbo iska daya dad yow

  • @selma-pi8ib
    @selma-pi8ib Год назад

    😂😂😂😂

  • @farahabdi7570
    @farahabdi7570 Год назад

    😂😂😂😂😂😂