Taariikh nololeedkii Saynab bintu Jaxshi (Haweenkii Nabiga )
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Magaceedu waa Saynab bintu Jaxshi ibnu Ri'aab ibnu Yacrub ibnu Sabrah ibnu Murrah ibnu Kabiir ibnu Qanam ibnu Duudaan ibnu Asad ibnu Khusayma Al-asadiyah. (590-642 miiladi). Hooyadeedna waa Umaymah bintu Cabdulmudalib oo ah nabiga eedadii. Waxay Saynab dhalatay ilaahay raali haka ahaadee 33 sano kahor hijradii nabiga, waxayna walaalo yihiin Cabdilaahi ibnu Jaxshi kamid ahaa saabiqiintii islaamka, wuxuuna ku shahiiday duulaanki Uxud, isagoo lagu wada aasay abtigii Xamse ibnu Cabdulmudalib hal xabaal.
Nabigu wuxuu wiil ka dhigtay Sayid ibnu Xaaritha ayadoo loogu magac darat Sayid ibnu Muxamed, kadibna nabigu wuxuu doonay inuu soo gabogabeeyo xaalada dabaqadeed ee ku dhex jirta bulshada muslimiinta iyo dhaqankii carabta oo ahaa inaanay is guursan karan qof xor ah iyo nin adoon ah ama mawle ah, taaso dhaqan ahaan noqotay arrin la caadaystay oo ay adagtahay in la badalo.
ka akhriso maqaalkan isagoo qoraal ah halkan: gaaldiid.com/Xo...
Ma sha Allah wa sheego quruxbadan wan jaclahay inan dhageysto sheegoyinka anbiyada iyo asaxada nabiga scw ilahay ha inaga dhigo mocoda Aamin ya rabi
Shukran wa jazakallahu kheyran sheikh..
masha allaah jizakallaah qeer yaa shiikh
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢❤❤❤❤❤
Maa shaa Allaah ❤️❤️❤️
Mashallah jazakallah Shaq
Maasha allaah rabbi haka ajri siiyo waa dersi aad nogu muhima dhaman barashadiisa
Ajir Allah kasiyo yaa sheekh
Masha Allah 💖 wallo Jazak allah khayer
love qisadaan
Masha all
Baraklaahu.
Mansha Allah illahow no naxariiso dhaman inta muslim ah
Mashallah waa qisaas fiican mashallah shukran sheikh allah yaxfadaka
🍊🍎🍏🍉🍈🍐🍑🍋🍊🍡🍄🍒🍓🍅🍍🌰🍇🍌🍠🍜🍝🍲🍛🍗🍣
Jazakaallah Sheikh
Mansha allah Jzk khayr Sheikh
Allaahu akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥀
صلى الله عليه وسلم
Mansha Allah
Mansha allaah tabarakallaah sheikh illaahay hakuxifdiyo
Scw 😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allah beautiful story
masha allah jazaka laah sheikh
mnsha alaah
Masha allaah sh illaahay il iyo xaasid hakaa qabto
Scw Scw scw ❤❤
Jazakallah kheyr
Maansha allaah
Barakalahu shiikh
Salalaahu caleyhi wasalam
Mashaa allaaah jazkallaaahu khayr
Shubuhaat alle hanaga ilaaliya.
Aamiiin.
Masha allh ilaahay hakuxafido khiikhow
Masha Allah
Top Islam Top Islam baarka Laaha sheekh
@@shukrikaladid4469 k💖💘💗💟💞💚💙💛💔💜💟💞
Rasuulkeena csw scw nnkh
masha alla sheikh waa qisooyin macaan allaah ha kaa ajar mariyo
Mashallah
scw alahu akbar
Salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️🥀
jaza kumulahu qeyr walal rabi haku xifdiyo insha allah adiga iyo walidka insha allah
masha allah
Alla ilaahay awood badanaa
Masha allah jazakalah she.qeeyni
jasakalahu khayran jasaa
Maashaa alaaah jisaakalaaha khayr sh
Masha alah
Masha Allah jzkllah kher
Mashallah wllky
smc jisaa kalaahu khayru i sha alah
Mashallah sheek
Wlh aad baad umhdsnthy❣❣❣❣
qeeyr alaa haku siiyo shiiikh
masha.Allah wa arin ala wato
saynab faysal
asc sheekhow jesakalahu kheyr ajirr badan aan kuu rajetnaa
jassakallah shekh
Masha allah
@@farhiyafarhiya709 💙💚💗
Jasaa kalaah sheekh
Masha allh shugran wll
jazakallh
Wcs
Aamiin
baragkalahufig shiiq
Maanshaallaah
SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️
allaah kaxfadak
aaamiiiin aamiin yaaa raabii
mahsanid sheik kun iyo kow jeer ayaan kugu mahad celinaa ale ajir iyo xasanaad ale hakaasiiyo
Nurto abdi aziiz
manga allah jzakallah qayr
sheekh maad noo sheegtaan weysada dumarku bilaa xijaab malaga aqbalayaa hadayna cidi arkayn
😍😍😍😍
ala masha Allah maxan radiye qisadeda
Masha Allah abayo
M.a
Maanshalah
💞💟💓💔💕💖💗💘💝💜💞💟💓💔💕💖💗💘💝❤💙💚💛 maanshaalh
Thanks
masha Allah
Masha alah
Allahu akbar
scw
yaaaaaa alaaaha
masah allah
salalahu caleeyhii wa salaam ilaahooow nalaa kulmi xabibkeyni ashay raful anbiiiyaa
allah ka raali noqdee markii hore Seynab soo maysan aheen adoon kadib la xoreeyay oo diinta qaadatahy ?
Maya
thnx broh
shekh ALLE misanka xasanadka hakugu daro
sax
Umu
subxana laaah
SUBXAANALAAH KUWA DISLIKE SAARAYAA WAA AYO WALCIYAADUBILAAH
Waa dad aan muslima mvqhayn malaha
Alla dadkaan (diselike) saaraya viidiyowga meedhageestaan
allow xaqa hanga daboolin
Maybe gacanta kaga dhacday maaha inay kas usaareen huno
Mise qalbigooda inu buko Allah aya waxwaliba og {Allahu Aclam}
Scwscw scw
Nabi caasha 6 jir ayu ku gursaday
Nabi adoon maryama bu laha
Nabi gursaday xaskii wilki u korsaday
Nabiga ma been aya laga qoray
Mise dhabtii sidan ayu u noolaa
Waxa cajib ah wax kasta oo nabiga ceeb u keenaya wadaad aya ka hadla
Hadad wax dhahdana cadabta ayay bilaabi doonan inay kaga cabsiiyaan
Laba kala daaya nabigu wu ficnaa iyo waxan uu ceeb ah ayan dusha ka saraya
I
Subxaanallaah Allaah u toobad keen
Ilhy hakuso hanuniyo wxn umalynaya inadan video ga dhamaysan
Wxa Lagu yiri wilkisa bas ayusan gursan karin
Ayadna waa sodagta wx wil ah inusan ujogin marka ee laguma dhihin wilku so korsaday gabdhi kala tagen ma gursan karo
Sualaha qaldan Shaydanka ku waydinyo shedanka iska naar
Masha allah
Alla macaanaa qisadaan
masha allh
masha allh
Masha Allah