HEESTII MAKO MAXAMED LUGTA SOCODKA WAAN BARI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 214

  • @qadarahmed4966
    @qadarahmed4966 4 года назад +86

    Heestaan waxaa maqlay 2006 anigoo markaas qorsheenaayo sidaa wadanka uga soo tagi lahaay aabo na wuu iidiidanaa inuu ifasaxo. Heestaan dhiiro galin buuxdo isiisay anigoo soo dhuuman rabo uu aabe isoo fasaxay. Alhamdullilaah dhib badan hamigeyga wuu ii hirgalay 🙏🏽 lkin heestaan waa hees igu weyn❤️

    • @anizah7435
      @anizah7435 4 года назад +2

      Mnshalh

    • @ninaabdi1529
      @ninaabdi1529 4 года назад +2

      Duco iilow maxa looga jeeda 🤔

    • @anizah7435
      @anizah7435 4 года назад +3

      Isoo duce ayaa laga wadaa

    • @aldacwa2460
      @aldacwa2460 4 года назад +1

      @@ninaabdi1529 ii loog waaa

    • @amal-4c3
      @amal-4c3 4 года назад +1

      Mashaallah❤😍

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 2 года назад +18

    Mar walba aan howl gacmaha kula jiro ama aan kaligee ahay heestan lee afkayga soo qabato❤ Abbahay macaan dunida u jecalhay ilahay ha ii dhaafo. ABBOW macaane anoo riyadayda kuu rumayn ilahay igama kaa wado😢 Caafimaad iyo cimri dheer yaa rabi inta dhimatayna Allah unaxariisto🤲

  • @abdilion5
    @abdilion5 8 месяцев назад +4

    I remember my best ever Eid when I was around 5-6 years old, my dad made me and my brother a suit, a full three piece suit with tie, black with thin white stripes. He also makes sure I choose material of my liking.
    All the kids in town were dressed almost the same except me and my brother. The clothing shop had only two choices. But me and my brother were dressed soo sharp almost cause trouble to other parents.
    He was a very famous tailor in Kenya 1960s and whenever I encounter an old Somali lady, they recite poem dedicated to him.
    I try my best to dedicate 1 hour every day to pray for my parents, I do this because if I leave this world...

    • @maahir2339
      @maahir2339 8 месяцев назад +1

      You made me cry bro😭😭 my dad is dead alive 💔 i never had a happy moment with him i feel like i dont have a father😢

  • @liiinahajji9442
    @liiinahajji9442 11 месяцев назад +9

    Aniga ayaa iga hadlesaa heestan abheyga mcn markasta wuu ii duceyaa aniga nah qurbaha ayaan jogaa abaheyga aniga gabar curad u ah alxm rafaaad iyo dhib waxan kushaqeyo rob iyo qabow iyo gudcur orad gajo intaas in aan ka farxiyo abaheyga mcn gesigii idhalay igu duceyga hoyo iyo abe cimrigoda alle in uu iidheereyo cafimad qab I.a ❤❤

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 9 месяцев назад +1

      Allaha Ha Kuu dhowro 🤲

    • @liiinahajji9442
      @liiinahajji9442 9 месяцев назад

      ​@@najibfaysal4259thanks wllo

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 3 месяца назад

      Ilahey hakudesto, aniga aabo xun baa idhalay oo nolashisa waxbo ima tareso .

  • @hassanabdi1950
    @hassanabdi1950 3 года назад +22

    I WAS 3 YEARS, WHEN MY FATHER DIED, AND I m 41yrs still miss him. Allah kuu naxariso oo qabriga ku nuur Abe.

    • @nasteexo50
      @nasteexo50 Месяц назад

      3yres ka dib bn arkay qoraalkaga🥺 ilahy ha u naxariisto aabe😢

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 года назад +17

    Aabahay waan jeclahay
    Isagiyo hooyo isku si baan ula sheekaystaa waan la kaftamaa walalahay aabahay way ka cabsadaan rag iyo dumar liidkay raacaan laakin anu wax kasta waan u sheegtaa waa sababta marku guriga yimaado uu markiba ii tabo hadaan maqnahay wayo waan u sheekeeya waan ka qosliyaa markaasay wiilashayadu dhahaan inantan yari may waalantay maxay aabo ugu sheekaysaa horta indho adkaa😂Aabahay waa saaxiibkayga iigu dhow
    Ilaahow ii daa Aabe macaan OMER WELI
    Love u daddy

  • @shiineofficial3790
    @shiineofficial3790 10 месяцев назад +4

    1-1-2024 hbn saq dhexe baan ku dhex dhageysanaya qolkeyga inaan qaaradan ka tahriibo waa goankeygi ugu danbeyay inkastoo waalidkey iyo walaaalahey ila rabin insha allah waxan rajeyna inaan tago meel dhanto halkaan

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 2 месяца назад

      7bilood kadib makatagtay mise wali qaaradi madoobaydbad joogta

  • @waawwuuw1232
    @waawwuuw1232 2 года назад +5

    Aabo inta unool alle haubarakeeyo qiimaha aabe uu leeyhy wxa garankaro oo kaliya waakan ciilka aabe LA aanta kunool wllhi wxaa hda qoraalkan usooqaray ayaa ah hduu aabe kuu noolyhy ka duceyso hooyaha boos weyn hku joogto

  • @Najmamohamut4486
    @Najmamohamut4486 Месяц назад +5

    Heestan wxaan maqlayaa 27september saacaduna ay tahay 19:22 wxaan anahy ardayad heer dugsi sare ku jirto wxaana ahay gabar hami leh jecelna inay hooyadeed dawayso aabaheed io ayeeydeedna wax uqabato nolosheedana heersare ka gaarto i.a❤😢

  • @amal-4c3
    @amal-4c3 4 года назад +20

    😭😭❤❤❤Allow aabo kuu naxariiso🥺 qabrigana hakuu nuuriyo😭

  • @faadumo883hasan8
    @faadumo883hasan8 4 года назад +33

    Labiska iyo Raaxadan Libin Uma arkaaye luunka Iyo gaajada lugta socodka 🏃🏻‍ wan bare Aabow 💋❤️

  • @SundasAli-n2r
    @SundasAli-n2r 3 месяца назад +2

    2017 aya abahay igadiiday inaa nin an jclaa an gursado tasoo cagajuglen iigu daray wuxuu ahaa qofkii igu horeeyay Ana jacayl uqaday Lana hasaweyay Ina barto runtii si adag ayan kubartay ninkas mclinkyga schoolka ayuu aha markii walidkay laga yimado qofka an jacalaa isaga ayuuu ahaa rafad ayan kasoo maray halakan kuma soo kobi karo lkn waxan karacay jacayl an abahy uqabay iyo ixtramka walid nimo aya jacaylkayga ii ilowsiiiayay heesta abbo ayan kuso xasuustay wlalakey Mohamed said jamac ilahay haku melwalba ad dinida kajogto 😢😭😭🫂

    • @khaalid5719
      @khaalid5719 Месяц назад

      Mohamed saed jamac maisku magac ba nahay mise😢

  • @ahmedabukar6082
    @ahmedabukar6082 Год назад +5

    Aabaha waa Hagga Nolosha Dunida Iyo Midda Aakhiro Aabahy Alxm Wili waa Ii Noolyahy Ducadiisa Alla ha I Waafajiyo lkn 12/11/2008 ayaa wayy Hooyaday Rabi Haw Naxariisto
    Heestan waxaan maqlay Abigoo Dugsiga dhaxe dhigto 1999 Runtii waa hees Dareen Waalid leh

  • @CumaraniJuusto
    @CumaraniJuusto 9 месяцев назад +1

    Hees tan waa iskajec lahye wllh mar walba iska dha kestaa Aaabo mcn Allah ku naxaristo 😭😭😭

  • @FartuunBinumaxamud
    @FartuunBinumaxamud 6 месяцев назад +1

    Aabo mcne allow iida my king allow cimri dher cafimad taam cibado suban iigu deeq nolosheydi aabo mcne ♥️❤️♥️

  • @zahraosman8299
    @zahraosman8299 3 года назад +9

    aabahay dhawaan ayuu alle iga jeclaaday illahay qabriga aabe hakuu nuuriyo aabe la’aan nolol ma jirto xanuunkeeda qof aabe ka maqanyahay ayaa dareemayo 💔😰aabe waa kuu xiisay illahow janada guryo kaga dhis aaabo

    • @araganinamhamed5174
      @araganinamhamed5174 3 года назад

      😭😭 kula dareemaya wll sahra 😭😭😭😭😭😭😭 abayashen Allah ha uxariisto

    • @ismailmomamad5498
      @ismailmomamad5498 3 года назад

      Alaa yarxamo qabriga alla ha u nuuriyo janatul firdowsal aclaa alla haka waraabiyo amiin

    • @abdibare7341
      @abdibare7341 3 года назад

      Aamiin yaarabi

    • @AxmedYasin-hg9lz
      @AxmedYasin-hg9lz 2 месяца назад

      Alle haw naxariisto

  • @sugaallaki7828
    @sugaallaki7828 3 года назад +8

    abahey 10 sano ayuu mootan yahay allow ku naxariiso ❤️❤️❤️

    • @taliso1898
      @taliso1898 3 года назад

      Aniga 23 ayuu mootan yahay aabahey ilaahey ha u naxariisto

  • @qaalishmohamedwehliye6601
    @qaalishmohamedwehliye6601 3 года назад +5

    Waxan aha 7 jir abahey marki uu dhimanayay hadana 20 jir ayan ahay wan uxiisa ilmeeya markii an so xasuusto balse nolol intii faceyn heer ka garay iyo inka badanba wan ka garay ilahey ha ideysto hoyadey oo an idarensiin in aan abo laan ahay halki qeyrkeen garen mel kasareysana igarsiisay rabbi hau naxariisto dhaman walidintena inti nolna cimriga ha u dheereyo

  • @jamaalahmed3182
    @jamaalahmed3182 3 года назад +12

    Wan jeclaa Dalka inaan ka baxo lkn waxyaabo badn baa I joojiyay sida hooyaday mcn oo kale oo aan ka fogaan kari waayay alhamdulilah dalkaygan aaminay waanan ku barwaaqobay insha allah tarikhda waa 28 semptember 2021 I love somaliland ❤️🤍💚

  • @mrsiciid1491
    @mrsiciid1491 Год назад +2

    Marnaba qalbigeyga kama baxaysid aabo intaan ka dambeyana waan kusoo duceynayaa aabo alle hakaa dhiGo marti la jeceL kuwii Aakhirana janada izku arka mar labaad haynaga dhiGo alle🤲😪❤

  • @hanaismaanhaniismaan7046
    @hanaismaanhaniismaan7046 Год назад +5

    Aabe mcn 😭 aabahey waligey ma akin anoo yar ayuu dhintay heestana wxn dhageysanaayaa 1/1/2023 markasta oo aan aabe u ciishooto ayaan iska dhageystaa 😭

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Год назад +2

    Well done nice song brother

  • @dailytrendingevents5314
    @dailytrendingevents5314 3 года назад +7

    WAXAAN QORAYAA 29/06/2021...
    Aabe Mcne aad baan kuu jeclaa lkn Alle wxuu eebe iga kaa oofsaday 30/08/2019... Taas badalkeeda waxan balan kuqaadi inaa laba jibaaro wanaagaagii, inta Ila jeclayd kabadana sameeyo 😭😭 Taasi ma aqaan inay noqon doonto aargoosi iyo ciilbax aduun ee Waan arki kamana daali doono 😭 Aabe Mcne Allaha naxariistiisii hakusiiyo Qabrigana hakuu waasiciyo 😭😭😭

    • @dabagaleyare8
      @dabagaleyare8 3 года назад +1

      Alle haw naxarissto Aabe wllo inkaato Aabayashen isku bil iyo isku sanad dhinteen Aabo Alle haw naxariisto aabayasheen dhamatiin inta dhimatay inta ay unoolyihinn Alle haw daayo

  • @khadargaash4510
    @khadargaash4510 Год назад

    Alle hawnaxaristo aabo ahmed gaash warsame iyo dhamaan intii waliidinteeni geeryootay baaa
    Aaamin Aamin Aamin

  • @shaakir6023
    @shaakir6023 22 дня назад

    Wxn xasuustaa aabahay sida uu iijecelyahay ilahay hayoow aabo cafimad io cimri dheeraad ah iisii ducadiisiin wali wn hayaa ❤❤❤❤❤

  • @inaalisalad8183
    @inaalisalad8183 3 года назад +12

    Heestan gabar bilaa music ku qaadeysa oo cod mcn
    Oo tahriib gashay
    Inta wadankeeda joogtay
    Heesta qaaday
    Saan maqlay waa ay geeriyootay
    Liibiya ku dhimatay AllahA unaxariisto

    • @prettysagalsweet1778
      @prettysagalsweet1778 3 года назад +1

      Wllo amba waa inan taan arkay wllo miyey dhimata😥😭

    • @prettysagalsweet1778
      @prettysagalsweet1778 3 года назад +2

      Wllo wxn ka naxay markay odhanayso aabo hilaac baa iibaxayee🥺🥺😿so emotional wllhi

    • @maxamedahmed5128
      @maxamedahmed5128 3 года назад

      waa bilan ilaahow. kuunaxariiso

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 года назад

      @@prettysagalsweet1778
      So emotional 😢
      Hilaac baa ii baxaayo
      Kasoo laaban maaye
      Duco aabo ii loog
      Duco aabo ii loog 😔😔

    • @adamdhible5704
      @adamdhible5704 2 года назад

      @@maxamedahmed5128 Gabadha magaceedu ma Bilan buu ahaa? Ma reer Jabuuti ayay ahayd?🥲

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 4 года назад +11

    Ragii soomaliga yaqanay meeye
    Heestan Ereyo badan Baa ku jiree
    Noo soo turjuma
    Teeda kle qofka kanalkan leh Hasoo fasiri Ereyada meesha ku jir

    • @apdirahmanali2877
      @apdirahmanali2877 4 года назад +1

      Xaaji channal....
      Wllow wax lafasiro anu maba arko waxan arka inay dadaal io aabo jacYl ay qabto inantu io abwaanku-ba ahaan ay ubaxayan aad ayay ufuduud.
      Sorry wll💝

  • @aasiyanuur393
    @aasiyanuur393 2 года назад +1

    Abahay anigo afartan bari dhalan ayuu iga dhintay alle ha u naxariiso hooyo macaan alle ha idiyasto waxaay ii gashay boos kasta oo walid nimo💓😭😱😢

  • @yasminmohames1922
    @yasminmohames1922 2 года назад +1

    abahay mcn aad ban uu jeclahay❤️❤️ inkasto uu fogyahay ona labtisa geelikarin markasta qlb KU haya hoyo mcn aun ayadiyo inta waridin dhimatay 😭😭🙏🏼

  • @Keena-diid
    @Keena-diid Год назад +2

    Waa bilawgii bishii lixaad 2022 waxan shaqaynayay hargaisa waliba shaqo dad badan ku hamiyayaan anigase way ii cuntami wayday oo wn fasaxay waxanan go'ansaday inaan travel documents raadsado oo aan dalka ka tacabirro waxa muddo igu qaadatay inaan sharci ka qaato Ethiopia ugu dambayn 1 23 2023 ayaan helay sharcigii isku soo wada duubo iminka waxan ku suganahay kenya lugtana socodka waan bari

    • @Comedy-Fun1
      @Comedy-Fun1 5 месяцев назад

      Guul baan kuu rajaynaya zxp Raga socodku waa udoor haduu mowdku daayo 🙏

  • @Sumaya-Abdi
    @Sumaya-Abdi Год назад +3

    Abahey laman korin ano sfcn u baran bu dhintay hadana ano 10 jira hoyadey ba hooyo io aabo I ah afka waxan ka dhaha dadkana ku iraahda aabo ma tabayo hoyadey ban hesta wx igama maqna lkin qalbigyga taas ma sheegayo wx kle ba ku jira io tabida dareenka aabo nimo 😢😢

  • @Aaminacabdimaxamed-c9s
    @Aaminacabdimaxamed-c9s 3 месяца назад +1

    Walhi markaan dareemo ciilciil yar oo family xagood heestaan niuada ku dhistaa maadaa mo aabo igama qanyahay 😢

  • @bashiirbadall234
    @bashiirbadall234 11 месяцев назад +3

    Allow aabo cimriga iyo maafimaadka u dheere aabo waan ku jeclay ❤❤❤

  • @ZamzamAbduqadir-k5i
    @ZamzamAbduqadir-k5i 9 месяцев назад +2

    Hesstan waa jeclahy walow hesuhu ahy waxlajeclaado oo wnagsan oo aan ahy gabar aabaheed diinta heer dheerka garsiyey ano jeclahyn inaa dhagysto baa aabahy dartiis udhagysta allow iidaa aabhy mcn hadal kasta wxu idhaha aabe waa ducaysanthy isaga agtiisa ku koray walina hadal ima oran ilaa habenka dhashay ilaa 20 jirkaygi inuu i amaano mooye cay iimaquuro wxuu igajecelyahy 12 wiil oo dhalay walow aan dhamantood kawaynahy oo aan soowada korshay. 10 dollar hada helo san aabe culayska igafududeya aan iyaga wax igu qabto ano isku danahy oo aan 1 sano io wxii kuxiga kawaynahy dhamantod isku xigan hadana inan kawaynahy baa laymoda oo dhaly kaligy buu aabhy dhulshisheye waxbarasho iigudiray saan usodhamaysto inta ii dhiman ayagoo jogan wilashi waxbarashada iskumar dhamaynay buu ani yiri adiga socelinkara wxilagugashe waxan awooda kugubixin 😢aabe allow iixifdi aniguna wax wan baran hadaanan dhiman culayska kadulqadaya aabe mcn

  • @najaxahmed1225
    @najaxahmed1225 2 года назад

    Abo mcn Allah unaxariisto wllhi xiisay aabo mcn

  • @rahmadubad935
    @rahmadubad935 2 года назад

    Aabo macaan Alle haunaxariisto qabrigana hakunuuriyo

  • @deeqomoalimdaahir1984
    @deeqomoalimdaahir1984 3 года назад +4

    Waan so dhuunty muqdisho kaso baxy waxn kusi socdy Saudi Arabia Ano boosaaso joogo la hdly aabahey soo noqo idhhy aabe diyarad kugu so celina maxaa ka halesna labiska iyo Raaxada libin uma arkaaye luunka iyo gaajada lugta socdka waan bari aabow my dhahy laacba ii baxaya aabo kaso laabn maaye duca aabe iiloo wuu ii duceyay wuna igu saaciday safrkeygi alx wanbd tgy 4 years joga sandkii shand ii socdo ilaahow meeel karoon Saudi iyo qadaamo nimo 😭🙏

    • @hussiendhaakul3840
      @hussiendhaakul3840 3 года назад

      Ma yara xusuusaha iyo dhibaatoyinka wada socda, alle hakaa saaro dhibta.

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 9 месяцев назад

      Allaha Ha Ku La Garab gallo Safarkaaga Nolosha 🤲😢

  • @cabdikhadarcabdinuur5013
    @cabdikhadarcabdinuur5013 3 года назад +4

    Anoo Laba bil jira ayuu abahay dhintay hooyana waxba kama dambayn waxaan markasta la murugoodaa waalid la.aanta aan kusoo barbaaray iyo kuwo walidkood oo nool dhibataynaya ama hadal qalafsan ugu jawabaya kuwo u gacan qaaday walidkoodna arkay lkn alxdlh ilahay ayaa mahadleh oo abahay iyo hoyadayba iga oofsaday kolay nafwaliba mawdka way dhadhamin mar ay ahaataba lkn kurbada walid la.aanta ninkii ila soo arkay ayuunba dareemay Abe iyo hoyaday ilahay ha u naxariisto nasiibkaa sidaa dhalay

  • @apdifataaxjaamac9205
    @apdifataaxjaamac9205 2 года назад

    abahay anoyar ayudhim Tay oo an caqli lahayn Allow unaxariisto

  • @CumaraniJuusto
    @CumaraniJuusto 9 месяцев назад

    Wllh Abahey Ano yar ika dhintay janis fican mana uhelin Abo mcn wan kuxesay janto fardowzo Allah kawarbiyo 😭😭😭

  • @HiboDoubedBarreh
    @HiboDoubedBarreh 5 месяцев назад

    Je t'aime aabe
    Waan kuu jeclahay aabe

  • @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
    @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 2 года назад +2

    Alle maxaa dhalinyaro rajadoodii ku burburtay rajo xumo iyo aabo la'aan
    😭😭😭

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ 3 года назад +1

    Allow aabe nabad qab igu tus

  • @abdullahisudeys155
    @abdullahisudeys155 2 года назад +4

    Heestan Markan maqlo wan iska oyaa sab toah Abo hey wuxu iaha Abo iyo Sxb Wuxu ahaa qof mar walbo ifahmo Talo iyo wani jogtaah bu isii jiray Malintu dhintay ma is dhaheyn Adunya ka sidambeen Wlhi Lkin way dhacay ilahi Janadi fardowso haka warabiyo Runti

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 3 года назад

    Alle ha u naxariisto Aabo mohamed Abdilaahi

  • @axmedjiidoow6547
    @axmedjiidoow6547 3 года назад +2

    Allow kuu naxriisto martida janatul fardowsa allah ka dhigo

  • @zumayaahmed4136
    @zumayaahmed4136 3 года назад +3

    aabo rabbi naxriisti jano haku siiyo😭😭

  • @mss_suuro
    @mss_suuro Год назад +1

    Waxaan wayay aduunkeyga qofkq kaliye aninsana inaa ahay qof awood leh aabaheyga jimci doraad😢14/July 2023 waxaan isku qanciyo ayaan la ahay wadanki ayuu ku dhintay Ana lama jogin taasba qalbada ijabisay🥺🥺

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 Год назад

    Allow ku naxriiso my aabo wlh Wan ilmeya mrkn ku so xasusta

  • @araganinamhamed5174
    @araganinamhamed5174 3 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭 aabo mcne kuguma aqlisan abahy iyo hooyaday
    Ayeeyo mcn lanolahay lkn hoyo Inan utago rabaa bilaha Soo aadan i.a
    Abbo janada Allah haku geeyo
    😭😭😭 Nasiib uma yelan aragtida aabahy lkn hooyaday macan wan arky sawirkeda
    😭😭😭😭😭😭
    Inta aabo haysata Allah u xifdiyo
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dekaabdi2470
    @dekaabdi2470 3 года назад +4

    Abe MCN wx walbo ayu I yahay wan jcelhy ad Ayan u jcelhy asanaga nah sidho kle sxb ayu I yahay abe cml ila ma daqmo e gabar iyo sxbkeda cml aya isku nahay alow I dowr

  • @hiponuura8823
    @hiponuura8823 Год назад +1

    Mis abo mcn

  • @sharmarkemustaf7683
    @sharmarkemustaf7683 3 года назад +4

    Wow iga dheh hees iyo bar abahay ayaan Soo xasuustaa ilinta xitaa maceshan karo illaahow anoo nabad qaba iyo aabehey oonawad qawa nawada kulan Sii waa maalin jumca ah taariikhdana waa 4 decembera 2020

  • @maandek7974
    @maandek7974 9 месяцев назад +2

    Anigo manta qorsheynaya inaa ka tago wadankyga iney walidkygu iiduceyan insha allah khayrna noogu dhameye ilàhy aniga iyo zxipadahy 2024/2/5 wan idin jecelahy inta ijecelba😢

  • @rooblemohamud468
    @rooblemohamud468 3 года назад +1

    Illahow abahay macaane unaxariso

  • @nazraahmed3471
    @nazraahmed3471 3 года назад +3

    Aabe MCN Alle haku naxariisto🤲🤲🤲🤲

  • @lakiqurx6145
    @lakiqurx6145 4 года назад +6

    Heesta erayo badn oo kamid ah yaa ii micneeya wllhi aad ban ujeclahay❤❤❤
    Aaaabo mcn illaahy ha iikaa dayo😪❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 4 года назад

      Maxaa ka mida erayada wllo aan kuu shego intan garanaye

    • @mahrezyare233
      @mahrezyare233 4 года назад

      Erayada inaad soo qodhaa wanagsanayd

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 3 года назад

    Alle ha u naxariisto aabahay iyo dhamaan waalidiin teen
    Aabahay wuxuu geeriyooday
    14/09/2011 markaas oo aan ahaa 15jir
    Hanaqaad buuxa runtii waxay ahayd habayn uu Alle igu baneeyay darbi adag
    Inkastoo uu isoo koriyay aabahay uuna isiiyay farxad iyo barbaarin qof la siiyo midii ugu qaali sanayd misana kama maarmin wili waxaase Alle mahadii ah
    In uu aabahay iiga tagay magac qaaliya
    Magacaas oo ay iigu fududaatay hawlo badan oo aan u baahday sidoo kale qof walba oo iigaranaya ina C/Gaaleef na uu igu ixtiraamay aabo Alle hakuu naxariisto naxariis mida u qaalisan noloshaadiina waad igu anfacday
    Geeridaadana waxad iiga tagtay magac huwan Sharaf iyo xushmo
    Astaamaha aad lahayd
    Ee aan ixtiraamka Ku Helo
    Wxaa Ka mid ah
    Deeqsimo
    Geesi nimo
    Codkar nimo
    Garyaqaanimo
    Walaahay marwalba oo aan MAQLO codka aabo waan ilmeeyaa

  • @apdiraxoalo9206
    @apdiraxoalo9206 Год назад

    Allow aabo unaxariiso qabrigana u nuuri❤❤❤🎉🎉🎉

  • @liibaanaxmed8247
    @liibaanaxmed8247 2 года назад

    Abo mcne Alle hku naxariisto ad ku jclhy la aantada wxba ma.ihi

  • @inaina572
    @inaina572 2 года назад

    I can’t Imaging how much I miss you 😪 aabe allaw kuu naxriisto wali booskaga wan tabayaa wlhi marna niyadyda kama baxdidi alle kuwii jannda isku arka ha inga dhigo aabe mcaan 🤲🏽🥺♥️

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 3 года назад

    Aabo mcn,❤ allow iikadaaa

  • @QalbiSafi-p5s
    @QalbiSafi-p5s 26 дней назад

    Kadib markan jamacadi so xiray qarshk ey bixin wayen adero oyo kuwaa aba dhaly oo iga weyn hadan xirfada so barty maal kalin ku wayy waxn kon sady in eey arkin mida aan so arky kuwa iga yar wax barshdoodan ey ka istakin amba lumay oo laywaa ama ladhay naftaydoo ku libananay racdaa 2024 October 17 insha Allah sanda kadib waxn raba in aan iska tago wadanka aan ku wayy abahy iyo cid i karab qabto

  • @calimukhtaarxayeesi7191
    @calimukhtaarxayeesi7191 2 года назад

    Allaha ku naxariisto aabe macne

  • @somoshDelAhmed
    @somoshDelAhmed 5 месяцев назад

    18/5/2024.......habeen sabtiii sacada eey taxay 11:00Pm .......ycccc ayaan dageysanayaaa hestaan .xasus aaabo mcn❤❤❤❤❤ allow kunaxarisoooo Abeee 😢😢😢😢. Ameeen

  • @omerapdi1903
    @omerapdi1903 2 года назад

    Ilahay ha unaxriisto abahay amiin

  • @hibakhibak-iu8qh
    @hibakhibak-iu8qh Месяц назад

    Abo mcn miss you😭😭😭😭😭😭😭 allah yarhamo

  • @UbaxCaalim
    @UbaxCaalim 5 месяцев назад

    Aabo wan ku xiisay allow kuu naxariisto🤲😭😭

  • @SacadMaxamed-z5h
    @SacadMaxamed-z5h 3 месяца назад

    Allow Amuuraha ii sahal 10/8/24 xiligu waa 5:3 aroor nino baan heesta dhagaysan qol baan kaligay ka dhex ooyi

  • @yasinyare8048
    @yasinyare8048 2 года назад +2

    I miss you aabe mcn ❤❤❤

  • @beldajesakaria4877
    @beldajesakaria4877 2 года назад +1

    Alle haku naxaristo abbo 💌

  • @axlaaminagoray5833
    @axlaaminagoray5833 4 года назад +7

    Heestaan hadda ayan tiktok kasoo arkay lkn waxan idinka codsan lahaa (DUCO AABO IILO ) halahaas mxaa laga wadaaaa

  • @daladahabdahabshiil2785
    @daladahabdahabshiil2785 4 года назад +4

    Allow No dembi dhaaf! Habeenka waan hor fadhiyey ,o degaan ayanu raacney ilaa Saalinka, riwayadaa wa lagu celceliyey, ilaa ay siyasad gaashey. Juxa yaa jacaylka ka dhaadhiciya?? ...gaajada yaa ka dhadhiciya hebel😂

  • @idhoquruux5537
    @idhoquruux5537 2 года назад

    aabo malihi agoon ayaan kusoo koray maanta wuxuun Buu iitari lahaa haduu noolyahay

  • @safaqrux5840
    @safaqrux5840 4 года назад +8

    Aabo😭❤

  • @caatikaabdi6545
    @caatikaabdi6545 2 года назад

    Alle haku caafiyo aabo man😥😥😥

  • @naciimosaneey4208
    @naciimosaneey4208 2 года назад

    Wan iskailmeye wlhi abe mcn lugta socodka wanbari😭

  • @munanor6732
    @munanor6732 Год назад +1

    Aabahey aduunka ugu jclhy wlhi qof aa ka jclhy aduuunka ma saarno wlhi ilhee ha I dhaafe I.a lottery xareste 6may haduu I soo baxo I.a aabahey saa la aantiis u Nolan lahaa ka fikirayaa hda qoraalka aan so qoraayo shaqu jira iline wey iga socta

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 9 месяцев назад

      Allaha Hu Ku Soo Saaro lottery xareysay 🤲

  • @nimcoabdi8011
    @nimcoabdi8011 3 года назад +1

    Ilahow abahy iidaa💓🙏

  • @qadijocali3391
    @qadijocali3391 4 года назад +2

    Eesh calaa hees

  • @mohafardowsa5923
    @mohafardowsa5923 3 года назад

    Duco aabe iiloo ❣️❣️❣️💟💞💞

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar1105 4 года назад +15

    Qiirana wan dareemaya heestana micnaheeda mafahmooyi, see wax ujiraan.

    • @hayat5160
      @hayat5160 4 года назад

      Wlhi ani xita wa qiroday wana fahmi la ahay😥

    • @superzaara2421
      @superzaara2421 4 года назад +8

      heestan waxay ka hdlee gabar uu aabahed rbo inay guursato ayadana hami kale leh

    • @axmedcabdulqaadir628
      @axmedcabdulqaadir628 3 года назад +5

      Waa ceeb in aad dhahdo ma fahmi karo hadal luqadaada ah byyyy

    • @axmedcabdulqaadir628
      @axmedcabdulqaadir628 3 года назад +2

      Lakiin waad dhihi kartaa ereygaan ma fahmin

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 9 месяцев назад

      ​@@axmedcabdulqaadir628
      Shp Ereyo badan Baa Ku Jirra oo Aan naaN Fahmi KariN Hadaan Nahay Jiilka Maanata
      ALLAHA Ha Dhowro Abayashiin 🤲

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 7 месяцев назад

    Maxaan heestaan raadiyay

  • @sacdiyomahdi6117
    @sacdiyomahdi6117 2 года назад +2

    I miss you dad

  • @SalmaMohamed-vx7me
    @SalmaMohamed-vx7me Год назад +2

    lugta socodka waan baari aabow 😢😢

  • @dalmaraadan9838
    @dalmaraadan9838 11 месяцев назад +2

    I like this song

    • @Deeqaibrahim62
      @Deeqaibrahim62 9 месяцев назад

      21 1 2024 manta ayan soboqday ilahay igagama dhigo sida an kabaqayo noloshuna waa halgan ad u adag midha gurashadisuna way fogtahay sanadka cusub ilahay wax an ka naxo ima tuso alx cala kuli xaal🤲

  • @nastehoabdirahman8730
    @nastehoabdirahman8730 7 месяцев назад

    Dareenkan macaan ee abanimo dadka uun ban kamaqly lkn waligy madaremin wayo abahay anoo saqiir ah ayuu geriyooday 😢

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 Год назад

    Aabbo❤❤

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 10 месяцев назад

    AUN Abbo

  • @sagalaadan5312
    @sagalaadan5312 2 года назад

    ilhy hakuu naxariisto aabo😥💔😔

  • @khadracaday4487
    @khadracaday4487 4 года назад +4

    Aabo💋❤

  • @CabdibadalShabcan
    @CabdibadalShabcan 3 месяца назад

    Waaa idin salamay waxaa dawanaY 2024 iyaDo hargeisa muuse wasay😂 oo Busarada Nagu HeshaY all camal salax arsaaaQ wasaac wale Hadii tahriiB iii Qorshaysan

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 Месяц назад

      Lph xita tahriibki lacagbu raba nio aniga fikirba idilay hargaysana waan jooga waxan maraya da'dii la odhan jiray nin labatan buuxsamay iyo aduun waa lagdamaya

  • @mahadabdulahi8646
    @mahadabdulahi8646 4 года назад +1

    Hees mcn

  • @xasanxasaan3229
    @xasanxasaan3229 2 года назад +1

    Aboo miss you 💔💔😭😭😭

  • @nuuradiinessein1193
    @nuuradiinessein1193 4 года назад +3

    pleas waxaan raba qisada heestan

    • @iidmaxamed9611
      @iidmaxamed9611 4 года назад +1

      Qisada heestA Aniga hayaa wll

    • @ailyaarab1576
      @ailyaarab1576 4 года назад

      @@iidmaxamed9611 nosoo daa wll

    • @abdirahmanmuhamed3400
      @abdirahmanmuhamed3400 4 года назад +2

      Waa qisada iyadoo gaaban gabadh abaheed rabo inoo u guursho iyadane hami iyo meel kale u caddahay kana baryeeyso inoo guurkaan qasabka ah kadaayo una duceeyo waa intaa hadii aad sifiican u dhageysato waad fahmi doontaa

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 4 года назад +1

    Woow

  • @abdibare7341
    @abdibare7341 3 года назад

    Aabe alle haku Naxriisto😭😭😭😭

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 3 года назад

    Allaw Aabo Ano Shaqada ka fadhisin Ha i dilin

  • @bishaaroabdullah1140
    @bishaaroabdullah1140 3 года назад

    Man sh allah

  • @zakariaadensharaawi2464
    @zakariaadensharaawi2464 Месяц назад

    Hesstaan Riwaayada ay kujirto yaa igu caawinkara wllylow