Taariikhda Saxaabada (17) Asmaa bintu Abubakar ۩ Asma laba daraflay | Sh.Abdulaziz Oogle

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Asma waa gabadh geesiyad ahayd oo wajahday Abujahal fircoonkii Umadan iyo ninii la odhan jiray Xajaaj ibnu Yuusuf.

Комментарии • 17

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 7 лет назад +8

    nasib badana qof lakulmay rasuulkeni scw scw naxaris iyo nabad galayo korkisa ha ahte ilaahay janada hainagu kilmiyo dhamanten

  • @haajaramohammed7368
    @haajaramohammed7368 3 года назад +1

    Masha allah shukran wall abdulaziz waxbadan ayaan kaa faa iidey alle miisaanka xasanaadka hakuu saaro

  • @bushrasheikhahmed1392
    @bushrasheikhahmed1392 3 года назад

    Aad ayan ujeclahay asmaa ilahey raali hakaahade

  • @zamzammohamedgacal2298
    @zamzammohamedgacal2298 8 лет назад +5

    Somali ahan uu qoran mhdsanid

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  8 лет назад +6

      بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ
      اللَّـهُ لَا إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ ۚ لَا تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلَا نَوْمٌ ۚلَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِندَهُ إِلَّا بِإِذْنِهِ ۚ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ ۖ وَلَا يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلَّا بِمَا شَاءَ ۚ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ ۖ وَلَا يَئُودُهُ حِفْظُهُمَا ۚ وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ ﴿٢٥٥
      (255) Allaahu Laa Ilaaha Illaa huwa Al-Xayyu al-Qayuumu, Laa ta’khuduhuu sinatun walaa nawm, lahu maafi as-samaawaati wal-ardi man da alladii yashfacu cindahuu illaa bi’idnihii, Yaclamu maa bayna aydiihim wamaa khalfahum, Walaa yuxiiduuna bishay’in min cilmihii illaa bimaa shaa’a wasica kursiyyuhu ass-samawaati wal-ardi, Walaa ya’uudhuu xifduhumaa, wahuwa al-caliyyul cadiim.
      [(255) Eebe Ilaahaan isaga ahayn ma jiro, waana Ilaaha Nool, Khalqigana maamula. Ma qabato Lulmo iyo hurdo (midna) wuxuuna iska leeyahay waxa Samooyinka ku sugan iyo Dhulka, Waa kuma kan ka shafeeci agtiisa (Eebe) idankiisa mooyee, wuxuu ogyahay (Eebe) waxa Dadka hortooda ah iyo waxa ka dambeeya, mana koobaan wax Cilmigiisa ah wuxuu Eebe doono mooyee, wuuna u waasacnoqday kursigiisu Samaawaadka iyo Dhulka, mana Cusleeyo ilaalinteedu, Eebana waa sareeye wayn.]
      Waxaan kale oon akhrinaynaa labada aayadoo ee ugu danbeeya suurada 2 aad ee Quraanka suurad Al-Baqara:

  • @zamzammohamedgacal2298
    @zamzammohamedgacal2298 8 лет назад +4

    WA ilahey mahadis waxan raba ayad kursi Somali ahan u quran walalkey

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  8 лет назад +1

      Asc, wlo ma waxaad rabtaa Aayada oo ku fasiran Afsoomaali mise aayada oo ku qoran Afsomali? BarakAllah

    • @samiyaaden1941
      @samiyaaden1941 7 лет назад +1

      asc

  • @zamzammohamedgacal2298
    @zamzammohamedgacal2298 8 лет назад +1

    Insha Allah

  • @zaynapcabdi7031
    @zaynapcabdi7031 4 года назад

    Masha allah

  • @UhhFfgg-tk4ji
    @UhhFfgg-tk4ji 8 месяцев назад

    😢❤❤❤❤❤❤😢😢

  • @zamzammohamedgacal2298
    @zamzammohamedgacal2298 8 лет назад +1

    Shukran akhii

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  8 лет назад +1

      Adaa Mudan, Waxaad kale ood ka akhrisan kartaa ama ka dhagaysan kartaa Ayaada Kursida halkan gaaldiid.com/dudooyink-hurdada/

    • @suleekhaomar7608
      @suleekhaomar7608 7 лет назад

      Zamzam Gacal

  • @anisasheikhahmad5746
    @anisasheikhahmad5746 4 года назад

    Malaqaby nag kale

  • @zamzammohamedgacal2298
    @zamzammohamedgacal2298 8 лет назад

    Ayado fasir ah somali ahan iyo ayada somali ahan