Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Sifiican baad uhadashay masha alaah❤❤❤❤
ILAAHAY BAAD BEEN U SHEEGTAY DAALLIM QABYAALADI DISHEY
Qabiil qaran ma noqdo haduu wax qabanayo wakii joogay markii ciidanka hubka kaga dhigayey ee sac hubka ka dhigtay
Talo ahaan dawladu maadamanooy cusub tahay inay ciidanka tiradiisa lasugaa way fiican tahay laakiin no is haloo dhigo waayo triads ciidan ku waa sir
WAA QABYAALADDII OO CAD OON LOO CIMAAMADIN E,ADEER QABRI CIDLA AH OO MUGDI AH AYAA LAGU DHIGAYAAYE NAFTAADA U TUDH
Dadkan ninka islaama ee runta kahadlay maagayow anaga umarkhatiya illaahay wuu ogyay idinkuna wad ogtiin Ceerigabo dhibato kadhicin In aad kaqaxdeen oo inti udambaysay marku maayirku ogaaday uu yidhi lama bixi karo hadana hoos bad ubaxden guryihini intad sogalisen inamo yar yar oo hubaysan ayad idinna baxden si ay ugadhex dagaalaman aqaladina idinka qaldan oo daalimiina oo been sal iyo rad lahayn shegaya illahay miyanu idinku xisabinayn masabidka iyo beenta ad shegaysan
Daawlaadad somaliland laama aqoonsana armay fiicantaha tiiro koob kaa ciidanka inaan laa ogan eee siir nooqoto waayo haada laam oga waaxad haayisato baallse haadi laa ogado maa kaariin kaaran raaga loo dhiiba ohaada somalidu waaxa waaxa baa maa qaariiyan
Waar ilaahaaga ka xishoo, wax aan garaad lahayn oo liita ayaad tahay