SUNDUS OO KADIS NAGU IMAADAY IYO DALXIISKII UGU SHIDNAAY / QOSOLKA ADUUNKA..😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 584

  • @BakarBaacow
    @BakarBaacow 3 месяца назад +164

    Nolosha Ku raaxayso lkn salaadaha ilaali like

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 3 месяца назад +167

    Inta ku faraxday imashda sundus❤❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 3 месяца назад +188

    Guy’s habraha amiiro ku dhagan TikTok ga kawarn hadaa repor wada dhahno 😂😂❤

    • @iimaanCmahad
      @iimaanCmahad 3 месяца назад +29

      Ani mar horaa repot gareeyay😂😂😂

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 3 месяца назад +21

      Habar walba aan arko waan report gareeya😂❤

    • @AmiiradaT27
      @AmiiradaT27 3 месяца назад +11

      mar hore dhahe idinka kuwada le😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 месяца назад +10

      Wa fikrad fican aniga Mar kasto aya dhaha

    • @AnzalmaxamedZiyaad
      @AnzalmaxamedZiyaad 3 месяца назад +7

      Ani mar horaa dhahay😂😂

  • @NasraAhmed-t7b
    @NasraAhmed-t7b 3 месяца назад +40

    Am so happy that sundus and Amira sees each other😊Sunmir❤

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett 3 месяца назад +109

    Amiira video muukuu bixi waayy maanta waa daahdee😂😂

    • @amiraqurux
      @amiraqurux  3 месяца назад +49

      Haa wlh omh 😢

    • @Aasiyamaxamed-g8t
      @Aasiyamaxamed-g8t 3 месяца назад +6

      ​@@amiraquruxhaa dee wan kusugney qali

    • @LuunayyyAli
      @LuunayyyAli 3 месяца назад

      @@amiraquruxsorry amiiradeen lakin please caawa met kale noo soo dhig 🫶🏾❤️😭

    • @LuunayyyAli
      @LuunayyyAli 3 месяца назад +12

      @@amiraqurux Amiira waa ku baryeena codsi waayay xitaa daduu abuubakar safrayahy adna ha raacodo adi iyo team walba iyo sundus lara soo Dalxiisa 2 biri ku darso Waa codsi dhinac fans kaga ka imaaday hadaa na jeceshahay please 😭❤️🫂😢😢😢❤❤❤❤

    • @Suuban225
      @Suuban225 3 месяца назад +2

      @@LuunayyyAlimaku darsankarto xabiibti cunug ayey kasoo tagatay saan ayey ila tahay

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 3 месяца назад +31

    Amiiray marka la dalxiisayo muqalada ah lagama xiiso dhacdo wa lagu enjoy gareeya wayo anagana wan dalxiisaynaa markaa noo badi 😂❤❤

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 3 месяца назад +40

    Kuwan Ina dalxiiso ee ijeclesiinayan keep team Amira one like

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 3 месяца назад +33

    Amiiradeyda waa ku faraxnaa marka aragno daqiiqadaho bdan nosoo badi mar walba❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnasCawad
    @AnasCawad 3 месяца назад +84

    Aamiro maadaamee sundus imaatay wax kudharsada dalxiiska noh❤😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 месяца назад +5

      Haa walhi labado bari waa iney kudaraan sundus iyo hani ha dalxisane😂

    • @Suuban225
      @Suuban225 3 месяца назад +3

      Amiira iyo adno caruur ayey kasoo dageen xabiibti

    • @Aluu0202
      @Aluu0202 3 месяца назад

      @@Suuban225 adna la garay amiira cunugeeeda awalba hoyaded baa u hayso alle ha u daaye she’s freeee

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 месяца назад +55

    Amiiro qurux wlhi dalxiis wuu dhaaaafay kan❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад +33

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 3 месяца назад +1

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 3 месяца назад +27

    Ugu dambeyn Amira iyo Sundus wey kulmeen magaalka babiya 😂😂 Dalxiis Qurux badan Adna kulahaa Alla ilma kasotegay marna waan fuuray marna wan ilmeyay sababto ah waa Hooyo 🥰🥰🥰🥰

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 3 месяца назад +28

    :اللهمَﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕌🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕌🕋

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 месяца назад +36

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢

  • @LuunayyyAli
    @LuunayyyAli 3 месяца назад +25

    Amiira saan maxaa waya hee saaid video ka aada ayaa noogu soo daahi sabee caawa laakiin 1 kale kaa sugeynaa Dalxiiska ku darsada waa idin baryeenaa kan dalxiis oo dhaafee walhi i liket ❤🫶🏾😩💐🌊🏖️

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 месяца назад +100

    TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE 👍

    • @Sundusfeysal
      @Sundusfeysal 3 месяца назад

      😅😅😅😅😅😅

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад +154

    (بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ )اِلَّا تَـنۡصُرُوۡهُ فَقَدۡ نَصَرَهُ اللّٰهُ اِذۡ اَخۡرَجَهُ الَّذِيۡنَ كَفَرُوۡا ثَانِىَ اثۡنَيۡنِ اِذۡ هُمَا فِى الۡغَارِ اِذۡ يَقُوۡلُ لِصَاحِبِهٖ لَا تَحۡزَنۡ اِنَّ اللّٰهَ مَعَنَا‌ ۚ فَاَنۡزَلَ اللّٰهُ سَكِيۡنَـتَهٗ عَلَيۡهِ وَاَ يَّدَهٗ بِجُنُوۡدٍ لَّمۡ تَرَوۡهَا وَجَعَلَ كَلِمَةَ الَّذِيۡنَ كَفَرُوا السُّفۡلٰى‌ ؕ وَكَلِمَةُ اللّٰهِ هِىَ الۡعُلۡيَا ؕ وَاللّٰهُ عَزِيۡزٌ حَكِيۡمٌ🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShakiraChanel6
    @ShakiraChanel6 3 месяца назад +30

    Na amiiray ana u horeya views ka like ta commentigaba 😂❤

  • @HodmanAhmed
    @HodmanAhmed 3 месяца назад +35

    Warxadiina wada jiirkiina waan jeclhy ilah niima tuso wx niikala fogeeyo😢❤

  • @CabdiraxmaanSharafow
    @CabdiraxmaanSharafow 3 месяца назад +83

    Team walbo one like❤

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 3 месяца назад +43

    Amiiro ilaa xaley dhan ku sugaaye maxa ku daray wlhi RUclips wan kuso lab labanaye 😢

    • @Amran-rp6vm
      @Amran-rp6vm 3 месяца назад +1

      😂😂😂😂dwsho jeclide

  • @umumaahir530
    @umumaahir530 3 месяца назад +24

    Amiiro qurux waxaan ahay taagee rahaada 1aad waxaan kudhi lahaay hooray usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaawoLuulxaajicali-n3k
    @XaawoLuulxaajicali-n3k 3 месяца назад +33

    Daawadaha ¹aan ahay team amiira maxa u qalmane🥺😊😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 месяца назад

      Bilad sharafed uqalantaa qalbi😢😅😅

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 3 месяца назад +9

    Amirada Stylka iskufilan, qalbi xaaran, karti badan...il iyo cawryaba la'aw❤

  • @ShaymaXaaji-ti7zq
    @ShaymaXaaji-ti7zq 3 месяца назад +18

    Macalimo iyo amira dhibkooda jeceliya😂😂😂

  • @zuuzuqurux1715
    @zuuzuqurux1715 3 месяца назад +15

    Amira gabadh wacanba tahaye kalmada laailaah illallaah dheh macnaha dhaamays tir khayr allaah hakusiiyee

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 месяца назад +14

    alla mataanihii Adna iyo Amiira sxbyaal kood baa u yimid Adna waxa u timid sxbteed maandeeq Amiirana sxbteed sundus Ayaanle waaw caadi masha sxbtinimadu ha waarto 👭❤❤❤😘

  • @dhelatira
    @dhelatira 3 месяца назад +18

    top Jerry waa is Helen ugu danbeen😂😂😂😂😂

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 3 месяца назад +15

    Amira farxadeeda baxeysaa sundus baa utimi😂❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 3 месяца назад +14

    Amira sida lugaha ka siineysid iska day ceeb waye salah waa nin haku dayan adiga gabadh ba thy kuguma haboona

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 3 месяца назад +13

    10:53 se yesheen adiga iyo macalimo abuubakar 😂😂😂

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 3 месяца назад +22

    Ala amira sundus markasta asked kaso baxaysa saxibo isjecl inaayyihin laga darema❤

  • @SamiiraQurux-bp2ce
    @SamiiraQurux-bp2ce 3 месяца назад +13

    Oooov Team sunmir saan u jeclhy lee♥️👑

  • @nuurxasancumarnuurgaab158
    @nuurxasancumarnuurgaab158 3 месяца назад +18

    Hambalyo faraxday 🎉❤sundus Walls fey badan 40 abyo mcn qurux

  • @MaryamaAbdulahi-fy9oc
    @MaryamaAbdulahi-fy9oc 3 месяца назад +6

    Maseer iqab tay waxan dalxiis wow dhafay😂❤

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 3 месяца назад +8

    Milyan Qurux walaal iyo asxaab ku jecel o Safar ku so gasho Ilaahay ku siiyay...Sundus Boqorada Putland is not easy

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 месяца назад +5

    Alla kan dalxiis wuu dhaafay wllhi qurux my team walba love you❤️

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 месяца назад +10

    Ayyy team walbah kabax yaqay waana washeyn❤❤ sundus funny isn't Easy ❤❤

  • @sagalxasan8229
    @sagalxasan8229 3 месяца назад +19

    Ana uhoreyo team walba 1like❤❤❤❤

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 3 месяца назад +10

    Amiiro Hal Maalin kudarsada plz😢😂😂 sundus Io Hani dartood

  • @NasraAhmed-t7b
    @NasraAhmed-t7b 3 месяца назад +7

    😂😂😂😂ilmaan kasotage😂😂adhi Amira hal lee kasotagte ani afar kasotagi kulahaa😅😅

  • @yusroabdullahi7370
    @yusroabdullahi7370 3 месяца назад +6

    Sundus wallashed malaqaba noso sheeg😂😂😂wareysi kaso qaad😂😂

  • @xamdixikmad-tu5nm
    @xamdixikmad-tu5nm 3 месяца назад +3

    Amiradeyda ani wan kga sundus ine imaneso ee waqti ku darsada mcaney wa codsi🙏

  • @HaaruunAbdi-ps4ph
    @HaaruunAbdi-ps4ph 3 месяца назад +14

    Amiiroy sunduswaykujeceshahay anaganawakulajecelnahay ❤❤❤❤❤please ilaasho ❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 месяца назад +6

    Ala saan u farxay maanta arkay sundus idin soo socta wada jirkina u xiisey amiiray ❤

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 3 месяца назад +4

    Lankawi waan kala bartay inaan jogo aaba umlyaabo 😂😂😂

  • @SalmaJamac-zr4gx
    @SalmaJamac-zr4gx 3 месяца назад +4

    Amiiro meelo badan aada adi iyo sundus😂🎉

  • @FarxiyoCabdullahi-dk6rl
    @FarxiyoCabdullahi-dk6rl 3 месяца назад +18

    Amira waqtiga so dheree 50xita nogadhig video gaa malaga dalayo m.a❤

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 3 месяца назад +3

    Amiirooy sundus loves you so much wlhi ilalso gabadan plz

  • @amira1438
    @amira1438 3 месяца назад +4

    adna see ilmo ku dhashay aqwan san dhan maa fuley utahy😂😂

  • @Ronaldo-c2s7o
    @Ronaldo-c2s7o 3 месяца назад +16

    Team walba one like ❤️

  • @hodanboqor8194
    @hodanboqor8194 3 месяца назад +3

    Ar adana mrka sawirka lagalyo sideey u cidhib tagyso 😂😂

  • @NasroAbdulaahi-tz5jv
    @NasroAbdulaahi-tz5jv 3 месяца назад +3

    Amiira abaayo sundus iyo walaashed labo maalin ugudara maadama ay safarkuimaadeen ucodeeya please 😢🥺💯❤✅

  • @Abdullahi-mohomed
    @Abdullahi-mohomed 3 месяца назад +13

    Team Samia One like😊👍

  • @MaxamedCilmi-r5y
    @MaxamedCilmi-r5y 3 месяца назад +4

    Amiira video kan ka qurux badan weligeed maysoo gelin

  • @CaishaCali-u5e
    @CaishaCali-u5e 3 месяца назад +10

    Inta aan team 27 aan kala cayin waa nii salame 😊😊❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 месяца назад +5

    bilowga video ga team walbah quruxdooda iyo meesha quruxdeeda iyo sxbtaa oo kadis kuugu timaaday iyo anagoo video Amira soo dhigto shalay noogu danbaysay maxa ka dhahnaa hee war ma jiro Amiira alla kan dalxiis wuu dhaafay ileen awal dalxiisba maanu arkin bas waaye Amiira ❤❤❤❤

  • @AishaibrahimMohamed-dn1ow
    @AishaibrahimMohamed-dn1ow 3 месяца назад +6

    Alla amiiro video wey soo dhereysay thanks amiradena❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад +34

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻😢

    • @fartuuni4942
      @fartuuni4942 3 месяца назад

      Scw❤❤❤❤ samiya waa saxanthy mashalh❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 3 месяца назад +6

    Waaa ogehe Abuukar markuu Turkey kunoqdo inuu video yashan markale kuceahani dawashadoodha 😂😂😂

  • @Amiiroqurux-y5d
    @Amiiroqurux-y5d 3 месяца назад +7

    AMiro byo anaka waxaa iska daawano oo aan caajiska iskawa bixino oo aan iakawq fqraxno rabnaa ilaa 50 daqiiqo aodo rabnaa bis bls bls byo amiirqdaynaay waa markii uku horoysa aan wax kuwaydiisto in shallah waa is arki doona hadaa noolado aamiin by

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад +11

    Team Amiira & Samia One Like ❤

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 3 месяца назад +7

    Amiiro malin kudarsada plz sundus inay idinla wareegta rabnaaye

  • @AbdisalamabdulleMohamud
    @AbdisalamabdulleMohamud 3 месяца назад +2

    I am from South afrika waan u wataa amiiro qurux

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 3 месяца назад +4

    miss style amiira 10/1000🎉❤

  • @MohamedAamin-f3o
    @MohamedAamin-f3o 3 месяца назад +3

    Wlhi amiira iyo iney Isn't easy yihiin saas lagu garana oo dad qalbi wanagsan yihiin wlhi dadka dhan wey ka daba imaadeen jaceel loo qabo m.a❤😢🎉

  • @MajgjSksjsb
    @MajgjSksjsb 3 месяца назад +2

    Amiira thanks yaakhii intaan ku sugayay waan kaa hynaa video shidan wxan aad u jeclahay ana videokaga u suga edetka m.a ilhy gacantada haku barakeeyo wlashaey❤❤🎉🎉

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 3 месяца назад +5

    Amira cawa video kale niga sugeena idinkoo baati and macawis gangs ah😂❤❤

    • @1vs4_Gaming
      @1vs4_Gaming 3 месяца назад

      wakugu racsanahy😂

  • @RiimaAadan-uf4jv
    @RiimaAadan-uf4jv 3 месяца назад +5

    Adna wllhi way iga qosol siisay😂😂😂

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 3 месяца назад +4

    Hani Ayaanle; Amira wa Quruxley Kareena Kapoor ay u egtahay bay dhahday...Mash'Allah ❤❤❤ Allahuma Baarik

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 3 месяца назад +16

    Team Amiira like 👍

  • @FarahAbdilaahiElmi
    @FarahAbdilaahiElmi 3 месяца назад +5

    Dalxiiska si kordhista si aad sundus ula jogtan😢

  • @NuriaYukub
    @NuriaYukub 3 месяца назад +3

    Amiiradena dalxiiska wah kudarso madama sundus ku imaday wa qofku jecel waye❤❤

  • @saamiyo8851
    @saamiyo8851 3 месяца назад +4

    Wxi wa la qabsaday kwrn siyy ano ku hya is arkaya😂😂❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 месяца назад +8

    Wcs mss mlyn qurux sxp sundusey ika dheh ❤❤❤

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 3 месяца назад +3

    Amiiroy dhip badanidaa 😂 abyoy adna maskin waye dhipka ka daa wlhi mrkay dhahday ilmo ka so tagay calosha aya i hurty

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 3 месяца назад +4

    Amiira dhib badanaa gurigii camirada imaday kulahaa 😂😂😂😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад +5

    Masha"Allah ❤Dalxiis & Damashaad Qurux Badan ❤❤❤Masha"Allah ❤ Somaaliyee Tosoo ❤ Tosoo Isku Tiirsade ❤ Xabadiinna Taakkk Daraneeee Tageera Waligiinneeee🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘🤲

  • @ismahanali7035
    @ismahanali7035 3 месяца назад +3

    Amira abayo inan imado jeclan laha dalxis langkawi malaysia 🇲🇾 qof ma ka aqano mayso dhoweyne dalxis un 😎

  • @SaalaxAmiin
    @SaalaxAmiin 3 месяца назад +3

    Amira routine Soo duub inta igu raacsan

  • @samiaaxamed-l1p
    @samiaaxamed-l1p 3 месяца назад +5

    Teem qab qabaa😂😂😂❤❤

  • @Abdulkadir445-e1c
    @Abdulkadir445-e1c 3 месяца назад +3

    Amiiro io macalimw abukar se yelen😂 wlhi funny tihin

  • @Amiiraqurux-r5p
    @Amiiraqurux-r5p 3 месяца назад +3

    Team sundus iyo amiir one like ❤👍🏽

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 3 месяца назад +6

    Team sundus ayaanle ismuujiya hee✌️👍🫠

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 3 месяца назад +3

    Adno fulaysanaa ilma kasotagay kutee 😂😂😂😂😂😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 3 месяца назад +2

    Team Sundus Team samiya team koko team cumer team asad team ceda team abeera team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team amiro❤❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 3 месяца назад +9

    Team sundus one like 👍

  • @IkraanFiinto-t6e
    @IkraanFiinto-t6e 3 месяца назад +10

    Sundus ❤❤❤

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 3 месяца назад +2

    amiira qurux badan m.a❤😊

  • @Hamdihusseinjama
    @Hamdihusseinjama 3 месяца назад +3

    Team Amiira sundus 400k 2days ku tuura

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад +3

    Faraxleey Faceeda Ka Roon 😂❤❤❤ Masha"Allah ❤❤❤ Sei Bellissima ❤❤❤ I Love You Amiradeena ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aluu0202
    @Aluu0202 3 месяца назад +4

    amira abaaaa 2 bari ku darsda abuukar haduuu sfar yhy adna hasooo raaaco ,team walba iyo sundus u hara si aad cabaar u bashaashin

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 3 месяца назад +2

    Adna qosol nagudishay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FadumaXussen-p8o
    @FadumaXussen-p8o 3 месяца назад +1

    Amiira qurux abyo soo badi team amiira no daal wllhi keep going ❤❤❤🎉🎉

  • @IkraanFiinto-t6e
    @IkraanFiinto-t6e 3 месяца назад +7

    Sundustaydah😢❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 месяца назад +2

    19:50 saalax cariiri ayaa lagaliyy😅 anyway dalxiis wcn❤🎉

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 3 месяца назад +3

    16:57 qurux waye jawiga io mesha ❤️😍

  • @MasnaHassan
    @MasnaHassan 3 месяца назад +1

    Noloshaad ku ra xaysateen 8lahy ha idiin siyaadiyo❤

  • @RuqiyaxasanbarreChasiar
    @RuqiyaxasanbarreChasiar 3 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂 adna caadi maahin ilmaakasootagy kulahaa😂😂😂😂

  • @ruqiyahMaxamuud
    @ruqiyahMaxamuud 3 месяца назад +3

    Miira caawa waad sodaahday maxa dhacay maanta dhan waa ku sugaynay qalbiyey