Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Ma Siid Cali & Taliye Qoslaaye ayaa la fakin rabey? Weerar ka dhacay gootba uu ku firan yahay !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 июл 2024
  • Ma Siid Cali & Taliye Qoslaaye ayaa la fakin rabey? Goobta weerarku ka dhacay iyaga ku xiran ! Imisa la diley sideese loo qorsheeyay weerarkan? (Caddeeymo)

Комментарии • 229

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 26 дней назад +47

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 4 дня назад

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 26 дней назад +23

    Guul hanbalyo ciidanka inoo fagan manta arxanlawe sayid cali

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 26 дней назад +22

    War cusub xabsi dhaxdiis xabado kujiraan. Waa masuuliyad daro tii ugu weyneed.

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f 26 дней назад +5

      Waxaad halka kagarankarta in aan dawlad meesha kajirin

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 26 дней назад +1

      Waagii Farmaajo uu joogayna sidaa oo kale bay uga dhacday, weliba khasaaro badan baa ka dhashay.

    • @Hinaagow
      @Hinaagow 26 дней назад

      Waa runtaa

    • @user-wf1jv7zf3i
      @user-wf1jv7zf3i 26 дней назад

      Waxas qorsho lee waye wa lo geeyay cml😂😂😂

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 26 дней назад +36

    Nin maxbuus ah see qoryo ugu suurta gashay asakarta waardiyeysa xabsigaas halawada xiro

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 26 дней назад +20

    In la sii haysto ma aha halaga oofiyo xadka ay ku jireen.

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 26 дней назад +6

      Sxb dad kaan diinta ma rabaa qabyaalad aya u diin ah

    • @ExcitedBlockGame-im6fp
      @ExcitedBlockGame-im6fp 26 дней назад

      Qabiilkeetahay laangaaboe qarmuun​@@mohacade8773

  • @user-cp7it9vy6b
    @user-cp7it9vy6b 25 дней назад +2

    Wadankeyga layaab ayeelo, Aloow wadankeyga nabad kayeel🤲🇸🇴🤲

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 4 дня назад

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 26 дней назад +6

    Intaas oo qof adunka ma laga wadi rabaa somali waxaa kudhacay dabar go aan caadi aheyn war bal hayadaha amninaga hala baaro ma dad shiisheye ah baa haysta dhalin yaradi ba laga dhamayn rabaa wadanka wax is dila wax ladilo wax laqarxiyo bay noqden iyo wax alshabab ku adegto ilahayow adaa noo maqan 😢😢😢

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 26 дней назад +16

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 26 дней назад +5

    Sayid cali baa arkaa vaar car sheega

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 26 дней назад +9

    Xamar dawlad adag iyo ciidanba maleh

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 26 дней назад

      Mahaad joogto ka waran ma xamara xun mise hooyada ayaa kuu sheegtay

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 25 дней назад

      ​@@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp haa xamar aa xun waxaana ii sheegay adiga hooyadaa aniga hooyaday iyo aniguba xamar ma joogno umana baahnin 😅😅

  • @Realistic9
    @Realistic9 26 дней назад +3

    Dadkaan maxaa lala sugaa oo ku xukuman dil toogasho ah? sidee u suura gashay xabsi in xabad ka dhacdo dadkaan somalida ah anaga been waxa an ahayn nooma sheegaan

  • @mohomedusman862
    @mohomedusman862 26 дней назад +4

    Ninka maxaa waajibkii rabi looga oofin waayay

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 26 дней назад +3

    Dawlad musuq maasuq dilay iyo tuugnimo

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 26 дней назад +3

    Adiga al shabaab iyo sayid ali waxa kula daraan sayid ali.. ader sayid ali asagaa aya iisi so dhibayb

  • @DalxiisChannel-d9b
    @DalxiisChannel-d9b 26 дней назад +2

    Wallal waxan aha wiil qurba jooga oo dalxiisa ah sxb isoo follow gareya waa codsiye

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 26 дней назад +3

    MAXABIISTA, HUBEYSNEYD EE GEERIYODAY, HEEBTOODA SOO SHEEGA, JAWAAB WA LA HELI KARA.

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 26 дней назад +3

    Waxaa lada filimka hindi canwaankiisa eh Daring Prison Escape from mogadisho high security prison.

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa394 26 дней назад +5

    waxaba qalad ah iney helaan hub dad dil togasho ku qoran waa arin donlada ka dambeyso

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 26 дней назад +3

    Baanbeey ma kuwa xabsiga hubka keenay baa

  • @VaRaHzan
    @VaRaHzan 26 дней назад +4

    Masuliyad DarO Weyn WyH IN MaxabiisTa HelaN Hup💀

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 26 дней назад +5

    Ninmankas diilaga ah was inlaa togto inshallah allhh noloshs ha lagu guubo maa badbaday ninkas diilaga ah tiirka tiirka sheeko ayeyka jiiran diilaga togasho

  • @bushmechanic5991
    @bushmechanic5991 26 дней назад +5

    Keep up bro

  • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
    @AbdirisaqMahamud-lc4gw 26 дней назад +9

    Oo ma zayid cali iyo qoslaaye oo ah labo nin oo hg ah kanasii ah saleebaan kaliya ayaa xabsiga dhexe dil ku xukuman yaab anagaa aragnay waxaagu waa tubo raac wariye sax ah matihid qabiilbaad

    • @mohammedhussein3013
      @mohammedhussein3013 26 дней назад +2

      Waa sax Kan caloosha ayuu ka bukaaa wuuna is qarinaaa

    • @musdalifaahmed
      @musdalifaahmed 26 дней назад

      Idikaa buko waaninka kaliya eewarkiisa lagu kalsoon yahay

    • @munasudi3392
      @munasudi3392 26 дней назад

      @@musdalifaahmed abilities qurmay

    • @anabali3897
      @anabali3897 26 дней назад

      Haa wlh waa nin xanunsan mar horaa arkay wariya isku sheeg naceeb hg ayaa haayo

    • @Degaliah
      @Degaliah 24 дня назад

      Habar gidir naceebkoda wa udhiman

  • @BeyruudSaciid
    @BeyruudSaciid 26 дней назад +9

    Waa wax lesla ogyhay dowlada ciyaarta hanaga deeyso😮

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 26 дней назад +2

    Sxb waxaad tahay nin cuqda daysan ee ilahay haku cafiyo

  • @bileali5368
    @bileali5368 26 дней назад +4

    Adeer mar keliya ma noo sheegi kartaa halka laga helayo telegramka? Fadlan

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 26 дней назад +9

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Hinaagow
      @Hinaagow 26 дней назад

      ❤❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 26 дней назад +6

    iLaahay.Ha.UNaxariisto..AMiiN

  • @ashawooo
    @ashawooo 26 дней назад +4

    Dadka xabasiga ku xiran xage ka kena Qoriga waxa uu kena Qariga ciidamad mesha ka shaqeya sii fiican ha lo bara

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 26 дней назад +3

    Mr munasar barnaamijkaga Runti wa barnaamij maskaxda u furaya dadka ku nool caasimada muqdisho

  • @user-hn9hx4bn2k
    @user-hn9hx4bn2k 26 дней назад +7

    السلام عليكم

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 26 дней назад +2

    Waa sheeko dheer ey ka danbeeyaan madaxda dalka, iyaga hala weydiiyo

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 26 дней назад +2

    Xiidhan baa ufudeyee

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 26 дней назад +4

    Xafadeyda xaafadada xafadena marshale ceeb yuruba kajoga wariye yurub joogsabis garaad adunka filimo heso lacago kubixiyaa dalkoda dowlad kuixtiraman

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 26 дней назад +2

    Hor jooge wa qof max buys ah
    mana heysto hub iyo midi, qaado macalgo,fargeeto iyo
    dhaman wax dhalo kasameesan am muraayat ah.
    Farta waxey ku godantahay mamulka gal shirah.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 26 дней назад +4

    Suaashu waxey tahay yaahubka ukeenay sideey kuheleen hubka yaase ufududeeyay

  • @hawomoalin5033
    @hawomoalin5033 26 дней назад +2

    Muna sar . Jooji ciwaanka qaldan. Oo aa soo qaadatey
    Dadka Meesha ku xiran. Maxa labada magac u soo qaadatey. Oo hadana isku haybta ah .Warka aa sheegee ha ahaado mid xaqiiqada u dhaw.

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 26 дней назад +4

    Sideey ku dhacdey rag xiran inay Hub La Soo Baxaan?waa sheeko Kale

  • @user-hn9hx4bn2k
    @user-hn9hx4bn2k 26 дней назад +2

    Telagaraamka away lingigiisa

  • @yaroowabdi171
    @yaroowabdi171 26 дней назад +1

    Saaxiib sayid cali iyo qoslaaye in toogasho lagu xakumo Kama xumi laakii waxaa layaab ila noqotay in aad labadaan nin u soo magacaawday?

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 26 дней назад +2

    Koley waardiyayzzshaa hubka usoogudbiyey qof xiran see hub kuhelikaraa

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 26 дней назад +1

    Allaahu ❤❤❤❤akbar❤❤❤❤🎉🎉

  • @UPDYNAFAC-zl9ed
    @UPDYNAFAC-zl9ed 26 дней назад +1

    Xabsileeda dhan laba doodads miyaa ka garanaysaa dabiin

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 26 дней назад +9

    2:58 wlh somalia waxa ka socoto shekadii aflaamta hindiga aan ku daawan jirny cajiib waaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 26 дней назад +3

    Subxaano laah

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 26 дней назад +2

    How they allow guns malabaro

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 26 дней назад

    Benlow Sid Cali dembi lagumaa hayo waana lahishiyaay oo waa laso deyhaa insha alaah qabil AA ku wado

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 26 дней назад +1

    Waxan layaabanahay xabsi aad loo waardiyeeyo, oo haddana hortiisa lagafurtay
    ganacsi(waa meesha gawaa
    rida horyaalan o ldhawan lagu
    kordhiyey ayna jogan shacab)
    Xabsyada caalamiga waa ka
    mamnuuc in ganacsi laga hor
    sameysto,ayna kusoo dhuntan
    danbiilayaalkale.

  • @amaalabdi8692
    @amaalabdi8692 26 дней назад +1

    Maxabiis hub heysata maxa laga wada war mesha dowlad ma jirte ku kala taga hawiye

  • @ju4965
    @ju4965 26 дней назад +3

    Subxanalaah

  • @salloAli-d6v
    @salloAli-d6v 26 дней назад +8

    meeshu maaha jeel ee waaba furin dee markaa😂😂waaxay jeelkan qoryaa lagu haystaa caqliyan maaha warkani ee waa been marka xagaya laga eego from somaliland malgacada rashinka lagu cunayo ayaaba marmar laysu diidaa wlhi iyo midida cadka lagu cunayo.lkn meshan dawlad kama jirto wlhi waa duurjoog waxani ee maaha dad caadiya nacdalyay iska hagajiya haygalka dawladnimo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 26 дней назад +1

    Cajiib

  • @SaynabAxmed-q6o
    @SaynabAxmed-q6o 26 дней назад +1

    Scw scw scw❤

  • @DahiAli-t6i
    @DahiAli-t6i 26 дней назад +1

    Telegram ka away

  • @marianmohamed7534
    @marianmohamed7534 26 дней назад

    WAA NASIIBDARO IN DAD DAMBILAYAAL AH HUB LOOGEEYO SI AY U FAKADAAN DOWLADA SOOMAALIYA AYAAN KA SUGEEYNAA JAWAAB DAGDAG AH SI DEEY KU DHACDAY SIDAAS 😢😢😢😢

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 26 дней назад +3

    Mahadsanid munasar

  • @SaynabAxmed-q6o
    @SaynabAxmed-q6o 26 дней назад +2

    Sub xana laah

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 26 дней назад +1

    Away hayadii nisa xasan abtigaa maxaa ku dhacay, waadigii kii nabada sugay aad intaa abaal marin lahayd ka xayuubiyay. Beri waa madax tooyo

  • @Zihaameeyyyy
    @Zihaameeyyyy 26 дней назад +1

    Xabsi iyo qorey ak47 macquul miyaa bistoolad xitaa maahan sheeko musalsal maa meesha ka socdo🙄

  • @kaaliyahawaxbarashada
    @kaaliyahawaxbarashada 26 дней назад

    Wlhi waa yaab waxa ugu horeeyay ee maskaxdeeda kusoo dhacay waa 2daas arin far baa ku godan arinkaan shaki weyn bay leedahay arintaan

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 26 дней назад +7

    Hubka waxa ugeeye ciidanka un walalke

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 26 дней назад

    Sid Cali iyo taliyo qoslaye qoof ma tabo karto waan laa deyhaa insha alaah hiraab nimo

  • @AbdoMoussa-im3hn
    @AbdoMoussa-im3hn 26 дней назад +7

    Lengen 😮

  • @asadcade7762
    @asadcade7762 26 дней назад +6

    Munasaroow sayid cali iyo qoslaaye diyo aya laga qaadan rabaaye arintaas kahortag muuqaal kasoo sameey plz

  • @abdigaafaa2931
    @abdigaafaa2931 26 дней назад

    H G NACEYB WAR XABSIGA ALSHABAAB AYAA KA TALIYA

  • @safaaa94
    @safaaa94 26 дней назад

    Xataa xabsiga aamin Malaha aawey wardiyashii xisabsana albabada sedee hubloo soo galiyay meel xabsi ah 😢

  • @AliXasa-s6s
    @AliXasa-s6s 26 дней назад +1

    Ninkan meel walpa o lagu arko hala dilo wayo waxa lafaki rabay seyd cali u firso hadal kaas

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 26 дней назад +1

    MAXAA LOO HAAYAA MAA LAGU FULIYO XUKUNKOODII

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s 25 дней назад

    Bas waye ani waiska tahriba siyasada somaliya jahawarer ayuu noqday askar iyo taliyaal iyo madax sare oo calaqatalaal aha jiro wadanka sirdoon ayuu leyahay away shaqadodi wanawaloosin yasir alaah

  • @anwaryare5878
    @anwaryare5878 26 дней назад +1

    Telegram link aaway

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 26 дней назад

    Meeshaan nimankaan joogaan xabsiba uma eka qof kasta si dhib yar ayey ku baxsan karaan

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc 26 дней назад

    Waa. Loogu osoo qariiyey Cuntada oo aan mar kasta la baareynin!!!!
    waa " SHEEKO-KALE)
    FILMKII: BREAK-OUT-PRISSON, AL- Cpone (expert in smuggling, 😂😂😂😂😂😂😂😂😂), iyo STEVEN-SEAGLE, Mr.( Jabiye) karate, laf unbaa QAC-LEH😂😂😂😂😂😂😂😂!!

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c 26 дней назад +1

    Soomaali Qabiil kama dhamaadee maxaabiista Askarta ku qabiila ayaa u geeyay hubka

  • @Seygagobolka
    @Seygagobolka 26 дней назад

    Qaybta udanbaysa editing kuma saarna background walaalkayow

  • @user-jc3cf7vx8f
    @user-jc3cf7vx8f 22 дня назад

    ❤❤❤❤❤

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 26 дней назад

    Waa qasab inuu xabsi kastaahi aduunka inuu horjooge ka mida maxaa biista waa leeyahay

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 26 дней назад

    Asjarta ayaa soo gelisa hubka

  • @marianmohamed7534
    @marianmohamed7534 26 дней назад

    DOWLADA WAXAAN KA CODSANEEYNAA IN AY DADAJISO TOOGASHADA KUWII DILKA U GEEYSTAY GANACSADIHII IYO LUUL SI UUNAN WEERAR KALE U DHICIN

  • @nuxurkawararka7407
    @nuxurkawararka7407 26 дней назад +1

    ruclips.net/video/h99XGYBPOwg/видео.html
    DEGDEG Taliye Shub oo Xilka laga qaaday,Xogta Weerarka Xabsiga dhexe,Itoobiya oo la Wareegtay LUUQ?

  • @raqiyogym
    @raqiyogym 26 дней назад

    RAQIYO GYM Subscrib👈🏻🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈🏻🙏🏽🙏🏽🙏🏽🩷🩷

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc 26 дней назад

    Anigana sidaas ayaa wappka LA isoo dhigay iyo weliba Qoonne isagana wuu diiday inuu carro, si caqli fiican ayuu u fekeray.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 26 дней назад

    waxaad garanee in aan meesha aan jirin dawlad

  • @MunocaliMaxamed
    @MunocaliMaxamed 26 дней назад

    😢😢😢

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 26 дней назад +3

    Taasi waxay muujinaysa masuuliyad darada dadka xilalka uu udhiibay xasan sheekh

  • @QaliilIbrahim
    @QaliilIbrahim 26 дней назад

    Naceyb Ayaa kaa muuqdo😊 xabsiga 1500 qof Ayaa ku xiran siid cali Ayaa kala soo dhex baxday rag ka danbi weyn Ayaa ku xiran war faafinta somaliya waa mid dhinac kararan

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 26 дней назад

    Wwxaan aduunka wey ka dhacaan wadama hormaray siyaarado ayay ku soo weeraraan marka wax weyn ma ahan iyaga waa la dilay shaqa fiican bay qabteen ciidanka weyna ku amaanan yihiin ee xabsiga dhan hala baaro ayaan Oranlahaa

  • @user-xg4bm2xg4z
    @user-xg4bm2xg4z 25 дней назад

    😊

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 26 дней назад

    Qof Jeel ku Jira Lama Dhaho side Ayu Ku Helay Maskaxdu Fast Ayey Ku Shaqanaysah ragga Aya Ciyo gurta Kaga Baxsada Jelasha Intay God Ku Qudan

  • @Idirisxuseeniftiin
    @Idirisxuseeniftiin 26 дней назад

    😢😢😮😢

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 26 дней назад

    5:12 waxa is calim badan sameye maxa ka wadaa . Iska caabinaa 😅

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 26 дней назад

    Maxaa yaab isdaba jooga. Hubka yaa geeyey xabsiga?

  • @AlbatroSosa
    @AlbatroSosa 26 дней назад

    Uqdad iyo shaqsi naceyb ayaa kaa muuqda

  • @HesenbaSami
    @HesenbaSami 26 дней назад

    Doqon qabyaaladiiste ah oo shaqsi weerar wado

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed 26 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @alibare3255
    @alibare3255 25 дней назад

    Adunka kama dhicin in maxabiis ay qoryo kalaso baxan xabsigi ay ku jireen waxa meshas kaga cad wax nidaam ah in usan wadanka ka jirin o shababka iyo ragan dowlad isku shega ah ay wada shaqeen ka dhaxeeyo

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 26 дней назад +6

    Ceebey tacaal laanaha amniga wey cee booben aduunka waxa ka jira in subax walba qolalka laga soo saaro maxaa biista lana baaro meesha ay seexdan xaalada ka jirta balse wadan keena laalush iyo aqoon.daro ayaa ku hab satey 😮😮

  • @LimasAhmed
    @LimasAhmed 26 дней назад

    Habar kasto youtube ayey iska furatay si aay qabiilo iyo shaqsiyaad aay ugu caayso

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y 26 дней назад

    Asc dhamantin kulaha habtoda sosheg habtodu waa Somali danbile hubka ay u kenen kuwa ilalinaya bal adiga hab kale u sheg waxad rabta inad tirahdid waqabilke ❤❤❤❤❤

  • @degan4
    @degan4 26 дней назад

    Eeyo ha la geeyo iyagaa baaritanka daacad ah😮😮😮😮

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 26 дней назад

    Isku dayga in xabsiga laga fakado weliget ayaye jirtay
    mana ah wax cusub aniga ayan gob jogo uu ahay maxabis shaqo lo weday oo sedax kamdi ah fakataden
    lakin labo wa laso qabtay hal wiil aya fakaday.