laki nag lamid ah fanka kuma jirta , wa fanant qali ah wa atarisha so jidasho le wa qof furfuran oo dabecat wanagsan leh waa quruxlay jirkedana wa dhisan yahay hesaheda calacal iyo nikaba way kuso baxda vivaa laki 👌👌👌 ❤💙💚💛💜
is isii buur biladeed maa noola baraa barya ma aan ku qaadanee reer boondheeraa nahayee boondheere xaafadeydi aan ku dhashey iyaah iyaaah laki xaawo kiin iyo cade afkiina bajiye bataati iyo basbaas lagu qabey boondheeraa ku caan ah alabtas 👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽😍😍😍😍😍😍😍🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
masha alaah aqyaarta dad isku xaafad ku dhashey aya nahaye boodheerr caadi maaha wan jeclahay wan ku dhashey hooyadeyna shangani ee ku dhalatey asalooti xamar cade
Lakiyey Ilma aad aheyd markii Boondheere ay Boondheere aheed. Allow yaa ku soo celiya sidii ay beri samaad ahaan jirtey. ee Alta iyo basso Boondheere Isfeylka ay Primo ku qaadan jirneen. Alla yaa deriskeed iyo jalbeebsigeedi noo soo celiyo. Aad ayaad u mahadsantihiin sida aad u xasuusateen oo heeska ugu soo sameyseen.
Reer boondheere isiiya sisinta iyo like intaba 😆😆😃😃 laki xaaji waa aan isgaad gaad ku haayey wey itaqaan waadaadshaa lay dhahaa hdey aragto wey i xasuusan wlh 😅😅😅
Buur biladeeda maa noola baraa Barimo aan ku qaadane Reer boondheeraa nahaye Buur fuule ii shangaani Barxadii waabariye Barigii banaan baxeyno Bandiiraay suraayeen Beeshii libaaxa waayaa Buugii noo galaye Bishaaro waaye ii bilqeyree Barada waa noo bilatee Kuraasta banaadir been been Magalaan bilaheygaa burji bureynin iyo Burhaan u yeelayee Wax loo bogaa Loo bandhigaayee Boona feestadeediye Barwaaqa waaye Hala soo baxee Barbaar iyo bilcaanee Bangi waxii yaalee Maloo baqiilo Beed galkeed Kkkkkkkkkkk waa sey ila tahay hadaan wax qalday sorry ee haley saxo viva Laki
Yaasqe love wlhy degmada boondhere iyo dadkeedaba wan u xiisay 2009 igu danbesay ayeyade kuso booqan jiray alla yarxama hada wa dhimatee....dad xaadiriyin degan qalbi furan is wada garanaya yaqe walhi xiiis
Ala boondheer markaan maqlo wan oyaa waxaan laonaya waan uxiisey xudunteydi Ayaa kuduugan 5 geed hoose rer xaaji barko iyo rer baba tiirka Alaha unaxariste wa fadumo qasin Aderket laki xabibti I love you
Bondheeere libaax👏👏👏 my degmadeyda xafadeyda baaab mashiraan reeer boondheere naladhahaa❤
laki nag lamid ah fanka kuma jirta ,
wa fanant qali ah
wa atarisha so jidasho le
wa qof furfuran oo dabecat wanagsan leh
waa quruxlay
jirkedana wa dhisan yahay
hesaheda calacal iyo nikaba way kuso baxda
vivaa laki 👌👌👌 ❤💙💚💛💜
Boondheere qaasatan xaafada buulo ukun I miss wllhi 😍😍😍😍anoo heesta dhakeysan ayaaba like saray
From busley
Waw dadka ugu horeeye ka mid ahay dhageyste heesta hada biseel so noqotey boondheere Libaax laki iyo xawo 😍😍😍😘😘
Laki xaji wacay ku jecliya inta laki fanskeda ah like i dhaha
I'm from Boondhere dagmo Wx nool dagnyihin dheh. 💞💋😘 Laki Xaaji wacays💯
Gtoiyi4qrowdniyrwavoio421py32qroo83
Kabax reer boondhera nahaye 😍😍😍
Cadi maha
Viva bondhere
Masha allaha
Saas wayaa 😊
Boondheere iyo bilaajo hoose shibisa ku barbaaray💕
Www dhigaa ikacay anoo dhaxda xirtaa arkay👌💕💕
quruxsan cabdi hhhh sawaye cdey😂👌👌
No wareeji hee 😂✌
Maxaragooti??
My Degmo Bondheere 😍😍😍
Like igu qabo hada bilajo hosteeda ka imaade 💕😘
Anigaa kaimaday bilajo hoos wanaku saray likta
Nafteydaay Samirka Baro Calaf Seegi Meysidee 1
Wwwww
@@munoabdulahi1726 ❤❤❤❤❤❤❤ my bloood boondhere 🇸🇴👑👑👑👑👑
Haaal kama fahmiin fananiin qaliya Xawo kiin laki cdde horey usocda
👌👏👏👏👏
Boondheere aw libaax xafada ceel-aw-muude Waa meeshaa kuso caqliyeestay 😍😍😍
Muude abtigeey waaye AUN
Hala, hala,, #lucky, 👏
Gobalkii wacnaa, ee banaadir,Inta reer #xamar ah,,,ama, oo xuduntooda laku duukay like soo taabsada 👉👍
Waa inaad ibartaan lahjada reer xamar maxaa yeley waa buur bilaadeemaanoola baraa waxyar ayn ka fahmay kaliya
Canab
Canab
Reer buulo ukun meshan majoogtiin
Xamarteyda💓✌️❤️❤️💓
is isii buur biladeed maa noola baraa barya ma aan ku qaadanee reer boondheeraa nahayee boondheere xaafadeydi aan ku dhashey iyaah iyaaah laki xaawo kiin iyo cade afkiina bajiye bataati iyo basbaas lagu qabey boondheeraa ku caan ah alabtas 👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽😍😍😍😍😍😍😍🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xafsa Ali anigane xudunteydaa ku dugan quruxeey
Xafsa Ali aad iyo iyo aad abyo maxa u xiiisay alabtaas xafadena horteda lagu dubi jiray
Xafsa Ali
Wll wlhi heestan waxba kama fahmine bal xoogaa noo yara macnee
masha alaah aqyaarta dad isku xaafad ku dhashey aya nahaye boodheerr caadi maaha wan jeclahay wan ku dhashey hooyadeyna shangani ee ku dhalatey asalooti xamar cade
abdi adan heestaan rer boondheere lee fahmaaysan buur bilaadeed maanoola baraa reer boondheeraa nahaye dad maashaa alaah waaye reer boondheere oo isixtiraamo oon kala soocid leheen maashaa alaah
Geysiyad bondhere libaaxyo ine yihin yey shaki uga jirtaaa
Aniga reer xamar dhan gesiyal waye
Reer 😍WABARi 😍😍reer wabari 😍😍ikacay dhiigaa ikacay itagay 💯 buu itagay away reer wabari
waberi
goobta ibaneey isii sisinta Boondheere Libaax dheedheel Mahan reer boondheere
Raaniya Ali Nuur kalay aan ciyaar nee
Mashala waa hees aaaaaaaad macaan. Fanaanadu aad ayey uuga shaqeysey quruxda clipkani cod aaaaad u macaan ayey leedahay. Bravo laki xaaji. Mof from Djibouti
Shangaani xudunteyda ku tuugay iyo xafadan kuso barbaray waabari rer waabari iyo rer shangaani liketa ii saara
eliino seyga 😍😍
eliino seyga waa kuusaarey sister anigoo eh ciyaale waabari thre Piano
eliino seyga
M
.
Sister waxan ahay reer manapolio Dagmada Boondheere like wanku saaray
eliino seyga qof isku meel aan ka imanay adiga le ka arkay waberi*shangaani
Maseer ayaa ihaayo maxaa reer Boondheere u ahaan waayay cml!! Greetings from Dariska - Dharkeenley. ❤️❤️❤️
Perfect
Excellent
Amazing
You are just wonderful. Love to you my volks.
Am proud to be Somali.
Maasha Alaah Laki Xaaji waceys iyo Xaawo kiin iyo fuaad Cade Caadi Mahan heesta waa Shideen Heesta Boodheere Lewaax Caadi matihiin
I like laki steal cod wxksta aadi maxan masha Allah yutupka wihii lasoo dhigo ruwayad ama hees oo laki ah waan dawada xalmar imadhafin numberkda mahaayi maxane inan tagero weyn waan isheegi lahaa oo yutpka darteda ufirsado
I love laki runtii and inta jclba
WADANKAAGA WAA LOO HEESAA, AXYAA WADANI! YAA SALAAM, I LIKE THIS SONG. XASUUS WADANKII IYO MUQDISHO AYEEY KU XASUUSIN, NOOLAADA.
Wwwwwwwwwwwwwwwwww
Masha allah like haji waceys aad baa umahadsan thy my queen teena wixii reer boondhere ah like ii saara
I miss you laki Haji waceys😘😍gabdha tima madoowda yaa waaye na ka bax yaa leygaga hor marinee😀
hawa kiin😃
Xaawo kiin WaaYe
Xaawo kiin weeye
Waaa hees shidan hore u soco fanaanada qaali ah heeso jacayl oo kale waan sugeyna boom
Masha allah
Jecliyaa Waaberi iyo boondhere❤❤❤❤
saas waaayeee
Boon dheere libaax ana ku dhashay ee Waxii ku dhashay Gacanta taga hee laki Xaji thanks
Wwwwww bondheere ahay shanta geed ilaa suuq bondheer❤️❤️❤️
😘😘😘
Heesti geelowa nahaye music deda miyaa mise dhagaheygi lee waye inti ila aragty like lee haila dhafina
Viva reer boondheere 😍😍😍😍
maasha allah laki ilaahaa cad ku siiye macaan waan kaahalan waxan nahay boondheer tageer laki waaye
Xaawo kiin asal rer bondheere dhabti qurux iyo jiliin aye isku darsatay one love xaawo kiin
Masha.alaha masha.alah afkaaga malab iyo caano lagu qabay laki sharaf heestaan waa ka baxsatay aloow dhor reer boon dheere
Boondhere waa meeshii dugsigeygii sare ee yusuf alkownyn ku yaaley waan jeclahay✌️
Wow hadane laki xaaji wacays fanaanad qaran allaha ku xafido baayo aad baan kuu taageeraa ❤❤❤❤😍😍😍😍❤❤❤
Wwwwwwwwww axsan hees boondheere libaax xudunteyda aa ku duukan boondheere cade
waad ka baxsatay isiii reerboondheere bayzaani waan iska jeclahay qudrada ilaahay
Reer bondhere libaax❤️meshan kusoo barbaray wan uu xisaay
Lakiyey Ilma aad aheyd markii Boondheere ay Boondheere aheed. Allow yaa ku soo celiya sidii ay beri samaad ahaan jirtey. ee Alta iyo basso Boondheere Isfeylka ay Primo ku qaadan jirneen. Alla yaa deriskeed iyo jalbeebsigeedi noo soo celiyo. Aad ayaad u mahadsantihiin sida aad u xasuusateen oo heeska ugu soo sameyseen.
Kal iyo laab wlh lakiyey iska noolaw yaaqey intey nooli jirto love u qali
Aad u ugu Dhacaye heestan boondheer Waa fananada tagero LaKi iyo Xaawokiin ♥️♥️♥️♥️♥️
Reer boondhere #Like yaliga baqiilin aamn manikala biqilinee
Qof kii u horeya ahay an so dhagaysee ukadi abti goobe 😁😁😁
way!!! sagal farah heesta 1h ago waaye adi commentigaana 2h ago what is wrong with you
way!!! sagal farah heesta 1h ago waaye adi commentigaana 2h ago what is wrong with you
Reer boondheere isiiya sisinta iyo like intaba 😆😆😃😃 laki xaaji waa aan isgaad gaad ku haayey wey itaqaan waadaadshaa lay dhahaa hdey aragto wey i xasuusan wlh 😅😅😅
💙Libaaxyada boondheere ismuujiya💙
Reer Hodon like ya isaara meshan ku koraay
Waaaaaw bondhereee xudunteyda kudugan afkina cano lagu qabay qali
Reer xamar hesta idinkaa leh👌 ani jab xita kama fahmin kaeheen reer boondheraa nahayee👏
Dhagesi wcn
anaga ku fahanaay dhib malahan reeer bondhere joogo
Y do u care 🤣🤣🤣🤣
Hani Ahmed 😀😀😀😀😀
Y do u care Aniga wan kahely heesta rer boondheere maahi rer yaaqshiid towfiiq ahay 😊hi rer boondheere
Oramaa tahay misa somali!??😅
Saas waye aaw reer boondhere waye
Big love
Hhhhhh
From Hargeisa
Buur biladeeda maa noola baraa
Barimo aan ku qaadane
Reer boondheeraa nahaye
Buur fuule ii shangaani
Barxadii waabariye
Barigii banaan baxeyno
Bandiiraay suraayeen
Beeshii libaaxa waayaa
Buugii noo galaye
Bishaaro waaye ii bilqeyree
Barada waa noo bilatee
Kuraasta banaadir been been
Magalaan bilaheygaa
burji bureynin iyo
Burhaan u yeelayee
Wax loo bogaa
Loo bandhigaayee
Boona feestadeediye
Barwaaqa waaye
Hala soo baxee
Barbaar iyo bilcaanee
Bangi waxii yaalee
Maloo baqiilo Beed galkeed
Kkkkkkkkkkk waa sey ila tahay hadaan wax qalday sorry ee haley saxo viva Laki
😘😘😘
Faanka kama helo Asad reer qardho waxba madan qaldin halkedad dhigtay 👏👏👏
Libaax aa tahay abaabiina
Faanka kama helo Asad reer qardho 😂😂😂 hesta mar kii hore wanba iska dhagesa nayay lkn marka so qortay aba fahmy 🖒👏
Hhh ma adan qaldin
Rer bondhere libax xafadeda kuvana😍😍😍😍😍
Tnx laki xawa kin fuad adds
ilaahoow hanaga yaabin qofkasta wuxuu ku leeyahay boondheere aan ka imid xaaji macoow aala weeydiinaa? ee saf soo gala yaana la dhiiqanin.
laki xaji dar Alla kujeclhy wlh💯 hes noc walba waku sobaxe💯👏viva rer bondher👌❤💖💯
xaawo kiin rer boondhere sax waaye
Boondheere xafad igu qaliya markan muqdisho jogay 😍😍😍
Eshwak Sirman me too reer bondheere baa nahay ciyalka xafada..😍😍
Barxadi waberi away rer waberi like isara ❤❤❤
Yaasqe love wlhy degmada boondhere iyo dadkeedaba wan u xiisay 2009 igu danbesay ayeyade kuso booqan jiray alla yarxama hada wa dhimatee....dad xaadiriyin degan qalbi furan is wada garanaya yaqe walhi xiiis
Reer boondhere ❤❤❤
Anisa mudey Aana boondhere maqabila ama wadegab abaayo
bondhere qofki yaqaano ayaa yaqaano meel lo xishaya ahaaa
Viv Meesha aan ku Dhashtay aaway Reer Boondheere Qaasatan reer Yuusuf Alkowneyn
Ilhow hadan fahamyo wn iska dhagaysanya un rer bondhere👏
Najah xarago 😂😂🤣😁
Najah xarago 😂😂 aniga bo
Najah xarago SO DO I.
Hhhhh wa la idiin fahmaa asxby hhhh rer boondheere barxadii waa bari 😂
Najah xarago hadii aadan fahmeyn reer boondheere libaax ma tihid
Laki Wax Aragnee Ma Ahan Xayi Waaye Ilahay Amarkiis Yaahh
I like heesaha xamarwaagi hada waaan ka helaaal xaqiiiq I’m from buhodle
Boondheere gaar ahan manapolio liketa
Laki love Ayan ku ahay
Cadowgaa u nolow
Marwo Sharaf Leh Waaye Laki X Wacays 😍😍
Woow barima ankuqadane hebondheere anahay😍😘
Wwww banaadirigii 2018ka hala soo nooleeyo yaasalaam laki xaaji wacays
Ar boondheere libaax xudunteydaa ku dugan ❤❤❤❤👈
Hhhhhhhh
From Hargeisa
Boondhere my second village😍❤
Reer hargesa ahy hadana waan jeclahah boondhere waay waxa ka soo jeeda fanaanin igu qaaliya gaarahan fadumiina lengan aan tageero
Rer bondhere intan ahayn liketa isara
Xaawo kiin caadi mahin niiko time
Kabax Aniga mardhow u so heesaa yaaqshiid my dagmo ❤️
REER BOONDHEERE 🎤🎤🎤 YEAH
Thank you Laki Barxadii Waabari yay 😀 ❤️🌹🌹🌺💋🙋🏽♀️😍✅
Bondhere bartii an kudhashay xiis you
Barxadiii waabiriyeey❤
heez iqancisay runti
wnku haysta ciyaarta laki haji wacays💗
REER BONDHEERE 😍❤️💎
masha allaah axsan hees weeka baxsadeen 👏👏👏👏
Laki waa qof Fcn wlhi Jilniiin iyo fananad Buuxda Go forwod wlzhy
Waaaw jecliyaaah boooondhere 💋💋💋💋laki noòlaw
Heesaha reer xamarkaa aad ayn ujclhy wlhi dhiigeygaa la shaqeeya
the best song weeye boondheere waa dhulkeena jiroo joog laki h. waceys
inta kaxun allow idin caafi
Kabax reer boondheere nahaye Beautiful dance I like it 😀😀😘😘🤟
Laki waa qof nool wan iska jeclahay waa farxaan bulsho wad ah nolow xabibti
😊😊😊😊😊👌
Laki x.wacays Quen of De voice😍
xamar jaceel laky waan kaa dan beeya shrfy
laki xaaji waad salaamantahay
Munaliza munaliza HI lovely,
Boondherow ow libaaax esh qiyaasak hees iga dheh 👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Macow Cade wan ku salamay 😍🤗
Caadi maahan daad igu qali ah horay usocda reer bondhere👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Waaaaaaw quen laki waka baxsatay 😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍
Ala boondheer markaan maqlo wan oyaa waxaan laonaya waan uxiisey xudunteydi Ayaa kuduugan 5 geed hoose rer xaaji barko iyo rer baba tiirka Alaha unaxariste wa fadumo qasin Aderket laki xabibti I love you
Away hee rer hodan iga bareejeyaa bondheere liketa ayan ku kala baxeenaa igu qabta lkn rer hodan plzz
Kaki xaji wadkabaxsatay bondherow libaax 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
Reer waaberi like iisaara
Reer boondheera nahaye❤❤❤❤