سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله واتوب اليه استغفرالله واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته الله الرحمن الرحيم الملك القدوس السلام المومن المهيمن العزيز الجبار المتكبر الخالق الباري المصور الشكور الحمد لله على كل حال اللهم اني اعوذ بك من فتنه الدنيا وعداب الآخرة
Wadaadku ma oran ku soo dhawaada nuurka iyo iftiinka ee wuxuu fasirayey aayad uraan ah mana jirto Mana soo heleysid Culimo oranaya ku soo dhowaada nuurka iyo iftiinka , Oomaaroow ha dhuudhuuman dadka waxba kuuma tari karaan waxbana kaama aadi karaan ee ALLAH u towbo keen way kugu filan tahay towbada hadaadse Towbo rabin waxaad ogaataa beeni raad ma leh beri baa lagu soo qaban .
OOMAAR kitaabtaan ma uusan geeyn meesha live asaga oo saaran ayaa gabar soo fuushay waxayna shegtay in ay kitaab hayso cidii ufuraysa naftooda iyo waaridkoodna ay ufuri karaan meelaha sida musajidada iyo dugsiyada quraanka lagu barto sidii ayaa Dadku ufurteen gabadhiina lacagtii lagu furanayey loogu diray marka arin Omaar watey maaheeyn live waan la sarnaa Gabadha markay soo fuulaysey liveka waxaana keentay Gabadha Gabar kale oo la dhaho Hinda wacan kitabtan kalarka kore ee Binkiga ah wax dhiba malahan lakin waa in geesaha laga hubiyaah in ay kuleeyihiin calamadii Ranbowga
Kitaabka qur'aanka in lagu badalo midabada qoomkaas waa wax laga xumaado laakiin xuseenoow ninka sow lagama yaabo inuu lacagta diray oo dad jaahil ka ah midabadaasi soogadeen ada diin baan difaacayaa dad cirdigooda haku galaafan
War maxaa idinka galay qof kastaa .isagaa naftiisa xor u ah ka qur.aanka ku sameeya qaladna illahay ayaa ka xisaabaya .waytahay in laga hor tago waxa xun ee diinta lidiga ku .a ilaamahan madaxa qaawan biloonoo .illahay soo hadeeyaa . War dadka iska daaya oo shaqo kale raadsada .oomaar waa .odaygaase .. ilooba
Subxanallah wlh wan arkaye ayamahan kitaab qur'aanka laguxardhay Qolodan Calankoda subxanallah allh shartoda nadhafiyo
Waa runtiis Xuseen jaamac qof walba diinta masuuliyad baa ka saaran Nabigu Scw wuxuu xadiis ku yiri :بلغوا عني ولو آية ، = iga gaarsiiya xataa hal aaydba ha noqotee , qof kasta waajib baa ka saaran diinta inuu difaaco gudbiyo wuxuu yaqaano .
Diinta Allaha Noo Badbaadiyo
Alle haynaga qabto wixii diinta dalka iyo dadka iyo nafteenaba duulaan ku ah alle haynaga qabto Aamiin Yaarabi
HUSEIN MAHADSANIID ILLAAHEEY HAKU HAAFIIDO
Subxaanallaaah 🥺😢
Illah haa so hanuniyo
Subxanallah oo ma kitabkii Rabbi kalamkiisa ahaa ayaa qomkii nacalada Rabbi ku dhacday calamadodii qurunka ahayid lagu sharaxay. Walee diin dal iyo dadba waalagu soo duulay soomaaliyeey waxaana ugu daran munafaqiinta iyo kuwa galobay iyo kuwa laqomu luday kuwas ayaa hada shaqale u ah cadowga waana godinta dabkedii cadowgu inuu qabsado madaxa soomaali kaga garacayey. Allahu mak finiihimm bimaa shita Aamiin yaa Rabbi.
Tiim subxanaAllah 😢
Ninka sanamka xasan sheikh ee warkey qowmu lutyada soqoren naguxukumaayo
Xasbunullahi wanicmal wakiil
Acuudu bilaahi minashedaani Rajim Acuudu bilaahi minashedaani Rajim
Soomaali wax baa luguwada
Aan la aqoon 🔦 touch of the themes
سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله واتوب اليه استغفرالله واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته الله الرحمن الرحيم الملك القدوس السلام المومن المهيمن العزيز الجبار المتكبر الخالق الباري المصور الشكور الحمد لله على كل حال اللهم اني اعوذ بك من فتنه الدنيا وعداب الآخرة
Subxan Allah
Salaminqowl 😢
Omaroow ilaahay ka cabso shiikhu allah iyo rasuulkiisa baa nuur ah buu dhahay adna waa isku sheegtay nuur marka adiga shiikha isku nuur kama hadleeysiin
Subxanalaah
OMAAR BARBAR WUU QAALDAN YAHEEY RUUNKA IYO IFTIINKA AYAA AHAAY
Sheeko humaati!!! Areey Caan aan ahay iloon wa waali! Triangle, rainbow iyo pink ayeey Sheeko gaartay!
DAADKA KU XAAD GUUDBEEY DIINTEENA ILLAAHAAY IDIIN CADAAB FOFAAR😊
Dugsiga hala aado waa qatar
Wadaadku ma oran ku soo dhawaada nuurka iyo iftiinka ee wuxuu fasirayey aayad uraan ah mana jirto Mana soo heleysid Culimo oranaya ku soo dhowaada nuurka iyo iftiinka , Oomaaroow ha dhuudhuuman dadka waxba kuuma tari karaan waxbana kaama aadi karaan ee ALLAH u towbo keen way kugu filan tahay towbada hadaadse Towbo rabin waxaad ogaataa beeni raad ma leh beri baa lagu soo qaban .
Haa Waxuu Rabaa inuu intaa Daliil Ka dhigto
OOMAAR kitaabtaan ma uusan geeyn meesha live asaga oo saaran ayaa gabar soo fuushay waxayna shegtay in ay kitaab hayso cidii ufuraysa naftooda iyo waaridkoodna ay ufuri karaan meelaha sida musajidada iyo dugsiyada quraanka lagu barto sidii ayaa Dadku ufurteen gabadhiina lacagtii lagu furanayey loogu diray marka arin Omaar watey maaheeyn live waan la sarnaa Gabadha markay soo fuulaysey liveka waxaana keentay Gabadha Gabar kale oo la dhaho Hinda wacan
kitabtan kalarka kore ee Binkiga ah wax dhiba malahan lakin waa in geesaha laga hubiyaah in ay kuleeyihiin calamadii Ranbowga
Diintu dadalbadan inlagaliyo Ayadaa ubahaaan
Kitaabka qur'aanka in lagu badalo midabada qoomkaas waa wax laga xumaado laakiin xuseenoow ninka sow lagama yaabo inuu lacagta diray oo dad jaahil ka ah midabadaasi soogadeen ada diin baan difaacayaa dad cirdigooda haku galaafan
inta cid la ceebeynayo cadaabta yaan lagu gelin ILAAHAY aan ka cabsano
Kugu ture hore hore barbarow isqabo bro
Runtii culimadeena way jiifaan qaarkood
Horta meeshan qaniis miyaa lagaga sheekeeyaa😂😂
10 sano ka hor ayuu ahaa
Adiga oo kaliya ayaan ogeyn
Kaligaa ayaa hadda is baraaru jinaya!!!!!!!!
Khaniis ayaad qaqarineysaa!!!!!!!
Warka shaaca ka qaad 😅😅😅
Xuseen waa qolo kusooduul ciilkii farmaajo dowladiisii ayuu kula Rafanayaa reer gaar ah
Maruntaad diideysa waar
Ilaahey kabaq NiNkaas
Kiniisada iftiinka dhexdabaalanya qiil howsamey ddka ha xagagan
@Bilekhyr adaa wax xaganayee yaad la caytamaysaa horta akhlaaq soobaro dadka wa soo gudbiyayna matihid kuwa komantiga hoos noogu sooqora leh iyo kuwa bulshada wax usoo bandhigay ayaa fakirkayaga lawadaagaynaa laakiin dockayeer wax noosoo qora uma baahnin chenel ka miyaad wax kusoo gudbisay maxaa kuhaya horaa loo yiri dockayeer iyo dameerba daan kaa lagu dhuftaa ku ekoow gurigaaga fakar kaagana ugudbi cida aad daawatay hana soosaloolane miyaan gurigiina lagugusoo barin way gaaga ama dariiqaaga xaq uma lihid inaad dad fakirkooda ugaarsato daawo oo uqor cidii aad daawatay waxa adigu aad qabto akhlaaqna baro
@@qaaliyusra7541
Waad khasaartey 🔨😱
Nacas
Tuugooyin ninkaan Hussein ah asagaa far ku godantahay
Colar wax ma sheegeee kitaabka dhaxdiisa maxaa ku qoran
Waxay kaaga digayaa inaadan Xuseen wuxu dhaho rumeysanin waayo. Xuseen degree muxu heesta, jaamacadee America ka baxay? Ma is weydiisay? Xuseen muxuu dhalinta Somaliyed ugu tilmaama Khaniis iyo Gaalnimo cadeen la’aan. Danigu waa xaaran
War maxaa idinka galay qof kastaa .isagaa naftiisa xor u ah ka qur.aanka ku sameeya qaladna illahay ayaa ka xisaabaya .waytahay in laga hor tago waxa xun ee diinta lidiga ku .a ilaamahan madaxa qaawan biloonoo .illahay soo hadeeyaa . War dadka iska daaya oo shaqo kale raadsada .oomaar waa .odaygaase .. ilooba
Wayku caday gaalkan
Subxanalah
Subxanallah