somali magic in public (funny reactions)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • thank u for watching guys i love u all.
    if u like my Channel dont forget to subscribe.
    FOLLOW ME:
    MY INSTAGRAM: walidjirdeh36

Комментарии • 360

  • @hafsaayub479
    @hafsaayub479 5 лет назад +20

    😮😮🙆‍♀️ like ta haka baqilina wilka wlh waligey comment RUclips kama bixin kii igu horeyay video iso jitay🤦‍♀️

  • @walidtv2475
    @walidtv2475  5 лет назад +146

    Subscribe, like and shere. Daawasho wacaan ❤️

    • @barwaaniby999
      @barwaaniby999 5 лет назад +1

      walay waan aqaana xirfadan keeep going for more ku tawi mayo linck soo raaci pl proud of you

    • @kramovic6771
      @kramovic6771 5 лет назад +3

      Anaa aqaana ma itiri 😂😂😂😂

    • @safwanaabintuahmett2297
      @safwanaabintuahmett2297 5 лет назад

      Shp marki ugu dambesay qiyaano samesay turubka afka marka galineso camerada laga lexiyay gacantane kor uqade

    • @safwanaabintuahmett2297
      @safwanaabintuahmett2297 5 лет назад

      Lakin markas len kugu dhaganahay inta kale amazing wlhi

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 лет назад +31

    Soomaalaay sidan wllaahi sax maaha video ga waxa daawaday 50k lkn 10k channelka subscribe saartay walid hala garab galo waa wiil taalenti leh👏👏👏👏

  • @FarhiaAAhmed
    @FarhiaAAhmed 5 лет назад +9

    First time have seen Somali magician....amazing work😍😍😍

  • @bintuali8462
    @bintuali8462 5 лет назад +14

    I love somali people meelkastay joogaan waa dad wacan💜. salaam from burco gobollio ragga😂.

  • @FarhanAhmed-mf9tq
    @FarhanAhmed-mf9tq 5 лет назад +72

    Dhagaha saar ninka dhahay somali madaxweyn haka noqdo plz😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yxc4559
    @yxc4559 5 лет назад +53

    Midka ciyarta marki kale loogu celiyay indho ayaabo kaso haray😅😂 share baad uqalantaa sxb keep pushing

  • @abdalla782
    @abdalla782 5 лет назад +9

    bro waxaa tahay somaligi ugu horeeyay ee magic soo bandhiga kolleey waad isku taxalujisay inaad fahanto magic tricks ka.
    horay usoco bro millions of views waad gaari doontaa anaa kudhahay

  • @SOMALIA-ie9jv
    @SOMALIA-ie9jv 5 лет назад +6

    Damn boy I’m proud of you👏👏👏🇸🇴♥️ Somali success waaye Wallahi

  • @cabdullahiomar6423
    @cabdullahiomar6423 5 лет назад +16

    Kitabka nin mazkax leh wyeh keep going bruh

  • @abdallah1014
    @abdallah1014 5 лет назад +9

    Qofkii iigu horeyay ee somaliya oon arko isagoo trick samaynaya wali si cajiba. Keep going sxb

  • @ibrahimkrama1711
    @ibrahimkrama1711 5 лет назад +4

    U deserve a support to be famous
    keep going

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 лет назад +5

    Ali daruus iyo xasiibkis waa laga yabiyay😂Aniga ayaba Layab igu noqotay 😂 wlhi waa wiil celmi Badan waan ka helay sidu dadka ugu yabiyay Allaha ku dhowro walalkey❤

  • @siraajitube1771
    @siraajitube1771 5 лет назад +1

    😂😂😂 Sadexdi Madow Ah Ayaa Faraha La I Galiye Kulaha😂😂

  • @zakarieosman5235
    @zakarieosman5235 5 лет назад +2

    Wlh waa yaabay tallent ayaa ledahay brother keep doing it🙏😂

  • @abdallapalill7669
    @abdallapalill7669 5 лет назад +10

    Ar somaliyaa dhagaha iska saar kulahaa war maad ciidanka baarista iska noqotaan😂😂

  • @ozozzy4821
    @ozozzy4821 5 лет назад +4

    what a magic you're master of magic proud of you man

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 лет назад +1

    Hhhhhhhhh caadi mahan runtii keep going huuno

  • @mubaxmedia7616
    @mubaxmedia7616 5 лет назад +6

    Hhhh wuuba yaaba kulaha dhagaha kabixi 🤣🤣🤣

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 5 лет назад +10

    Wlllhi anaapa I wazhy😂🤦🏻‍♂️

  • @Fxkhalifaa
    @Fxkhalifaa 5 лет назад +2

    12:56 😂 Markn kugu fahmy shaxdada kii fahmi kara ayaa fahmayo
    Inta ila fahnty like ha isaran 😂 Walhi xariif wye walid lpx 😂

  • @farahalabdallah4123
    @farahalabdallah4123 5 лет назад +7

    والله انك فنان يا اخويا❤️❤️

  • @Walalgkvideography
    @Walalgkvideography 5 лет назад +5

    Hmmmm Amazing bro We got another talent

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 5 лет назад

    Waxan shaqo waaye waana xirfad labarto waxan ku faraxsanahay inuu layimi fikir soomali day ku cusub wallo keep going ✌🏼✌🏼✌🏼🙏🏻

  • @Gn_171
    @Gn_171 5 лет назад +5

    🤣🤣🤣awoow salaaxow indho saarcad ma WADA sxbow waa iga yabiisay wlhi

  • @Gamadid
    @Gamadid 5 лет назад

    Tallent man wanku wata wll horay usoco mardhow wad guleysan insha alh

  • @abdihamid9743
    @abdihamid9743 5 лет назад +3

    Love you men keep going bro💪

  • @zakibobby8822
    @zakibobby8822 5 лет назад +1

    Keep going for all my somalis they in everywhere ❤️!!!

  • @ugbaddegan5848
    @ugbaddegan5848 5 лет назад +1

    Card markaad afka galinaysay waad iska foorari say waxay wadaa eegayen gacmahaaga 😂😂 dhako cajiiba brother waliid keep going

  • @Fxkhalifaa
    @Fxkhalifaa 5 лет назад

    😂qosolka iga dhamady wlhi Bruh keep going kor ahow waliga😂🔥🔥🙏🙏❤❤❤

  • @saafixasan3920
    @saafixasan3920 5 лет назад

    Walalkey hore u soco xur aya tahay waxaad joogta meel aad fikir kaada kusoo bandhigi karto👍👍👍

  • @hanadhanka7422
    @hanadhanka7422 5 лет назад +2

    You amazing Sxb wlh keep going 👏🏾

  • @abdimalik3879
    @abdimalik3879 5 лет назад +1

    Amazing 😂 you're talented bro 💪

  • @commentkudhinte5785
    @commentkudhinte5785 4 года назад

    Waakaaqeeliyay wllhi adoo igu sameenin kkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣

  • @New-generation4
    @New-generation4 5 лет назад +6

    Somalidu xataa ma aaminayso wlhi 😂😂😂😂 good job bro it’s really good talent hajaaay kulaha xarfaanka markii laga yaabiyay

  • @sacdiyaali7544
    @sacdiyaali7544 5 лет назад +1

    Waan ku cusubhay lakin wan ka heelay waxn ku noqon dona macamil kugu tiixan horay u soco bro

  • @SubeyrSports
    @SubeyrSports 5 лет назад

    Msha Allah horey usoco zxp Guul io Gobonimo ayaan ku leyahy

  • @aamiinquubecabdulle5508
    @aamiinquubecabdulle5508 5 лет назад +2

    lol you have new sub+fan

  • @GeediSahan
    @GeediSahan 5 лет назад +1

    easy weeyan, laakin waa magic,
    kulaha dhagaha wax mu ku ku jira hhhhhhhhhh, waa magic gacanta qofka waa ino dhagso ahaato

  • @hafsasaid1192
    @hafsasaid1192 5 лет назад

    Waa marki ugu horeyay oo an arko Somali magician 😱 I had to subscribe ♥

  • @najmaegal6731
    @najmaegal6731 5 лет назад

    😂😂😂wllhi it soo funny bro go for ward

  • @abdirahmanmohamed6746
    @abdirahmanmohamed6746 5 лет назад +1

    Wow best magician wlh wankaheley bro go on

  • @farmamediagroup5860
    @farmamediagroup5860 5 лет назад +1

    Waaaw waan ka helay xaqiiqdi kow markaan dawanye wan yaabnaa oo xaqiiq ayaan modey xoga lkn vedioga ayaaan tixraac ama ku celin kusamye waana arky qiyaaligaaga waana wx xaqiiq lomalenyo wxna ku dareemy qeebta dambe oo ninka aaad dhahyso gacantada kugasho aad afka sii gilinyso lol😂😂😂😂😄Inta ila aragty Like.

  • @Its-Sidba
    @Its-Sidba 5 лет назад

    Respect bro!!🙏🏽🤘🏽🔥🔥 ur magic is insane wlhii bro hahahahahah😳 u deserve like comment en subscribe bro👏🏽💗💖
    Hater wil say that is Fake😡😁😁😂😃🤣

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 5 лет назад

    Walid mid baa ku jeclaaday videoyadisa xayaysiis malahan❤❤❤

  • @maryanqalanjadaqarniga4436
    @maryanqalanjadaqarniga4436 5 лет назад

    Waaaw inaba caadi matihid waliid Hore usoco bro👌

  • @yahyamohaabdi5978
    @yahyamohaabdi5978 5 лет назад +1

    Cool magic... You have a good future for that...⭐😍

  • @abdirashidaden6412
    @abdirashidaden6412 5 лет назад +8

    Dhagaha iska bixi kulahaa 🤣🤣🤣

  • @MohamedAli-mg7xt
    @MohamedAli-mg7xt 5 лет назад

    Walaahi caadi mahan bro horay soco

  • @fardawsamohamud3782
    @fardawsamohamud3782 5 лет назад

    M.a wll horey usoco waan kugu cusbahy hormar waacan 🙌

  • @abdulrahmanmahmoudi4802
    @abdulrahmanmahmoudi4802 5 лет назад

    hhhhhhhh wlahi Somali magic waxaa laga dhaadhicin karinmaayo kulahaa ninka camerada kula shaqeynaya hhhhh. waxan somali waxba kama garaneyso lkn waa wax loo baahna keep going bro

  • @maxamedcraxmaan2936
    @maxamedcraxmaan2936 5 лет назад

    War sxb amazing 😁😁 wan la dhacay awesome bro horey u soco sxb ❤️❤️

  • @anascabdi4210
    @anascabdi4210 4 года назад

    Pro gacanaan kuutagay horay u soco 🖐🖐🖐

  • @ahmedomar-zd9pr
    @ahmedomar-zd9pr 5 лет назад

    waliid bro amazing wlhi 🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭

  • @MohamedhassanHassan-rq9sq
    @MohamedhassanHassan-rq9sq 5 лет назад +1

    Walid your talented wlhi

  • @mohamedqoslaaye6756
    @mohamedqoslaaye6756 5 лет назад +2

    Proud of you bro go forward

  • @abdikanimohametabdulrahman8661
    @abdikanimohametabdulrahman8661 5 лет назад +1

    Unbleavable😂

  • @salectormoha8792
    @salectormoha8792 5 лет назад +1

    Walhi xarif waye dagaha bixi kulaha😂😂🙏🏽

  • @ardeyguleysta3269
    @ardeyguleysta3269 4 года назад

    Funny wlhi keep going wall

  • @zhulthanabdifitax2612
    @zhulthanabdifitax2612 3 года назад

    Waliid Poe Vedio no so badi public ah

  • @yahyebaarakallah7244
    @yahyebaarakallah7244 5 лет назад

    hhhhhh wllow waxan nafahansii waan yaabayee 😄😂😂😂😂

  • @ipravizaden3297
    @ipravizaden3297 5 лет назад +1

    Kadib daawashadi magic videogan ayan ku saaray subscribe keep doing walal

  • @brothermahir4394
    @brothermahir4394 5 лет назад

    Walid Yare AD BAAN KUJECLAHY BROTHER....

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 5 лет назад +1

    Waliid waa nin Talent leh. Subscribe waad u qalanta. Go forward bro

  • @howdnugaal9607
    @howdnugaal9607 5 лет назад

    Magical ahaan Uma xiiseeyo clip yaashaada waxaan kahelaa sida dadka uga yaabisid lakiin hadii magic saxa tahay Allah unoqo sxb hadii aytahay training hore usoco

  • @foodeylyrics1691
    @foodeylyrics1691 5 лет назад +1

    Hhhh horey usoco

  • @ikranali1138
    @ikranali1138 5 лет назад +1

    Subscribed 🔔🔥👌🏻

  • @aweyscade2057
    @aweyscade2057 5 лет назад

    Walid sxb marka u danbaysa ee aad afka galinayso waa la arkayaa ugaas inta kale dhamaan waan ka helay magicalka lkn qaybta u danbaysa gacantada marka aad afka galinayso anigu waan arkaynaa malaha qolada kula joogta ayaan arki keep goin ugaas

  • @sharafsanjama3898
    @sharafsanjama3898 5 лет назад +1

    Ani somali halka kaliyen ku necbahay waxa weyi madow nimada qofku wax uu baran kara Uu a jira majigu somali ka baxa ciyalnimada hhhhhhh guul bro

  • @mohemedqardho3461
    @mohemedqardho3461 5 лет назад +3

    Earphone kaas iga bixi dheh🤯🙋‍♂️

  • @mahamedmahdidhalbaas7560
    @mahamedmahdidhalbaas7560 5 лет назад

    😂😂😂wlhi wa qoslay wilkan somaliga ah sida u dadka ugu bashlyoh qar ba uran donah wa sixirole lkn wa maskax video qeybta dambe caadi aya u fahmay wll yal wa wllkina o kleh o layimid maskxda rer galbedka kor halosoqado o yala dawan video gan yana laga dhaqaqin ee faraha ka shqysiyah baraha bulshada grsiyah 100k kbdn ayu u qalma

  • @mohamedyasin2924
    @mohamedyasin2924 5 лет назад

    Hore u soco magicians waaweyn ayaad beat grayn oonta

  • @khalidkeyse9967
    @khalidkeyse9967 5 лет назад

    Odayga ugu horeeyay marka ladhoho kafakar wuxu odhanaya waan ka wada fakarnay miyuu khalkhalay kolow cilmi ka weyn ayaa heley 😂😂😂😂🔙

  • @abdullahidaud2207
    @abdullahidaud2207 5 лет назад

    Video cajiib ah wlhi👏👏👏😍
    Walid sxb magic revealed gorme so saare..

  • @maxamedofficial3546
    @maxamedofficial3546 5 лет назад

    Zhp noo soo badi walid

  • @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
    @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647 5 лет назад

    Waa jiraa sxb ninkanni aad ayaan u daawadaa sxb

  • @yasinyousef3642
    @yasinyousef3642 5 лет назад

    Wadankee waaye meesha walid oo joogo Somali badan joogaan

  • @abuubakarafrax6456
    @abuubakarafrax6456 5 лет назад

    Wlhi gacan aa ku tagay wlky walid

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 лет назад

    Hhhhh manooli markii magacaga luguwaydiyay kulahaa aad 8 le raacisay😂😂😂😂

  • @sumayaabdikarim3127
    @sumayaabdikarim3127 5 лет назад +1

    Wow
    Bro where are you from

  • @naskuagamer2910
    @naskuagamer2910 5 лет назад

    Sxp cyr naga maqneyd noo Kenya wlhivkeep going sea uqoslaayay dakay wlhi 6 meadow Lee dhiibay kullahaa red buu isubadalay hehehehe

  • @princeofficial7589
    @princeofficial7589 5 лет назад

    Sxb caadi ma aha asxaabta waa ka yaabisay subscribe ayaana kusiiyy keep going bro

  • @kooshinugazka5053
    @kooshinugazka5053 5 лет назад

    😂😂😂🤟🏿
    Wllhi videogan waa iga gadanyagay 😂😂😂
    Horay usoco zhp waliid🏃🏿‍♂️

  • @salmanfantastic8883
    @salmanfantastic8883 5 лет назад +1

    Bro walahi inaaba caadhi ma ahan ciyaartan inaa baar anaaguna ka baranay dhe huuno
    🙏🙏🙏😂

  • @anuuzhsaid1420
    @anuuzhsaid1420 5 лет назад

    😱😱 Walid hory uzoco ad ug hely vidio yadad

  • @jamiilpp1
    @jamiilpp1 5 лет назад +1

    Woooow king of somali magic

  • @naadiyonalka8858
    @naadiyonalka8858 5 лет назад

    Amenzin wlhi wan ka hela ciyarahan 😍😍😍😍😍

  • @amirtershed2289
    @amirtershed2289 5 лет назад

    Walal hore u soco

  • @saabirteli45
    @saabirteli45 5 лет назад +1

    Waxaa tahay qofkii igu horeyay ee aan arko Somali magic ah aad iyo aad baan kuu soo dhaweynaa

  • @user-ph7pn4yx3g
    @user-ph7pn4yx3g 5 лет назад

    yaa si fiican ugu fiirsaday oo ciyaarta ku fahmay wiilka soomaaliyeed sixir iyo wax la mida ma aha ee waa caqli iyo gacan fudeed run ahaantii waan ku faraxsanahay in aan arko wiil soomaaliyeed oo xirfadan ciyaaraya oo waliba wuxuu u egyahay barbarad saas ooy tahayna waa xariif

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 2 года назад

    Pure talent

  • @mymhd3597
    @mymhd3597 5 лет назад +2

    Markaan ma imaanin 😂😂

  • @ibrahimosman1344
    @ibrahimosman1344 5 лет назад

    Walid sxb subscribe iyo like ba wad uqalantaa hore usoco zxb mcn

  • @cumarmaxamud8673
    @cumarmaxamud8673 5 лет назад +1

    Hhhh
    Kaadhka wuu tusaya lakin marku ruayo ka kahoseya ayu siinaya hhhh
    Somali
    Caqli madaw hhhh

  • @omarnuur7362
    @omarnuur7362 5 лет назад

    Good waaa sxb waanku xirnan doonaaaa

  • @nusaybatuen8189
    @nusaybatuen8189 5 лет назад

    Waar wllow wku qire wxn xaa wyeh wx yro zhidn wllhi🤩🙂☺🙄

  • @maryanaapdirazhit2003
    @maryanaapdirazhit2003 5 лет назад

    Wanka helay walhi😍😍

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 5 лет назад +1

    Maquul ma ah wayaab kkk

  • @saedmohamed8608
    @saedmohamed8608 5 лет назад

    Shaykh Saalih al-Fawzaan (may Allah preserve him) was asked:
    What is the ruling on watching the “magic of illusion”, whether that is in real life or on television?
    He replied:
    It is not permissible to watch magic, whether it is real or is just illusions. It is not permissible because it is falsehood, and it is not permissible to witness or watch falsehood, because by watching it one has approved of it, unless he is watching it in order to denounce it and strive to put an end to it. In that case there is nothing wrong with it. But if he watches it and says nothing, or he tells others about it, this is haraam because it is idle entertainment.

  • @ahmedhassanhusein419
    @ahmedhassanhusein419 5 лет назад

    waa si wacan madaadalo wacan zxp