XOGTA SAFARKA MD CIRRO EE IMARATKA ETHIOPIA & JABUTI OO DORASHADA KOWAD LAGA BADALAY XUBNAHA WAFTIGA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 34

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад +4

    MANSHA ALLAHA WAXA INAGA DHAXEYE MAALGASHE AAD IYO AAD UU LAXAD LEEH GUULYSO MADAXWEYNE❤❤

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah День назад

    Subxaanalah, nimankan illaa maanta ayaa ka soo hor jeedan ,wixii la qariyaa qudhun baa ku jira

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ UAE 🇦🇪 AND SOOMALIA guuuul

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад +2

    JABUUTI MAXAY IINAGU SOO KOORDHNYSA WAXAN XASIIDNIMO AHEEYN 😅😅😅😅

  • @mohamedahmed-ps6yj
    @mohamedahmed-ps6yj День назад

    Bayle dhaqaalha waa aad ugu fiican yahay

  • @Ahmedkabal
    @Ahmedkabal 16 часов назад

    Djibouti daganka key leydahey bada welcom .

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ UAE 🇦🇪 nice meeting

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy День назад

    Sckum
    Inanka Xamze waa nin aragti dheer oo u eeg inuu aqoon isku kalsooni ah leeyahay. Waxaan kuu soo diridoonaa dhawaan inshaa Allah, kelmadaha aad adeegsanayso oo af Somaliland ah. Waxaan ujeeda Main Stream Somali.

    • @hamzehariir
      @hamzehariir  17 часов назад

      Mahadsanid walal so dawoow🙏

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 22 часа назад

    Imaaradku dawlad maleh ee waa maafiya dunida Islaamka loo isticmaalo. Dalkiisa waxaa lawareegaya mardhow Hindi iyo Asian,

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад +2

    HASSAN SHAKH BAA DAWARSDE XAASHE SOMALILAND MAA BARYOTANTO😅😅

    • @maxamedbaaskiil8910
      @maxamedbaaskiil8910 День назад

      Isaaqu xaga dhaqaalaha iney ku fiican yihiin wey muuqataayoo ciidankii bey maleeshiyo ku badaleen GOOJA CADE ka dib..

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад +1

    UAE WEYE YAAQNAN INUU LAABA WAAJEL BEEYLE CALOSHES UU SHAAQYSTE YEEHYE😂😂😂😂😂😂😂

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy День назад

    Aan idiin sheegee carabtu meel aanay faa'iido ka arkayn faraha lama gasho. Emaratesku waxay wadaan mashruuc ay faa'iido weyni ugu jirto. Waa a la ogaan ee haday helaan fursad way iibinayaan Somaliland oo dhan, dal iyo dadba.

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 День назад

    Waxa aad mooda raga jsl siyaasiinta u matala in ay yihiin niman aragti gaaban hadii ay xiita ay eegi lahaayeen maabka aduunka waxa ay ogaan lahaayeen in berbera tahay center ma aduunka logistics ahaan waxa cad in uae yihiin proactive oo daafacayaan jebel cali islamarkaan la socda fikrada marekanka ee ladagaalnka silky wayga shiinaha oo ku soo xidhmaya berbera oo ah centerka supply chainska aduunka

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День назад

    UAE waa sxpka Somaliand weeyi mw Ciro taalabo fcn ayuu qaaday wlee

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh День назад

    😮ninka.hadlayaw😅caarimaad😅allahakusiiyo😅

  • @abdis70
    @abdis70 День назад

    Safarkani Macquul ma aha. Md. Cirro miyaanu ahayn kii DPWORLD ka soo horjeestay ee lahaa Siilaanyo iyo Muse ha la soo xidho !? Wixii uu shalay diidanaa, ayuu maanta aqoonsaday inay faa'iido u tahay Somaliland. Rag aan Somaliland aaminsaneyni sidee ayay uga midho dhalin karaan Hanka Qarranka. Rag baa xidhiidhkan uga horeeyay oo salka u dhigay.

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 День назад

    If, and only if, I was president Cirro today. Once I have set myself on the top sit. I would have choicen my cabinets based on the capacity of their education, political and administrative career and trust rather than clandestine/collusion support based system and a smart think tank advisors team that can have a glimpse behind the dark exterior that may a certain political effect and repercussions to my government !!! 😂

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 5 часов назад

    Waar xuxuumada reer soomaliland waxay ku shaqaynaysaa dumla maasiyad

  • @advyser
    @advyser День назад

    xidhiidhka imaaratka dawladahii horaa dhidibka u aasay
    Cirona wuu ku mahad san yahay inuu siyaasadaa sii wado

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 День назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waa tuugta ugu xun waxayna dhacdaa dekedda berbera.
    2.0. Waxay qaadataa 100% tacriifadda dekedda berbera.
    3.0. Waxaad ogtahay ma jirto waxan aad sheegeysaa waa khuraafaad aan sal iyo raad toona lahayn.
    4.0. Waxan dhahayaa waa tuugta ugu xun kuwan aad sheegeyso.

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 День назад

    Imaaraatku Jaceel u masamayn dhismayaasha uae waxa ogyihiin ahamiyada logistics ee berbera oo ah centerka supply chains adunca Somaliland Hadii ay iyadu si xor ah u Samaysane lahayd deceda waxa xidhmi lahaa jabal cali lacagtana billioniska ayaa berbera u war regeegi lahayd berbera basin darò Somaliland waa laga waayeen waa to waxa ay noqon eastern proactive

    • @aliabdi8873
      @aliabdi8873 День назад

      Maraukunka laga ma Yaabo in u citrifao jsl ujeedadada marakanku waa in Supply chainka aduunku ku soo xidhmayo berbera laga ilaalayo shiinaha

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah День назад

    Waar ha ka dhigin boodh yar oo lagu qoray maqaaxi ,ka hadal ,ha iska dhara ,waa waxa Aamin san yahiin

  • @dhuuxdigaleduale3922
    @dhuuxdigaleduale3922 8 часов назад

    Suldaan profesorka (Abdisalaan Yaasiin), waad soo dhoweysey goor dhoweyd, ee muxuu Ku xanniban yahay ilaa hadda, si cad u soo daa Dee Mujaahidka maxaa si ah!

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic День назад

    😂 cajaa’ib

  • @qoorc499
    @qoorc499 22 часа назад

    Waar. Wax. Ku. Hadlimaysid. Aqoona. Umalihid. Uraaye. Uraaye

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад

    Waar madaxaweyne kaa hoorye baa imaradku weeye uu soo deeryn deeyrda haase

  • @MukhtaarMahamed-my2dv
    @MukhtaarMahamed-my2dv День назад

    Kkkkk kusoocoo

  • @CabdiraxmanQolay
    @CabdiraxmanQolay День назад

    Sax ayaad tahy waa in aad la xidhi8dho meel adiga waxtar kuu ah

  • @CabdiraxmanQolay
    @CabdiraxmanQolay День назад

    Dalkeenu intiinaa iyo in la mida ayuu u baahan yahay. Dawladani waa dawlad dadkeeda ogol in ay toosoyaan

  • @mohamedahmed-ps6yj
    @mohamedahmed-ps6yj День назад

    Beenaale