bilaajo hosteedee bondhere aay kujirta.mp4

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 193

  • @Gmomentoz
    @Gmomentoz 5 лет назад +91

    Kabax Abaa🤣🤣ciyaal xamar Lee fahmi karo wlh heestaan iyo xasuusteeda reer Gobolow raali ahaada yaa ila jooga 2020

  • @Geymaale03
    @Geymaale03 3 года назад +63

    7 /6:/2021
    Koley waba iga danben donta he
    Sideyda oo kale hda ku cesh ceshato
    Alabti lesku jecla heyla dhafin
    👇

    • @keynaankl0698
      @keynaankl0698 3 года назад

      Ma i araktaa sxp 6/7/2021 10:01 habenimo

    • @sucaadaxmed7879
      @sucaadaxmed7879 2 года назад +1

      2023 jan/7 ayan dhavesanaya wx kaliya aan la ciahonaya wadanakas quruxda badan ina so arko ima qornen nabad la shegayo ayaan xiiso u qaba waligey nabad ma arkin 😭😭😭

    • @abdullahigabow1526
      @abdullahigabow1526 Год назад

      2021 aa comentigan so qortay anigana shaki aa iga jiro ina 2021 adunka jognay iyo ina kaso boodnay🤣😳

    • @faaisogeedi3308
      @faaisogeedi3308 Год назад

      1/8/2023

    • @YahyeAliadaawe
      @YahyeAliadaawe 6 месяцев назад

      16/7/2024 qpfki iga dambeeyo wakusalaamay like isaar

  • @cayuunimohamed5973
    @cayuunimohamed5973 4 года назад +18

    Heestaan saan RUclips ugu raadinaaye wan daalay 2 sano iyo 3 sano cml wan raadinaaye cawa helay I like this song ila dhalin yaranimadedi oh thanks ❤❤❤❤

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 2 года назад +27

    Cunugtaan yarow i caayneso ceeb maahinow 😂😂😂😂 Viva boondheere hala dhaafin like hadi aad iga dambesyo bilaajo

  • @stack150
    @stack150 11 лет назад +23

    YES FINALLY !!! I've been looking for this song forever glad I found it, it brings fun childhood memories thanks for uploading.

  • @omarmohamed2869
    @omarmohamed2869 9 лет назад +73

    I left Bilaajo but, bilaajo never left my heart.

  • @Filfilojaajuus
    @Filfilojaajuus 6 лет назад +17

    It's 2018 ND I still can't get over it
    AMAZING ❤ ISIIIII

  • @InaWabar
    @InaWabar 7 месяцев назад +8

    2024/6/16 malinta kowaad ee cidul adxa
    Hada iga danbeeyso like 👍

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 лет назад +20

    Wuuuuw xusuuus 😘😘😘
    Guull iyo Gobonimo reer muqdisho ✋✋

  • @loveandlife879
    @loveandlife879 3 года назад +8

    Viva Xamar Cadey 😭❤️❤️❤️❤️❤️ Dulkeygii hooyo Warta Nabada ❤️❤️❤️❤️

    • @abdulhayi4118
      @abdulhayi4118 2 года назад

      Wardhigley wanku dhashay runtiii

  • @cadnaanafgooye3665
    @cadnaanafgooye3665 Год назад +5

    2024 yaaa ila dhageesanaayo❤😂

    • @Halaag1
      @Halaag1 8 месяцев назад

      ☝️😅

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +4

    Maaney falaaxoodo Naag fiican waa lafuraa😊Xusuus iyo Xamarteydii caashaqa😘🖐️

  • @osmanabdulahi5384
    @osmanabdulahi5384 7 лет назад +7

    Buriskii yaara haleykeeno beesan tumaa cunugtaan yaroww caa heyso ceep ma ihino kabax heesta aduun old is gold

  • @KhadroAbdullahiDayah
    @KhadroAbdullahiDayah 8 месяцев назад +2

    Xasuuus ku jirtaaa bilaaajo hoosted Boondheere xaafadayda nasiib buundo an ku dhashay ku koray nasiib daro iga so waday wadankayga i miss Boondheere.

  • @musemo01
    @musemo01 5 лет назад +5

    VIVA Bilaajo Carab iyo Boondheere. Maxfalka iyo Ceel ow Muude

  • @rumaanbashiir2144
    @rumaanbashiir2144 3 года назад +3

    Rer Xmarka barawe iyo afgooyo dago Wan jecelahay ilhy Calaf haygu faro🤲🤲🤲🤲

    • @najipahmed51
      @najipahmed51 8 месяцев назад

      Wiil reer barawe waa kana 2sano kadip 😂

  • @xidig3833
    @xidig3833 3 года назад +1

    Inti tiktok kasoo raacday is mujiyaa soraj pegekisa 😁😁😁nag fican walfuraa miney falaaxowdo ilove this song

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 года назад +7

    Maney falaaxoodo Naag fiican waa lafuraa😂😂kkkkk Xusuusle inta ikentay Dalkeena Allah nabad hanooga dhigo

  • @taamer1
    @taamer1 12 лет назад +6

    Waaaaaaw suuq bilaajo aan arkay...... xaafadii xudunteey ku duugneed yaa allahhh xasuus walaahi ..... shukran akhuuy ..... Sheekh nuur shaleemo xadraamuud aa daganeedeen ma'ohoo ..........again thnks brother

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 3 года назад +8

    "Kujurtaa bilaajo hoostisey boondheere ay kujurtaa."
    Cajiib cod dagan oo macaan weeye. Bilaajo xaafad katirsan D/Boondhere aan ku maqlay.

    • @adnaanmohamad
      @adnaanmohamad 3 года назад +1

      hhh reer gobol hadaan nahay dhib baa nahaysta

    • @mohamedisman8272
      @mohamedisman8272 3 года назад +3

      Dagmada Shibis dhanka xigta Boondheere xigta a la dhihi jiray bilaajo ( bilaajo carab) marka wa sidaaa.

    • @hi-kj3ho
      @hi-kj3ho 2 года назад +1

      shibisee katirsanthy bilaajo carab xaafad waaye

    • @abdihakiimsaed6834
      @abdihakiimsaed6834 2 года назад

      @@hi-kj3ho Saxiib macan mahadsanid adiga iyo saxiibki sanad kahor ila wadaagay.
      Reply-gagu waxa uu isoo xasuusiyey heestan aadka u macaan muddo sanad kadib.

    • @abdihakiimsaed6834
      @abdihakiimsaed6834 2 года назад

      @@adnaanmohamad Meel walba adi ma iiga daba imaane, luuq luuq manka xataa. 😂🤣

  • @فائزهعبدالله-ط8د
    @فائزهعبدالله-ط8د 2 года назад +6

    الله يرجعك سالمه وبعز زي أول واحسن ي صومال

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 лет назад +16

    Heesta Kama dalo 💞💃💃💃💃

  • @anisasaciid8536
    @anisasaciid8536 Год назад +1

    22/3/2023/inta iga dambeso salaaman idiila halyga daweyo awdare wa idilaa 😢😢😢😢

  • @foodcadeFoodcade-cw8jp
    @foodcadeFoodcade-cw8jp 7 лет назад +19

    Manee falaaxoodo naag fiican waa lafuraaa😂😂

  • @poojaamalik8120
    @poojaamalik8120 5 лет назад +11

    21my 10:12pm 2019 qufkii firsahayo 😍🤣🤣🤣🤣💪🤘🤘🤘🤘👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍

  • @cabaassuudi4664
    @cabaassuudi4664 3 года назад +5

    La furaa maney falaaxowdo naag fiican waa la furaa
    Bilaajo kaamba amxaaro kasoo aadi jiray ciyaar lee
    Ree gobol raali ahaada😂🙈✌

  • @huzzeinbinahmed8042
    @huzzeinbinahmed8042 3 года назад +6

    Viva Ciyaal Bondhere 💯♥️

  • @adisababa1709
    @adisababa1709 6 лет назад +5

    Ahmed awel waa fannaan reer ethiopia ah heestan isaga ayaa qaadayay. Wuu isaga baxay fanka wuxuu hadda ku biiray masaajidka wuxuu qaadaa anaashiida afka xabashida

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 2 года назад

      Reer Ethiopia Maxaad kawadaa? Qowmiyad ahaan intuu kasoo jeedaa?

  • @kingccm1642
    @kingccm1642 3 года назад +3

    Yaa ila fiirsanaayo 2021 ha iiga xasdin liketa 👍

  • @FARXYOBELLO
    @FARXYOBELLO 6 лет назад +7

    Bilaajo my village 😍...👍

  • @InaAbdukhadir1
    @InaAbdukhadir1 6 месяцев назад +1

    Team 2024 wixi iga dambeyo like❤

  • @abdiazizabdulkadir9141
    @abdiazizabdulkadir9141 6 лет назад +4

    Dalkeyga hooyo qurux badnaayaa waqtigii hore
    Somalia allow napad nooga dhig

  • @halimaali4792
    @halimaali4792 Год назад +2

    My best song❤

  • @maneygacal7127
    @maneygacal7127 Год назад +3

    ALLAH Bless Somalia

  • @bandiirashow1204
    @bandiirashow1204 4 года назад +1

    Old iso gold wlh ninki kasayo kasayo cawo halkan kaso radiye 2020 nevomber 7 2020 ayaa ilaa dawanayo

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 9 лет назад +3

    Sawirada Dagmada Baraawe Alla qurux badanaa

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 10 месяцев назад +1

    Xasuus 2024 yaa Ila daawanaayo 😢

  • @jasminyasmin1957
    @jasminyasmin1957 2 года назад +2

    22/10/2022
    Childhood memories salam somaliye

  • @adisababa1709
    @adisababa1709 6 лет назад +2

    Horey waxaa u qaadi jiray heestaan reer xamar

  • @mohaayub1
    @mohaayub1 5 месяцев назад +1

    Who is here 2024

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 5 лет назад

    I love this song 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 3 года назад

    Who is watching 2022💯💯 bilaajo💞💜💞

  • @kingyukey112
    @kingyukey112 8 месяцев назад

    La Vuraa NaaG Viican Wa La Vuraa😂 2024 inta iga DanBeso like Ta Igu Dul maraa

  • @NimcoQurux-mt2gs
    @NimcoQurux-mt2gs 6 месяцев назад +1

    12 /9 /2024😅😅dan dansigan iga dhaaf😂😂😂

  • @youngcopra
    @youngcopra 6 лет назад +6

    Waa baan derbi jeef ku ahaan jiray bilaajo

    • @abdukadirmohamud5152
      @abdukadirmohamud5152 5 лет назад

      nolosha cashir walba wa ku barane

    • @Kabeeye_7
      @Kabeeye_7 3 года назад

      @@abdukadirmohamud5152 Saas waaye wlhi. 💯💯👍

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 3 года назад +2

    Viva ciyaal boondheere

  • @fartuunabdullahi7018
    @fartuunabdullahi7018 6 месяцев назад

    buriskii yaray haley geeno beesan tumaa ❤️😂

  • @tobazyare2382
    @tobazyare2382 4 года назад +4

    Che bella canzo

  • @nkhlanmexawiofficialfanpag2151
    @nkhlanmexawiofficialfanpag2151 6 лет назад +1

    😣😣marka cadey zawired ku jiran beh😍😚

  • @abdullahiaynashhussein5937
    @abdullahiaynashhussein5937 7 лет назад +3

    heestaan waan kahela saiit

  • @mohandek
    @mohandek 3 года назад

    Who is witching 2021🥰🥰😇bilajo

  • @abdiazizabdulkadir9141
    @abdiazizabdulkadir9141 6 лет назад +2

    Miineey falaaxoowdo naag fiican waa la furaa hhhh

  • @faadumocllaahiaxmedaxmed895
    @faadumocllaahiaxmedaxmed895 8 месяцев назад

    Kujirtaa bilaajo hosteda❤❤😂

  • @Ciise5032
    @Ciise5032 6 месяцев назад

    Lafuraa mineey filaaxdo naag fiican waa lafuraa mineey falaaxowde😂😂 2024

  • @sasaahmed8375
    @sasaahmed8375 6 лет назад +1

    Bilaajo My Xafadeydii 😭❤

  • @jacquesramani7588
    @jacquesramani7588 2 года назад

    multimédia
    multigas
    tiba oil
    multiflow
    drc congo ISIRO
    PROVINCE EL HEULE

  • @dayibo2xjama321
    @dayibo2xjama321 9 месяцев назад

    Wakasaa meesha laga wado bilaajo boondheere😢😢😢

  • @sanparlosiento455
    @sanparlosiento455 8 лет назад +20

    bilaajo iska dhaafe waligay soomalia maan arag lkn heestan inaba caadi maaha ax eshcalaa cod

    • @mohameddahir9749
      @mohameddahir9749 7 лет назад +2

      Sanpar Losiento inee ku maqan tahy, somalia hadiii 🇸🇴 adan waqti kusooo qadan ama yaraantadi noloshada waa qabyo ee dhulkaaaga hooyo tag waa iga talo

    • @saidhussein2439
      @saidhussein2439 7 лет назад +1

      Heer bilajo anigaa ah
      Waraa

  • @mohahasan1395
    @mohahasan1395 2 года назад

    Xasus I was listening 11 years ago

  • @mrakjunior
    @mrakjunior 7 лет назад +2

    heestaan markaan maqlay ilaayo hada waanba iska jeclahay siiba bilaajo hoosteeda a boondheere kutaal intaas ayaan ka fahmay LOL

  • @guuleedh
    @guuleedh 11 лет назад +2

    heestan inaba caadi maaha xasuus wayn waaye
    viva bilaajo hosteeda bondheere ay kujirtaa

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 4 года назад +1

    October 2020

  • @fatumaabdulwahab3733
    @fatumaabdulwahab3733 7 лет назад +1

    Best song

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 5 лет назад +2

    Naagfiican lama FURo.....

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 3 года назад +1

    Cunugtan yaro icaheso ceeb mahino fanaanku Abdullahi zulfa

  • @shamsocali6130
    @shamsocali6130 2 года назад +1

    Marko cadey sawirked ujeedaa

  • @mohamedqoslaaye6756
    @mohamedqoslaaye6756 6 месяцев назад

    Xasuus iyo waayihii quruxda badnaa ee xamar cadeey
    Yaa ila daawanooyo 2024 july

  • @calimahrez8751
    @calimahrez8751 3 года назад

    Inta iladhegeesoso august 2021

  • @Halaag1
    @Halaag1 8 месяцев назад +1

    27 / 5:/2024/22:43

  • @AbdiazizYusuf-d3k
    @AbdiazizYusuf-d3k 5 месяцев назад

    Heestan wax badan radi jiray kadis igaga so horbaxday xasus

  • @sahraalihirsi5515
    @sahraalihirsi5515 5 лет назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇱🇰❤️❤️❤️

  • @abdixakinmuxamed9115
    @abdixakinmuxamed9115 5 лет назад +1

    Xafadayda bilaajo xasuus wlhi

  • @abdiraxmanmullac3307
    @abdiraxmanmullac3307 3 года назад +1

    Specially

  • @azizabdo5766
    @azizabdo5766 4 года назад +1

    Cunugtan yaro i caaheyso ceeb maahino cunugta yaro i caaheso ceeb-maahino kkkk waaba siday u bateen najeyna minal qubux

  • @nasrohuseen3720
    @nasrohuseen3720 6 лет назад +4

    Cunugtan yaro i caaheyso ceeb mahino

  • @omarmohamed485
    @omarmohamed485 6 месяцев назад +1

    28/7/2024

  • @UbahAbdulkadir
    @UbahAbdulkadir Год назад

    🥰👌

  • @faahiyechannel2410
    @faahiyechannel2410 6 месяцев назад

    Cunugtaan yaroo I caaheyso ceeb maahine xasuus wlhi😢

  • @educationcentrechannel2763
    @educationcentrechannel2763 3 года назад

    Greatest time in Somalia

  • @tobazyare360
    @tobazyare360 4 года назад

    Bello waaye

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 6 лет назад +2

    bilaajo mxaa l dhaah wlhi m maqal waligy

    • @omarnoor6237
      @omarnoor6237 6 лет назад +1

      Wa xafad ku taal Xamar

    • @maxamudsheikh2003
      @maxamudsheikh2003 6 лет назад +4

      Sulekho love bilaajo carab waa xaafad yar oo kutaal degmo xamar kamid ah oo ladhaho shibbis waxaana deganaan jirey carab sidaad loogu bixiyey bilaajo carab. Ereyga bilaajo waa talyaani waxaana lagawadaa village

  • @cabdixamiidmaxamuud4746
    @cabdixamiidmaxamuud4746 3 года назад +1

    Alow xaan raadiyay caawa ayaan haaayaa

  • @ahmedabdi7335
    @ahmedabdi7335 5 лет назад

    Away reer boondheere I sii

  • @tobazyare360
    @tobazyare360 4 года назад

    Yaa waaye

  • @dayibo2xjama321
    @dayibo2xjama321 9 месяцев назад

    Waraa hee farax yarow

  • @salebanjama9466
    @salebanjama9466 4 года назад

    Maxaan xaan dhaa hees macaan

  • @SharmaakeYacquub
    @SharmaakeYacquub 8 месяцев назад

    Sharmaarke yacquub qamsiin run waye

  • @barisamadchannel2731
    @barisamadchannel2731 3 года назад +1

    Boondheere xafada ku dhashtay alla jiicliya

  • @abdimalek41
    @abdimalek41 4 года назад +1

    2020 I'm refugee, Xiis you ma Home😔

  • @hanyy155
    @hanyy155 4 года назад

    I missed bilaajo carab

  • @jaamicijabriil8392
    @jaamicijabriil8392 Год назад

    Xafadey da bilaajo carab

  • @ShadiyaYare-xp3rw
    @ShadiyaYare-xp3rw 7 месяцев назад

    20/6/2024😂😊

  • @educationcentrechannel2763
    @educationcentrechannel2763 2 года назад

    Heeskaan Aniga ayaa la ii qaaday

  • @liibaankadare5302
    @liibaankadare5302 7 лет назад +1

    heestan jecliya

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 2 года назад

    Wax kale

  • @shafibulle3851
    @shafibulle3851 11 месяцев назад

    1994 waayeheestaan

  • @ahmedfarah6691
    @ahmedfarah6691 7 лет назад

    waaaaw

  • @alhaajjiabubakar8713
    @alhaajjiabubakar8713 3 года назад

    Yaa ila dhageysanaya 12 /9/21 11:54pm Nairobi Kenya

  • @stack150
    @stack150 11 лет назад +1

    *back

  • @ubaxlulamohamed13-ww9my
    @ubaxlulamohamed13-ww9my 7 месяцев назад

    17/06/2024😅😅😅😅