UGU DAMBEYN WAN SOLABTAY IYO ASXABTA OO AN LAMAFILAN UGU TAGAY…?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 июл 2024
  • Fadlan subscriber deh 300k

Комментарии • 4,2 тыс.

  • @abeeracade389
    @abeeracade389  10 дней назад +3271

    Wan ku faraxsanahay inan isku so laabano inago cafimad qabno dhamaantin waana idin soo xiisay insha Allah waana wada joogi doona hadi alle idmo Aadban idin jeclahay❤🫡

    • @UpdikariimMohamed
      @UpdikariimMohamed 10 дней назад +19

      I.a❤❤

    • @SuReynA
      @SuReynA 10 дней назад

      @@abeeracade389 sido kale powe❤️❤️

    • @AaminoAbdullah-im7or
      @AaminoAbdullah-im7or 10 дней назад +14

      I.n❤❤❤❤

    • @mohanmusic1234
      @mohanmusic1234 10 дней назад +14

      Zxp soo babi ❤

    • @Leylasuldan
      @Leylasuldan 10 дней назад +15

      Sidokale wan kujeclnahay abowe horay usoco wlhi qosolkaga u xisney runti 🥹🫶💋♥️♥️

  • @faadumomohamoud3548
    @faadumomohamoud3548 10 дней назад +1553

    Inta ku farxaday like🥺❤️

    • @foosmaxamed8940
      @foosmaxamed8940 10 дней назад +4

      Zaaida ugu farxay wallahi ano tiktok firsanayo Ayan kor Ka arkay sa uso rooray leee

    • @SuReynA
      @SuReynA 10 дней назад

      @@faadumomohamoud3548 ani xitaa waan ku farxay wllhi

    • @fowziyomaxamed9109
      @fowziyomaxamed9109 10 дней назад +7

      tan farxad weydhaftay come back Abera🥰❤️

    • @MunaHussein-pz8rp
      @MunaHussein-pz8rp 10 дней назад +4

      Wllhi Waan Ku farxay❤🎉😊

  • @mulkiahmed9219
    @mulkiahmed9219 10 дней назад +80

    Inta abeera jece sidhii Samia Uga farxiya inshAlla ugudara Tan iyo Bari like an kaarko

  • @user-ur1hp5bb9k
    @user-ur1hp5bb9k 10 дней назад +30

    Aynu ku salino nabigeen muhamed scw

  • @siciidaadanmoha
    @siciidaadanmoha 10 дней назад +613

    Inta abeera u xiistay😢👆❤

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy 10 дней назад +365

    Intii kufaraxdy abeera solawashadida❤🎉like

  • @CadiyaAbdi
    @CadiyaAbdi 9 дней назад +28

    Inta abeera uxiistey kuna faraxdey inuu soo kaabto like😢❤😊

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 7 дней назад +10

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @abdyrahmanabdalla9879
    @abdyrahmanabdalla9879 10 дней назад +157

    Wlhy waan ilmeeyay waxaan jaceel waa dhaafay ilaahayow azxaab zaan ii jecel ii yeel😊😢😢😢

    • @AdanAbdishakur-xm6co
      @AdanAbdishakur-xm6co 10 дней назад +4

      Hindi miyaa tahay aniga been been kuma oyo ilnio😂😂

    • @cumarabaz
      @cumarabaz 10 дней назад

      ​@@AdanAbdishakur-xm6co😅

    • @BTSARMY-vs9qw
      @BTSARMY-vs9qw 10 дней назад

      Usheeg ine somali thy😂😂​@@AdanAbdishakur-xm6co

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 10 дней назад +225

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 10 дней назад +3

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @IqraDheyman
      @IqraDheyman 10 дней назад +2

      Scw ❤️

    • @xassanshariifka8110
      @xassanshariifka8110 10 дней назад +1

      Wcs❤

    • @RidwanAbuukar
      @RidwanAbuukar 10 дней назад

      Scw scw scw❤❤

    • @axmednurculusow8627
      @axmednurculusow8627 10 дней назад

      Salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam

  • @user-pg8dl4gw4s
    @user-pg8dl4gw4s 10 дней назад +17

    Wllhi Apowe qosolkaaga waan uxiisnay 🥺❤️ markale hanga tagin🥺🥺

  • @user-ds2ul4lx7m
    @user-ds2ul4lx7m 10 дней назад +21

    Inta ku faraxday abeera soo laabashadiisa one like 😢❤

  • @SamiaaHmed-b3e-b5u
    @SamiaaHmed-b3e-b5u 10 дней назад +124

    Team abeera on like

  • @Maxamed117
    @Maxamed117 10 дней назад +244

    abeera is back team abeera one like😮🎉

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm 10 дней назад +12

    Alla abeera qosolkiisa waan u xiisnay wllhi😂

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 10 дней назад +16

    inta kufaraxday soo laabashada abeera 🎉🎉🎉😮😂😂😂

  • @bashkaboyofficial8928
    @bashkaboyofficial8928 10 дней назад +601

    Welcome back legend one like 😄😄😄

  • @nimcoxiis2112
    @nimcoxiis2112 10 дней назад +102

    Inta comments yada ticktock ta kusoo aragty welcome back abeera oo soo raadisay like me tnkz yaqey abeera wam u xiisnay qosolkaagii wlhi 😢😢❤

  • @xamdimahamed7008
    @xamdimahamed7008 10 дней назад +10

    Abeera cade walhi tiimkiiidhanaa waan nacaymarkaadkatagtay waxaan ilawiwayay qosolkaagii walhi alx adaaad noosoolabatay .ardanbe hanagatagin ❤❤❤❤❤❤

  • @fahmomohammed2262
    @fahmomohammed2262 10 дней назад +6

    Omg 😮 welcome back ninka kaliya ee mesha dartis an ugu soo biirnay😂😂

  • @nuramohamed6086
    @nuramohamed6086 10 дней назад +117

    Inta ku faraxday so labshada Abeera like

  • @kaafiyocabdi1247
    @kaafiyocabdi1247 10 дней назад +215

    Welcome wllky isoo duceeya xoga xanuun daremaa 40 qof ducadooda wala aqbalaa plz isoo duceeya🤲🤲🤲😭

  • @RuweydoAbdiqadir-hn7xy
    @RuweydoAbdiqadir-hn7xy 8 дней назад +4

    Hamplyo hamplyo hamplyo aboowe waxa ku faraxsanaa one soonoqashada two waxa ku faraxsanaa 300k🎉 my dear brother kip going my brother ❤️ si walaaltanimo

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 10 дней назад +5

    Wlhi waan ku farxay king abeera Soo dhawow zxp qaali war asxaabey dhiiga isku yeela 🎉❤❤❤❤

  • @Malyuunmoha772
    @Malyuunmoha772 10 дней назад +78

    Wlhi Farxad io Naxdin iskukey daranty welcome back powe inta qosolka Abeera u xiisty like👍

  • @zuhraaahmad5124
    @zuhraaahmad5124 10 дней назад +162

    Ma riyooonayaaa asxaabay 😭😭😭 plz riyada iiga kiciya abeerow 😢😢❤

    • @Samrosimin
      @Samrosimin 10 дней назад +9

      Macaney riyo maha abeera cade so labtay ala farxad ima dhina😂😊

  • @zahrahiireey2002
    @zahrahiireey2002 10 дней назад +5

    Omg walahii saaa u farxay ma maleyn kartid our abeeera is back❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️welcome back miisanka culus

  • @mahamoudissa2856
    @mahamoudissa2856 10 дней назад

    Alhmoulillah iyo kheir welcome to RUclips

  • @KhaalidAbdulaahi-qp8vs
    @KhaalidAbdulaahi-qp8vs 10 дней назад +60

    Wlhi tiktok kasoo arkay wn aamini waayey Legend labo ma'ahan haduuu jirana waa ABEERA GOAT WELCOME BACK MY PROTHER❤❤❤

  • @Iqro-ibrahin219
    @Iqro-ibrahin219 10 дней назад +129

    Wlh qosolkagah waan u xiisy abeer mar danbo ha bixin 😭😢❤❤❤🎉

    • @abdibaashi9015
      @abdibaashi9015 10 дней назад +2

      Ayy xaliimo allah Mano waaayo😢❤😊

    • @Iqro-ibrahin219
      @Iqro-ibrahin219 10 дней назад

      @@abdibaashi9015 sido kale farax logo basto alh noma wayo 🤕🤴🤍😅

  • @RaqiyoAbdullahi
    @RaqiyoAbdullahi 10 дней назад +8

    Qosolkisa inta uxiistay 😭💕💕

  • @mzz-hothan
    @mzz-hothan 8 дней назад +1

    Welcome back pro keep going 👏🏻😮🤴🏼❤️

  • @kafiaabgal2958
    @kafiaabgal2958 10 дней назад +61

    Welcome back abera walahi qosolkagii wan uu xisnay plz koor an uqadno 🎉🎉🎉 abera cadee plz plz plz team abera fadhigaa kaa kacaaa 300k cawaa an xidhno

  • @BahjaYuusuf-bh9ex
    @BahjaYuusuf-bh9ex 10 дней назад +33

    Ala abeeraa nosoo noqdy😢 markale hanaga tagin wllow wlhi illahy dartiis kuu jeclahy❤😢

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 10 дней назад +2

    الف الحمد لله على السلامة

  • @ahmednoor8886
    @ahmednoor8886 14 часов назад

    Welcome back my bro Abeera The Legend🤝👏🤝

  • @Miss-haya
    @Miss-haya 10 дней назад +40

    Wallhi ani xitta wankufarxay solabashadada mardanbe hanaga tagin abeera😢welcome back

  • @QuenKawsar
    @QuenKawsar 10 дней назад +48

    Omg cidi igama horeyso wan amini wayay welcome back❤🎉🎉🎉😢

  • @goldenmohachannel5603
    @goldenmohachannel5603 10 дней назад +3

    Welcome bsck qosolkada lo xisay hore u soco 300k soon

  • @user-yc6kh4yh4t
    @user-yc6kh4yh4t 10 дней назад +2

    Welcome back my brother ❤❤❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 10 дней назад +44

    Less go axaabta abeera 300k ila iyo bari🎉🎉❤ welcome legend

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 10 дней назад +90

    Inta abeera Ku faraday fartag Masha Allah hambalyo hambalyo wlakey Allah Ku xafido ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @darajomohamed5280
    @darajomohamed5280 10 дней назад +2

    Welcome back Abeera ❤❤❤

  • @kekexd195
    @kekexd195 10 дней назад +3

    Wlhi xali miyaa mise habeen hore ku fikiraaye adoo soo laabatay welcome back ❤❤

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 10 дней назад +28

    Intaa na Nacdey anago ku bahn ba Hada No soo labtey 😢 any way welcome back abera qosolkagi io frxdadi wa uxisney wlg Alhamdulillah hda ado cafimad qba noso labtey ❤

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 10 дней назад +41

    Welcome Back The Legendary Abeera Cade Walaahi Qosolkaadii iyo Xaraaqadii Waan U Xissnay Boqorow

  • @Shamnaz608
    @Shamnaz608 10 дней назад +1

    Welcome back king❤qosolkada uxise wlh

  • @WinkeyA70Youtube
    @WinkeyA70Youtube 10 дней назад +1

    Nin aan in badn sugayy abeera cade welcome back zxp❤😊

  • @SahraGuleed-co2kx
    @SahraGuleed-co2kx 10 дней назад +35

    Inta ku Faraxday soo laabashadiisa✨️🥹💕welcome aboowe😍🖤

  • @Sero-w7c
    @Sero-w7c 10 дней назад +65

    Waxa dhihi jiray abeera muu soo laabto lkn ugu dambeyn he is backk😎😍

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 10 дней назад +5

    Alla wan ku xisay qosolkaagi baan u xisay magah baad usoo noqotay lajin

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman456 8 дней назад +1

    Welcome🤗 back legendary

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 10 дней назад +56

    Whattt😳😫❤️❤️❤️welcome back wlh ano TikTok iskagajiro notification iisodhece 😫

    • @shadiaaragsan749
      @shadiaaragsan749 10 дней назад +3

      Haa anba notification iisoo dhacay🎉❤😮

    • @MohaYre7
      @MohaYre7 10 дней назад +2

      Sido kle aniga xitaa waan soo orday

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 10 дней назад +81

    Inta ku faraxdey soo la bashadisa❤❤ one like🥰👏

  • @Sharmaofficial121
    @Sharmaofficial121 9 дней назад +1

    welcome back legend❤

  • @Talo_same_podcast
    @Talo_same_podcast 10 дней назад +2

    Welcome back wllkie abeera cade wllhi saa'id baa laguugu xiiseyyy❤

  • @QueenNalka
    @QueenNalka 10 дней назад +49

    Team Abeera one like ❤❤❤

  • @NafisoCadey-yq4lo
    @NafisoCadey-yq4lo 10 дней назад +46

    Inta abeer qosolkisa uxisey like Sara ❤😂😂

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e 10 дней назад +1

    Welcome back Abeera waxn ku leyahy hori u soco insh allh waxn nobilawaty farxadi abid markale waxn ku leyahy back 😄 😀 💖 😊 ❤️ 🎉🎉❤❤

  • @MaxamedAadan-f7i
    @MaxamedAadan-f7i 10 дней назад +1

    Welcome back legend ❤

  • @AsmaXasan-eh4vb
    @AsmaXasan-eh4vb 10 дней назад +41

    Inta jecel wllken in uu you tube kuso laabto one like😅

  • @Fardowso49
    @Fardowso49 10 дней назад +25

    ala walahi waanku farxay abowe hanagatagin markale saa u solabatay leeha ahaato insha alahaa❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @anwarshacali76
    @anwarshacali76 10 дней назад

    Welcome back legen thanks ❤❤❤

  • @nkbinmohan
    @nkbinmohan 10 дней назад

    Welcome back wllka ❤ we r missed u

  • @Khadiijoabdiosmaan
    @Khadiijoabdiosmaan 10 дней назад +25

    Welcome back Abeeracade runti wanku farxay solabashadaada xiligaan hadad wadilahed 1M wakushicilahed kabadan insha allh babi hakacaajisin insha allh 🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏♥️

  • @MunaAhmed-in6om
    @MunaAhmed-in6om 10 дней назад +28

    INta aad ugu faraxdayy abeera cade😂😂

  • @qurbojoogmedia9823
    @qurbojoogmedia9823 9 дней назад +1

    Welcome Back. Abeera subscribe all the way Canada Calgary 🇨🇦 bro Keep going on 🎉

  • @Hodan238
    @Hodan238 5 дней назад

    Welcome back Legend🦁❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 10 дней назад +22

    Alla yaaiqajuruufanaayo run miyaa 😭😭welcome back abeera cade😭🤣

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 дней назад +16

    Oh my garoor abeera cade welcome back coming soon 500k I.a asxbta aan ukala kicino 1m kabadan ayui uqalmaa siduu ugu niyad jabin plz aan cawino

  • @YasmineHamoudfarid
    @YasmineHamoudfarid 4 дня назад

    Welcome back zxp ❤❤

  • @xog-doonchanel4229
    @xog-doonchanel4229 10 дней назад +5

    Macalimo suu ugu faraxsan yahay saaxibkio soo noqoshadiisa

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 10 дней назад +17

    Ayyyy run miyaa hada masoo labatay😳😭welcome back legend 😢😻

  • @cabdishakuurkhadar330
    @cabdishakuurkhadar330 10 дней назад +19

    Kiii ugu horeeyay welcome back pro😂😂😂😂😂waan kufarxay wllhy

  • @QalbiwanaagQalbiwanaag
    @QalbiwanaagQalbiwanaag 10 дней назад

    Omg welcom back abeera wllh kuu xiisay markasta oo ciwanadada fiiriyo aadan wax bo soo dhigin

  • @NajmobareMaxamed
    @NajmobareMaxamed 8 дней назад

    Welcome back my brother ❤

  • @laylamuxudiinroble2705
    @laylamuxudiinroble2705 10 дней назад +55

    Alhamdulillha waye markaleh hanagaa takiin abeera 😢❤

  • @afra945
    @afra945 10 дней назад +63

    Inta ku faraxsan soo laabashada king abeera like 👍🏼😮😢❤

  • @nalkamankadaara-sm1tx
    @nalkamankadaara-sm1tx 9 дней назад

    Welcome back am so happy to see you back❤ my lovely brother

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 8 дней назад

    Welcome back abera cade❤

  • @CaaishoAli-xy4yt
    @CaaishoAli-xy4yt 10 дней назад +8

    Inta ku faraxday soo laabashada abeer welcome back 🙏🏻 😢😢😢

  • @IqraHassan-s8p
    @IqraHassan-s8p 10 дней назад +11

    Waan ku faraxsanahay soo laabashadaada abeera cade😊😊

  • @Aslina-h2f
    @Aslina-h2f 9 дней назад

    Welcome back am soooooo happy to see you bro

  • @xamdaharuun1577
    @xamdaharuun1577 8 дней назад

    Welcome back to RUclips abeer🎉🎉

  • @Butuco995
    @Butuco995 10 дней назад +5

    Omg welcome back abeera wlhy wan farxay markaan arkay😭❤️🔥

  • @user-zm6yh1rf2q
    @user-zm6yh1rf2q 10 дней назад +9

    Wlhi qosolkagii wan u xiisay Allah ku xafido wllkey❤dar Alle ku jeclhy😢❤

  • @crsqmxmd2010
    @crsqmxmd2010 9 дней назад

    Welcome back bro 🙌 🙏

  • @user-lx7xm5vz1c
    @user-lx7xm5vz1c 10 дней назад

    Welcome back qoskaga wllhi wanu u xisnay

  • @user-rh2xi9yc3u
    @user-rh2xi9yc3u 10 дней назад +24

    Abeer ceyde asad cumer wlhi waan idin xiisnay wada jirkina plz abera laso masey video

  • @cawobahnaan2105
    @cawobahnaan2105 10 дней назад +11

    Yes abeera welcome back waanu ku faraxnayy soo laabashadaada ❤☺

  • @user-sc8vh5lo1z
    @user-sc8vh5lo1z 7 дней назад

    Welcome back legend 👑👑

  • @AbdiaziizmohamedAbdiaziiz
    @AbdiaziizmohamedAbdiaziiz 8 дней назад

    Welcome back legend apera 🙏👊🏻

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 10 дней назад +13

    Team ASAD HAGIO One like 🥰🥰☝️

  • @nuurocolowamiin
    @nuurocolowamiin 10 дней назад +7

    Masha Allaah hambalyo Abeera Cade Adban ugu Faraxsanahay Solabashadada

  • @Samia2AHMED
    @Samia2AHMED 7 дней назад

    Legend abeera cade welcome back 🙏🏾 🙌🏾 ❤

  • @nasrinafarah8390
    @nasrinafarah8390 10 дней назад

    Welcome back❤❤❤bwe we miss u abeeera

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 10 дней назад +28

    TEAM ABEERA ONE LIKE ❤️❤️❤️

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 10 дней назад +11

    Mashallaah Tabarakallaah welcome back legend ❤❤🎉🎉

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi 10 дней назад

    M.a Allah welcome back❤❤❤🎉🎉🎉🎉 Abeeraa

  • @ahmednajaofficial443
    @ahmednajaofficial443 10 дней назад

    Welcome back bro
    Wlh waan ku farxay
    Waan kuu xiisnay bro