The challenges facing Somali media include a lack of impartiality and failure to present factual information. It is important to note that President Hassan Sh. Mohamud and his Prime Minister reached an agreement with Ahmed Madoobe in 2019. This raises a pertinent question: what has changed since then? The Banadir court only has jurisdiction within Banadir, and there is currently no constitutional court recognized by all member states of the Somali Federal State. Furthermore, the current president has shown reluctance to acknowledge the temporary constitution of the Federal Republic of Somalia, which undermines the federal system that all Somalis have previously endorsed. This situation has led to concerns regarding the appropriation of public lands for the benefit of his immediate family, with allegations of significant misappropriation that exceed those of previous administrations. It is time for President Hassan Sh. Mohamud to step down and account for these actions.
According to jubaland constitution a jubaland president can only hold office for two terms but madobe self declared for a third time! All other states in Somalia had different presidents but jubaland only had one for past 15 years
Inshaa Allah labadooduba ,Geedo Naar iyo Uurguurte waarankii ay isu gooyeen way rumoobi doonta , oo jeelkey liinta iskula cabi doonaan ama halkaas ay ku halaagmi doonaan , waayo umadda dhambaaba ladoodaba habaareen .
Madax aan dhakhatar caafimaadkiisa mala soo barin wax ayqaban xagga caafimaadkiisa iýo xafiiskii barlamaan gafuurka ku dhuftay Sargaalka Booĺiiska meeshas waxaay u egtahay xeero geel.
Awalab waxey ahaayeen qab qablayaal oo wada mooryaan eh Alle swt ha qabto kuwa dalka iyo shacabka u dhaartay ee aan wax soo kor dhineenin
Axmed hadan manta doladu wax kaqabanin waxan wax kaxunbu samen
Waa jubbaland
😮
AXrR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😂😂
Ka daroo dibi dhal baan maqli jirney, Allow nabad baadi
Qaniinyo qaniinyo ayey kaa celisaa waa codka somaalida
The challenges facing Somali media include a lack of impartiality and failure to present factual information. It is important to note that President Hassan Sh. Mohamud and his Prime Minister reached an agreement with Ahmed Madoobe in 2019. This raises a pertinent question: what has changed since then? The Banadir court only has jurisdiction within Banadir, and there is currently no constitutional court recognized by all member states of the Somali Federal State. Furthermore, the current president has shown reluctance to acknowledge the temporary constitution of the Federal Republic of Somalia, which undermines the federal system that all Somalis have previously endorsed. This situation has led to concerns regarding the appropriation of public lands for the benefit of his immediate family, with allegations of significant misappropriation that exceed those of previous administrations. It is time for President Hassan Sh. Mohamud to step down and account for these actions.
According to jubaland constitution a jubaland president can only hold office for two terms but madobe self declared for a third time! All other states in Somalia had different presidents but jubaland only had one for past 15 years
Madaxweyne xamar ayuu uyahey noo ma aha anaga xasan xoolo
Inshaa Allah labadooduba ,Geedo Naar iyo Uurguurte waarankii ay isu gooyeen way rumoobi doonta , oo jeelkey liinta iskula cabi doonaan ama halkaas ay ku halaagmi doonaan , waayo umadda dhambaaba ladoodaba habaareen .
nin-aan-xil-heyn-maxuu-waaran-soo-saara
Waxaad ka hadashey garashadada
Warqada axmed madoobe ayaa sharci ah oo sax hadii runta lasheegayo
Adi xitaa waad ogtahay
Cabdi illeyba waa laxidhay 😅
Halkaa barlamaan kama jiro
Soobaro lo yahay moorayaan madoobe
Xasan sheekh waa mooriyaan madaxweeyna ma istaahilo waa qabyaaladiiste meesha haidkaga tago
Waa ciyaar dowlad halkaa kama jirto
Xasan tuug waala soo xiraa xasan mooryaan
Adiga laftaada inaad Dhinac kararantahay ayaa carabka ka muuqata
Laakin Waad isqarineysaa Waxaa jiraa dad luuqada aad uyaqaano OO ujeedka Fahmi xitaa haduu qofka isqarinaayo
Labaduba waa qaldanyihiin oo xasan sheekh waxuu ku ciyaaraaya tastuurka qaranka .
11:08
Weydii hooyada
Adaaba tiri
SULDAANKA USHEEG DADKA NINKAAS ASKARIGA FEEDHAY TAARIIKHDIISA HALASOOBAADHO WAXAAN FILAA INUU AHAA REERBAADIYE AXMED MADOOBE TUULOOYINKA KISMAAYO KASOOQORAY HADANA ISLEH AXMED MADOOBE MARLABAAD HAKUSOOQORO
Wanalawasa mxa kabadali kartin ma elay noguqaldesin
Madax aan dhakhatar caafimaadkiisa mala soo barin wax ayqaban xagga caafimaadkiisa iýo xafiiskii barlamaan gafuurka ku dhuftay Sargaalka Booĺiiska
meeshas waxaay u egtahay xeero geel.
Ethiopia waa killilo madaxda killiladana dawlada dhexe ayaa laga xukumaa waa maxay soomaaliya dawlada dhexe iyo kkuwa goboladu maysiman yihiin miyayna kala awood waynayn meeshu mayna dawlad ahayn
Wall yaalo qol yihiina yutubarka ad iyo adbad uqal Dan tihin waxas inad kahadashan yaabo qaldan axmed madobe iyo inta garab siinesabo weqal Dan yihin dalka madaxbu leyahe xasan shekh dalka asaga madax ka ah
Waxan sugaynay waxaas iyo wax lamid ah nadaamka xassan dhiiqo waxuu burburiyey waxii qaranka somaliyeed ka dhexeyey dastuurkii wax kasta umadan masiirkeeda ahayd waana danbiile qaran hassan dhiiqo waxkasta umadan lahayd ayuu boobay marka waa sax in lahelo cid laxisabtanta hassan qarankii somaliyeed oodhan ayuu khiyaamay iyo lojojin maayo haka saarto
Dhibka soomaalid staad ka mid tahay nafsadaadi
Horta bal firi titelka Maxkamada Aad sheegayso Gobolka banaadir
Matihid wariye ee waxaad tahay nin uhadlaya qabiil qabiil kalena maagaya
waradiga liftigaga jahli xabarsan xildhi banku maiskari asaga iyo abnigisa dhowra yay ayuu sibablig ah intuu horyimid ayuu sanka jabshay xisanadu dhiga dadka miyey baneysa
Dawlad majirto mooryaan weeye soomaalina Kala geeye masuuliyaddaas waxa leh aadan madoobe-( burriska) XAMZE aadan barre (iiyeeri) xasan sheekh maxamuud (madherge munaafaqa ilka caddeeya) sanbalooshe (hawiye is mood) fiqi (afayeenka jihaan) Asad diyaano (gabadh u eke)
War nin waalan ayaa tahay dulli ah ma madaxweynaha dalka iyo hogaamiye kooxeedkaan ayaad simaysaa dulli qabyaalidiiste ah oo ciillan ayaa tahay uf
Haawey 1991kii xamar ku ba,day baa loo noqday daarood dagaal degdega ha qaado illaa xamar digo iyodambas halaga dhigo welibana xasan deldelaad buu xukumanyahay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Madax wene qaran ba warqad lojara waxa ujarayo qaswade gudomiye gobal ah hadana danbiile ah qaran dumis asagi laradinayo maxkamada xun u wato oqorte waxas yaabo danbigi laqeb sate madobe kasad yutubar Le adinkana bun buninesan adinka xita danbiila yaal ah o lobahanya inshar la in horkeno wayo inad ka hadashanbabo qalad ah
Waasuaalee.labadeenaa.reerkayaaweeyn.oo.uah.waayeel.wajawaabee.labadeenaa.anaakaaweeyn.oo.uahwaayeel.war.odayaasha.halakalagaaro...qodobada.laisku.eedèynaayo.dastuurkii.baaba.laguheshiilayahay.