Waligey waxan iswaydiin jirey Diyaradaha yar yar marka usa 🇺🇸 laga soo iibsado sidee Africa lo kenaa madama duulimad dheer aysan galin Videogan baan ka ogaadey waxwalba thanks Legend hereri 🙏✅
mashaa allaah waa Muqaal qurux badan allaah hadinku amaan sado waliba waxaa cajiib ah safarka intaas le eg ee ragaasi soo mareen waxaan intaas ku dari lahaa waa inay dhalintu ku dayataa ragaas dulibadba bartay oo masha allaah soo dhowaada
@@mercury330 somalia keep ur grudge n hate to ur sellves we hav decided to move and rebuild our lives back again , that relationship you want is now only a history you are the ones destroyed that luv we once used to hav so now stop been needy clingy dasperete trying to force yourselfs back to our lifes becoz we're not interested anymore , our luv to you is dead and buried in muqdisho and bosaaso's backyard so the attraction is no longer there , now we're enjoying our lifes and our freedom without you we hav found ourselfs back again we're 100% better without you we put all that energy and luv to ourselves , so leave us alone or keep mourning crying here on the social medei till you die , cased closed 👈
The only northern I see in video is the reporter the pilots are southerns so stop please pushing a false narrative on the internet. It will not change the facts.
Aad iyo aad ayaan u qiirooday markaan somali pilots oo ka soo duuliyey all the way America to somaliland is wonderful Markii ay dulmaraysay Ceerigaabo waxaa kuu muuqanaya wadooyin waxay noqday emotional oo waxaan dal tabyo.
Aduun kala war la!! Intaas wadan ee ay duulimad kuso Maren waxan ahay ninka tahriib ku maray Doon markab diyaarad bus tareen intaba kala badashay Waxn ka bilaabay safarka East African, North African,Asia, West Europe,ugu dambaynti bartamaha yurub ku nool waxay igu qaadatay inaan u kala gudbo intaas oo dhan 3 sano 11 bilod Allow hadafkena no rume Amiin Dhaha fadlan
Hadii barnaamijkaas loo baahdo hereri ha lay balamiyo, inbdn barnamijyada duulimaadyada khuseeya baan uga faaiideyn lahayn. Ma ihi pilot amba duuliye, waxanse si self study ah ku bartay duuliyenimada iyo waxbaha aad uga bahantahay adoo shacab ah in aad kabaratid diyaradaha iyo qaabka loo duliyo. Hereri ha laygeeyo hhhhhhh. Salaam
Haa surto gal maaha in diyaaradan oo kale ay ka gudubto badweynta Dagan ee Atlantic ocean ka Marka waa in la soo maraa Canada to Greenland 🇬🇱 to UK 🇬🇧 Amazing journey
The pilots are from the south as you can hear from their accents don’t try to push your false narrative on people let’s be proud of them as Somalis no matter what region they from
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammed 💗❤️❤️ 🕋
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
صلى الله عليه وسلم❤
Mashallah wiilal somaliyed oo waxbartay kuwa diinta dadka iyo dalka anfaca allha kadhiga kuul dhamaan somali weyn
maxaa diinta ka khuseeyaa?
Diinta miya ku dhibaysa?
Waa rune diinta iney anfacaan ayaa loogu duceeyay ee maxay kaadhibtay sxb?!.
@@LexlutherVII tel ur mam bordel que tu et dulibad tahay ilmo xaran yahow usgaga ah
@@alinormohamed8315 sxb, sidee diin iyo diyaarad isugu xidhanyihiin? ma ii sharixi kartaa sidee?
Waligey waxan iswaydiin jirey Diyaradaha yar yar marka usa 🇺🇸 laga soo iibsado sidee Africa lo kenaa madama duulimad dheer aysan galin Videogan baan ka ogaadey waxwalba thanks Legend hereri 🙏✅
Mashalah Aadban usoo dhaweynayaa duulimaadyadaa Ceerigaabo lagu tagayo. Ilaahay nabadda ha inoo siyaadiyo.
Aamiin 🤲🤲
Amiin sxb amiin yaa Allh
@@inantaSomalilandkufanta7766 jecliya hablaha damiirka nool iyo fariid-nimda dheer hablaha kle @inanta somaliland ku fanta 💓💓
@@libaaxasomaliland1066
Mahadsanid ina ader qali ❤🥰
Masha Allah, aad ayay ii farax gelinaysaa inaan soo duubto magaaladaydii Ceerigaabo, indhaha caalamkana tusto quruxdeeda iyo bilicsamida deegaankeeda.
Mahadsanid legendary Hereri. 🤍
Noo macnee walalow "Saa Waa Ceeri"! Kkkk
Mashallah waa magaalo cajaaa'ib badan Ceerigaabo
Mashalah hareeri waa weriye qaaliya guul Cabdisalaan Hareeri
mashaa allaah waa Muqaal qurux badan allaah hadinku amaan sado waliba waxaa cajiib ah safarka intaas le eg ee ragaasi soo mareen waxaan intaas ku dari lahaa waa inay dhalintu ku dayataa ragaas dulibadba bartay oo masha allaah soo dhowaada
Absolutely waxku dayasho mudan wiilal dadaalay Allah hagarab galo
Mashalah waa wax lagu farxo rag Somali ah hadana dalkoodii diyarad ku dhex wata
All Somalis should be proud of these young Somali pilots 🇸🇴
Somalilanders* stop dragging us to your own thoughts
@@mercury330 somalia keep ur grudge n hate to ur sellves we hav decided to move and rebuild our lives back again , that relationship you want is now only a history you are the ones destroyed that luv we once used to hav so now stop been needy clingy dasperete trying to force yourselfs back to our lifes becoz we're not interested anymore , our luv to you is dead and buried in muqdisho and bosaaso's backyard so the attraction is no longer there , now we're enjoying our lifes and our freedom without you we hav found ourselfs back again we're 100% better without you we put all that energy and luv to ourselves , so leave us alone or keep mourning crying here on the social medei till you die , cased closed 👈
@@libaaxasomaliland1066 well said brother 🫡♥️
The only northern I see in video is the reporter the pilots are southerns so stop please pushing a false narrative on the internet. It will not change the facts.
Adeero cabdi salaan cafimadka ale ha ku barakeyo♥️🤴❤
Ilaahoow nabada noo illaali oo dadkan soomaliland qalbiyadooda iyo fikirkooda ha gaaji
Amiin ya Allah ax wixii shalay iyo waxkasi xunba Ilahay swt haynaga hayo
Maa sha Allah Tabaaraka Allah waa horumarka dalka iyo.dadkuba u baahan yihiin waanan soo dhaweynaynaa...
What a name
Aad iyo aad ayaan u qiirooday markaan somali pilots oo ka soo duuliyey all the way America to somaliland is wonderful
Markii ay dulmaraysay Ceerigaabo waxaa kuu muuqanaya wadooyin waxay noqday emotional oo waxaan dal tabyo.
Masha Allah congratulations to these two pilots who took the fuel in North Dakota, USA during winter time that’s not so easy.
Mashallah that’s big time for these brothers my Allah keep blessing them I hope them great success!!
Allow barakee dalkeena iyo dadkeena
Aaamiin aaamiin yaa rabi
Isku duubnaada my dear brothers semen adag baa lagu jiraa.
Masha Allah. Amazing! What a journey! May Allah protect you both. Thanks Mr. Hereri
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Aduun kala war la!!
Intaas wadan ee ay duulimad kuso Maren waxan ahay ninka tahriib ku maray Doon markab diyaarad bus tareen intaba kala badashay
Waxn ka bilaabay safarka East African, North African,Asia, West Europe,ugu dambaynti bartamaha yurub ku nool waxay igu qaadatay inaan u kala gudbo intaas oo dhan 3 sano 11 bilod Allow hadafkena no rume Amiin Dhaha fadlan
Amiin
Amiin Zxp Qali
Nin adag ayaatahay libaax nin aan dhulmarin dhaaya la'a
Isaaqu waa cajiib reeraha ugu qanisan somalida ragani Waxay kasoo jeedaan Qabiilka reer sheekh isaxaaq kasii ah ehelu baydka maasha allaah
Waa wax aad loogu farxo 30 sano oo bur bur, colaad sokeeye, gaajo iyo jahli in aan aragno dhalinyaro Siimaaliyeed oo waxbartay waliba xirfadaha sare sida pilots nimo well done guys
Somalind weye meshu burbur manan arag alxsmdu liah waxad ka shakaynaysa xsmar
@@muna619 Somaliland bur bur weey aragtay jahli iyo saboolnimo baahsana wali waa eey kajirtaa nimanka maba aha reer Somaliland sida aan lahjadooda ka arko waa reer Koonfur
@@mohammedpalle5934 maxaa kaa siya dada dalkoidi yimi baad lee dahay luqadu maha somalind isla yaab
@@muna619 iiwad sheekada
Mansha Allaah congratulations to both plots, their engineer and Mr. Hereri
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Hareeri maadama diyaaradu ay tahay mid private ama duulimaadkaba uu ni yahay mid qaas waxa wanaagsaned in cameroyinka aad diyaarada geeseheeda ku rakibtaan oo aad buuraha sifican uduubtaan. In aad lasocoto ayaan filayaa muuqaalo aad uyar yar o buuraha iyo dhulka dooga ah laga duubay ayaa websideyada gadaan o waliba qaali ah idinkuna idinko cameroyinka wada aya quruxdaas sifican iinaan uduubin.
*_Congratulation to the both pilots and I hope many more somalis came for this footstep inshallah_*
Inzhaalllah wan sugeyna barnaamij qurruxda badan ee cerigaabo markan wada ku Soo noqdaan tagi doona inzha Allah
Mansha Allah wiilashena ilahay ha barakeyo iyo inanka Abdilsalan hereri gulsyso Edo
Masha Allah Captain Jeyte wan la socday duulimaadkiisa masha Allah
Maa shaa Allaah very proud of you all guys well done
Waa markii igu horeysay ee aan arko senior officers somali ah oo duuliyayaal ah. Manta cadaankaan dawan jiry aan ka nasto barnamijyadoodii duulimaadyada. Waxaanse rajaynayaa in ay noo soo diyaariyaan barnaamijyo khuseeya duulimaadyada iyo basic fly physics oo afsomali ah.
Aadbaan usalamayaa weriyaha ruug cadaaga ah ee Cabdisalan Hereri.
Hadii barnaamijkaas loo baahdo hereri ha lay balamiyo, inbdn barnamijyada duulimaadyada khuseeya baan uga faaiideyn lahayn.
Ma ihi pilot amba duuliye, waxanse si self study ah ku bartay duuliyenimada iyo waxbaha aad uga bahantahay adoo shacab ah in aad kabaratid diyaradaha iyo qaabka loo duliyo.
Hereri ha laygeeyo hhhhhhh. Salaam
Pilot waa hamigayga anigu yar ilaa hada waan jecla insha Allah mar dhow ayaanan bilaabi rabaa barashadeeda 🫡 ku mahadsanidiin Abdirahman hareri iyo labada saxiiba muuqalkan quruxda badan
sxp anba wn jeclhy lkn tabarteeda ma haaayo but rajo ayaan leeyahy allaha noo wada fudeediyo sida ugu macquulsan ❤️
Mashahalla- Bit by bit Somali people will go far one day - inshahalla
ruclips.net/video/oOkInMWxyBg/видео.html&ab_channel=MuftiMenk
Inshaallh
SAAWAA CEERI macaneheed Abdisalaanow... insha allah ceerigaabo waan tagi doonaa ilaa yaraantaydii waab ku riyoon jiray waan iska jeclahay magaaladaas.
MashaAllah to brother's. May Allah make easier for your business inshaAllah. 🤲
ruclips.net/video/oOkInMWxyBg/видео.html&ab_channel=MuftiMenk
Mashallah cabdisalaan waa loo Bahnaa runtii .l will be inshallah the next one👍
Haa surto gal maaha in diyaaradan oo kale ay ka gudubto badweynta Dagan ee Atlantic ocean ka
Marka waa in la soo maraa Canada to Greenland 🇬🇱 to UK 🇬🇧
Amazing journey
Pacific ocean maa ka wadaa zxp
@@suhaybxasan7725 zhp wa bad aad ubaaxad weyn
Mashallah! Tabaarakallaah! Jumca Mubarak walaalkeen Masuul Cabdisalaam Ibraahim Hereri Guul iyo Gobannimo Ustaad.
Waan jeclahay pilot nimada ilaahw iirumey hamigayga
Mansha allaaaaah waxan ka sugnaa ceerigaabo inaad barmaabuj wacan nooga soo duubtid waa kula soconayana insha allaah
Maasha allah duuliyaal soomali ah oo USA kasoo duulay cajiib
Somaliland waxa dhalinyaro dadaaleysa mashalaah
From Seattle to hargeisa woow
The pilots are from the south as you can hear from their accents don’t try to push your false narrative on people let’s be proud of them as Somalis no matter what region they from
waryayhe Xaaji
iska dhig inad magaladan magaceda hore u maqashay 😂😂
hadda iyagad ka maqashay
reer Badia ba thay 😂😂😂
Mashaalah tabaraklah....ilaahow dhuulka soomaliyeed oo dhanba Barakee
Waa runtiis Seattle Washington USA roob baa da inta badan hal 7baad baan joogey. Waa sida Addis Ababa ookale buuraley iyo raining
Maah lalah Cadi Maha Muqalku Iyo Safarkuba
Waa wax lagu diirsado in Lindbergh Soomaali ah aynu yeelano Oo record kan oo kale dhigta mashallah
Dagsiga doolayaa aadbaan uga helay masha allaah
ما شاء الله لا قوة الا بالله، الله يزيدكم من فضله. و يحفظكم بما يحفظ عباده الصالحين
Best travel you-tuber war universal tv
Halyay ayay lumisay
Herari ilahy safarda hakugu nabad galiyo ader
War nin yow dadkan reer somali land waa dad nool waan ka jeclahay somalida kale waliba 1 ka reer ka aha ee isaqa aha ilahay hadin lajiro
Thanks 🙏
Maashaa'alaah ilaahaay Soomaali horumar waara ha siiyo dhibkana alaha naga baxsho waa wax lagu farxo guuul inshaa'alaah kala qoqobnaanta alaha naga baxsho.
Masha Allaah waa wiillaal somaliya barakallaah
May Allah bless you and your family Inshallah
hareeri program is beautiful always
Ceo of haye haye 😂😂😂 legend waye ninkani wllhi
Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah
Allah yabarik Allah yaxafidak dhaman Groupka Dalsan Airline iyo Cabdisallaan Hereriba Allah yabarik Ammiin Ammiin Ammiin yarabi
MASHA ALLAH Aad iyo Aadbaan Ugu Faraxsanahay In Waddankayga Somaliland Gudihiisa Diyaarad Loogu kala safri karo Wow
abdi salam de wad yar baqaysay bilawgii Masha Allah
Maasha allah socdaal dheer oo guul ku dhamaaday
اللهم احفظ البلد هرجيساء افضل مدينة شكرا هرجيسا صوماليلاند
Manshallah somalilaan iyo dadkeedii guuleysta❤
Suxufi Cabdisalaan, Dayaxa Barnaamij kasoo diyaari.
Cabdisalaan Herari barnaamijyo unique ah oo xiiso leh buu soo daayaa
Mansha Allah waa siyaarad yar oo cezna ah hadana masaafo dheersoo gashay
Maansha Allah, Allah haydiin barakeeyo dadaal badan baad samayseen.
Maasha allah dalka horumarkiisu kor buu u socdaa 2012kii Garoonku wuu xidhnaa halka maanta la hagaajiyay oo la dhisay
Manshalaa msnshalaa ilahow raga iyo dalka iyo madaxda rer somalind noo barakee
Maansha allaah wariye ruugcadaaya
Salaam mr. Hareeri salaam sxbiyaal sidoo Brothers and sisters
Mansh Allah Allah adiin xafiido 🌳🌴🍀☘️🌿🌻🌍
I remember abdiaziz from Seattle he used to do my taxes back in the days. Congrats brother.
Masha Allah. well done walaalo ❤️
Duuliyaal Cajiiba 🙌💫💪
Notice Somaliland nation waan xisaabinay inta Ku jirta baraha social media waaa 3milion markaa U awooda INAAD caawisan WARIYE HERERI OO AH NIN JECEL SOMALI OO DHAN ✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Mashallah inamada tariix nololed koda kaa sheekee Hereri
Masha allah horumar wacan mahadsanidiin wariye cabdisalan hereri iyo Teamkiisa
Mr. Hereri, it would have been wise if you would show us the Mountains and Countryside during the flight and later on talk after landing.
Masha alh abdisalaan hereri best 👌 vlog the legend 🙌 wariye sare 🥰👍
RIYADAYDU WAXA WEEYE IN AAN YEESHO DIYAARADAA YAR OO KALE INSHAA ALLAH --HARGAYSA ILAA CERIGABO ILAA BURCO --DUCO WAA XAGIINA . WAXAAN AHAY CEERIGABIE
Mashallahu hanblyo wiilasha baylodada
Proud of you bro 😎. Mr. Jayte
maasha allaah tabarakalaa hore u socda dhalinyaro wanaagsan weeye
Saa waa ceeri misana waa yufle intaasaan maqlay aniguna maansha alaah dhul quruxdii
Waa kuwaa dadka caafimaadka qabaa ee siyaasad iyo qabiil ka xoroobay.
Xaqiiqatan waa runtl arrinkaasi! Ku dayashuu mudanyahay Cabdisalaam Hereri iyo inta la midka ahba! Xaqiiqdii
Masha allah hereri warye aan aad utageero🥰👏
Mashalah tabarakalah sky is the limit guys congratulations both pilots
So proud 👏 masha allah 🤗
Thanks for sharing with us brothers 🙏❤.
masha allaa masha allaa c/salaan wllo waan ku salamayaa
masha alllah, allah ha ku barakeeyo
Maasha allaah
Ciiidayduu miyay dhaamaaataa ? Mashallah !
Welcome Legend Hereri from Mr Quruxkudhiigle
Maasha laah tabaaraka laah waa wiilal soomaaliyeed oo baydo ah
Masha Allah tabaraka llah
Guul Iyo gobonimo
Here media iyo duuliyayasha guul
Masha'Allah Abdisalan Hereri
يعطيك العافيه اخونا هرري
mashaALLAAH. aad ayaan ugu faanayaa duuliyayaasha Soomaaliyeed
Woooow Washington state to hargeysa somalia 🇸🇴 @ma sahlana wada dheer ayay mareen sababtana @tangiga shidalka ku yar 👍
Runtii aad baan ugu Faraxnay! Channel ka Weriyaheenna
Xirfad sare ayad uledahay Suxufinimada Mr Hereri.
Hereri wlhi nin cul lajan hore usoco abti
Cabdicasiis Macaw Jayte ..Waa ku sakaamay saaxiib.
Maanshaalaa hereri inaabti qof qaaliya oo qalbi wanaagsan oo akhlaaq ilaahay u dhameeyay
Mar kastana wax xiiso leh ayaad keentaa. Waxaan kaloon kugu amaanayaa sida soomaalidu kuugu siman yihiin.