Waa kuma Dj Subeer? "Music ilaa Mecca"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 182

  • @mnb496
    @mnb496 Год назад +11

    Masha Allah walhi waan jeclahy wiilkan , waa Inan wanagsan oo dadka dhiiri galiya , oo kalsooni badan naftiisa ku qaba ,. Hormar wacan Ayan u rajeynaya

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Год назад +29

    Laba sano ayaan usoo samrayay volenteerna ku shaqaynayay alxamdullah ugu danbayn this year ayaan shaqo rasmiya helay waligayna isma odhan shaqo ma helaysid🥰

    • @MasterKey69
      @MasterKey69 Год назад +4

      Masha allaah mabruuk! Never give up in life.

    • @axmedhillaac3886
      @axmedhillaac3886 Год назад +3

      Hambalyo Alle hakula garab galo

    • @TheSignature82
      @TheSignature82 Год назад +2

      Masha Allah

    • @fatimasheikh7860
      @fatimasheikh7860 Год назад +2

      Maa sha Allah

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 8 месяцев назад +2

      meesha aad taagan tahay maanta, meel ka wanaagsana ilaaheey haku geeyo, sabarka waa wax wanaagsan

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 Год назад +5

    Congrats, my brother. I am glad you went back to your home land and doing your things. Masha Allah

  • @AbdirahmanHassan-qw2ry
    @AbdirahmanHassan-qw2ry Год назад +7

    kalsooonida Dj Subeer wax aan u dhigo waaan waaayay. Alla ha ku sharfo walaal. hore u soco.

  • @kimuumohamed6294
    @kimuumohamed6294 Год назад +35

    This guy is so smart first he is famous ( he has a name ) so that his bussiness become succesful📈❤️‍🔥

  • @ayanabdulle8382
    @ayanabdulle8382 Год назад +9

    Dj Subeer aniga waxan is leyahay wuxu hormarka ku garay waa duco Hooyo waxaan aad oga hela sida uu hoyadi ula dhaqmo masha Allah

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 3 месяца назад

      Duco hooyo in music la tumo miyaa camal shaydaanka 😅

    • @SumayoYuusuf-k1u
      @SumayoYuusuf-k1u 3 месяца назад

      😂​@@khadarcabdi1

    • @SumayoYuusuf-k1u
      @SumayoYuusuf-k1u 3 месяца назад +1

      Waa gaal jinka cabuda 😭

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Год назад +14

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah habo haduu illaaheey kaa saarey.Laakiin lacagtii kaa soo gashay haku darin tan xalaasha ah.Waayo xisaab Aakhiraa jirta .Waxaan kugu jeclahay Saad Soomaalinimada u jeceshahay una qalbi nadiif tahay .Waa run hadaad isku koobtid in yar. Meel gaari maysid .Horumar wacan.

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Год назад +11

    Arinta dj suber ka hadley xaga shaqada. Runtii qof walbo oo soomalia ah degan Aduunweynaha. Qof walba siduu iska dhigo weeye. Isaga ayaa nolooshiisa dhisi karaa ilaahna talada ha Sarto. Sweden ayaan deganahey. Alhamdulilaah Allah wuu iigu Nabadyeelay. Wax walbana daadaalkaga ku xiran. Dhalinyaro wake upp.

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Год назад +7

    Well said with a confidence subeer Allah hakuu fududeeyo go aanka aad qaadatey xaqa toosan rabi hakugu hanuunsho bi'idnillahi kareem

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 Год назад +6

    Maasha Alla ♥ Subeer Waa qof caqli badan Siduu hablaaha U ciseeyo Alle haku barakeeyo.

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Год назад +8

    Great man walaahi fursadaha ganacsi raga arka ee markiiba ka faa,iidaysta waan ka helaa

  • @socdaal
    @socdaal Год назад +4

    Waa wareysigii igu horeyay oo aan dhageysto dj subeer oo la wareysanayo waane dhameystay runtii talo fiican ayuu dhalinyarada somaliyed siiyay waane tusaale fiican oo ku dayasho mudan hab ganacsiga iyo in uu qofka alle u towbad keeno.

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 Год назад +7

    Zubair Mansha Allah Tabarakallah walaal Illahay haku Xifdiyo, music ga illaahii kaa madobeyey baa mahad leh

  • @Fathimeddjama
    @Fathimeddjama 2 месяца назад +1

    Masha allah dj suber

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 Год назад +6

    Maansha Allah tabaarakaalaah DJ Subeer nooloow Allah idin xafido adiga iyo familygaaga, Aamiin 🤲🏽

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 3 месяца назад +1

    Masha Allah xafiduhu Allah ...dj subeer.....wa ruunta wll❤❤

  • @OopsFails-
    @OopsFails- Год назад +9

    Ninkan maalin ayaan kula kulmay magaalada jigjiga waa nin aad u hormarsan oo hadii uu wadanka sii jooga wax badan ka badali kara, alle garabkiisa ha galo.

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Год назад +5

    Masha Allah subeer Allah haku xifdiyo adeer

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 Год назад +10

    Lacagti adka heshey misik haku dariin lcgta kle❤

  • @theviperpro
    @theviperpro Год назад +6

    17:41 "If you really want to escape the things that harass you, what you're needing is not to be in a different place but to be in a different person."

  • @subeiahmohammed9534
    @subeiahmohammed9534 Год назад +3

    Dj subeer wa nin caqli.badan...hora u soco walaalo.

  • @shijo2055
    @shijo2055 2 месяца назад +1

    الرجال قوامون على النساء ) 💪💪💪💪💪💪💪

  • @maryamissa5199
    @maryamissa5199 Год назад +1

    Masha Allah ninkan waa gancasade dhulkiisa hooyo kufanayo...very smark entreprenuer . horey u soco Subeer

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Год назад +3

    Dj subeer waa nin wanaagsan oo geesi ah

  • @ubahali-be7ls
    @ubahali-be7ls Год назад +5

    Soomaalida dad wax garad ah waaleedahay dj subeer waanku salaamay

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed9848 Год назад +2

    mash tabarka raxmaan ilhow u barkee wilkan aad ban u jecely wa dhiirigaloye wangsan

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 Год назад +4

    Mansh Allah du är jätteduktig kille 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻bra jobbat 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @sabriinashacban1954
    @sabriinashacban1954 Год назад +3

    Maasha Allah rabi ha ku siyaadiyo nimcaad ku siiya anaag raabi ha na siiyo farja qayre qab iyo albab kasta no furma

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +6

    A great gentleman, very pleasant and charming young man . Wonderful brother ❤️ 🙏

  • @somaliafro399
    @somaliafro399 Год назад +2

    creative man so smart. maansha Allah 😍

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Год назад +8

    Real state is the best option available for for long distance buyers they did great job for me✍🏾

  • @abdisameddahir1911
    @abdisameddahir1911 Год назад +5

    Dope my boy brother Dj Subeer keep going bro🎉

  • @talawadeofficial669
    @talawadeofficial669 Год назад +4

    Waa dadka la rabo inay #qurbajoogtu ku daydaan. Waayo dalkiisa ayuu maal gashanayaa MaashaAllaah tabaarakallaah iyaguna dalkooda dib ha usoo fiiriyaan.

  • @zamzamahmed8643
    @zamzamahmed8643 Год назад +5

    Super masha Allaah ayaan leyahaay siduu Hablaa uu sharfaay iyo tusahuu mujiyaay.

  • @suadomer8737
    @suadomer8737 Год назад +3

    Mashalla tabarakalah congratulations huno ku dayashad mudantahy

  • @maryanosman8603
    @maryanosman8603 Год назад +4

    26:26 gooood point jawab fcn waaye wlh haday Masha allah tabaraka allh dhihi lahaayen

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +5

    Thank you, brother 🙏 ❤️ for your fairness and justice. Allah macaka.

  • @hananuradin3287
    @hananuradin3287 Год назад +2

    Macha Allah hore soco wll hormuud iyo wadadan ku sii socon laha ayaad itusty

  • @TheSignature82
    @TheSignature82 Год назад +1

    Respect good man with great attitude

  • @GreatSheikhHussein
    @GreatSheikhHussein Год назад +1

    Dj subeer waa qof iska qalbi fiican

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +14

    Thanks, Abdirashid, for your expertise. You're a great journalist. Thanks for sharing this interesting interview with us .

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Год назад +2

    Masha allaha allah hakuu barakeeyo Ganacsiga fañkii aad dar ilaahay isaga dhaaftey❤❤ wllo

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 Год назад +6

    Manshallah subeer waa really Somali man❤❤❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Год назад +8

    Masha alaah somali dhab ah baa kaa muuqata

  • @sahrayussuf4189
    @sahrayussuf4189 Год назад +1

    Sax wlhi sxb suber waa wiil qalibi wanagsan aad baan ugaranaya daris ayan aheen❤

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Год назад +3

    Mnsha allah
    Allah baa kuso hadeeyay
    Adeer Subeer

  • @arroussa
    @arroussa Год назад +3

    Congratulations 👏👏👏🥳🥳🥳🥳🥳

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Год назад +6

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @amazingrespect3115
    @amazingrespect3115 Год назад +3

    Masha allah DJ frère horey usocaw huno

  • @WACAYS_PRO
    @WACAYS_PRO Год назад +3

    Mcha allah

  • @arroussa
    @arroussa Год назад +2

    Masha-Allah

  • @nemsaasmen9381
    @nemsaasmen9381 Год назад +3

    masha allah horeeye uu soco

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Год назад +2

    Maasha allah

  • @souleikamahamoud6706
    @souleikamahamoud6706 Год назад +1

    Mashallah Tabarakallah

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 Год назад +1

    Dj suber he’s the best Walahi

  • @aya1ol
    @aya1ol Год назад +1

    our leader diin iyo dollar 🫶🏻

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +4

    Wonderful top 👏 applaud 👏 🙌 👍

  • @Fardiyoss11
    @Fardiyoss11 3 месяца назад +1

    inteena Tiktok Ka Tiimiid😂🙌

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp 3 месяца назад +1

    DJ GOOOD POINT

  • @abdirahman4809
    @abdirahman4809 Год назад +4

    Legend always Legend

  • @mohamedosman7016
    @mohamedosman7016 Год назад +2

    Kalmada ay soomaali kasimantahy waa anigaygan qabiilkayga bari dhawbaan bartay iyo dadku waa isguguky mid hadaba waa ayo soomaalidan qabiilku iskulaayaan ee iscuntaa ma qareenkoodaa

  • @Najmanuura11
    @Najmanuura11 Год назад +2

    Masha Allah ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +2

    wsaun l iunLaruU7UIuay ayu
    Hal mar aan kusalino nabi maxamad scw salalhu
    caliyhi wasalam
    Keepgoingporyou

  • @SuperMiino
    @SuperMiino 3 месяца назад +1

    Innan kulaha wana oday

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 Год назад +1

    War Runtii Walahi Somalidu
    Masha Allah Ma Yaanaan🥰

  • @ethnahazzan7472
    @ethnahazzan7472 Год назад +2

    Ninkan waa legend wlhi

  • @abwaanbaandheeye6226
    @abwaanbaandheeye6226 Год назад +3

    Mansha alah hoore usoco zxb

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +2

    Allaahu Akbar Takbiir. Xafidaka Allah. ❤❤❤❤❤❤

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад

    subeer waa nin farxaan ah lakiin xagee lacagtan ka keenay? DJ lacag lama sameeyo?

  • @theviperpro
    @theviperpro Год назад +5

    DJ SUBEER ft DAAHIR CALASOW Mala odhan karaa waa "Coincidence" laba shaqsi oo Barraha Bulshada caan ka ah kuso laabtey dalkoogi hooyo Hargeisa ft Mogadishu

    • @Rana_barbi
      @Rana_barbi Год назад +1

      Wr dahirkan kolba rero islamed iyo nagun sudhan habar bar dhigin ninkan dunida hormartey latartamya

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 Год назад

      Dahir iyo subeer hays bar bar dhigin subeer ba legend san

    • @theviperpro
      @theviperpro Год назад

      @@nasraomer2819 Bal dib u fiirso comments-keyga waxn ku sheegay laba shaqsi oo Baraha bulshada legend ka ah.

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 Год назад

      Subeeyr Somali oo dhan buu jeceyahay qabiil ma yaqaano

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Год назад +1

    Well done Zubeer 👏

  • @keyfmuse4638
    @keyfmuse4638 Год назад +1

    Xageh kale xiriri karnah subeer canbanigisa plse

  • @Burco.
    @Burco. Год назад +2

    Maahmaahda naag nool iska dhig kuma Haboona in nin ku maahmaaho

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 Год назад +1

      Ujeedo guud ayaa laga wada oo ah qof waliba in uu naftii uu dedaalo

    • @Burco.
      @Burco. Год назад

      @@hodoali5714 taas waan fahmaya laakin dhaqan inooma aha

  • @shukriyasin9745
    @shukriyasin9745 Год назад +1

    Mashallah mar ksta Apti supeer

  • @AOH4963
    @AOH4963 Год назад +2

    Commentskyga haduu arko DG SUBEER waxn ku leeyhy wan ku tageera inaan mar kula kulmana wn jecelahay zxb🤍🖐

  • @azmodhohl8959
    @azmodhohl8959 Год назад +2

    Ilhow adoonkaga sida aad ula jeclatay hanuunka uga madoobe wax kasto dambi ah wll lacagtii kaso gashay wixi hore is dhaafi

  • @abdikhadarosmanribiishka5290
    @abdikhadarosmanribiishka5290 Год назад +2

    Mansha allaha

  • @Lascanod.
    @Lascanod. Год назад +2

    Masha Alaah 🎉🎉🎉🎉

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Год назад +2

    Crashiid aad baad u mahadsan tahay waraysiyada qiimaha badan

  • @shaaibamir5604
    @shaaibamir5604 Год назад +1

    Leggen ❤ nin dadku u bahan yihiin

  • @aminabdurahman9482
    @aminabdurahman9482 Год назад

    guuleyso dj subeer

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Год назад +1

    Dhaqaalahaa aad DJ ka sameysay xalaal miyaa?

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 Год назад +3

    Fanaan xidig

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 месяца назад

    La hawla wala quwada ilabilahi

  • @daldeeqducaysan882
    @daldeeqducaysan882 Год назад +2

    Wadaniga dhabta Allow dhawr.

  • @buunisyare3612
    @buunisyare3612 Год назад

    nin is xayaysiiyay uma xuma,lkn waayo dj subeer ma anagaa naqaanaba?

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 3 месяца назад

    Dj subeer waxan kuweydina Shanta somaliyed ma somaliya ,jigjiga iyo Garissa Kali dhagan? Aniga hadiin kasojoda Wajir taa wankahuma runti😂

  • @husseinahmed7031
    @husseinahmed7031 Год назад +2

    Dj subeer brother hore usoco

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Год назад +2

    ❤❤❤🔥

  • @FadumoXaaji-h6i
    @FadumoXaaji-h6i 2 месяца назад +1

    War laascaanood nabad way talaa

  • @shaaibamir5604
    @shaaibamir5604 Год назад

    So smart walahi

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 2 месяца назад

    Madaxdooda ayuu ka mid yahay sida uu afkiisa ka sheegtay.

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Год назад

    masha allah guuleyso

  • @mehiden
    @mehiden Год назад +2

    Well done, hope succeed.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Год назад +2

    Mansh Allah somaliland

  • @Avvsadat
    @Avvsadat Год назад +1

    He is famous

  • @abdirashidjama9788
    @abdirashidjama9788 2 месяца назад

    Why use music and Mecca in the same statement. Magala barakesan iyo music

  • @mohamedsaney5162
    @mohamedsaney5162 Год назад

    Djga mawariyuhu kayaryahay kulaha anoo yar baan idin daawanjire

    • @anabmuhammed523
      @anabmuhammed523 Год назад

      Television ka ayuu hadlayaa maaha weriyaha 😅

  • @abdilahiidiris534
    @abdilahiidiris534 Год назад

    Wlhi he is very smart keep swimming bro