CHALLENGE DHIIG KU DAATAY: IDIRISKA IITAABO OO SANKA LAGU DHUFTAY & BAABA JEEY OO TAARIIKH DHIGAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 янв 2023
  • CHALLENGE DHIIG KU DAATAY: IDIRISKA IITAABO OO SANKA LAGU DHUFTAY & BAABA JEEY OO TAARIIKH DHIGAY

Комментарии • 159

  • @hodaniman9003
    @hodaniman9003 Год назад +34

    Aduunka muu soo maariin qof ka wanagsan nebiga Muhammad scw scw scw

  • @mohayare79
    @mohayare79 Год назад +18

    Captan baara la aantiisa nuur Malahan😭😭
    Teeda waziirka ciyaar ma yaqaano
    Ciyaartaan Dib ha loo baaro

  • @malaazaofficial
    @malaazaofficial Год назад +13

    Hadaa aragto magaca nabigeen mohamed sallaaho caleyhi wasalam like saar 🙏

  • @xabiibosalaad1552
    @xabiibosalaad1552 Год назад +17

    kaptan baara la,aantiis nuur malahan😭😢

  • @maajidyare3525
    @maajidyare3525 Год назад +29

    Idiriska inta ilatageerto isoo raaca 😁😁

  • @cabdisamadciisexuseen7258
    @cabdisamadciisexuseen7258 Год назад +4

    Wasiir shabalaasha aan tageerraa

  • @amoryabdi5341
    @amoryabdi5341 Год назад +7

    Team idiriska Iyo Bbd 💪

  • @maankey6048
    @maankey6048 Год назад +4

    The legend iga qosliyo idiris 😂😂😂😂😂

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 Год назад +3

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya waxay Idin tahay wangsn Apyo apowe 🙍‍♂️🧕

  • @Itssihopodcast7993
    @Itssihopodcast7993 Год назад +3

    Wasiir shabalasa ciyaarta halaga joojiyo because wu khaldaya 😂

  • @ahmedjaamacshire6827
    @ahmedjaamacshire6827 Год назад +3

    Idirska best camdyn of soomaali

  • @ibraahinjamac8352
    @ibraahinjamac8352 Год назад +2

    Team BBD... I like

  • @crisaaqyre2069
    @crisaaqyre2069 Год назад +3

    Shabalaaza miiskuu riixayaa

  • @dahaboaxmed827
    @dahaboaxmed827 Год назад +1

    Waa bilaa kabtan baara

  • @mohadeeq5038
    @mohadeeq5038 Год назад +1

    Ciyaar Aan Captan Baara Joogin Wa Caajis🫢🫢🫢🫢🫢

  • @wllhonaal2796
    @wllhonaal2796 Год назад +9

    If the challenge stay IDRIS the challenge will become hot🔥, funny, excit, and motivates

  • @Amraniita204
    @Amraniita204 Год назад +7

    Asxaabey wasiir shabalaza Game ku jiro dhadhan ma leh
    Ma isku raacnay ✋

  • @saidalihussein3826
    @saidalihussein3826 Год назад +3

    Wasiirka zabalaza nin weyn wax barte RUclips kiisa sher out u sameya xitaa 5k maroya video kasto ow idinla duubo ugu cimamada share out ✌️✌️

  • @nimcorage7921
    @nimcorage7921 Год назад

    The best video and the best challenge I ever watch. I think I watch this video more than 20 times I can’t stop watching, is so funny wallahi, we need more off this please

  • @saciidsarajante7144
    @saciidsarajante7144 Год назад +4

    Plz baabajey inaa lagulmo ayan rpaa wllaheyga plz wa idin baryaa codsikyga ii tix giliya azxapey zxpkie baarana wan salmy io idiriska io dhmnta inta baabajey garabkisa taagan sharaf io ciso idin haya wllaheyga 🥺🥰🙏❤️

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +1

    Caawa baaba jeey oo daldashay wixiiba keep going bms

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад +1

    Barbaarta keep going

  • @mariogotze9964
    @mariogotze9964 Год назад

    Captanka la aantii meeshu caawa ma mcnapa captanka keeneee☝️☝️☝️☝️

  • @cabdirisaaqcade7907
    @cabdirisaaqcade7907 Год назад +3

    Idiriska ciyaal suuq waa wraa kabixi Kan kulhaa😂🤣

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад +2

    Keep going legend 🙏

  • @XogRaac
    @XogRaac Год назад +1

    Idirskaba waad siiseye wllkagana maad wax ka siisid

  • @mohaahassan967
    @mohaahassan967 Год назад

    Walahi waciyar ciyar dhaftay mash alah

  • @daadiimaxamed164
    @daadiimaxamed164 Год назад +1

    Kp going idiriska

  • @cumarofficial8734
    @cumarofficial8734 Год назад +3

    Shabalasa wlhi wax kale waye inuu dadka iska jeediyo ayuu miiska jug sinoya😂😂😂

  • @abdihailow8229
    @abdihailow8229 Год назад +1

    Idaadi needed

  • @omarahmad5053
    @omarahmad5053 Год назад +2

    Asc asxaabta ayada Talent kaaleto ma jiirto miya cuunto cuno iyo cawetan miya naga daaya waa ka daalnay aa good talent cusub nokena inta igu racsaan like isaar

  • @cqafaarahmedadancqafaarahm8925
    @cqafaarahmedadancqafaarahm8925 Год назад +1

    Meshan caftanka ayaan kamaqan.baara
    Babaa waxa Dhan maqadan laheen
    Cafta waa lagu tawey

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 Год назад +2

    We are team idiriska❤

  • @exzola3120
    @exzola3120 Год назад +1

    War.basadiirka.Kassara..chalangiga

  • @samadaxmed1279
    @samadaxmed1279 Год назад +1

    Wanziir shabalaza waa qof qiyaano badan ilahey kama baqo manto dhan miiska jug ayuu sinayey

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Keep going

  • @hindamustaf1534
    @hindamustaf1534 Год назад

    Shabalaza iyo baaquli boy waa ninman qararbadan oo qalbiga kamadow

  • @reymaazofficial7870
    @reymaazofficial7870 Год назад +1

    Baabajeey ninka raga lagu tiigsado waziirka xogaa wax Ka sii wixii aad heshay

  • @abdiahmed1595
    @abdiahmed1595 Год назад +1

    Baaba jey shabalaaza halaga dhaafi chanalkaan ana cayaarta lagu cazuumaayo dagaal kiisaaaa badan

  • @hiiranyare3622
    @hiiranyare3622 Год назад

    Cabtan ka wa kan ugu fansn no fan cawa

  • @fardowsacalihasan8321
    @fardowsacalihasan8321 Год назад +1

    Qofkaan xiiran cayarta haku sodarina

  • @Jack_Cadnaan
    @Jack_Cadnaan Год назад +4

    War walaalayaaloow shabalaasa meesha ka saara ama aan uga baxno anagu qofkan sacsacaa ee is caruuraynaya inta igu raacsan in meesha laga saaro ISMUUJIYA TEAM comment

  • @umeymochannal4923
    @umeymochannal4923 Год назад +1

    Kabtan tara melo jogin 😥

  • @alexak951
    @alexak951 Год назад +2

    Shablaaz Qaraarow waaye 😁😁😂😂😂

  • @miskicabdi719
    @miskicabdi719 Год назад +2

    Mayeelaayi kulahaa idiriska 😆😆😆

  • @alukoshaks8946
    @alukoshaks8946 Год назад

    Captain baraa awi

  • @alimuminhasan6168
    @alimuminhasan6168 Год назад +2

    Team adriska🔥

  • @King_Hazaazi
    @King_Hazaazi Год назад +1

    Ciyaarkaan dib haloogu celiyo sababtoo ah waxana ka.maqan capkan paara waziirka.ciyaarka ma yaqaano

  • @cabdisamadciisexuseen7258
    @cabdisamadciisexuseen7258 Год назад +1

    Challenge Hees bilaa music soosameeya

  • @liipanjaamac1328
    @liipanjaamac1328 Год назад

    Asc najiib hargaysaan kaa soo salaamaya

  • @Bugac9
    @Bugac9 Год назад +7

    Team b.d.w keep going 370k coming soon inshal lah

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Год назад

    Wasiirka ciyaraha halaga mamnuuco fowdo waaye

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim23 Год назад

    Captan bara kayn maskiin wasiirka

  • @abdullsalammohammad8261
    @abdullsalammohammad8261 Год назад +1

    idiriska xaasid waye kawaran asiga in wax lasiiyo rabyaa umadakale na wax uma ogola baaba asi hore aaba loo kasaaye

  • @arafatahmed5678
    @arafatahmed5678 Год назад

    Team legends waa idinsalamay

  • @zamzamxaaji5346
    @zamzamxaaji5346 Год назад +1

    Basaxiirka mar dambe Yaan lakeenin

  • @axmedmaxamuud1384
    @axmedmaxamuud1384 Год назад

    3 legends

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 Год назад +2

    Wasiir shabaalaaza wuxuu ku ciyaaray barnaamijka 1 ama 2 mar wax dhib lakin asaga joogto waaye wixiisa dagaal maxaa waaye kan kkk

  • @abuukarcqaadir2323
    @abuukarcqaadir2323 Год назад +1

    Pls markale kusoo celiya labadaan..🤣😍

  • @amxaar
    @amxaar Год назад

    Kabtan baara la antiis. Nuur ma lihidiin

  • @calisiidowamiin8364
    @calisiidowamiin8364 Год назад

    Shabalaaza qiyaano socoto waaye miska ayuu jug siiyaa mar walba yan lagu soo darin

  • @cabdimaanka778
    @cabdimaanka778 Год назад

    Waziir nin waxbar tahy mar dhambo maskiin

  • @yaxyemuumin3011
    @yaxyemuumin3011 Год назад +1

    War aniga ibalamiya BABAAJEY ANA WACDARO KU DHIGAYE

  • @muxubobacayoos517
    @muxubobacayoos517 Год назад

    Wlhi Jakarta wa funy

  • @hamadiboyihamadiboyi6270
    @hamadiboyihamadiboyi6270 Год назад

    idiriska itabo legend

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Год назад +1

    Allabahaan waxaa laga helaa suuqa bakaaraha

  • @cabdimaligmaxamed443
    @cabdimaligmaxamed443 Год назад +1

    Baa bajay xaasid waaye idiriska waa la ciilay
    Maskiin ka😓

  • @mustafkhaan4751
    @mustafkhaan4751 Год назад +2

    Tageere Waziir shabalaza Hadaa tahy like dhac kusii

  • @hakimmaxamed2356
    @hakimmaxamed2356 Год назад

    first comment..😂😂🤚

  • @darishore814
    @darishore814 Год назад

    Kaftan baara qosol kiisa maqan

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Год назад

    Idiriska waa runtii. Bixiya. Bidaarlaha wuu buuqbanyahay

  • @cumarxasan8979
    @cumarxasan8979 Год назад

    Team kaptan baara

  • @xasanaxmad2727
    @xasanaxmad2727 Год назад

    wasiir qaxaan qax

  • @yasiinali281
    @yasiinali281 Год назад

    Viva citezens💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @abdiahmed1595
    @abdiahmed1595 Год назад

    Barbaarta

  • @MohamedAli-yh7gu
    @MohamedAli-yh7gu Год назад

    Wasiir shabalaasa ka mabnuuca ciyaaraha wlhi isaga iyo kan kale ee funaanada jaalaha aan iska badalin labadaas waxjira maaha

  • @mohanmb8004
    @mohanmb8004 Год назад

    Kabtan baara la,aantis wax jira ma ahan Challengega
    BBD

  • @sacdiyomahamed2388
    @sacdiyomahamed2388 Год назад

    Captain bara keena

  • @cabdisamadciisexuseen7258
    @cabdisamadciisexuseen7258 Год назад +2

    Jamuuni dadka wuu yasaaa sidii inuu lacag siiyay

  • @abdiahmed1595
    @abdiahmed1595 Год назад

    Adinkana sidoo kale shabalaaza halaga dhaafi

  • @Anzal1
    @Anzal1 Год назад

    Baaba jey idirka intuu wax siinaayo isgoo wax heysta waa khalad wr wiilka miskiinka aad soo kaxeysateen sharfa oo allbta wax kasiiya

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 Год назад +1

    Ninkan dibka badan oo xasidka eh oo ciyarta sixun uciyaro horta waxba yuqadanin

  • @wllkaraama2474
    @wllkaraama2474 Год назад

    Wr Kan dhib badanaa miiska kaleexo waa lgu kari waayey😂

  • @sucdiizhofficial2395
    @sucdiizhofficial2395 Год назад +1

    Qofka kula ciyarayo hada nasib u wayey inu helo hortisa wax laguma qato ceeb😒

  • @aminaomar1882
    @aminaomar1882 Год назад

    Shabkasa waa qayanalow miiska ayuu idingaraca wan qoslaa ayuu leeyahay idiriska waxa maantoo dhan gefinY waa isaga WIILKA as cayaraha HALAGA saaro qiyaano mafiicna asigana waxba Ma helin qiyaano weelkeeda waa Eber ayaan maqli jiray

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Год назад

    Waxba ka dhacay 😂❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +2

    Baro Luuqada Ingiriiska Adigo Gurigaaga Iska Joogo Kana Baro Si Bilaash Ah Channel Ka
    SAHAN TOOSAN
    Si Daacad Ah Oo Hagar La Aan Ah Mahadsanid.❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilyapoi239
    @ilyapoi239 Год назад

    babajey idiriska wu ka xumaday ee ilali qofka qalbigiisa

  • @hassanomarabukar2067
    @hassanomarabukar2067 Год назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdishakuraliziyar4697
    @abdishakuraliziyar4697 Год назад

    Baaba waa boqor walaahi

  • @suneynacabdi8133
    @suneynacabdi8133 Год назад +1

    Baaba jey idiska iyo captan paara hdee eheen mba fiirsa kri Illahey amrkis 3das ee ku macdahy sheekada❤❤

  • @sakariyediraac1878
    @sakariyediraac1878 Год назад

    Idiriska

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som Год назад

    War waxan ciyrta ku ciyryaa naga dhaf h.wsha wasiirka la lee yhy

  • @gaxtaaniidiris5584
    @gaxtaaniidiris5584 Год назад

    Qoqlahaan mar kale hakeenin

  • @faatimacadey9541
    @faatimacadey9541 Год назад

    Baaaba jey cadaalad masameyneesid hal nin wax baad siineysaa midka kalana wax masiineysid saas wax fiicn ma ahan xaqiiqdii

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 Год назад

    Shabalaza gebi hal ley haloga dhigo

  • @ddsijigjiga9257
    @ddsijigjiga9257 Год назад

    Shabalaza wuu saxsan yahay

  • @mohamednoorosman8521
    @mohamednoorosman8521 Год назад

    Kaptan bara is missing

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 Год назад

    Iska bax walaalow 😅😅😅

  • @cabdinajiibcabdiraxmaan833
    @cabdinajiibcabdiraxmaan833 Год назад

    Hh baaba jeey Qool.maa wan ugali noo saa hhh mise lo dii makaro cml oo Qof kosto afka gishatay cml uga shay