Dhag Dhag (Hees soomaali) by Farxiya Fiska.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 дек 2010
  • somali love song.
    Sounds, video, promotion by Faysal Jeero.
    Sponsored by The VENUS SHISHA (Uxbridge Road, Shepherds Bush).
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 9

  • @Mrooble0
    @Mrooble0 13 лет назад

    Waaaaaaaaaaaaaaw
    Waa Hees Aad iyo Aad loo wada jeclayso Farxiya Heetaadaan waxa ay ku wanaagsanaan lahayd in aad ku darto Muuqaal si ay u Noqoto mida waayaha loo jecelyahay Isku day in aad sii laba jibaarto fankaaga iyo qurxinta Codkaaga waligaana yaan lagygy dhaafin Masraxiyada oo ah shay qaali ah

  • @MrSubayr
    @MrSubayr 13 лет назад

    ooh waa gadh aad uu cod macaan waxan ku faraxsanahy in an dhagaysto codka farxiya fiska ee macan

  • @Biggy56
    @Biggy56 13 лет назад

    fiska huuno codkaagu waa halaasi heesahaaga waan tageeraa halkaa kawad byyyyy

  • @SHOOOLI
    @SHOOOLI 13 лет назад

    FISKA HORMUUDKA FANKA, NICE SONG KEEP UP

  • @mohamed724
    @mohamed724 13 лет назад

    wadaadnimadii way ka raysatay allaha soo hadeeyo

  • @dooli111
    @dooli111 13 лет назад

    FARXIYA FISQI SUBXANAALLAH.....................

  • @ajkool7
    @ajkool7 12 лет назад

    Amazing tune wallahi, this the first somali song i actually like :)

  • @SuperNasteexo
    @SuperNasteexo 13 лет назад

    @Xiimaaye99 kelmadu dhan maaha waa dhag , cid waliba waa isticmaashaa

  • @jooncuuke
    @jooncuuke 13 лет назад

    SOMALIYEEY SU. AAL FARXIYO FISKA IYO SHEKH CALI DHEERE YAA TAAGEERO BADAN ???????? WAA SU AASHA AAN ILAA HADA IS WAYDIINAAYO ???? LABADUBA WAA ISKU QABIIL { MURUSADE }