HADIYADI IGU HOREYSAY OO BLUE STAR AYAA ISISAY WAN FARXAY IO .......

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 267

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад +87

    Ana uso horeeyey ee somaliyey iga farxiya like badan iyo isodawad

    • @joshuamatias1990
      @joshuamatias1990 3 года назад +1

      A trick : watch movies at Flixzone. I've been using it for watching loads of movies these days.

    • @derrickenoch1776
      @derrickenoch1776 3 года назад

      @Joshua Matias yup, been watching on flixzone} for months myself :)

  • @bamarhul
    @bamarhul 3 года назад +36

    Wiilo waanku taa geeraa laakin wax yar qosolka yareey

  • @Abdikadirrmohamett
    @Abdikadirrmohamett 3 года назад +14

    Wllhi bilaahi talaahi comment Gaan like baan saarayaa
    Waad dhaaratee like saar

  • @najmaqurux1919
    @najmaqurux1919 3 года назад +10

    Wallhi wan qoslaaa baba markan ku arko fani ayaa tahy alle haku barakeyo Baba Waxan kugu hampalyey nayaa 100k inshAllah waqti dow 💖

  • @aishachannel2473
    @aishachannel2473 3 года назад +12

    team baaba jey walalahey waxaan idiinka codsanaa waliba alle dartis in aad like iyo subscribe isaartan

  • @xabsasaleban4389
    @xabsasaleban4389 3 года назад

    Willow qosolka badan
    Qalbiga ayuuu madobeya

  • @saara3saaro271
    @saara3saaro271 3 года назад

    Wan ku salamay baby jeey yourtub kale fuuro si aad u yeelato labo RUclips 💐💐💐💐💐

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад +35

    Pls isooboqo Alle dartii haidhafina ILAHAY darti waa wiil yar somaliyeed 😭❤️

    • @najamanalka4600
      @najamanalka4600 3 года назад +1

      asc meesha baaba jeey ayaankaasoobooqday markaad dhahday aledartiis ugusoobooqda horey usoco maama

    • @abdifatahodey6794
      @abdifatahodey6794 3 года назад

      Wanu kusoo booqany allah dartiis

    • @fatmacadeyfatmacadey2721
      @fatmacadeyfatmacadey2721 3 года назад

      asc asxaabta babajey waxan idinka codsanaya inad ale dartis igu cawisan waxan ahay qof muslim oo somali ah plz and plz icawiya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️ had icawisan wan idin jeclahay hadi adan icawini na wan idin jeckahy

  • @adamillex4813
    @adamillex4813 3 года назад +1

    Waaw

  • @hoodoabdi9551
    @hoodoabdi9551 3 года назад

    Big legend Baaba jeey Alle haku caafiyo caawa waa xanuunsanaa u duceeya

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 3 года назад

    Amiiiiin amiiiin baba ducadisa

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 3 года назад +13

    Wiilo qosolkeeda jclhy wlhi🥰🥰🤣

  • @naasirwacane3654
    @naasirwacane3654 2 года назад

    Wlhy waan qoslay sxp baaba jeey guuleyso

  • @najamanalka4600
    @najamanalka4600 3 года назад +5

    asc wiilo iyo baaba horey usocda dadka daciifka ah haujoojinin ok waxaad arkeysaan dad dhibadan liketa diyaar weeye baaba jeey

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 года назад +28

    Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa uu dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali subscribe isar Ina so boqo adiga oo mahadsan 🙏🏼

  • @suqrafagande8045
    @suqrafagande8045 3 года назад +3

    Hanbalyoh hanbalyo 100k 😘😘😘😘 on lhe way

  • @ayubbarkadle3202
    @ayubbarkadle3202 3 года назад

    Masha allah

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 3 года назад

    Ok

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 3 года назад +5

    Asalaama Alaykum Baaba Jeey iyo wiilo waan idiin salaamey baaba jeey shactaroole waaye wiilo abaayo qosolka iska yaree diinta ma ogolo gabar qalbi furan ayaad tahay Alaha ku xafido

  • @مريممريدي-ص3ي
    @مريممريدي-ص3ي 3 года назад

    Aamiin yaa allaah

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 3 года назад

    Aamiiiin aamiiin yaa rabi baabajeey horumar wcn insha allah

  • @kaefissajama1517
    @kaefissajama1517 3 года назад

    Masha allh

  • @hanihusseinali654
    @hanihusseinali654 3 года назад +6

    Musasal camal aan ula socdaa videogada ilahow kuxifdi wllky Markan murgo adi iyo wiilo iyo shaadiyo sharaf ilahay haidin xifdiyo wallky hormar wacan warajeynaa aqirona jano ameen yarabi❤❤❤❤🤲🤲

  • @nasriinmahamed2165
    @nasriinmahamed2165 3 года назад

    Hambalyo baba jey walkey 100k

  • @mohamadali5025
    @mohamadali5025 3 года назад +3

    Baaba jeey one of Legend Aan Hawada kabartay

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_130 3 года назад

    Walaley qosolka yareyso bisinke
    Qosolkagu waaki dadka madaxa ka galaye se kalayaree waa igatalo
    Bilaa micnaha nagayare

  • @ZahraZahanchannel
    @ZahraZahanchannel 3 года назад +4

    Hadiyado qiima leh MashAllah tabarak

  • @sahrasaladnor7715
    @sahrasaladnor7715 3 года назад

    M.A babjey iyo wilo wan idiin jecelhy❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hananbadal4275
    @hananbadal4275 3 года назад

    Babajeey hambaliyo wallkay macn 100k wan sugeyna❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤willo I love you ❤

  • @falisabdullahi8547
    @falisabdullahi8547 3 года назад

    Aamiin aamiin Yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲

  • @zaedzahid8217
    @zaedzahid8217 3 года назад +14

    Wiilo markan arko inay kula jogta video waan soocararay

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 года назад

    Masha allaha keep going walkey

  • @queenamal7358
    @queenamal7358 3 года назад

    Baaba Jeey wlhi bowe kal iyo laab wa naga qoslisa sharf iyo karama leedahay qofka kliya dawado marka xanqsnahy baaba Jeey keep going pro ❤🥰🥰

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 года назад +1

    Baabajey waa u qalmaa hadiyadaas iyo kabadan💯🙏👌👍

  • @farhiamohamud6766
    @farhiamohamud6766 3 года назад

    Baba hadyad iga gudoon ❣❣❣❣💔❣💔💔💔💔💝💝wan ku jeclahy💔

  • @haniabdirashid706
    @haniabdirashid706 3 года назад

    Baba somali walaahi qosolki aduunka sacdiya haladhibo ayadaa dadkadhibi jiteer hakutaagnaato

  • @abdifitahalihassan4055
    @abdifitahalihassan4055 3 года назад

    👍👍👍👍

  • @baabasiidka4301
    @baabasiidka4301 3 года назад +20

    Baaba Jeey 3 Malin aa vidow la an na dhigi rabtay iga tag dheh 😂

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 3 года назад +3

    Baaba jeey iyo wiiilo
    Aadbaan iddin salamayaa wllyaaal
    From hrgysa 🙏🏻🙋‍♂️🥀

  • @amlapea2897
    @amlapea2897 3 года назад +10

    Baaba jey wllkey 100k wax yara kaga dhiman markaa xirtid Iphone ka rabaa bwe😥🙏

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 3 года назад

    صباح الخير يا أستاذ ##مبروك بروف عليكم

  • @faraasiilciise3466
    @faraasiilciise3466 3 года назад

    Baba jey waa salaman tahay

  • @aadanhassanyousuf6691
    @aadanhassanyousuf6691 3 года назад +1

    Masha allah walal ilaahey docodaaa hanoo aqbalo insha allah adna ilaahey haku xafido sxb sare baaba jeey iyo walal qaali wiilo cadey shrfy abayo

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 года назад

    LEGEND HORE USOCO 🔥🔥 BAABA JEEY

  • @reyhanreyhan1970
    @reyhanreyhan1970 3 года назад

    Baba jey iyo wiilo qurux ayeey isku yihiin ❤️🌹🥰💯

  • @amiiraxasan8077
    @amiiraxasan8077 3 года назад

    M.a wiilo iyo baabajey fanyy

  • @laylasabaray9441
    @laylasabaray9441 3 года назад

    Amiin amiin

  • @yaxyemohamed5698
    @yaxyemohamed5698 3 года назад +1

    Baba wlhi wanku tageera 🥰👈

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 года назад

    MASHA ALLAH ❤️✔️💯💯

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 3 года назад

    Baabajey 100k gaarsiiya

  • @cabdifataxmashaallah9935
    @cabdifataxmashaallah9935 3 года назад +1

    Keep going legend

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 года назад +1

    Jecliyaa baabajeey iyo wiilo noolaada walaalaheyga 🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰

  • @maryammaalim8265
    @maryammaalim8265 3 года назад

    M.a ameen ameen😍😍😍🙏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +1

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zaki_______mohaz4043
    @zaki_______mohaz4043 3 года назад +18

    Frist person like ha iga xasdina 😂😂😂

  • @Peysoney
    @Peysoney 3 года назад

    Baaba jeey qosol badana kk🤦‍♀️🙋‍♀️🤣🤣🤣🤣🤣😅 willo 🤣🤣🤣✌️✌️🤓

  • @mamduuxismail6077
    @mamduuxismail6077 3 года назад

    I c ame this night papu jay from soomalind

  • @munaabdillahi4333
    @munaabdillahi4333 3 года назад

    Masha Allah 🤴💝👸💝

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 3 года назад

    Nio qofta qozolkeda waH jeclhy wlhida😋😍😘

  • @halimabeautyandcooking196
    @halimabeautyandcooking196 3 года назад +1

    Masha allaah wankahelaaqaraxadiina qosolkeenaa horo usoco

  • @shaxtam244
    @shaxtam244 3 года назад

    .............

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 3 года назад +4

    Masha Allah kabadan aya uqalanta baba🙏👌

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 года назад

    Wa alleykum salam w w

  • @Samara-by7vn
    @Samara-by7vn 3 года назад

    Hanbaliyo hanbaliyo 100 k subskrab 👏👏👏

  • @maryanabdi1147
    @maryanabdi1147 3 года назад

    Asc baaba jey waa ku salamay gabadha waxaa dhahdaa qosolka badan yarey waa laga qurux badan yahay aduunka laguma waraayo abayo dhola cadey kaliya asc

  • @wayaaweeofficial1659
    @wayaaweeofficial1659 3 года назад

    Keep going bro

  • @kadarahmedahmed1034
    @kadarahmedahmed1034 3 года назад

    Qooof qaalbii fiicaan ayaa tahay wlkey

  • @laalabulle9531
    @laalabulle9531 3 года назад

    Walshey wiilo wee aqliyeysatay walhi marki baba gali rabo shaadiye kudiree lee😂😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @miituuyare9428
    @miituuyare9428 3 года назад

    Babjey waa jeclaaday wlhi wiilo. Qosolkeda iyo ayadaba waa isla jeclaaday

  • @nimcodarwiish552
    @nimcodarwiish552 3 года назад

    Ma. Baaba Jay wiilo abayo qosolka iska yaree xoga gabar baad tahay

  • @yasiromar4702
    @yasiromar4702 3 года назад

    Keep going
    Baba jey

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 3 года назад

    Mshlj baba jeey kkkk wilo

  • @nimcosaliim1561
    @nimcosaliim1561 3 года назад

    Baabajey legend keep going

  • @samaanpea4080
    @samaanpea4080 3 года назад

    Hamplayo 100k wllo🥳💖✅

  • @faaisocumarcali961
    @faaisocumarcali961 3 года назад

    Ani maqoslo waana jeclahay qosolka ee maxaan sameeyaa si aan uqoslo talo isiiya wax qosolka keeno haduu jiro

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +2

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiladifabdiaziiz3878
    @abdiladifabdiaziiz3878 3 года назад +1

    Baabajey io wiilo one love

  • @أروىالجباوي-ب8م
    @أروىالجباوي-ب8م 3 года назад

    Baba sewaye la Anta Awar we love you always baba. Horay usoco hhhhhhhhhhhhh

  • @sahraomar4517
    @sahraomar4517 3 года назад

    Masha allh tabarakal laah😘

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 года назад

    Baaba jeey salaama legend

  • @zakariyemohmud5222
    @zakariyemohmud5222 3 года назад

    Wiilow quruxley waye wlh masha alh marke qosleso waxa dareeme farxad

  • @hazelcole9277
    @hazelcole9277 3 года назад

    Baajeey

  • @wizzyuu3706
    @wizzyuu3706 3 года назад

    Bro Baaba jeey io wiilo wllhi labadiina Fanny ayaa tiHiin Waan idin taageera Brother and sister Hor mar wacan idin rajeenaa i.n😘🤗💯👑❤️👌

  • @ayubgorgorofficial4557
    @ayubgorgorofficial4557 3 года назад

    Asxabta baab jeej isobooqda adinkoo raali ah

  • @ifiyahadiintaofficial7686
    @ifiyahadiintaofficial7686 3 года назад +1

    Team baaba jey 100000k subscribe iigu saara chenel-ka walaalayaal idinkoo

  • @saharaabdi2591
    @saharaabdi2591 3 года назад

    Mshlh baba farxadadha hawarto

  • @fiicanaxmad7989
    @fiicanaxmad7989 3 года назад

    Asc baba jeey iyo wilo Cadey

  • @farxiyoyusuf143yusuf8
    @farxiyoyusuf143yusuf8 3 года назад

    😆😆😆😆😆😆🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👏👏

  • @sahra___2220
    @sahra___2220 3 года назад

    😂😂😂malitaan baba jeey dawado farxda wlh 😍 farxad igu wara walky

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 года назад

    Wcs masha Allah hormar wacan walaalahey

  • @farhanmohamud2100
    @farhanmohamud2100 3 года назад +1

    Mopail ka adi maa lahaa mise Meesha uu saarnaa Baba Jeey Wlhi nin adag waaye waxaaga aa wax lagu darsadaa

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 3 года назад +1

    Wiil youtube ufur aad ayy kula shaqeyse wiil qosol badan

  • @xamdiquen6229
    @xamdiquen6229 3 года назад

    Wila abayo hoyaadaa ayadow qosleyso mee ku dhasho abayo mcn wan ku wataa

  • @shnti5592
    @shnti5592 3 года назад

    Babaa jeey farxadiisa waa farxadeena waye Babaa nolooow waligaa intaa aduunka jogtit oky

  • @hafsamustapha3633
    @hafsamustapha3633 3 года назад

    Keep going baba jey

  • @kadarahmedahmed1034
    @kadarahmedahmed1034 3 года назад

    Hooray usooocdaaaa

  • @jeynaaraa6708
    @jeynaaraa6708 3 года назад

    Masha Allhaa baaba caga dahaab

  • @cudoonabuukar485
    @cudoonabuukar485 3 года назад +1

    Bajeey waku sallamey lkn magacaga saxda ma iishegtidoo

  • @wardakhadar9169
    @wardakhadar9169 3 года назад

    Hore usoco wllkay dar alle ku jeclhay walhi siniyo bad iga qoslisan adiga wllkay iyo wllshay wiil

  • @abukarofficial6472
    @abukarofficial6472 3 года назад +6

    Baba Ani waxaa iga gadan ruwaayadii eey wiilo Iska dhiktay cunuk😂