- Видео 7
- Просмотров 1 697 851
Moha deeqsi Officiall
Австрия
Добавлен 30 мар 2017
Kusoo dhowaada my chanelkeyga subscribe igu deeqa fadlan wixii fikir ahna message ahaan igu soo dira mahadsanidiin🙏🏻👏🏻
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
Miraha heestaan hooyo waxaa curiyay Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi
Waxaana ku Luqeeyay boqorka codka
Maxamed Saleebaan Tubeec Alle ha u naxriisto laxankana waxaa iska leh xasan agreed
Heestan waxay ku dareensiinaysaa Abwaanadii hore Heesaha quruxda bdn ay sameyn jireen waxayna ku tusaysaa heestan qiimaha ay hooyadu leedahay
Waxaana ku Luqeeyay boqorka codka
Maxamed Saleebaan Tubeec Alle ha u naxriisto laxankana waxaa iska leh xasan agreed
Heestan waxay ku dareensiinaysaa Abwaanadii hore Heesaha quruxda bdn ay sameyn jireen waxayna ku tusaysaa heestan qiimaha ay hooyadu leedahay
Просмотров: 513 486
Видео
MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC AUN HEESTII GUFAACO LYRICS
Просмотров 522 тыс.4 года назад
Thanks for your watching Subscribe for more #tubeec #gufaaco #maxamed_saleebaan_tubeec #lyrics
HEESTII MAKO MAXAMED LUGTA SOCODKA WAAN BARI
Просмотров 356 тыс.4 года назад
Waa hees degan iyo cod halaasi ah ay ku qaaday Fanaanada Mako maxamed oo aan qoraal Ahaan idin kugu so sameynay hadaad ka heshay heesta subscribe inoo dheh channelka mahadsanidiin #hadii_aabow_araga
CUMAR DHUULE CALI AUN HEESTII QADAR DHACAY CANAAN MA LEH
Просмотров 8 тыс.4 года назад
Waxaa laga yaabaa inad is weydiiso heesaha cumar dhuule muxuu ku jeclaaday qofkan lkn anigaa idin sheegaayo heesihiisa waa heeso degan iyo cod halaasi ah cuudka uu cumar dhuule tumaayo ayaa heesta dhadhan u yeelayso waxaana jecleystay inta jecel codka cumar dhuule Alle naxariistiisa jano ha ka waraabiye Cumar dhuule wuxuu kaga tagay fanka taariiq loona baahan yahay in dhalinteena aan aqoonta u ...
CUMAR DHUULE CALI HEESTII ALLA JANOOY AAWADAA MA JIIFSADO (LYRICS)
Просмотров 78 тыс.4 года назад
Waa hees degan iyo cod halaasi ah cuudka uu cumar dhuule tumaayo ayaa heesta dhadhan u yeelay heesta waxaana jecleystay inta jecel codka cumar dhuule Alle naxariistiisa jano ha ka waraabiye Cumar dhuule wuxuu kaga tagay fanka taariiq loona baahan yahay in dhalinteena aan aqoonta u laheyn barno taariiqdisa #Cumar_dhuule_Alla_janooy_aawadaa_majiifsado
CUMAR DHUULE (AUN) HEESTII GEESI IYO HANAD LYRICS
Просмотров 218 тыс.5 лет назад
#Cumar_dhuule_lyrics #geesi_iyo_hanad heesihii hore inan soo dib usoo habeeyo ayaan jeclahay hadaad ka heshay fadlan subscribe share dheh si aan video badan usoo habeeyo mahadsanidiin!!!!!
Cimrigeeda alle Ha dhereya hoyadey waxay rafaad iya dhib ila so martay anaa garaniye ❤❤❤❤❤❤
damnnnnnnnnnnnn a master piece a walking work of art may Allah have mercy both Mohamed's
Xasuus 😢😢 11/6/2024💔
😢😢 ale hano daayo
Wxn xasuustaa aabahay sida uu iijecelyahay ilahay hayoow aabo cafimad io cimri dheeraad ah iisii ducadiisiin wali wn hayaa ❤❤❤❤❤
Hooyo mcn allaah ha ikaa daayo hooyooyinka nool iyo kuwii dhintay allaah ha unaxariito janatul fardowza ha idinka waraabsho aaniin aamiin
Kadib markan jamacadi so xiray qarshk ey bixin wayen adero oyo kuwaa aba dhaly oo iga weyn hadan xirfada so barty maal kalin ku wayy waxn kon sady in eey arkin mida aan so arky kuwa iga yar wax barshdoodan ey ka istakin amba lumay oo laywaa ama ladhay naftaydoo ku libananay racdaa 2024 October 17 insha Allah sanda kadib waxn raba in aan iska tago wadanka aan ku wayy abahy iyo cid i karab qabto
Hesstaan Riwaayada ay kujirto yaa igu caawinkara wllylow
Hooyo ruuxii inyar agteeda ka maqan unbaa dareemi kara Allow anagoo nabad ah dib no kulansii❤ amin
Adeer alle hakuu naxariisto Adiga iyo dhamaan umadda somaliyeed ee muslim ah tubeec markaan codkiisa maqlo si gaar ah baan uga naxaa waligeyna ma Arkin
Hoooyoo mcn abaalkada jano allaha kadhigo ❤❤❤
Axxxxx
Hoayadey mcn Rukio Ruuney ifka jog gog wacan aqirana janatul fardowsa Allah kugu manesto❤
Heestan wxaan maqlayaa 27september saacaduna ay tahay 19:22 wxaan anahy ardayad heer dugsi sare ku jirto wxaana ahay gabar hami leh jecelna inay hooyadeed dawayso aabaheed io ayeeydeedna wax uqabato nolosheedana heersare ka gaarto i.a❤😢
Guul kuu rajaynayaa
Hooy macan❤❤❤❤😢😢😢
Taanbujiir goaxeey
Hooyo mcn allaah kuxifdiyo
Waaan jcly runtii heestan mudho Cajiiiba ledahy .allah hawnaxriiisto abwAn hadraaawi.iyo saleban tubec
Ahun cumar Jacyl💔💔💔💔💔💔😭
Lala laa laa
Abo mcn miss you😭😭😭😭😭😭😭 allah yarhamo
Eebow raxmaanow raxiimow rasaaqow hooyoyinka abaalkooda gudikarimaynee janatu fardawsa ku casuum aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Ilahow unaxariisto hooyday san aduka igu jeclaa akhiro ugu jeclow😢🤲
Hooyo mcn Alleh ha ku naxariisto Jano fardwsa Alleh ha ku geeyo 😢
Download ufura de
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inkastu nin Geesiya raggu geed adeeg yahay hadaan geesta lala qaban guri oodi maaye 7/9/2024 haben sabtiya ayaan heestay dhegaysanya eryada intaasi waxaad mooda inay naftayda ku socdan mustaqbal baan rabaa inan samaysto cidna garan kaman helen dalalka carabta oo aan ku cusubahay ban dhex heehaabya shaqo la,aan iyo stress ban la dhibanahay sidaasay oo ay tahay waxaan aaminsanahay inan qoraalkan soo booqon doono maalin aan riyadada ka run sheegay FG: commentiga hadad akhrido i soo ducee walaal mahadsind 🙏
Allo kunaxaariiso hooyo macan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow noodaa hooyo ncn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay hooyoyinkeen haunaxariisto intii ay u noolyihiin haudaayo
allow hooyo m.c.n cimriga u dheereey oo caafimaad iyo nolol taam ah sii
Live long hooyo mcn
Marka guur lahaybshee Gabar heego dheeroo Hoobaan la moodoo Karti iyo hubqaadloo Quruxdana ka hodana Hira laga aroostaa Hooyo lagu xasustaa Marka aad nin hooloo Gurugiisa habaqluhu Iskusoo haleeyoo Hayntiisa quuroo Hor ilahay gaystaa Lama hura dhshaabaa Hooyoy lagu xasustaa
Cawa tariiqda tahay 22/ 8/2024 ayaan hestan so radshay waan jeclan jiray 3 sano ka hor igu danbeysay xiligi schoolkeygi ayaa inala bari jiray waan la calol xumon jiray😭 naxariista hoyada cawa wiilkeyga inuu bahal arkay ayuu xabadkeyga kuso sexday inu dhulka sexdo waa didyay kadib igu so dhacday Hooyo dushada nabad laga hela😢 allow ideyso hooyadey iyo curaadkeyga ❤❤❤❤❤❤❤❤
Cawa tariiqda tahay 22/ 8/2024 ayaan hestan so radshay waan jeclan jiray 3 sano ka hor igu danbeysay xiligi schoolkeygi ayaa inala bari jiray waan la calol xumon jiray😭 naxariista hoyada cawa wiilkeyga inuu bahal arkay ayuu xabadkeyga kuso sexday inu dhulka sexdo waa didyay kadib igu so dhacday Hooyo dushada nabad laga hela😢 allow ideyso hooyadey iyo curaadkeyga ❤❤❤❤❤❤❤❤
Cawa tariiqda tahay 22/ 8/2024 ayaan hestan so radshay waan jeclan jiray 2 3 ka hor igu danbeysay xiligi schoolkeygi ayaa inala bari jiray waan la calol xumon jiray naxariista hoyada cawa wiilkeyga inuu bahal arkay ayuu xabadkeyga kuso sexday inu dhulka sexdo waa didyay kadib igu so dhacday Hooyo dushada nabad laga hela allow ideyso hooyadey iyo curaadkeyga ❤❤❤❤❤❤❤❤
Cawa tariiqda tahay 22/ 8/2024 ayaan hestan so radshay waan jeclan jiray 2 3 ka hor igu danbeysay xiligi schoolkeygi ayaa inala bari jiray waan la calol xumon jiray naxariista hoyada cawa wiilkeyga inuu bahal arkay ayuu xabadkeyga kuso sexday inu dhulka sexdo waa didyay kadib igu so dhacday Hooyo dushada nabad laga hela allow ideyso hooyadey iyo curaadkeyga ❤❤❤❤❤❤❤❤
Cumar dhule hestan ugu jeclhy
Hooyo mcn ❤
❤❤❤❤
Illaahy hooyo hayiidaayo mcnto agoonnimo beynagusookorisey illaahow India ax
Hoyadey mcn allaha unaxariisto
AUN maxed saleebaan
Allow dhamaan xifdi hooyooyinka dhamaantood siiba qofkii heysta hooyo ficn oo jecel .Dalka markuu bur buray waxaa soo baxay Hooyooyin ilmaha ay dhalaan habaaraya weligaa ilmahaaga uducey, ufarax la ciyaar muuji jeceyl ilmahaas marluu koro wuu ku jeclaanayaa.
Waruntaaa ilmaha. In yar yahy waa lala saxiiba. 😍 waxba kama qarinto wligii wNu ku jclnya
Hayadey
Waaa idin salamay waxaa dawanaY 2024 iyaDo hargeisa muuse wasay😂 oo Busarada Nagu HeshaY all camal salax arsaaaQ wasaac wale Hadii tahriiB iii Qorshaysan
Lph xita tahriibki lacagbu raba nio aniga fikirba idilay hargaysana waan jooga waxan maraya da'dii la odhan jiray nin labatan buuxsamay iyo aduun waa lagdamaya
Allow Amuuraha ii sahal 10/8/24 xiligu waa 5:3 aroor nino baan heesta dhagaysan qol baan kaligay ka dhex ooyi
Hoyoy mcn allaha unaxariisto
❤❤❤❤ mainlands lanata
Walhi markaan dareemo ciilciil yar oo family xagood heestaan niuada ku dhistaa maadaa mo aabo igama qanyahay 😢