Daawo ; Xildhibaan Dalxa Iyo Maka Xaaji Banaadir Iyo Ajakis Maxaa Kala Qabsaday Barnaaamijka Masarax

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 окт 2020
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 71

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed1282 3 года назад

    Xildhibaan dalxo nin ka aqoon badan ama ka ilbaxsan ama ka aqoon badan kuma jiro baar lamaanka maanshaa alaah hore u soco

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 года назад +1

    Xasuus Mogadishu, banaadiri

  • @mahdisamatar7840
    @mahdisamatar7840 3 года назад

    Waaxil dhibaanka ugufiican

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 года назад

    Rag culus baa Isku yimid masha allah

  • @mdsomali5950
    @mdsomali5950 3 года назад +3

    masha allah

  • @axmedcusmaanmayow7187
    @axmedcusmaanmayow7187 3 года назад

    Waaw yaasalaam soodhawada

  • @abdirahmanali-xr5gv
    @abdirahmanali-xr5gv Год назад

    Masha allah

  • @zakariyahusein2324
    @zakariyahusein2324 3 года назад +1

    Lkn keeps going

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 года назад

    Masha Allah, Maki waa bururay waxaw isoo xasusiyay Sanadki

  • @faaraxwardere1823
    @faaraxwardere1823 3 года назад

    Magaca Abwaanka waa ku dheesheen (Maka xaaji ma aha ee waa Maki Xaaji)

  • @aaweys5909
    @aaweys5909 Год назад

    Ajakis ala Ya Raxma.

  • @daallotv5237
    @daallotv5237 3 года назад

    Somali sax

  • @abdimohamed4944
    @abdimohamed4944 3 года назад

    Xildhibaan xaqeena qaba iyo xarfaan jajab rabta shacabku waa reer ilaah aa jooga

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 3 года назад +1

    Abuukar jaajuumow mid walboo lasoo qabto mayaqaanaa asiga waakan asiga dheelaayee

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 года назад

    WALAAHI RAAG BAA IS HELEEY

  • @hibomuuse1296
    @hibomuuse1296 3 года назад

    Somali asli waa kuwaan

    • @aayanaayan6338
      @aayanaayan6338 3 года назад

      beenaale ayaa tahay. Baro taariikhda

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 3 года назад

    Dalxa xildhiibaan islaa weeynmaahaan

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 года назад +16

    Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ننننم

  • @maxamadmaxamad8209
    @maxamadmaxamad8209 3 года назад

    maxamad.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад +5

    Horta heesaha iyo fanka dadka ku jira waxay yiraahdaan waa hibo Allah na siiyay? Marka hadday saas tahay hibadaan maad Quraanka iyo Axaadista ku faafisaan intaad munkar iyo niiko cadaab lagu galayo aad ku faafinaysaan. Mise Allah baad ku been abuuranaysaan oo idin gatay heesaha iyo boodboodka?

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 года назад

    Waa ciyaarta gableey shinbil..X banaadir ayaa laga ciyaaraa..

  • @ahmeda.nurwayd7967
    @ahmeda.nurwayd7967 3 года назад +3

    odayga wu idinka hadli wayay ,maki iyo ajakis dhib badana ,intan ka xanaaqay

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 года назад +1

    Mansha Allaah nabad baa naas lanuugo leeh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💚💚💚💜💜♥️♥️♥️💜💜🌹🌹👍👍👍👍👍👍😁

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 года назад +2

    Dalxa Benaadiri miyaa

  • @salahyare3934
    @salahyare3934 3 года назад +2

    Masha Allah wlhi wanladhacay runti waa caadi dhaqmaad caadi aheeny

    • @salahyare3934
      @salahyare3934 3 года назад +1

      Wlhi wankaheleyani oo Salah ah

  • @fcalaqsa1072
    @fcalaqsa1072 3 года назад

    walahi anigo yar aya maqlo jiray awo malaqo mininka Malay maso Maro karo

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 3 года назад

    Dhalxa xil maidtaahidhid shaqadaadu waa fuundi

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 Год назад

    Kuwaan hadal waaladhiibey hhhhhh

  • @omarhamadi4002
    @omarhamadi4002 3 года назад +2

    Hhhhhhh

  • @zakariyahusein2324
    @zakariyahusein2324 3 года назад +1

    Shabele walhi tvga somali ugu ficnaa ee eheed lkn wayahan dambe we is bedeshay been socoto shit.,?

  • @xaredlecilmi4741
    @xaredlecilmi4741 3 года назад

    Dinta wad garaneysaaye codkaada xaqa kusheg

  • @maxamedibraahin03
    @maxamedibraahin03 3 года назад +1

    Hhhh jaajuumoow waxkale😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qasdopla9067
    @qasdopla9067 3 года назад +1

    as

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 3 года назад

    Meeshaan waayaabe ma dad gaaraa leg isbahaysimiyaa

  • @ismacilabdi9995
    @ismacilabdi9995 3 года назад

    Ar ajakisa kuwa hoos jira hadhafraane dhaaf kulaha😅

  • @qasdopla9067
    @qasdopla9067 3 года назад

    asc asxbta

  • @jastinjabra4156
    @jastinjabra4156 Год назад

    Respect afgoye nigga from lafogale

  • @abdiqadirmohamed5374
    @abdiqadirmohamed5374 3 года назад

    Abuukar jaajuumo

  • @bariyowmedia9067
    @bariyowmedia9067 3 года назад

    duqa hadalkaba wey udiiden

  • @mustaphamohamed1589
    @mustaphamohamed1589 3 года назад

    Wadani dalxa ruugcadaa

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 года назад

    😁😁😁 Masha Allah

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 года назад

    Cadufuda ayay laso fuulen

  • @mowliidcade7080
    @mowliidcade7080 3 года назад

    moqliidcade

  • @abdulaahiali4774
    @abdulaahiali4774 3 года назад

    Shabeele naga xishoooda been badanaa

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 3 года назад +1

    Caku duqan walan ooon dadka hadalka kasugaynin maka xaji bandir lagamaybo inuka aumuso dalxa wanin murti badan

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 3 года назад +3

    BANDIIRO HORTEEDAAN
    BUTEERI LAHAA
    REER AAW BAARAA
    BAALKA II SUREEN
    YAA SALAAM A DAD ASAL AH AA
    .ISKU HELAY MEESHA
    🇺🇳🙏🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳

  • @zetahusi1620
    @zetahusi1620 3 года назад

    Nadira hurtaadaa buteelihaayee reer aawbakar madaaraa balls iisureenee xasuus umadey nooqadijirtey

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 3 года назад +1

    PROF. TALXA WAA CALOOSHISA U SHAQEEYSTE, DADKIISA UMA DOODO REER DAAFEED IYO REER AFGOOYE. KHURAAFAD IYO WAX KALE AYUU KA SHEEKEYNAYAA. WAAN KA XUMAHAY NIN YIRAAHDA WAXAAN AHAY PROF. JAREER AH AAN XUQUUQA DADKA JAREERKA U DOODEYNIN WAA NIN DHINTAY?

  • @mahdisamatar7840
    @mahdisamatar7840 3 года назад

    Masha allah

  • @caditaliye3132
    @caditaliye3132 3 года назад +1

    Masha allah