DEG DEG: SIDEE U DHACDAY QAARAJINTA ISMAACIIL HANIYA? WARARKII U DAMBEEYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • DEG DEG: SIDEE U DHACDAY QAARAJINTA ISMAACIIL HANIYA? WARARKII U DAMBEEYAY

Комментарии • 330

  • @fahadhassannuur7329
    @fahadhassannuur7329 Месяц назад +19

    Subxaanalaah saakay war qeer ah lamaso dheelmanin alle habeeniyo dhimashada ismaciil haniya hadoo dhintayne alle ha unaxariisto 😢

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 Месяц назад +1

      Wuu shahiiday alle xagiisa ayuu u laabtay waana siduu jeclaa inuu u dhinto oo uu shahiido. Alle qiimaha ugu sareeya shahiidiinta ha siiyo

    • @fahadhassannuur7329
      @fahadhassannuur7329 Месяц назад

      @@xananmediaproductions6795 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾 Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾Aamiin 🤲🏾

    • @Darajooyin
      @Darajooyin Месяц назад

      @@xananmediaproductions6795amiiin yaa ALLAH.

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  Месяц назад +30

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @ApdiphatahAhmet-pt3fo
    @ApdiphatahAhmet-pt3fo Месяц назад +23

    Kusali nabigeena maxamad scw❤❤❤

    • @moudankhaireh4015
      @moudankhaireh4015 Месяц назад +2

      Salla Lahou Aleyhi wa Salam

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv Месяц назад

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @hawamohamud2824
    @hawamohamud2824 Месяц назад +5

    Inaalihaai wainaaileyhi Raajiicuun allah unaxariisto janatul fardoowso Allah kawaraabiyo insha allah

  • @nimcoabdilahi7964
    @nimcoabdilahi7964 Месяц назад +3

    Taariikhda islaamka ee hijriyada wariye sheega waa ii kaw, allaah haku barakeeyo wll

    • @hamzaaly7698
      @hamzaaly7698 Месяц назад +2

      Qof comment o kle bxiya wa i kow Alle adna haku barakeeyo

  • @ahmedabdirahman3951
    @ahmedabdirahman3951 Месяц назад +5

    Illaahay how naxariisto Ismacil Haniya 😢😢😢

  • @dahabsanudgoon6809
    @dahabsanudgoon6809 Месяц назад +4

    Inaalilaahi wa inaaa ileyhi raajicuun alle haunaxarito wuu shahiiday 🤲🤲🤲🥹🥹🥹🥹🥹

  • @Miftaax114
    @Miftaax114 Месяц назад +6

    😢alaha unaxariisto Ismaaciil Haniyeh 😢

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Месяц назад +3

    Alaaha unaxaristo janatul fardowso allaha ka warabiyo amiin yaa Alaah waa naxdin sida ay u beegsanayso maraykan iyo ingiriska Alaaha naga qabto hadafkooda waa muslimiinta in la burburiyo oo bariga dhexe oo dhan lala warego Arinta ma sahlana si siyaasad ah ayaa naroo laynayaa iiraan waxaa jira dad u shaqeya maraykan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 Месяц назад

      Waa run ilaahy baan ka kaalmo waydiisanaynaa dhagarta gaalada iyo dab dhilifyyada u shaqeeya

  • @rijaalfilms
    @rijaalfilms Месяц назад +5

    Shiicada ma dad asxaabtii caayaya oo habaaraya ayaa gaalo ka guuleysanaya

    • @adanadow4967
      @adanadow4967 Месяц назад

      Shiica waa gaalo Ilaahay kafurtay oo asxaabtii rasuulkii Alle lacnada oo waliba gaaleysiiya. Dadka soomaalidana shiica bay muslimiin moodaan.

  • @BakaraliAbdi-yn1zm
    @BakaraliAbdi-yn1zm Месяц назад +8

    Allah u naxristo wa geri naxdinleh runtii
    Adiga nah wa ku mahadsanthy wll mcn ❤

  • @user-pr2nv9xn2k
    @user-pr2nv9xn2k Месяц назад

    Ilahay haw naxariisto Ismaaciil haniye cadowbaa helaa Allah haku casuumo janooyinkiisa Amen Amen Amen yaa Allah 🥺🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @fahadhassannuur7329
    @fahadhassannuur7329 Месяц назад +3

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun alle yaa rahma

  • @qadraolaad9443
    @qadraolaad9443 Месяц назад +3

    Allahe ha unaxaristo aamiin yaarabi

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft Месяц назад

    Asc waxaan waa aduun qofna noolaan mahayo ilahay baa kudilay shahaado amiirul muminiin radiyalaahu canhu yaaladilay oo shahiiday sabar allah hanaga siiyo wakayr qabana allah ha nagu badalo aamiin yaa rabi

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Месяц назад

    Innalliaahi waa inna ileyhi rajucuun ,ilaahay ha u naxariisto isaga iyo intii lamid ah,aamiin aamiin yaarabi wallee Raga islaamka ahaw hawshaa ayaa idin wada sugeysa! Isu tacsiyeeya inta midkasta meeshuu marayo lagu dilayo!!

  • @user-ut6oz7tm6l
    @user-ut6oz7tm6l Месяц назад +3

    Alle ha u naxariisto hogamiyihiin ururka xamaas alle midigta haka siiyo kitaabkiisa janata fardoosa alle hagiliyo Aamiin yaa rabi

  • @hophab466
    @hophab466 Месяц назад

    Inaa wa ina hileyhi rajacun allah ha u naxariisto

  • @Freepalestine30041
    @Freepalestine30041 Месяц назад

    Allah ha naxariisto allahu ma aamiiin yaarabii🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @maryanaliwarsame4287
    @maryanaliwarsame4287 Месяц назад

    Inaalilaahi wainaaileeyhi raajicuun alaha unaxariisto mujaahid ismaaciil haniya

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 Месяц назад +1

    Inna lilaahi wa inna ilaahi raajacun ilaahow u naxariiso meel ka kheyr badan ilaahow geeyo oo janooyinkaga amiin yaa rabi 😢 inkasto an ka jeclaa inan maqlo Geeridii Netanyahu iyo xulufadiisa 😢😢😢

  • @aadanmuuse7150
    @aadanmuuse7150 Месяц назад +2

    Ax ax waa geeri xanuun badan allàhayoow u naxariiso

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Месяц назад +1

    Iran basaasiin yuhuud iyo gaalo la shaqeeya baa ka buuxa.. reer Falastiin meelkasta waa lagu dilayaa meel ay ku nabad galaan ma haystaan😢💔😰🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Allah ha u naxariisto intii reer Falastiin ah ee shahiiday🤲🏼🤲🏼🤲🏼💔💔

  • @khadarfarah3741
    @khadarfarah3741 Месяц назад +4

    Allahaw naxariisto ismaciil haniya

  • @xaashiawcabdi8871
    @xaashiawcabdi8871 Месяц назад

    Inaalilaaahi wainaailayhi raajacuun allaha unaxariisto ismaaciilhsnia
    Aamiin aamiin

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 Месяц назад

    Allah ha unaxaristo janada fardosa Allah haka warabiyo 💔😭😭😭

  • @user-vz4if3xq7r
    @user-vz4if3xq7r Месяц назад

    Allah xa unnaxarristo jannaltol fardowso xaggayyo❤❤❤❤

  • @muusecumar2710
    @muusecumar2710 Месяц назад

    Alle how naxaristo 🤲🤲

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Месяц назад

    Insha Allah, muqaawamada dhiig cusub iyo geesinimo Allow ay ka sii qaadaan geerida Ismaaciil Hanniyah.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +4

    Shiicada iyo gaalada iyo yahuuda waa isku mid e rabi ha u naxariisto ismacil haniya aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @moudankhaireh4015
      @moudankhaireh4015 Месяц назад

      Shiicada waa muslimiin

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk Месяц назад +1

      ​@@moudankhaireh4015wll mcn adigo rali ah shiicada tariiqda dim uraaac e shiicada gaalada wey ka liidadaa wlhi wll mcn

  • @zainabg979
    @zainabg979 Месяц назад

    Yaa allaah ismaaciil haniya madhintay illaahow unaxariiso

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx Месяц назад

    Inaalilaahi wa inaa Ileyhi raajicuun Ilaahey ha u Naxariisto

  • @CabduqaadirshiiqSubeyr
    @CabduqaadirshiiqSubeyr Месяц назад

    Allaha kitaabiisa gacanta midig ka siiyo cismaaciil haniya

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Месяц назад +1

    Allaha unaxaristo halyey ayuu ahaa ismaail Haniyah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Месяц назад

    Inalillaah Wa innaa ilayhi raajucuun😪💔🤔 Walahi Waa geeri Naxdinleh, Ilaahoow jannatul firdowsa kucasuuun, Allahuma amiiiin🤲

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Месяц назад

    Inaa lilaahu waa inaa ilayihi raajucuun Mr Haneya Allah swt grant him heights Jannah ameen but its a very heartbreaking 💔 walahi i couldn't believe that 😢

  • @ashahassan5839
    @ashahassan5839 Месяц назад +2

    allah u naxariisto waa geeri naxdin llah😭😭

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    INNALILLILLAHI WA INNA ILEYHI RAAJICUUN, ISMACIIL HANIYA ALLAHA U NAXARIISTO.

  • @BadriMohamed-xg6nj
    @BadriMohamed-xg6nj Месяц назад

    Ala hu agbar alaha unaxaristo isma ciil haniye

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Месяц назад

    allaha unaxariisto aamiin yarabi

  • @MuxsinMahamoud
    @MuxsinMahamoud Месяц назад

    Ilahay ha unaxaristo wan jaclan lakiin ilahayba nagajecladay

  • @mohamedhussein68
    @mohamedhussein68 Месяц назад

    إنالله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس

  • @Razingcloud
    @Razingcloud Месяц назад

    SUBXAANALAA ISMACIIL HANIYA YAARABI 😭😭😭😭😭

  • @AbdiXasan-lm3qw
    @AbdiXasan-lm3qw Месяц назад

    Allah haw naxariisto ismail haniya

  • @Abdiqaadirisaxaaq
    @Abdiqaadirisaxaaq Месяц назад +4

    Alle hawnaxariisto Runtii waan ka naxay Geerida ismacil haniya Alle ha mideeyo Reer falastiina so iyo qalbiya muslinka

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Месяц назад +1

    انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله
    اللهم انصر الاسلام ولمجاهدين اخوننا في 🇵🇸

  • @AbdullahiAmaan
    @AbdullahiAmaan Месяц назад

    Allaha unaxariisto aamiin geeri xanuun badan weeye runtii

  • @lululabta
    @lululabta Месяц назад +2

    Allah ha u naxariisto 😢😢😢

  • @khaliilahmed5550
    @khaliilahmed5550 Месяц назад +1

    Rabi haw naxariisto iran jawaab kama sugayneeee

  • @raxmanxusen5208
    @raxmanxusen5208 Месяц назад

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajacuun illahey ha unaxariisto cismaaciil haniya samurai iyo iimaan waasac kuli muslimiinta qaasatan reer falastiin

  • @user-ut6oz7tm6l
    @user-ut6oz7tm6l Месяц назад +1

    Ismail haniya Alle ha u naxariisto Aamiin yaa rabi

  • @Efootballgamer1234
    @Efootballgamer1234 Месяц назад +2

    Inaalilaahi wainaileyhi raajicuun

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Месяц назад +1

    Allaah unaxariisto😢

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 Месяц назад

    Alaahu agbar alaahu agbar ilahay ha u naxriisto yuuhud ilahay ha jabiyo muslinka ilahay ha quweeyo

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Месяц назад

    Allahu naxariisto maxaa
    kuu diidey Wariye
    Wuxuu Ahaa geesi 😢 Allaw u naxariiso

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x Месяц назад

    ASC ILAHEY DULMI UMA HIILIYO

  • @Xamdicawad
    @Xamdicawad Месяц назад

    inaallilaahi wainaa illayhirajivuun alle haunaxariisto

  • @abdullahiissackadan3024
    @abdullahiissackadan3024 Месяц назад

    Allah ya rahma❤

  • @hawaaden4171
    @hawaaden4171 Месяц назад

    Innaa lilahi wa innaa rajicuun allaha unaxariisto kilaabkiisa midigta allaha kasiiyo wuu shahiiday xamaasna allaha siiyo hogaamiye ismail haniya ookale

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Месяц назад

    ISLAAMKU IYAGAA CUNA HALYEEYGOODA.

  • @RADIOMARKABLEYBAARDHEERE
    @RADIOMARKABLEYBAARDHEERE Месяц назад +3

    Cool badanaa muslimiinta madaxdooda boots ayey hayaan yahuudana dadka way dhamaysay

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 Месяц назад

    Innaa lillaahi wa innaa ileyhi rajucuun, Allaah hawnaxariisto mujaahidka janada Rabbi hooy hawga dhigo aaamiiin 😢😢

  • @NuurHooyo
    @NuurHooyo Месяц назад

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 Месяц назад

    Inaa. Lilaahi wa inaa ilaahey. Raajacuun. كل. نفس. دا. اقت. المو ت. اللهم. ار حم

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 Месяц назад

    Alla ha u naxariisto

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Месяц назад

    Yaa baadhitaanna idinkama Rabnee Allaha u naxariisto

  • @abdiazizhassan9042
    @abdiazizhassan9042 Месяц назад

    Allah ha unaxsiisto

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Месяц назад +1

    Ilaaheyow guul sii reer falastiin markasta yaarabi Aamin Israel ciidamadooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 Месяц назад

    Iran way ogtahay hadaysan ayadu dilin waxa ayay ka ogtahay Allah ha u naxaristo Ismail aad iyo aaad ayay u xanun badan tahay

  • @maryanaden1846
    @maryanaden1846 Месяц назад

    Allah ha unaxariisto 😢😢😢😢

  • @alidhore2488
    @alidhore2488 Месяц назад

    Inaaa lilaahi wainaaa ilahi raajicuun

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Месяц назад

    لااله الاالله لااله الاالله لااله الاالله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين عسماعيل هنيه

  • @user-hl7mh2pu2j
    @user-hl7mh2pu2j Месяц назад

    Ilaahay unaxariisto

  • @____0934
    @____0934 Месяц назад

    Ilahayow unaxariso

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    SOMALI WAXAY TIRAAHDA, MAS MADAXA LAGA DILA, IRAN DALKEEDA GUDAHIISA AYA MADAXDODA LAGU LAAYA, WAR IRAN WAX JIRA MA AHA, DIB DAMBE YAAN LA ISUGU HALEYNIN.

  • @sihaamahmed7730
    @sihaamahmed7730 Месяц назад

    Illahay ha u naxariisto😢 geesiga

  • @Halku
    @Halku Месяц назад

    Allah u naxaristo

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Месяц назад

    إنا لله وإنا إليه راجعون، 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    إن العين تدمع والقلب يحزن ولا نقول إلا ما يرضي ربنا
    Alla xumaa dhaguhu waxay maqlayaan ilaahay naxariistii jano haku casuumo ismaaciil haniyah إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @Mohamed-pi6se
    @Mohamed-pi6se Месяц назад

    Alle ha u naxariisto

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Месяц назад

    Inaalillaahi llillaahi wa inaa raajicuun allaha ha unaxaristo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @youngdiamond8703
    @youngdiamond8703 Месяц назад

    Iran waa wadan fashil ah dib tariqdeeda marka usiifirisit hogaamiye badan lacunay jaajusiin kawada buuxa Allow gunaxariiso ismaciil haniye yaa rahma☝🏽

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Месяц назад

    Allow u naxariiso hagaamiyihii muqaawamada reer FALASTIIN Ismaaciil Hanniyah. Samir iyo iimaana naga wada sii.

  • @jomba22tv25
    @jomba22tv25 Месяц назад

    Allahu naxariisto

  • @ladniabdi2804
    @ladniabdi2804 Месяц назад

    Alllaha unaxaristo

  • @SakarieJama-y3w
    @SakarieJama-y3w Месяц назад

    Nin waynba kapaxay islamka Iyo Falastinba Ilahy Aun ismaacil Haniyaya 😢

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад

    Calool xanuun waynaa
    Waa lashirqoolay eraan
    Shirqoolay 😭😭😭😭😭

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 Месяц назад

    Wlhi wan la xanuunsaday geeridiisa allaha u naxariisto

  • @JamaadXaajicabdi
    @JamaadXaajicabdi Месяц назад

    Allah unaxaristo

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir Месяц назад

    Allah haunaxariist waa shahiid

  • @AbdifatahHusein-mx1vx
    @AbdifatahHusein-mx1vx Месяц назад

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo

  • @yasminahmed1971
    @yasminahmed1971 Месяц назад

    Ax inalilahi wa ina ilayh rajucun xanun badana gerida gesigana ismail hanya 🥲🥲🥲

  • @CabdinuurAhmed-g5g
    @CabdinuurAhmed-g5g Месяц назад

    inaa illaahi wa innaa ilayhe raajicuun

  • @Qaali12
    @Qaali12 Месяц назад

    Inaa lillahi wa Inaa ilayhi Rajicun Alle ha unaxaristo janatul Fardowsa Allaha ka warabiyo 😢

  • @abdullahdeeqo961
    @abdullahdeeqo961 Месяц назад

    😊😢 aad iyo Aad baan uga xunahay in ladiley cismaacil haniya

  • @adanibrahim6169
    @adanibrahim6169 Месяц назад

    انا لله وانا اليه راجعون
    لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
    الله يرحم ويغفر له ويسكنه فسيح جناته من غير حساب ولا سابقة عذاب انه ولي ذلك والقادر عليه

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад

    inalilahi wainaileyhi rajacuun allow unacariiso geediga shihiiday aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇵🇸🇬🇲🇵🇸🇬🇲🇵🇸🇬🇲🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏

  • @dahabshiilvp3875
    @dahabshiilvp3875 Месяц назад

    😢😢😢alle hau naxristo ismaciil haniya

  • @hodanjama2924
    @hodanjama2924 Месяц назад

    Inaa Lilahi wa inaa ileyhi raajucuun

  • @user-tv2ti4pw9m
    @user-tv2ti4pw9m Месяц назад

    Allah ha unaxariisto isaga iyo inta reer falastiin ee xaqdarada la gu xasuuqay cadawga allah ha jebiyo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    XAMAAS IYO XISBULLAH, MAREYKAN WUU LAAYAY.