Maxaad Ku Xasuusataa Xilligii Cidaha Loo Aadi Jiray Daawashada Filimaanta?
HTML-код
- Опубликовано: 28 май 2024
- Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo
Alle yaa nabiga ku saliyey aawi hee
sallallahu caleyhii wasallam ❤❤❤❤
Sallallaahu Calayhi Wasallam Sallallaahu Calayhi Wasallam Sallallaahu Calayhi Wasallam Sallallaahu Calayhi Wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤
Scw❤scw scwscw I think it ❤
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
Jiil media is not easy
İntii wixii ay habeenkii soofiirsadeen ciyaalka dugsiga ugu sheekeenjirtay😂
Alla maxaan dad bdn oo diriska ah ukala kicinay /ay nagu tashan jireen qasatan hablaha wllshy Ikraan ayaana soo xasuustay😢
Alla TV anaa laygu soo ciilay 😂
Ilaha duruftaa naga saaraa Mahad iska leh xafdo badanbaa albaabka naga xidhan jiry codkan gaabsan jiry😂
Att hayeelin cagaha soo dhaqo😢😂
jiil edia waan idin salamay wlhy waxa iso xasusisen musalsaladi hore xafad aka dawan jiray dhalo mano alin marna wey ismacney jiren marna wafirsan jirnay waqtigas dhalada waxkale ey eheed hadana gurikasto weytala
Laakiin meelma aadijirin waabarisamaadkii xasuus baangalay wallaahi
markaa yartahay in lagu dhibsahooyo xitaa mafahmeysid
MBC 3 ❤
Wallahi aniga xitaaa MBC 3😮😮😮😮😮
❤😂🎉
Angu magalo dhan ayaa rer dubia kasoo girey hysteen boqol wn yaraaa ilaa 2000 ilaaa 2005 way ahyd hben wxy dhahaan remote ka lumay malin wu xumadey xasidin kadib hoyadey ba casimada timj iyadaa soo ibisey waxana aad u dawan jirney channeldii dish ka yaraaa xasuus wlhi ilaa islmaah hilibka ibiya gurigey iman jireen 4 ilaa 9 hbnimo film ba socon jirey
Xasus ba ii galisen wagan yara waxa no dhowa gurii inaderkey leyahaay wlalalhay gurigasay inay laso dawadan TV qaban jireen aniguna 4 ba iga wayena sadex kamida tagi jiray wan daba carari jiray fulayad wan ahaa marka sida 📺 lo shido ban dhuman jiray waxa iga dhadhacsan waxa TV ka so baxa wuu ku cunaya qof ban ku dhuman jiray isku qarin jiray hadana dawashsdisa man dayen jiriin wanan ka baqan jiray
Inta kitaabka hore u qaato aa dhihi jiray gabadha dariska cashir isoo meerineeso saan musasal u fariisan jiray😂
Kusali rasulka:SCW
Nolasha saxda ah waye
waxa bilaawey dhalo dawadoow 2023
Kitaabka aan aadaayo suu u egyahy Arsenal ayaa ciyaareysee waa hadal aad u halis badan
Uf caku cidaha xaasidiinta ahaa😂😂😂 hadaaba ciil dareemooyaa 😂😂😂 anaga aabaheena tv iyo waxaas ma jecleen anagana dariska 😂😂😂
Dariska ciil ku dishay😂
😂😂😂❤
Waa musalsalkii asi dartiis dugsi la i geyy😂😂
✅️🤣🤣🤣😂🔥👍
Wlh xasuus maxaan xili danbe ka imi musasal 😢
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🔥👍
Walhi horta waliga dhalo dariska uma aadin waynotaalay anagaana nalo imaaan jiray
Ala waxan xasuuusataaa nuur io muhanad io bar bara io kuwu socon jiray cidaha oo dhan intayimadan baykalagaran wayi jireen kabohooda isu wada eg badanka hadan hadalno habo ayaa kugaraci shib 😂😂😂😂😂😂xusuuus yarantii
Nuuro iyo muhanad
Alla mxan u dhuuntay 😅
Hhhjhhhhhhhhh
Maxan somarney nolashan👈👉😉
Cagah soo midho😂😂😂
😢
Walle maxa laso wada maray tariqdaas😂
Ala wallhi wan xasuustaa 😂
Daahiye ku qoslay 😂😂😂
Qaabkii shaleymada loo aadi jirey so suubiya
😂😂😂😂
Anag cida wxa ehen xafada dhan kaligod tv uga jiro lkn hoyo maskin hadenan shan malin bixin xita baxa ma dhaheso anagana baxa madhihi karno kaligen ina dawanaana jacel nahy ciil wlhi hoyoyinka isku mid mha anaga anogo tv ga leh ana ladhaha wilal aa imade gabdha tihine kaso baxa qolka yaab 😂
Hooyo mamo ficn ehend
ikabaxa😂😂😂😂
Ala maxan xalada soo marnay😂😢
Maaanoow " yaa xasuusto 😂
Aniga
aniga
Hahaa
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🔥👍
😂😂😂😂