MAKI XAAJI BANAADIR IYO HOBALADA WAABER HEESTII FARMAAJO ADAA LAGAA SUGAA 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • MAKI XAAJI BANAADIR IYO HOBALADA WAABER HEESTII FARMAAJO ADAA LAGAA SUGAA 2017
    SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info

Комментарии • 288

  • @user-uk7bh3qq1e
    @user-uk7bh3qq1e 6 месяцев назад +3

    Mudane Maxamed cabdullahi farmaajo noo soolaabo adoo nawada aabo waan kuu hiloownay wallahi aabo somaali qar Baydhabo ka dhici rabtaa usoo LAABO adigaa mudan sharaf iyo karaamo Sool aabo in,sha allaah

  • @user-qd1dn2dt7n
    @user-qd1dn2dt7n 7 месяцев назад +4

    Maa shaa allah
    Rabi swt ha inoo soo celiyo
    Madaxweynihii wadaniga ahaa ee
    Soomaaliyeed ee u quus gooyay cadowga shisheeye & calooshooda u shaqaystayaalka isbaarooleyda ah
    Mudane madaxweyne maxamed cabdullahi (farmaajo) xafidahu-allah❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 года назад +35

    Farmaajo buufii cayayaankaa Madaxwayne farmaajo anti moryaan wayee 🧡🧡🧡🇸🇴🇸🇴🇸🇴From sanaag state of somalia

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад +3

      Armaajo sidii adeerki Afwayne Barre ayuu heesaha jecel yahay 😂😁🤪

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 4 года назад +2

      FARMAAJO DAYS ARE NUMBERED 👎

    • @sidestarzfc6405
      @sidestarzfc6405 3 года назад +2

      Farmaajo another 4 years again 💙💙💙💪💪💪

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 Год назад +1

      Moriyan Mel saray xaqiqdi

    • @Kingston12370
      @Kingston12370 2 месяца назад

      Maakhir oo dhaqaaaqaday Ku badal meehsaa

  • @anasabdukadir2673
    @anasabdukadir2673 3 года назад +53

    Inshalah mar kale iyo madaxwayne farmaajo🤚👏👏👏2021/2025

    • @Henry-lr5fs
      @Henry-lr5fs 3 года назад +2

      Somali will not grow unless those ladies who are in the Congress cover their hair and necks

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 года назад +1

      Amiin

    • @deeqajama6313
      @deeqajama6313 2 года назад

      Nb b b b b b b.

    • @FADUMOFANI-yc4gj
      @FADUMOFANI-yc4gj 6 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

    • @FADUMOFANI-yc4gj
      @FADUMOFANI-yc4gj 6 месяцев назад +1

      ​@@Henry-lr5fs❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 Год назад +8

    We miss u alot mudane farmajo guulayso waligaa insha alaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @bushratayasiir5424
    @bushratayasiir5424 Год назад +4

    Madaxwayne farmaajo i miss you 💔💔😭😭😭😭😭 hees iyo bar waaye🔥💋 m.a cimri dheer iyo caafimaad🤲 abawaan makaay❤️❤️❤️ xaaji banaadir inshalaah🥰 iyo kooxda dhamaan tooda 👑❤️❤️

  • @mahadyare9503
    @mahadyare9503 Год назад +2

    Saxan sheekh allha nadhaafiyo Insh aalh. Xitaa koo kale heeska yimaado

  • @abshiraadan2841
    @abshiraadan2841 3 года назад +8

    Aniga oo ah abwaan abshir waxaan leeyahay farmaajo muwaadil guuleyso

  • @calishishiile1020
    @calishishiile1020 2 года назад +6

    Wan jeclahay HEESTAN
    I LIKE THIS SONG
    VIVA FARMAAJO GUUL
    ISKU QABIIL MANIHIN FARMAAJO SI KALE HA U FAHMININA ILOOHAW WADANKEENA NO HAGAAJi

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 3 часа назад

    The only president we got for the last 20 yrs.
    We miss you Farmajo.

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 2 года назад +7

    Guul iyo gobanimo geesi insha allah ilahay idankiih farmaajo guul

  • @JamaWehliye
    @JamaWehliye 6 дней назад

    2024 still watching😢😢 Allow noosoceli. Qalbigaa kuuxisay samawade.

  • @geelqaad6840
    @geelqaad6840 3 года назад +10

    Maa shaa allah
    Mahadsanidiin wadaniyiinta soomaaliyeed ee xalasha ah.

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 2 года назад +2

    Runtii markii laa doortay ayaa heestan loo qaaday lakiin 5 sanadood ka dib ayaa Somali uu rumowday ماشاء الله تبارك الله 🙏🙏🙏🙏

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 3 года назад +7

    Saakay maandeeq noo dhalatey waa run ilaahow noo daa ☝🏽🤲🏽aamiiiin

  • @Makh927
    @Makh927 7 месяцев назад +2

    Win for Farmaajo = Win for all of Somalia. Inshallah

  • @sidestarzfc6405
    @sidestarzfc6405 3 года назад +5

    Guuul samafulow no soolaabo aabo farmaajo guul abaha umada somaliyeed💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙👏👏

  • @mohamedahmedali312
    @mohamedahmedali312 5 лет назад +8

    Masha allah sidee kale farmaajo guul nabadeed iyo nolol insh allah

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 2 года назад +4

    2022 hadaa dawaneyso ismuuji❤👑💥👊👌

  • @suleimansiidowmocalim644
    @suleimansiidowmocalim644 3 года назад +9

    2021 will be come back farmaajo inshaAllah

  • @ramlacabdiraxmanmaxamud6519
    @ramlacabdiraxmanmaxamud6519 3 года назад +7

    Magaciisa o kaliyan ku doogsan farmaaajo❤👑

  • @ugasyareugasyare
    @ugasyareugasyare 3 года назад +5

    Maasha alaah mudane horey usoco farmaajo guuuul guul guuul

  • @ahmedalremi6145
    @ahmedalremi6145 7 лет назад +19

    farmaajo sama fale soo dhowow guulayso allaha ku saacido guul guul in shaa allah

  • @madinamahammedabdi9405
    @madinamahammedabdi9405 3 года назад +2

    Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar warkaan ayaa run ah ee ilaah asigoo nabad qabo ilaah ha naga soo celiyo oo inta xun ilaah ha ka qabto idinka ilaah amiin

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 3 года назад +2

    Farmajo
    Halyey markale usoo baxey umadda Somaliyeed.
    Waan kula jirnaa mudane 🙏

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 года назад +2

    MashaAllaah Gul iyo Gobonimo MADAHWEINE Farmajo

  • @ismailawil5557
    @ismailawil5557 5 лет назад +6

    Alle ha unaxariisto abwaan/ jilaa Maki Haaji Banaadir😭😭

    • @faatuushmalhotra8526
      @faatuushmalhotra8526 5 лет назад +1

      Amiiiiiiin ax ax 😭😭😭😭😭

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад +6

      @@faatuushmalhotra8526 wuu noolyahay abwaanku madhiman dad ayaan ku been abuuranayo

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 года назад +3

      Hadii aad ula jeedo inuu Dhintay waa qaldantahay wuu Noolyahay Maki Xaaji banaadir

    • @mohaanbakayoka4127
      @mohaanbakayoka4127 4 года назад

      @@dulmadoobedulmidiid4655 n

    • @mohaanbakayoka4127
      @mohaanbakayoka4127 4 года назад

      Sxb wa Nolyahy ma dhiman lkn naxrista w Lobhnyhy ifyk akiro baH

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 2 месяца назад +1

    Assalaam caleykum hadaan ka hadlo aniga waxaan taageeraa.madexweyno kasto oo soomaali ah.markuu mohamed farmaajo xukunka hayey waan taagaraa.cabdulaahi yuusuf.waxaan jaceyl lahaye soomaali oo midowdo.united somali.waxaan rabaa in cadiwgee na faaidin.soimaalida waa walaalo.waan la daryeelaa.diinta dadka dalka.waxaa nahaye umad isku af.isku diin.isku mid .isku culture waa hibo eeba na siiyey laakiin nalagu imtixaamaye qabiil.oo waan isk guursanaa waana is jaceyl nahaye ilaahey caafimaad ha na siiyo.

  • @farhiaismail3629
    @farhiaismail3629 4 года назад +12

    Congratulations Best wishes great president mudane Mohamed guul hambalyo congratulations

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 4 года назад +2

      Viva farmaj0 iy0 s0mali ishss Mahal iy0 n0l0l veva iy0g0gim

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 4 года назад +2

      Makaxji banadir guuuuuul

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 4 года назад +2

      Guuull farmaaj0 iy0g0gim mashallah nabad n0l0l veva

    • @sidestarzfc6405
      @sidestarzfc6405 3 года назад +1

      @@sahramohmed3409 guul inshalah form bondhere

  • @shamsomacalinnadiir798
    @shamsomacalinnadiir798 3 года назад +5

    😭😭😭😭😭😭😭Alow nosoceli aabo farmaalo

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 года назад +1

    Ducadi waabari wey dhabaweydey Ilahaw so celi marar kale Inshallah

  • @fariidaabdi4415
    @fariidaabdi4415 5 лет назад +11

    Allow dhor maki haaji banadir geesi abwaan

  • @bashircali2301
    @bashircali2301 Год назад

    Allow hanagu soo celin xasan birmade Cimri dheer ood nagu xakunto allaha ku siiyo somalidan nin run ku xakuma marabaan

    • @mahadyare9503
      @mahadyare9503 Год назад

      Maxaa cimri dheer ah habaarkeyna maalin kasto ku socdee

    • @bashircali2301
      @bashircali2301 Год назад

      Aamin allaw hanagu so celin wale saan utagersana iyo saa unacay

  • @macalinkenyaati8843
    @macalinkenyaati8843 3 года назад +2

    Excellent marka haji banadir

  • @aliyare4801
    @aliyare4801 4 года назад +20

    Maki xaaji Banaadir Allaha Kuxafido adiga iyo owlaadada ( Farmaajo guul) ayan u rajeeyay (Nabad iyo Nolol) Nabada hawaarto

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 3 года назад +1

    Mid ka mid ah heesahii shacabka somaliyed lagu qalday

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 2 года назад +1

      Nin lacag la siiyey waaye oo la yiri I amaan. Waxaan waxaa horey loogu qalday Somalida Afweyne ayaa 21 sano been been sidaas u qalday. Laakiin waxaas oo dhan maxaa ka danbeeyey hee…? In Sanka Laga qabsado. Wixii laga sugaayey oo uu Abwaanka weydiiyey? Kuna weydiiyey Suugaantiisa muxuu ka qabtay? Sow Cagsigeedii muusan sameyn. Nasiib IMO.!

  • @MahadMooge
    @MahadMooge 3 года назад +2

    M.a m a keep going mudane farmaajo Guul

  • @katraabdi1923
    @katraabdi1923 4 года назад +34

    Who's watching after Qeyre was removed from parliament 🤦🤕💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 4 года назад +3

      😃😃😃😃😃😆 Armaajo qiyaanole khayre futada ayuu ka laaday mac sonkor, ninkii soo joog laga waayo soo jiifso ayaa laga helaa.

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 4 года назад +4

      Viva farmaj0 iy0 s0mali mashallah nabad iy0 n0l0l veva farmaj0

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 4 года назад +3

      Guuull s0malia iy0 mashallah nabad n0l0l veva

    • @sidestarzfc6405
      @sidestarzfc6405 3 года назад +1

      @@cashawarsame6213 naag ayaad tahay ee jigada gal ee siyasada gafadiiso

    • @waaseutraa6390
      @waaseutraa6390 2 года назад

      @@cashawarsame6213 a

  • @maryantuuni3230
    @maryantuuni3230 2 года назад +3

    Insha allah farmaajo guul markale

  • @FaadumoJeylaani-zb4jm
    @FaadumoJeylaani-zb4jm Год назад

    M alaah m alaah m alaah farmaajo guul walalkeyga viva

  • @abdisalandirir3424
    @abdisalandirir3424 2 года назад

    Mansha Allah Mar kale Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmajo Guul Guul

  • @maxamadibarahinadan4749
    @maxamadibarahinadan4749 4 года назад +9

    4.5in ay dhamaato Adaa lagaa sugaa sharciga in uusareeyo adaa lagaa sugaa

  • @bishaarosahal6547
    @bishaarosahal6547 4 года назад +6

    Masha Allaah n iyo nolol guul iyo gomanimo

  • @waydiiniyowarcelin9394
    @waydiiniyowarcelin9394 2 года назад +1

    The day we lost 15/5/2022 🥵

  • @jaamacjamaal3946
    @jaamacjamaal3946 4 года назад +4

    Guul Guul Guul Guul farmaajo

  • @jomavicbowy6993
    @jomavicbowy6993 2 года назад +1

    Markle soodhawow Samawade 28/04/2022

  • @maxamedcalibulaybulay8205
    @maxamedcalibulaybulay8205 3 года назад +2

    good songs of soomali hawiyese garan waa

  • @kelciaaden2488
    @kelciaaden2488 2 года назад +1

    Soonokhosho aankugu duceyneynaa inshaa Allah guuuuuuuul Aaaamiin

  • @madinamahammedabdi9405
    @madinamahammedabdi9405 3 года назад

    Ee caloshooda u shaqeysato iyo kuwa kufaarta u adeego idinka ilaah rabiga ha ka qabto idinka ilaah amiin

  • @hamdrecipes1150
    @hamdrecipes1150 4 года назад +4

    Aameen

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 Год назад

    Allow Mar 2 Madaxweyne Farmaajo Ilaahow Noo soo celi

  • @mukhtaryousuf7332
    @mukhtaryousuf7332 2 года назад

    Thanks making,h,iyo hobolada waaberi we ❤ yougayz wadani dhab ah

  • @guutale
    @guutale 4 года назад +12

    Maki waa cod macanyahay walhi

  • @mubaraksalah5943
    @mubaraksalah5943 Месяц назад +1

    Maki Haji Banadiir waa wadani

  • @calicabdilaahi9299
    @calicabdilaahi9299 3 года назад +2

    Maashallah guuul soomaaliya

  • @amiramaxamed6539
    @amiramaxamed6539 2 года назад +3

    Markale noo soo laabo aabo Farmaajo 💟❤🙏😢🥰😇

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 года назад +2

    Farmaajo guuleyso madax weyne 10/02/2021

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 3 года назад +3

    Guul mudane madaxweenay farmaajo

  • @hodanaxmed9324
    @hodanaxmed9324 3 года назад +3

    Mashallh nice song

  • @user-re1iy5mc1h
    @user-re1iy5mc1h Год назад

    Masha allah soo noqo mudane farmajo

  • @qalbiSOMALI
    @qalbiSOMALI 4 года назад +2

    wooooooooooooooooow

  • @mubaraksalah5943
    @mubaraksalah5943 Месяц назад +1

    Farmaajo Farmaajo Farmaajo

  • @hibocadey5886
    @hibocadey5886 Год назад

    Msha Allah Tabaarakallaah Guul insha Allah so noqo Ado nabad Ah mar kale 💯💯💯🤲✌✌❤💖

  • @kelciaaden2488
    @kelciaaden2488 2 года назад

    Moolihii nasiiyaa hadanasugeynaayee ilaahow noosooceliyee Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiin

  • @ahmedabiib8548
    @ahmedabiib8548 2 года назад

    Ma shala habalyo maki xaji banadir hasti farmajo gool 4 somali guul

  • @aliyare4801
    @aliyare4801 4 года назад +3

    22.08.2020 hoos kasiib iney dhamaato ada laga sugaa maki xaaji Banaadir caadi ma ahan

  • @aliyare4801
    @aliyare4801 4 года назад +2

    Vielen Dank Maki

  • @4646hadhac
    @4646hadhac 5 месяцев назад +1

    Waxan soo booqday 23/3/20204

  • @aqoontasandaka8931
    @aqoontasandaka8931 4 года назад +9

    Wee wee welcome Somali channel official,,

  • @4646hadhac
    @4646hadhac 5 месяцев назад

    Adaa laga sugaaa❤❤❤❤❤

  • @khadrasalaad3636
    @khadrasalaad3636 Год назад

    Soo dhawoow farmaajo bey ku soodinayeen

  • @abinaashtawakal3187
    @abinaashtawakal3187 2 года назад +1

    مرحبا

  • @mariaabdi9054
    @mariaabdi9054 4 года назад +2

    Man sha alaah

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 2 года назад +1

    Somaaliya guul farmajo guul dapadhilif mayaay kuwa tuugada gatay paddi iyo xassan sh tuug madooneyno

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 4 года назад +2

    Aamiin aamiin aamiin yaaarabe

  • @saciidoffecial5301
    @saciidoffecial5301 2 года назад

    Until know i am watching

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 года назад +3

    Mashaallah wadani

  • @qalbiSOMALI
    @qalbiSOMALI 4 года назад +4

    viva Somalia

  • @user-yr4yw4jb8e
    @user-yr4yw4jb8e 5 месяцев назад

    This was the only reasoning president ever somali have seen possible could improve more I wonder why he won't visit mombasa as he is x just at moment

  • @ahmedkifle3245
    @ahmedkifle3245 3 года назад +1

    2021 oo 2 sano lagu daray

  • @idormedia4101
    @idormedia4101 5 лет назад +4

    Mudane farmaajo guuuul ale haku dhowro

  • @hassanmohamed5472
    @hassanmohamed5472 3 года назад +1

    Guuleyso madaxweyne waa geesiwallaahi amaanada iyo wadaninimada kufiican

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад +2

    🙏🙏🙏🙏245 qof farmajo tagera lacomanti bixiyay

  • @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345
    @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345 4 года назад +6

    4.5 inaad suuliso adaa laga sugaa saami qeybsi xaq ah adaa lagaa sugaa sanuud iney imaado adaa laga sugaa

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 года назад

      4.5 way dhamaan insha allaah 🧡🧡🧡🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @farhiaismail3629
      @farhiaismail3629 4 года назад

      Insha Alahu wey dhaman donta

  • @aliyare4801
    @aliyare4801 4 года назад +2

    Herzlich Glückwunsch Maki Xaaji Banaadir

  • @abdulaahi.odowaa2189
    @abdulaahi.odowaa2189 4 года назад +1

    Guul

  • @abshiraadan2841
    @abshiraadan2841 3 года назад +1

    Farmaajo guuleyso

  • @xamdicabdi2978
    @xamdicabdi2978 4 года назад +2

    Somali Suuldaanka farmaajo waa lagu suuggaa let you know

  • @fardowsaseyloon453
    @fardowsaseyloon453 2 года назад

    Insha allah guul mudane.farmajo insha allah guul

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 3 года назад

    Mansha Allah Allah desto Noolow

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 2 года назад

    Markale & farmaajo insha allah

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 8 месяцев назад

    Waa oday wareeray shaydaam amaanay

  • @luulali1873
    @luulali1873 4 года назад +3

    VIVfarmajo noolow guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Kingston12370
    @Kingston12370 2 месяца назад

    Soo laabo mudane madaxweyne 2026 ❤

  • @MohacaliCiid
    @MohacaliCiid Год назад

    Cawil cabdi maxamed Cadow madax weynaha celbuur murusade

  • @abdimajidmohamed808
    @abdimajidmohamed808 3 года назад

    Haye wad

  • @dolalberbera6255
    @dolalberbera6255 2 года назад

    Filinkaan film aa ka dambeeyay

  • @hasanshiiqa1768
    @hasanshiiqa1768 4 года назад +2

    Thanks maki

  • @abdullahabdi2175
    @abdullahabdi2175 4 года назад +3

    Oodhi Abdille big love baba

  • @Birimo12
    @Birimo12 6 месяцев назад +2

    Still 2024😂