DEG DEG: Ciidanka A/Madoobe oo u Baxsaday Kenya, Haramcad oo Gudaha u galay iyo Asad Diyano oo....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 26

  • @abdifatahmohamad2354
    @abdifatahmohamad2354 18 часов назад +2

    keep going waxa no balan ah kismayo from xoga dalka raskampooni

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 18 часов назад +1

    Wararka dumarka weeye kenya ayuu u baxsaday axmed madoobe aan idin suaalee waa kuma ninka ka awooda badan ee soomaliliga ah ugu danbeyntii af soomaali ayaad ku wadeen diyaaradaha

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 18 часов назад +1

    Beentii xasan socon wayday baa lawareejinayaa yaahuu war ciidamada jubolaan saad moodeen maaha waa rag biraha calaashada mawaxay kacararayan ciyaal leeleefoow kkkkkkk waan qoslay waa ninkii socon waayay ee yidhi waan ordayaa

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 18 часов назад

    Subxanallah 😢masakiinka kama fileenin , ninkaas ween oo xildhibaan anoo feero.

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 18 часов назад +1

    Waa in xabsiga la.dhiga xildhibaanki feeray askariga u adegayay

  • @YusufAbdille-s8n
    @YusufAbdille-s8n 16 часов назад

    Hi Hassan hawiyaha

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 15 часов назад

    Booliskii amniga baarlamaanka sugayay xildhibaanka feerey oo sank k jebiyay wuxuu mudanyahay on xasaanadda laga qaado; kuwa firimbiga iyo fowdada ka dhexeadey baarlamaanka waa in xeerhosaadku qabto oo muddo bil ah laga mamnuuco fadhiyada baarlamaanka iyo ganaax min %500.

  • @Saciid-k2e
    @Saciid-k2e 18 часов назад

    Guul guul

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade 18 часов назад

    HAWIYOW ISKASOO CEYRIYA ASAD QASQAS WAA NIN TOLKIIS KASOO TOLOBEY

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 18 часов назад

    Hadaynan dakana qabin hala soodhaweeyay Isdhiibin

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 18 часов назад

    Naagtu qaylo badanaa naa xishood jeebkaa xoogaa laguugu shubay farxiyaa kaa hadlinaysa waa ku fahansanahay dhagihii bay naqarxisay iyadoo isla fiican naa xishood oo jikadaadii nooga noqo uuuf

  • @oladhajir8666
    @oladhajir8666 18 часов назад

    Dowlada fadaralka wayqadantah wayo waxa ladonaya in ay firiso Shacabka somaliyed oo dan
    Danta gud ee somaliya xassan shekh waa maulana gud mamulayash shaqadoda waa Gudaha wadanka Sharmila iyo waxwalba danta gud somaliya oo dan

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 18 часов назад

    Guul somaalia

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 18 часов назад

    CAASHA KOOS GEESIYADII QARANKA

  • @dahirmohamed3148
    @dahirmohamed3148 18 часов назад

    Beenaalaha ilaahay baa nacdaley, waxaad tihiin beenaalayaal, naclatullahi calaykum.

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 18 часов назад

    Hala toogto xasan firibi tabeelaha anshax xumida barlamaanka Somalia

  • @FatxiMaxamed-v4b
    @FatxiMaxamed-v4b 17 часов назад

    Muxu feri Kara asaga a gacmo dhocilehe xita askarigi oof isku kalson aya gacantisa xita kailaliye atado Laga xog badanyahay aya Laga amusay bijolaha

  • @moallim1000
    @moallim1000 16 часов назад

    Been badanaa Beerka Caaro kaa xagatay. Dawladdu ciidankaas may u adeegsato la dagaalanka A/S oo Dalka badankiisa ka taliyaan. Adinkaaba buunbuunin lacag la'aan ah u samaynaya Xassan-Xaabsade iyo fadeexada ay dhex galeen maanta. Iyagaaba u baahan ciidan difaaca baftooda. Fake News

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 18 часов назад

    Oo yay3isudhiiben ma marxumiinti hawiye soo urursaday ee Nauru wado beena waas

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 18 часов назад

    War xasan iyo ciidankiisu waxay sugi kariwaayeen amniga muqdisho oo ay kadifaaci kari waayeen alshabaab.axmed baa lasoo xirayaa.😂😂😂😂 Ciidankii jubolaan baa kacararay oo kacabsooday ciyaal leelefoow 😂😂😂😂😂 waa xaraabo

  • @CaaliyoIssack
    @CaaliyoIssack 18 часов назад

    Halasoqabta

  • @AbdifataxAadan-x4o
    @AbdifataxAadan-x4o 18 часов назад

    😮😢❤

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 18 часов назад

    😂😂😂😂😂 beeeenku nol

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 17 часов назад

    Mooriyanta USC da Hassan sheekh u shaqeeya waa la iska celinayaa

  • @SheikhHussein-wx6or
    @SheikhHussein-wx6or 18 часов назад

    Bentada.yadhagaysan

  • @YusufAbdille-s8n
    @YusufAbdille-s8n 16 часов назад

    Been