Dalkena waxa burburiyay umadeni kala geyay oon ila ka kabsan la.anahay waa qabyalad wlley adigo dumar ah laga rabay umada sidey isku aamini laheyd in aad ka shaqeyso qabiil laso af dheertahay wax yaro xishood xata kuguma danbeyo miyaa wxn ka fikiraya sidaan 1 calan iyo 1 madaxweyne u yelan lehen ithiopiana ula xisab tami lahen intey naga dilen ka badan ka dili lahen maxan taas gaarna adigo kale naga buxa oo kala qoqob ka umadan somaliyed ka shaqwynayo cawan nimada iska daa
Daacish isis ayay ahaayeen wixi wadanka suriya duminayay oo ay dabada ka riixayaan reer galbeedka Dadka been iyo waxaan jirin ha UGA sheekaynin iyo waxaad reer galbeedka ka Soo qaadatay
Bashar Al Assad waa mujrim,kaligii taliye,macangag,arxan daran,mufsid iyo Bahal xoog ku haysta dadka Sunniga ee Suuriya . Ma illawi doono xasuuqii 2015-2016 Shiicada iyo Ruushka ka geysteen magaalooyinka Xims, Xama iyo Xalab.
Ustaadkeenna Cabdirashiid mahadsanid cabqari qeyn Salamullah. 😊
The best person ever,The most knowledgable and the greatest of all time mohamed scw💯❤️❤️✅subscribe✅
khabiir ku takhasusay taarikhda..iyo qaadaa.dhiga dunida iyo tafatire
Best person ❤
Ustat Abdi rashid waxaan jeclaan lahaa in aad noogasoowarantid hadaad wax Ka ogtahay nolosha kibiliga inkastoo laga aaminsanyahay waxyaba quraafat mahad sanid ustad
Shiicadu Islaam nimo uma dhowa
Soo badi saxib please
Somalia ka soo hadal wllo
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Saxib waxa ahey quf albaniieamka qaba dadka maxeey odhahaan meelkamide Africa kamede waxaka tahey daawo❤iga jaahil bixi
Sxb warakagu waa biyo kamadibcan
🫡🫡🫡
HABARJECLO KAASOO HADAL
War kala tag mesha qabyalada qurun ka ma ahan melaha 24/7 langab iyo leendhere ku haysen qalbigad na kajiran tahaye allah ku cafiyo 😢
Dalkena waxa burburiyay umadeni kala geyay oon ila ka kabsan la.anahay waa qabyalad wlley adigo dumar ah laga rabay umada sidey isku aamini laheyd in aad ka shaqeyso qabiil laso af dheertahay wax yaro xishood xata kuguma danbeyo miyaa wxn ka fikiraya sidaan 1 calan iyo 1 madaxweyne u yelan lehen ithiopiana ula xisab tami lahen intey naga dilen ka badan ka dili lahen maxan taas gaarna adigo kale naga buxa oo kala qoqob ka umadan somaliyed ka shaqwynayo cawan nimada iska daa
Suniga kuwa isku sheegaya waa gardaranyihii waana dabadhilifyo ushaqeeya reer galbeedka.taasi waa fikirkayga maxxayeelay iraaq sadam ladaldalye maxay kasameeyeen qadafiblatuurye xaalkeedu waa see somaaloyadeena lagakye xaalkeedu waasee sudaan lagalye xaalkeedu wàasee. Kajawaba .
Daacish isis ayay ahaayeen wixi wadanka suriya duminayay oo ay dabada ka riixayaan reer galbeedka
Dadka been iyo waxaan jirin ha UGA sheekaynin iyo waxaad reer galbeedka ka Soo qaadatay
Haa iran iyo ruushu weey fahmeen lkn sunnigu ma fahmin cayaarta