Waan ka qoomamooda degree-gan doortay jaamacada. Maxaa qaldamay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 761

  • @mariaabdullahi5681
    @mariaabdullahi5681 Год назад +5

    1.maxaa xiseesaa
    2.maxaan ku wanagsanahay
    3.hadii aan qalinjabiyo shaqadaan matahay mid aan ku faraxsanahay nolosheyda oo dhan
    4.lacagta loga shaqeeyo haka dhigin sababta ugu weyn haddan lacag lagugu siineynin maqaban laheyd
    5.yeelo geesinimo aad kala hor imankarto dadka dooqoda
    6.waqti kaama tagin

  • @arre_siad
    @arre_siad Год назад +43

    Waxaad isiisay taladii ugu wanaagsanayd ee noloshayda lay siiyo wayo fresh ban ahaa hadda ayaan iskuulka ka baxay cid ila talisana wan la’aa,thank you so much. Wllzhy iga wayn😊🎉

  • @NazAxmed
    @NazAxmed Год назад +114

    Wow! Love ittt! I studied international development for 7 years and got my master degree in it. Today 3 years later I am holistic nutritionist… make it make sense lol. Never too late to start educating yourself and find what you really love. Thanks for this 🤍 I subscribed

    • @omarsaid1750
      @omarsaid1750 Год назад +6

      Asc Naz

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +7

      Thank you dear 💛🫶🏾

    • @abdirishidhuzzein7121
      @abdirishidhuzzein7121 Год назад

      Caadi!! Raiyi fican ba ka hadlysa lkin caadi!! Nolasha sax da waa ina sida da ahata

  • @queenmarish4275
    @queenmarish4275 Год назад +43

    Alxamdullilah I finished high school not knowing what to do😢which step I should take next I spent a whole year at home then I asked Allah’s guidance 😢I started fasting and praying to God on which career to choose and Walahi Allah guided me and I chose the best course.am currently winding up to sit for my final exams . so to our young generation always put Allah first , ask for his guidance .good luck

    • @Master-cr5bc
      @Master-cr5bc Год назад +1

      Brilliant 🎉.

    • @NaalleeyeExplains
      @NaalleeyeExplains Год назад

      walaal aad ayaan ula dhacay faalladaada iyada oo Somali ah ayaan ka jeclaan lahaa si ay u fahmaan dad badni

  • @mojama78
    @mojama78 Год назад +44

    I garee 100%. During my high school years, I was planning to study medicine after high school, but luckily I was not admitted immediately. It took me three years to discover my suitable career, which is computer science. Today, I am an IT manager, and I love my job.

    • @qamarabdi254
      @qamarabdi254 Год назад +2

      MashaAllah well done bro may Allah make it easy for you and may Allah bless you always❤

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 Год назад

      Masha Allah, I'm thinking to choose in the future either of these subjects. 😊

  • @caabimaxamedmuxumed6844
    @caabimaxamedmuxumed6844 Год назад +17

    *TIP'S FOR MAKING DECISIONS*
    Step 1:Don't Let Stress Get The Better Of You
    Step 2: Give Your Self Some Time (If Possible)
    Step 3: Weigh The Pros and cons
    Step 4: Thing About Your Goal's And Value's
    Step 5: Consider All Possibilities
    Step 6: Talk It Out
    Step 7: Keep A Diary
    Step 8: Plan How You'll Tell Other's
    Step 9: Rethink Your Option's 🖊

  • @amiasyaska8447
    @amiasyaska8447 Год назад +35

    Taking a gap year is very very crucial in order to discover oneself. It is not a waste of time as people think .
    Well said and thanks for such a wonderful message .

  • @guled_ansaari1525
    @guled_ansaari1525 Год назад +13

    Just educated person wllhi nearly to cry 😢 such person need to our community in order to be beautiful people and beautiful community ❤

  • @ciiltiire1451
    @ciiltiire1451 Год назад +12

    hope I could have seen this video 6yrs ago, never too late to follow your passion and what you believe in. thanks for being a guide for the upcoming generation.

  • @jackalpha9670
    @jackalpha9670 Год назад +4

    Omg this is endemic in Somali households. Waan jeclaan lahaa qof inuu taladaan i siiyo markaan Dugsiga sare dhameeyey. thank you Zuhour! Very helpful video for the young Generation.

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Год назад +2

    Wll hdan jmacada dhigta waxan xiiseyo wan dhigta anigaana dortay waana siyaasad sanadkaygi sadexaad ayan kujira Hda.balse waxan kuficanhy hadalka (public speaker.)waxaanan jeclanlaha ama aan kuhamiya inan barto xirfadeeda.zppta ugu ween een udoonayana waxaa weeyo waxan azxp nahay Ethiopian farabadan (axmaaro)waxanan jeclahay inan goorwalpa diintena macan usheeego balse mac'hadyada lagubarto diimaha iyo doodahooda kamajiran meshanjoogo 🙏
    FG.hadalkaga I love it wlhi sister❤from jigjiga Somali galbed

  • @cabdiraxiimnuur
    @cabdiraxiimnuur Год назад +32

    Gabar aad u caqli badan baa tahay runtii masha allaah Alle haku siyaadiyo fahamka iyo xikmada Alle kugu manaystay! Kun jeer mahadsanid

  • @hasanmohamed6976
    @hasanmohamed6976 Год назад +12

    ani 100% waan ku faraxsanahay waxaan bartay, waxaan bartay waxay iga soo qaaday from zero to hero. alx alx alx.

  • @suleqomm4983
    @suleqomm4983 Год назад +20

    Actually I graduated 2015 my secondary education and then started my Bachelor degree faculty of medicine and surgery but I really enjoyed for that period and i am aware there’s no opportunity for Work, I graduated 2021 for My University…..
    But my parents they were liked to Study business Administration but for me I denied 🙅‍♀️ at that time
    Now am doing Master of Mental Health specialist in Psychiatry and you know most of our population when i told them the faculty am doing now they said to me “naa maxaa wax waalan ina Dawaysid u dooratay”
    So it’s absolutely true what were you talking….

    • @bashirahmedahmed6475
      @bashirahmedahmed6475 Год назад

      Good u chose the right one MashaAllah

    • @idontcare1983
      @idontcare1983 Год назад +1

      We graduated same year in same faculty but now i choiced to do obse and gyne in master🦋
      And sis mental health is good but our society don't understand

    • @user-gr2cp4yw2x
      @user-gr2cp4yw2x Год назад

      Where are u gradute in uk or usa

    • @Hiil-walaal
      @Hiil-walaal Год назад

      😅never give up keep going sis

  • @hassamizmail2899
    @hassamizmail2899 Год назад +7

    I did that when I was in my 2nd year of secondary school. I discovered myself and explored it. I asked myself all the questions you are saying and beyond. I met with the people who do what I am prefering. I kept solving that problem for two years and giving attention to my day-to-day behaviours. What matters is that I wrote and when I attended at the university, I tried to doubt myslef, but reviewed my past writings and their analysis. So, write when you're exploring yourself. Because your brain can not hold what you like! It may give you more choices!

  • @Velda_1
    @Velda_1 Год назад +11

    What a perfect timing 👌 I'm just the road of going university this year 2022 last year in my high school 👊💯👌 thanks sister ❤

  • @rashidreview
    @rashidreview Год назад +29

    Muuqaalkani wuxuu igu soo beegmay,wakhti munaasib ah. Mahadsanid #zuhours

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад

      Ada mudan love💛

  • @abdirahmanjigjigaawi
    @abdirahmanjigjigaawi Год назад +10

    Ilaa hada waanka qooma meeya hadii aan aqoon u lahaan laha waxaan baranayo 4 years ayaa iga khasaartay 2016-2020 Allhamdullilah Hada Civil engineering ayaan wada Horayna wan usocdaa wax iga tagay iimasoo laabanayo Waa inaan aqbalaa dhibaato walba Xalkeeduna dadaal iyo samir si aan uga gudbo😊😊

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +2

      💯

    • @zamzammohamed787
      @zamzammohamed787 Год назад

      🥺

    • @zaciimamuuse174
      @zaciimamuuse174 Год назад

      Aniguna medicine baan 6yrs dhigtay sanadkan baan dhameyay xaqiiqdi waan jeclaa waana ku dadaalay but hadii aan wax badan ka ogaan lahaa Maan Ku biireen wayo waxyabo bdn aan la jecla misane aan ku fiicna baa jira kana wngsn lkn hda waxan sameyo baan Karan la'hy waalidkuna wuxu I leyhy master baad aadeysa, waa another 3 yrs aan shaqadi la ogeen So I think qof walpa talo buu u baahna iyo waqti uu ku yara fekero. Hda wixi tagay wey tageen kaliya inta dhiman waa inaa go'anka wanajina Allah na tala sarana.

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Год назад

      @@zaciimamuuse174 wllo hdad ogayd inaad waxyabo kale ku fcnyd hdana aad xiisaynaysay mxad medecine kdoontay ?

  • @sherminmehdi8748
    @sherminmehdi8748 Год назад +8

    Done my F4 exam back in 2017 had a chance to work and study a college at the same time. I know its hard to pursue them both but i did manage to Finish my Diploma Mid 2020. Till that day i never even collected my Certificate Cz i knew it won't help me find a Job or even pursue my Education further.
    At times you need someone to talk and consult about life after High school but we all undergone some pushback in life.
    I agree that someone needs to have a break(Not a year) be4 joining a college or University to decide what suits him/her.
    I had to go back to University and start over again In a different field which suits me much better than the last one I had though its much more expensive but it Excites me better.

  • @maxamedmaxamud2593
    @maxamedmaxamud2593 Год назад +2

    This is a best advice, i have ever heard about the choices of faculties which you want to join at the universities!. Thanks Sister Zahrous.

  • @kotherfarhan5036
    @kotherfarhan5036 Год назад +1

    magaceyga waa Kowther schoolka waan dhameeye waxana dhameeye 2019/2020 waxan jecela cafimad in aan barto lkn qof dhiig ka socodo hadan arko waanba qalqala aad u calol jilicsanahay 2020 jamacada galay waxan rabay cafimad in aan barto waan awoodii waaye jamacadana waan ka haray hadana sanadkan dhamanayo bilowgiigisi ayaan gaalay 2022 waxan bartay social work lkn waxa ku dhacay English waxana la ii dhahay Englishkada iska soo dhiis jamacaadiina waan ka haaray hada guriga jooga jooga waxana bilawaay in aan English xoog u barto waxana rabaa in aan social work aan barto aad aan uga helaay waaana ku so baxaaya ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @apazade1220
    @apazade1220 Год назад +8

    Wakhti aan u baahna qof icaawiya bad i cawisay abyo ilahay haku xafifo ❤🙏i hope gulo badn inad garto 🙌

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +2

      Adina guul badanaa kusoo rajaynayaa huuno💛

  • @zamzamissedirie
    @zamzamissedirie Год назад +13

    Thanks so much sis 💓 it's really helpful , I'm studying accounting although it's my 4th option, I live in Mogadishu, so I didn't get the other majors I love, but we still have time , I will never give up about my goals. We really need some people like you sis🥰🙏
    جزاك الله خيرا 🙏

    • @Hiil-walaal
      @Hiil-walaal Год назад

      Khibradna raadi adoo baranaya kushaqee lacag yarba ha ahaatee

  • @jamal-zurej21
    @jamal-zurej21 Год назад +8

    7 july 2020 last exam secondariga galey familyga wanka dhaahdacsin wayey
    1year baan nasanayaa oo ka fikiraya waxan barandoono oo xiseynayo kkkk lkn maya laygu yiri sannadkan bad galeysa
    oct 2020 ban bilaabay waxa leygu shekeyay ( PUBLIC ADMINSTRATION baa fudud oo 3sanna ee baro ) waan ogoladey dec 2020 baan ku Gacan seeray markan qiimeyey maaddadan waxey ku danbendona , ALX
    waxaa iiso baxdey faculty aan jeclahy IT haddana aan ogaaadey iney thay faculty mustaqbal 500 sanno kadib xita iney NUM 1 tahay
    oct 2021 ayan bilaabey hadda sem 3 ayaa idhamanayo alx alx alx

  • @user-fh8vd8vq2t
    @user-fh8vd8vq2t Год назад +3

    5 sanno ayaan medicine ku khasaariyay , 5 sano silic iyo rafaad ban ku waday , lkn markan arkay inan waqtigayga ku ciyaaray oo wax faaida aany kasoo socon ayan ka baxay . Upgrading ban public health ku dhameeyey hadana shaqo aan aad u jecelhy ban helay Alx ❤

    • @iqramohamedabdi6395
      @iqramohamedabdi6395 Год назад

      @@sacdiyocabdikariim9588 sxby aniga kula mida oo sandkan leeba bilabay wana is fahmi la nahay marka ila tali

    • @khadarmoxmed.4906
      @khadarmoxmed.4906 Год назад

      Alhamdulilah.

  • @naimaah78
    @naimaah78 Год назад +3

    last year ban ahy school ka thank you zuhour really muuqalkan xili aan u bahnaa ayan helay ❤

  • @abdirahman877
    @abdirahman877 Год назад +4

    Cajiib! Waa run arday badan waxay iska aadan course aanu ka fakarin se hadii aynu schoolka ku laabano maadooyinka lagu qaato waxay ka koobanyahiin kuwo Science ah, kuwa Arts ah, iyo languages gaar ahan wadankii Arabic iyo English. Kuwaas ayaa ardayga hagi kara waayo wuu kala xiiseeyaa. Aniga Form three marka noqday waxa u baydhay Arts Stream, bachelor degree Arts Masters arts al hamdulilah waana ku shaqeeyay. Science ma jeclayn qaybna waxa ka ahaa Chemistry, Biology iyo Physics aan lab haysan practical lahay lagu qaadanayo theory iyo inaa xafido. Wan jeclahay waxan bartay sababto ah waxii iga galay iyo tan ka helayba wan ogahay.

    • @90media44
      @90media44 8 месяцев назад

      Qisadada cajiib weeye sxb
      Aniga 2019 baan dhameeyay dugsi sare
      Waxan ku fiicnaa maadooyinka science ka ah oo dhan artskana ma jeclayn
      Waxaa dalka iga lumay 2 sano iyo dheeraad kuwaas oo aanan wax faaido ah ku qabsan waxan waxbarasho usoo aaday banaanka dhamaadkii 2021 waxan bilaabay medicine wan ku fiicanahay oo hadda sanadkii 2aad baa kala bar ii maraya balse dhibta jirta waxa weeye kuma qanacsani mana jecli wax aan jeclahayna garan maayo stress baa i dilay xitaa marbaan casharada inaan akhriyo joojiyaa walwal dartii meel aan aado iyo wax aan sameeyo baan garan la'ahay 😊

  • @salixox8766
    @salixox8766 Год назад +6

    Anigu markaan school ka dhigan jiray biology aad ban u jecla waxanan is odhan jiray cafimad qado kadib school wan dhameeyay
    Laboratory 🥼 ban qatay lkn one week markan dhignaya waxaan ogaaday inan rabin cafimaad ba ka dib Waxaan tagay social work aad banan ugu faraxsana social work ga 3 semesters ban ka dhigty
    Hadana wadanki wan ka yimi
    Imikana France ban ka bilabya fashion designer school.
    Aad banan uu raba inan dhigto
    Waayo fashion wan jecla anoo yar 😂😂😂😂

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 Год назад

      Si tu sais Bien parler la langue francais tu peux travaille au pays Sinon reflechis un peux

  • @sumayaaxmed7002
    @sumayaaxmed7002 Год назад +1

    Aniga ayey I haystaa manta arinkaasi jamacadba dhigta facultygii an qaatay ayaan simistarki koowad ogaaday inaanan rabin kadib waxn dhahay iga badala madoonayeee imika waxn wada simistarki koowad waxana laygu balan qaaday marku simistarkasi dhamaado inaan kaygi aan rabay tagi doono insha Allah iso duceya anigu sidadasan ahy walhi go’aan dagdagaan qaatay waanan ku saxanahy cidna ma dhagaysan aan naftayda ahayn iso duceeya inaan helo waxan rabbo ❤❤😊😊

  • @yussuflebi209
    @yussuflebi209 Год назад +2

    Alxamudilah my mindset has realy changed before I even reach 25 i have read a lot of finical books more than 100 of them I quited my degree course before corona i have earned alot in that process than I could nt if I could work as an employer for even 20 yrs

  • @Abdirahman_03
    @Abdirahman_03 Год назад +9

    Aniga last year kii aan dhameyey school Ka jamacad neh manan tagin arimo family Io anigoo go ankeyga ahaay inan jamacad galin waxan raby inan nasto cuz 10 years oo school ah ban soo dhigty mrka hada waxan bartaa graphic design Ka lknsi faculty ga aan raboh wey iskey qasanthy oo waxan ahay qof go amdiisa ay badnyihiin faculty yada ab raboh waa ( Architecture, mechanical engineering ) labadas Ayan hada u go ay midkood anigana maahi qof Ku wngsn math Io physics Ka . Lknsi break Ayan Ku jiraa . Alx ❤️❤️❤️

    • @faatixmohamed8581
      @faatixmohamed8581 Год назад

      Walaal haddii aadan labaa maaddo aad sheegtay aadan ku wanaagsanayn ha isku bilaabin labada faculty ee aad sheegtay waayo waa wada Math iyo Physics inta ugu badan
      Mahadsanid

    • @MR.DEBATE
      @MR.DEBATE Год назад

      Bro aniga waxa kugu la talin lahaa wax weyn kugu ma qadaneyso inaa Math barato basic mathematics iska dhis privates tag bilowna ka soo bilow adoon ka xishooneyn hadad markas ku qanci weyso faculty kale raado .

  • @Mina56
    @Mina56 Год назад +1

    Wow. Ilaahay baa maanta iikaa soo diray. I have no idea how the RUclips algorithm works, but I’m glad it sent me your vid sis.

  • @AhmedAli-mo4ji
    @AhmedAli-mo4ji Год назад +5

    I am in my last semester when i gratuate my high schooI i was that guy who directly choose his childhood dream of faculty , thnks huuno u made a very helpfull guide for the newbies 🤗

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Год назад +7

    Masha allah huno caawa kahor kumaan arag muuqalkana waa dhamaystay
    Aniga degree jamacada waa civil enginering now waxaan ogaday in hibigayga ahayn kaliya uun aheed in shaqo ki fiicanatahay xaga dhaqaale ahaan degreegayga waxaa la joogaaa muda 4 mounths ilaa hadan kumaan shaqayn waxaa jira dhawr facult is leeyahay waa ku fiicanatahy sida business economic xorta ah iyo siyasada ilaa hada ma hili waxa ku wanagsanahay
    Hal mid oo aan aad ujeclahy waxa weeye kuna raxaysanayo in aan barto waa pilot xiligii school kana jeclaa tan lkn qarashkeeda helayn si aan ugu mira dhaliyo

  • @bintuyoussouf1435
    @bintuyoussouf1435 Год назад +37

    A very needed topic to share thnks and the edit is mervelous☺️

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +2

      Thank you 💛😊

  • @abdiwasicsaid7973
    @abdiwasicsaid7973 Год назад +2

    ❤aad ayaaan ugu faraxsanahay inan dawado vediowgan adka aad uga so shaqeysey sis I.a alle hayna solonsiiyo guulaha iyo riyoyinkeena dhamanten I am happy to watch this best vedio❤😮 🎉

  • @happyworld7835
    @happyworld7835 Год назад +2

    Wllah sister i never heard this advice from teacher, parent even relative but love this topic and lovely

  • @sahra24sweetsara84
    @sahra24sweetsara84 Год назад +1

    I used to be a journalist when I lived in My country many years ago after I came To this country USA I am good at being A lawyer but my favorite thing is nursing Which I am studying now.👸🏻👩‍⚕️

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun Год назад +16

    Zuhoor Yaa Kaa fiican one week gudahis bad labo muuqal Soo dhigtay 😭❤️❤️❤️
    Love you girl 👑

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +2

      🤭 I’m trying.
      love you too sweetheart.💛

  • @omarmoh1295
    @omarmoh1295 Год назад +3

    I'm now doctor I think I have made best decision ever made rest of my life ! Alxamdullilah

  • @Peaxe857
    @Peaxe857 Год назад +4

    I don’t know where to start but all i know is that we are in a same boat sister, i literally didn’t know what to pick in my early degree career, i used love medicine but i ended up being a public health student currently studying sems 5 lol. I tear up my self when i heard your story and how much exactly that i suffer from studying this faculty. I still don’t know what to do but all i know is that I didn’t meant to be on this position that i am.
    I score the highest in every semester and i still iam not happy for it. Seriously.

  • @harigle
    @harigle Год назад +2

    I even regretted it to go to university and study my degree, if I had someone to advise me or if the subject is not suitable for you, it would be good, its better to study English language fluently.

  • @fill-me-in
    @fill-me-in Год назад +5

    Masha allah 🥺
    Can't speak for them but learnt what i loved tho family didn't agree with me thanks to my stubbornness i finally finished keep going girl subbed 🥰

  • @queenyy6075
    @queenyy6075 Год назад +10

    ani 2018 ayaan bilaabey IT waana ku fcna lkn waa iskaga tagay ka dib markan ciriri bdn ku daremey 2021 ayaan bilabey fashion design hada nafis bdn ayaa daremaya inkasto rerkeyga ay jecleyn hadana waa waxa aan aniga doonayo marka warerka waa laso wada marey

    • @mumtiii123
      @mumtiii123 Год назад +1

      Waa hamigayga inaa fashion designer noqdo lkn meel aa ka bilaabo ma aqaan ila tali hadaa wax igu dhaanto plz🥺🥺

    • @queenliza596
      @queenliza596 Год назад +1

      Abayo fashion design waa Riyada aan leyahay meel laga baranaayo isheeg please 🙏 😢

    • @queenliza596
      @queenliza596 Год назад

      @@mumtiii123 adina marabtaa

    • @queenliza596
      @queenliza596 Год назад

      Abayo intee jogaa

    • @queenyy6075
      @queenyy6075 Год назад

      @@mumtiii123 inte ka jogta

  • @Thedeliberate-Hani
    @Thedeliberate-Hani Год назад +11

    I am a public health student and 30+ but love it in my third semester. I love it and its because I went to deferent programs a worked like 7 years after the highschool so the cap is important.

    • @maariyadaahir
      @maariyadaahir Год назад

      Wow i my self iam public health student aadna waan ujeclahy focultigaa wayoh waa three ppp lkn siyaasada ayaan aa ujeclaaa waxa iwehliyo waa iyada alx hadda semeter seven public health

    • @Thedeliberate-Hani
      @Thedeliberate-Hani Год назад

      @@maariyadaahir mashaallah in Sweden we just have 3 years which means 6 semesters and more about Social Sustainable Development

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 Год назад +1

    I'm studying civil engineering , I'm so happy and so glad to learn that just I'm semeter 4 , am wishing bright future

  • @Ubahapdilahi
    @Ubahapdilahi Год назад +2

    My first video watching for you wllo
    Aad baanan ugu helay sanadka soo socdaan galayey wlhi inaan nafteyda wakhti siiyana waan ogaansaday adna waad igu sii تكيدس wllo noo soo badi video qli

  • @zamzamismail461
    @zamzamismail461 Год назад +20

    I needed this thank you babes❤

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +4

      My pleasure love💛

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 Год назад +24

    Alhamdulilah, Facultka aan hada dhigto wuxuu riyadayda ahaa inan qaato when i was 11 Years anoo fasalka 6aad fadhiya nasiib darro saddex sanno ayaan gaab galay hada waxan ku jiraa last semester waxaanan ahay computer science lkn nasiib xumo inta ugu badan anah youtubeka iska baray oo facultkayga wadanku kuma wacna waan kugu raacsanay in aan lagu dagdagin jamaca hadii kale hadhaw waxagi inad baran baad oganaysaa, thanks Zohour waxan ka mid ahay dadka kugu xidhnan doona keep going up huuno

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +1

      Mahadsantahy huuno.💛

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 Год назад

      Aniga computer science ayan barta waa degree labaad Ee computer science een qaadanayo wana ki faraxsanahay

    • @abdirazakali9064
      @abdirazakali9064 Год назад

      Meel kasta ood tagtaba in aad is barto wad ku qasbantahay CS ama Software ba wadanka dibadan ka baranay wanan ku qasbanayn youtube wayo update ayad u bahantahay

  • @Ilwaathahmett1122
    @Ilwaathahmett1122 Год назад +1

    You’re a very intelligent girl,may God bless you with the understanding and wisdom that God has blessed you with ❤️

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 8 месяцев назад +1

    😢12 ayan waxan dooneyn wadey si aan dad u qanciyo balse hada wan ogahy qald ahed wxn rajeynaya waxn jecllhy oo dhan inan sameysto❤

  • @khalidcapqarino
    @khalidcapqarino Год назад +2

    صعب انك تعرف تخصصك الي تحبه ، بس جرب وحتلقى الشغف ، المعاناة لازمة ، وما لازم تترك اي حاجة من اول وهلة صعوبة ونقول ما هو شغفنا ، الشغف ياتي بعد مدة وكدح مع الايام والتجارب ، وشكرا على هدا الطرح الجميل سديتي ❤️🌹
    وحبيت لو شاهدتي فيلم soul هو كرتوني او من الأفلام المتحركة لكنه جميل ويتحدث عن هدا الطرح الجميل the passion

  • @abdalrahmanali2120
    @abdalrahmanali2120 Год назад +1

    مشكلة يعاني منها كل الشعب الصومالي بما فيهم انا , جزاكي الله كل خير

  • @WHO2024
    @WHO2024 Год назад +32

    I applaude you for bringing up this topic sis.👏🏽
    It's a great discussion to have with yourself, your children or friends. Personally, I love talking/working toward progress. I agree with you in terms of starting with your interest and you are good at. I disagree with you in taking a year off. The question is what are you going to do that year?. If you start working, you will get used to the pay check and will be hard for you to go back to school fulltime. However, if you have the resources to expolore and discover your interest then that is another case. We know most of us does not have that luxury or at least my generation didn't. 😋
    Even after all these steps that doesn't necessarily mean you end up choosing the right field/career path. If you choose the wrong field there is always an option for career change...change of heart. 😉
    I am speaking out of personal experience.
    May the force of Almighty Allah be with you. Go and concor the world my people. 😘

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +3

      Thank you dear.💛
      I like the “most of us don’t have the luxury” part. That’s 100% true. Sometimes we don’t have the luxury and sometimes the only luxury we need is a piece of information, a question, “what do you really want” and why?? That could save a lot of trouble. And yes, as you said there is always an option for change.
      Ameeen. 💛

    • @omarsaid1750
      @omarsaid1750 Год назад

      @@zuhours hada jamacade dhigata

  • @miskimohamed6096
    @miskimohamed6096 Год назад +9

    Tani waa qisadayda,waana markii uhorraysay aan comment ka bixiyo RUclips Video😂saaxiibtaybaana iiso share garaysay markaan daawanayayna hooyaa ila daawatay’She Literally said Oh!This is you😀except Alxmdlillah inaan after One Year ka beddeshay department-gaan ku khaldamay🥲
    From Health To Economics
    متابعه جديده شكرا قلب❤️

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +1

      😂😂 Glad you changed it.
      شكرا على متابعة 😊 💛

  • @mssinvisible6326
    @mssinvisible6326 Год назад +2

    It was written by your destiny so there's nothing to regret everything happens in your life there's a reason behind it.
    And one more thing since you're still alive you can do whatever you think it would be good for you.

  • @abdisalammansuur1518
    @abdisalammansuur1518 Год назад +5

    Really, you're so smart.
    I admired your thoughts and your way of thinking.
    Maybe, you're the first woman that really told me what my mind was saying to me before so many years. But now i must take only that 4 questions, then found my passion.
    Big thanks sister.
    Although i would like to contact you once inaha Allah.

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Год назад +8

    Very important 👏🏼
    I'm high school now 😊

  • @mohamedragealimohamoud1821
    @mohamedragealimohamoud1821 Год назад +1

    Really I saw like this suffers but After 12 years I realized that there is still another opportunity to fillow and fullfill your passion and to say others stop and go for your hidden sectet special life. Thanks Sister Zuhours

  • @SammarMedia
    @SammarMedia Год назад +2

    Dhibka ugu weyn oo dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax bartay niyad jabiya markay wax bartaan Waa Marka professional jobs ka lagu adkeeyo maalin walba cunsuriyad la kulmaan. Allow Hogaan wanaagsan na siiy 🤲

  • @MohamedAli-zd1qr
    @MohamedAli-zd1qr Год назад +4

    wl msha allh runti marka kowaad ,marka labaad kalmada ah (waxbarasho) haddi aan kuu kla qaado waxa weeyaan (wax) (baro) labadaas kal madood midba micno gooni ah ayuu la turjumayaa, hddi ad wax un aad bararato waa alx lkn fiiri imisa gabdhoos oo levelkaga ah aayanan hysan ama aanan aqoon wxa aad taqaan, hddi aan si kale kuu sheego daraasada ay sameeyan Reer galbededku sanad wlba africa gabdhaha wx barta waa 5% , aaway 95% kale? gabdhaheena runti inta badan oo dalka jooga ama qurbaha jooga ma garanayaan qiimaha ay leedahy aqoonta sbbtana runti ma aanan garan? ma wakhtigaa saacidi waayey mise duruufaha jira awgood? hddi ay labadaas tahay farsamada gacanta wakhti iyo duruuftoona kuguma saacidi waayin walaalyaal. lkn wxy ka doorbideen in ay isqaawiyaan oo ay baraha bulshada isticmaalan..........!. waa iga afeef hdi ad khald ii fahnteen lkn walaala yaal wxaanu jecelnhy in ad addunka wx la qaybsataan oo aad horey usocotaan.

  • @lupiladan3908
    @lupiladan3908 Год назад +9

    Mahadsanid walshy qaliya waqti kuhaboon bn vediogaga hely jazakallh❤

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +1

      Adiga mudan huuno💛

  • @yubeyare5646
    @yubeyare5646 Год назад +4

    I think I found this video the right time bcz I finished my high school April this year yet ididnot enrolled university but I was having a dream which to become surgery doctor since I step in nigh but after watching your advice I confused wether this is what I'm passionate about it or its just a dream
    Also is this my talent or I want to do it bcz it was my dream .but thank your for your advice I will find answers for that four questions.

  • @fahadibrahim9435
    @fahadibrahim9435 Год назад +3

    How many times have we faced situations where we regretted the decisions we made in the past? I’m sure many, right! We wished we had made the right call back then or taken our actions a little differently. Every action we take today will influence our future in one way or other--keep that in mind!
    As long as we don’t question our thought processes, there is no way we will be able to interpret whether our decisions are right or wrong. Asking what if and finding all possible roads that you can take not only lets you understand the difference between right and wrong but also lets you be aware of what might happen. Bulsho ahaan waxa inagga maqan inaan su'aalo ka keenno Thoughts-Keena. Sida darteed, maanta adiggu dhibataddii wad kaa soo gudubtay, laakiiin da'yarta adigga ka danbeysa kala hadal inney bartay throught-process sida loo question-gareeyo. inanta taageera oo subscribe iyo like u saara. Guuleyso Adeer.

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Год назад +2

    I went through all that challenges because I couldn’t speak English but know Alhamduliah.

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq6566 Год назад +1

    Wan ka helay gabdhan waxa ay ka hadlayso waxad mooda waxa qalbigayga ka buuxa inay ka hadlayso waxyaalo badan baan badali lahaa ani laftaydu subscriber na Waan kuu saaray maanta iigu kaa horaysa keep going my sis 👍🙏

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 Год назад +4

    Great advice , i took good time to think
    And i gotta my career Alx .
    Also i knew my talent so ill share my friends who is planning now degrees
    But I don't Graduate yet.

  • @cabdimalikxayi5317
    @cabdimalikxayi5317 Год назад

    Thanks I have graduated 2021 I have taken diploma in accounting Then now I learning in degree accounting and finance

  • @user-um5un1dd6b
    @user-um5un1dd6b Год назад +1

    Really i'm form four now and i'm going to finish school this year actually i don'T know what i wanna learn in the university my parents told me that they're really Want me to send outside the country to join university and learn and i actually worry what i like to be or to learn in the university now i have a chance for like 7-8 months i wish that i will get which faculty i like it may allah show me what i'm good with it.

  • @xikmadzameh4794
    @xikmadzameh4794 Год назад +1

    its ok wll no to worry about the past whats happening is what allaha wrote for us and don't if i have this knowldege I would change the way things turned out ,allah knows whats good for us .
    allaha says in a quran " عسى ان تكرهو شي وهو خير لكم وعسى ان تحبو شي وهو شر لكم والله يعلم ونتم لا تعلمون "
    thank u wllo and keep going don't look behind and go forward

  • @Ayan__warsame__
    @Ayan__warsame__ Год назад +1

    Ohhh sis thank u so much ❤I really understan so many things ♥️🔐may Allah bless you 🤲

  • @dude880
    @dude880 Год назад +1

    🎯💯smart, experience, well spoken, honest, and good adviser, I will also make sure that i will pass this kind of advice to my daughters🎆🎖

  • @cabdiwahabcarabcalidirie3932
    @cabdiwahabcarabcalidirie3932 Год назад +2

    Anigu 2021 ayaan dhameeyay schoolka isla 2021 ayaan jaamacada galay (Computer Science) marka su'aasha 1aad waxan jeclay adigu ciidan noocay doontaba ha noqote
    2aad ma garanayo 😂
    3aad anigu waan shaqeeya hada waanan iskaga faraxsanay waa pharmacology waana 7 years ayaan dhextaganay waanan la qabsaday.
    4aad lacag haday timaado wax walbo waan u qaban kara lkn iskuma xidhno waxan xiiseeyo.
    Ugu danbeyn 20sanaan galay bishan waxaanan jeclay waxwolboon layga dhaadhiciyo 😁😁👍.

  • @mssiam_
    @mssiam_ Год назад +2

    I'm in semester 7 of university and I don't know what I like 😢
    I don't even know my own talents 🤦🏼‍♀️
    But I hope that I have chosen the right path and the right profession and that I will reap the fruits of my work and effort

    • @90media44
      @90media44 8 месяцев назад

      Wlahi isku dhibaataa na haysata aniga hadda sanadkii 2ad ban marayaa jaamacadda 3 sano oo horena way iga luntay
      Hadana wax sameeyo garan maayo

  • @mohamedadan3374
    @mohamedadan3374 Год назад +3

    There's nothing like do what you love... do what you can, and make life for yourself. At the end of the day, it's getting ahead and living a comfortable life. Choices are for people whose parents had already made a life for them. We're a generation inheriting nothing from parents, and we have no choice but seizing any opportunity that knocks our doors.

    • @mohamedadan3374
      @mohamedadan3374 Год назад

      @@hannii5987 it's that way Honey.. may Allah ease for us and guide us goodness in both worlds. Much love Hun❤️

  • @somalitech102
    @somalitech102 Год назад

    Masha allah i was not looking for how u are acting but i was looking for ur smartness and how u understand these important issues among our sosciety needless to say these things need to pay close attention.

  • @againsit1463
    @againsit1463 Год назад +4

    Video is very informative thank you ❤

  • @naeemoadan9023
    @naeemoadan9023 Год назад +1

    Habo keep going never disappointed. You are real couching.you know there is lot of young people who don't know what they want to do in the future.

  • @yahyaaslan2115
    @yahyaaslan2115 Год назад +1

    Waxan arday sanadkan bilaabaya jamacada waxa jeclan laha inad igu darsatan fikirkina
    1 maxan xiiseya?
    > waxan xiseya hogaaminta baarista tarikhda io walipa geography ga nooc ealpu yhy
    2 maxad ku wanaagsanthy ?
    > waxaan aad ugu wanaagsanahy tafatirka history ga io aqoonta shakhsiyeed an uleeyhy
    3 shaqada aad mustaqbalka ku helysid ma thy mid aad ku farxaysid ?
    > si fcn walipa sababto waxan jeclhy
    4 dookhygu Mar walpa wu ka duwanyhy kaygaana ila wayn
    Lkin jawaabta aan wali Helen waxa weeye in aanan wali Helen kulyadayda idinko raali ah ila wadaaga fikirkina

  • @ahmedaani_7118
    @ahmedaani_7118 Год назад +2

    Thank for this topic sister. But you are still young no need to regret you can still start new path.

    • @zuhours
      @zuhours  Год назад +2

      Yeah true!! It’s never too late. Thank you 💛

  • @hibosiyad4003
    @hibosiyad4003 Год назад +1

    I wish i seen this vedio before I ended the university but alhmdulilah any way
    We are same story i take public health and i no have any idea about it but I continue till the end but i take right now fuclty of law this is my decision and iam happy fot that ♥️♥️♥️

  • @xafsawarsame7470
    @xafsawarsame7470 Год назад +3

    Walhi waa muhiim markaad dhameeyso mar xalad kamida marxaladaha wax barasho inaad waqti qaadato oo aadan waxbarasho kale bilaabin aniga waxaan dhameeyay jmacada herka kowad master ban rabay inaan dibada u aado iimeeyna suuragalin labo sanno muddo ah 2 sanno ee aan joogay wadanka waan shaqeystay buugaagbadanban aqriyay waxbadan baan fahmay taqasuskii aan rabay inaan barto markii hore waxaan u arkay wax aan waxba iitareyn hada waxaan helay visa waxbarasho alxm maanta waxaan garanayaa meeshaan tagayo waxaan utagayo iyo saan u noolaan karo oo walibana aan dhaqaale ahaan isku maaeeeyn karo anoo waxbaranaya 2 sanno oo iga qasaarayban moodayay lkn waa 2 sanno oo aan waxbadan kororsaday

    • @Dark-th4fg
      @Dark-th4fg Год назад

      aniguba wlal sidan okale ayey qisadeda shabahdaa waxaan maraya anigu sanadkegii 3ad jamacada facultiga hada barto waxaan ogaaday kistoo inuu igu qaldanaa , oo gadaal dambe ayaan ka'ogaaday facultigii noloshedi adunyo iyo dalkegaba wax ugutarikaro . nasiib xumo laakin marhore hadaan ogaanlahaa asi ayaan galilahaaybo . laakin hada xitaa maanojin internetka hadakabartaa . marka aniga waalidiinta somaliyed waxan kulatalinlahaa markuu caruurta dhameyo secondariga inaysan kula ordin jaamacad ee 1 ama 1.5 sano ay fursad siiyaan ladhoho 1 kaan sano kasoofakar waxaad baranlaheed oo waxbadan aqri intaadan dooran facultiyada facultiwalba bugag ka aqri. l

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Год назад

    Adigoon wax qaldin Waxba lama Saxo Still waad yartahay Hadaad cimri u hesho waad baran karta sister. Never Give up Taasna Qibrad ayeey ku tahay

  • @maxamedlajose
    @maxamedlajose Год назад +2

    Schoolka waxan dhameyay 2021 waxan jamacada Gali rabaa 2023 in taas waxan raadiyay fakaltica aa baralahaa hada waxan jeclahay wan ogahay

  • @___deimond4108
    @___deimond4108 Год назад +8

    Alla kuma faraxsani madoorteen xili aan kanoqdana majoogo 2 semester iihadhy 😔😪

  • @moheeamv47
    @moheeamv47 Год назад +5

    Thanks very Much I Need This Vlog Mashaa Allah Now I'm In University 😊

  • @abdikarinkulmie687
    @abdikarinkulmie687 Год назад

    Maasha allah waa qof qabiir ah, mudan in laga faaideysto, meelo badan bulshada u iftiimineysa, wa ku mahadsan tahay qibradaada..

  • @abdikadirfarahateye6648
    @abdikadirfarahateye6648 Год назад +2

    Wll aniga waxaan bartay engineering hada waxaan barta master program laakiin dhalinyarta ha waalin oo 1 sano oo dhan ha ka qasaarin please waayahay hadii aad ogaan lahayd qiimaha hal sano leeyhy sidaan umaad hadasheen si kale ula tali lakiin ha kula talin dhalinta waxaan aad wado jooji wll

    • @sacdiyocabdikariim9588
      @sacdiyocabdikariim9588 Год назад +2

      Maalaayacni qofka inuu kujoogo ma ahan wll qofka luuqad uuiskasiidhisikara xirfado yaryar ayuu siibarankara diintiisa ayuu siibarankara waxbadan ayuu qabsankara halkaas sano asoo waxbarashada heerka sare ah kasiinasanaayo lkn waa qofkee?
      Ani ahaanteyda waa qofka kujahwareersan waxa uubaranaayo aanan dooran kuliyaduu rabay lkn qofka 💯 yaqaan waxa uurabo sitoos ah ayuu jaamacadiisa ubilaabikara

  • @risk_jr
    @risk_jr Год назад +2

    Sister say Alhamdullilah for everything anyway this thing was written for you to learn from it say thank you Allah 💛💛💛

  • @sayidcali4931
    @sayidcali4931 Год назад +2

    Me and you we are same history, i graduate high school 2015 and am not happy the faculty i graduated😢

  • @FardowthaZaid
    @FardowthaZaid 20 дней назад

    1year kadib hadan dawnyaa thank you so much 😊❤

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 Год назад +2

    Taking a transitional year before joining University is crucial....

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Год назад

    My advice, take science such as microbiology, public health, agriculture courses or technical schools Engineering, computer science

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 Год назад +1

    anigu arintaas 100% aad baan kaaga duwanahay form one ayaan aha amrkaan computer jeclaa oo aan ku shaqayn jiray 2010 jamacadana isla isagii ayan ku bartay

  • @Waayo-badan
    @Waayo-badan Год назад +1

    Xaqiiq waxa aad ka hadashay arin dadbadan ku dhacdey amaba maantaba heysata xaqiiqda waxey tahay qofku inuu ogaado waxa uu ku fiicanayahay ka hor inta aanu bilaabin ama go,aan ku gaarin ,badanaa dhalinyarada markey jaamacadaha galayan inyar un baa og waxa ay ku fiicanyihiin mararka waxaad arkeysaa qof marku semester qaato faculty kale u wareegsanaya ,waxaan dhalinyarada u soo jeedinaya walashayna ku raacsanahay in hadii aadan aqoon waxa aad ku fiicantahay aad waqti qaadato sanad ama 2 ood la fikirto wixi aad ku ficanthy deedna marka bilowdo jaamacada wtq👍

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi6887 Год назад +8

    Absolutely True, Thanks Dia 😊 qodobka u danbeeyo e geesinimo yeello eh aad bu muhim u yahay inta badanna dadka waxa choiceka ka wareeriyo waa dadka ku xeeran e jecel waliba, Markan Takharujay waxan xasuustaa abaahey wuxu I yiri Medicine sameey aabo aad bd I jeceshahay medicine inaad iga dhibto hadaad rabto baan iri lakin medicine ma doonayo, I did Economy and today I am really happy to choose it. Alhamdulilaah ❤️

    • @fathimohamedjama1443
      @fathimohamedjama1443 Год назад

      Abayo economy intee kabaratay anaa ku warersan inaa qato io ina nursing ama business management ka doortee..relply back

    • @naimoabdullahi6887
      @naimoabdullahi6887 Год назад +3

      @@fathimohamedjama1443gudaha dalka ayaan ku barte sister, hadii business ama economy ku fakireeyso fadlan nurse in aad u wareegto wey adagtahay ban is leeyahay sister, waayo waxa labadaas choice kugu kulmi qof xaga management science ku fiican o behaviour keeda iyo dreams keeda xagaas cilaaqaad la leeyihin inaad tahaa rajeyni. Allah Macaak ❤️ ilaahey midka kuu fiican hakugu beego.

    • @queenliza596
      @queenliza596 8 месяцев назад

      ​@@naimoabdullahi6887 economic and management Maa isuqadataa

    • @queenliza596
      @queenliza596 8 месяцев назад

      ​@@naimoabdullahi6887maku shaqeysaa mise waxbarashadi ku jirtaa

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin Год назад +8

    Anigaa bartey Public health waliba master waxaan kusii qaatay health service management waanan jecelahay waanan kushaqeeya hadeer alxamdulilaah 😍😍😍😍😍

    • @hamdaahmed521
      @hamdaahmed521 Год назад

      Anaa raba inaan master ka bilaabo Waayo nutrition degree ahbaa haystaa Waan jeclahay public health waana sii baadhaya Insha allah

    • @nawalppeppe9782
      @nawalppeppe9782 Год назад

      @@hamdaahmed521 aniga nurse bartay walina wa kuguda jira wana kufaraxsanhy inkasto wadankena shaqo leheeh

    • @kubabdhamaysley8160
      @kubabdhamaysley8160 Год назад

      @@hamdaahmed521 wllo ina nutrition galo ayan raaba ma iga siin karta faahfahin ado rali aha

  • @barkhadahmet
    @barkhadahmet Год назад +1

    Before one year I’m ended my heigh school so waan oga wax yaabaha aan ku fiicanahay iyo shaqada aan rabay inaan ka shaqeeyo marka aan dhameeyo waxbarashadayda❤walina ma bilaabin inshallh in this year I’ll hope to star waxaan rabay inaan noqdo❤️

  • @cawayschannel
    @cawayschannel Год назад +1

    Alxamdulillaah 100% waan ku faraxsanahay Facultyga aan bartay.

  • @user-wc4ti9oi7p
    @user-wc4ti9oi7p 11 месяцев назад

    Vedio gan gabdh zaaxiibtay ah baa ila soo wadaagtay thank you abayo
    Your encouragement was very helpful