BAAQULI BOY OO WEERAR KU QAADAY HALYEEYADII HORE EE SOMALIA & XAALKA SIDUU AHAA 1930 QOSOL ADUUNKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 янв 2022
  • BAAQULI BOY OO WEERAR KU QAADAY HALYEEYADII HORE EE SOMALIA & XAALKA SIDUU AHAA 1930 QOSOL ADUUNKA

Комментарии • 55

  • @hiilqaran7570
    @hiilqaran7570 2 года назад +4

    Allah haw naxaristo dhamaan halgamayshii somaliyeed , gaar ahaan sayidku waa aniga awoowgay labaad dadkaa uu sheegayna qaar badanoo kamida ehelkoodu waa joogaan.

  • @amirahamzaabdi4414
    @amirahamzaabdi4414 2 года назад +2

    Cigaal shidaad wiil uu adeer ayaa 2019 kii ku dhintay magaalada kismaayo ilaahay ha unaxariisto

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 года назад +7

    Ninkaan talent Funny ka dhax guxaya🤣🤣👍🏽

  • @6lack_man
    @6lack_man 2 года назад

    Muudeey 🙌🏽👋🏼✋🤚🏾salaaama bro

  • @maxamedmaxamednuu1563
    @maxamedmaxamednuu1563 Год назад

    Thanks bro

  • @judaabukar5165
    @judaabukar5165 2 года назад

    Waraa baaquli boy anagu awoowe noo yahy sayida a abdile hassan naga xishooda wah

  • @faadumokiinmohamed6403
    @faadumokiinmohamed6403 Год назад

    Saidka gabaruu awoowe u yahay aniga isku galaas eheen

  • @Mrblue12349
    @Mrblue12349 2 года назад +1

    dheere xaaji dheere sxb waa jiraa anaa ka mid ah naga xishoo siidka dadkiisa raadi kkkk

  • @garraadanwaar17
    @garraadanwaar17 2 года назад

    Raage Ugaas ani Awoowahay
    RU family

  • @abuukarlucky
    @abuukarlucky Год назад

    Three legends 👑

  • @calimaxamed4711
    @calimaxamed4711 2 года назад

    sayidka tuulada uu ku dhashay iyo hooyadiis iyo walaaldiisa waa la yaqaan waa reer caan ah baaquli boy jig jiga imow sxb adaa arki doonee

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 2 года назад +2

    baquli Boy ana sayidka wiilkiisa ah ee ka xisho abahay qabri bu ku jiraye kaftnka kasar mesha🥺🥺🙏

    • @jeeydishofficial8684
      @jeeydishofficial8684 2 года назад

      Abahaa haduu qabri kujiro adi maxaa intaan kuso tagay Labo qarni qofjira wali aduunka kuma nolo sxb waxna maba qorikaro indhaha miyaad mobelka kuso ifisay wax naga dhadhacaya keyn Baquli ani waanba ku tagersanahay🥰

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql Год назад

    Captain Baara . Reer labis ma ahan. Ma culayska ku badan

  • @daahirdhayib3987
    @daahirdhayib3987 2 года назад +4

    Halyeeyadii soomaliya ee dhiigooda usoo daadiyay ma mudno in maad laga dhigo oo la dafiro🙏

  • @amranhaji5196
    @amranhaji5196 2 года назад

    Aniguu awowgey yhy zayid abdule hassan

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 года назад +2

    Keep going legends 😂😂😂😂😂😂🙏

  • @moyare2784
    @moyare2784 2 года назад

    Anigaa Waaye Seyidka Wiilkiisa Haley Soo Qabto

  • @naimaafgub4090
    @naimaafgub4090 2 года назад

    Ana ka jogo family ka sayidka awolankeyga waye baquli boy🥺

    • @jeeydishofficial8684
      @jeeydishofficial8684 2 года назад

      Abahaa haduu qabri kujiro adi maxaa intaan kuso tagay Labo qarni qofjira wali aduunka kuma nolo sxb waxna maba qorikaro indhaha miyaad mobelka kuso ifisay wax naga dhadhacaya keyn Baquli ani waanba ku tagersanahay🥰

  • @cabdirisaq6061
    @cabdirisaq6061 2 года назад

    Lgend bakhli boy xrabihiyoo qaf ah

  • @ahmeddaahir5773
    @ahmeddaahir5773 2 года назад

    Baquuli Boy Lenegd

  • @1shortmotivatinalstory
    @1shortmotivatinalstory 2 года назад +1

    Paaquli Boy dhiiqa lugaha lagoloysaa
    Halyeeyada mrkan waad ku Taraaraxday
    Raaligalin dagdag ah waa inaa kasoo bixisaaa waxaan wax la aqbali karo ma ahan qosol ma ahan waxaaani

  • @hudiefiadem4304
    @hudiefiadem4304 2 года назад

    Wxd ku wangsn thin inaad aydin shekada soo dhex glin baski hore ee aad sarnyden hka so dagina

  • @Arsenalfan2023
    @Arsenalfan2023 2 года назад +3

    Aflagaadaa laysku dagaali jiray kulahaa 😂😂😂😂😂🤪🤪

  • @ruweydomohamed9316
    @ruweydomohamed9316 2 года назад

    Inkirda joji hlyyo waye

  • @hassanosman3155
    @hassanosman3155 2 года назад

    Baquli boy ninka iga qosliya 😁😁🤘🏿

  • @axmedkheyr6698
    @axmedkheyr6698 2 года назад

    Sayid maxamed Cabdulle xasan anaa kasoo jeedo waa gaaljecel samoo

    • @muniiraahmed5041
      @muniiraahmed5041 2 года назад

      acudkoow war sheekh hasan barsane waye saan ma gaaljecel kuthy sayidka ogaadeen waye

  • @mohameddhubad9764
    @mohameddhubad9764 2 года назад

    Ninkan La Leeyaahy Baquli Boy . waa in Uu wax Akhriyaa . inta Uusan iska Hadlin .?
    Sayidka . Taarikhdiisa Hadad Ogtahy madan dhahden . Wax Jira Mahn .
    Hadal Iyo dhamantiis . Barbarta Media
    Waa in ay Raali kalin bixisaa .
    Wiilkana Kafka Uu gaystay Xabsi wuu Ugali karaa .waa in Uu rali kalin Bixiyaa

    • @farxaancabdi3216
      @farxaancabdi3216 2 года назад

      Xabsi maxa la dhaha sayid muxu dadka dheryahey he

  • @user-vq4nk2re4o
    @user-vq4nk2re4o 10 месяцев назад

    Idirista soqabo😂😂😊

  • @MOHAMMEDAHMED-kq5sj
    @MOHAMMEDAHMED-kq5sj 2 года назад +1

    af Somali goormuu bilaawdey kkkkkkkkkkkk

  • @asadahmed7852
    @asadahmed7852 2 года назад

    War ninkii prank waa katagy......ninki orgiga kuguleestay dheh....kkk

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 2 года назад

    Benta weye waramo io sefoyin laisku dili jirt war mal yacniga nagal taga

  • @raahoahmedaliraahoahmedali9855
    @raahoahmedaliraahoahmedali9855 2 года назад

    wx kasto waqadr ale lkn ninkas iyo kuwa kale OO bdn ajirn ayagan intan kadmbeye inaysogarto xurnimada inaa kujogno dadka dagalamane culumo aakujirtay dadkas cayar magalan janada abal alaha igadhigo fardowso

  • @Tareyx
    @Tareyx 2 года назад

    Taaar ifahansi inta maqashay ismujiya🤣

  • @daadirmedia8308
    @daadirmedia8308 2 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💯

  • @qadarmuqtaarofficial1454
    @qadarmuqtaarofficial1454 2 года назад +1

    Baquli boy😂😂😂

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 2 года назад

    saaxib ka bax sheekadaa maano ayaad taaabatey sayid ka ciyaal kiisa waa joogaan

    • @jeeydishofficial8684
      @jeeydishofficial8684 2 года назад

      Abahaa haduu qabri kujiro adi maxaa intaan kuso tagay Labo qarni qofjira wali aduunka kuma nolo sxb waxna maba qorikaro indhaha miyaad mobelka kuso ifisay wax naga dhadhacaya keyn Baquli ani waanba ku tagersanahay🥰

    • @ibrahimgararoowibrahimgara519
      @ibrahimgararoowibrahimgara519 2 года назад

      @@jeeydishofficial8684 waan ka xumahaye in aan kuu jawaabo wayo meel dhow ayaad fiirini haysaa , ma waxaad aaminsantahaye in uu daba quaye mise , ciyaal ka keliya ayeye kaa deqtey , oqow in uu tarmey ayna joogaan , asaqa ama dad kii la dhashey in ay wali joogaan dunida . lakiin nin kan kaftan ayuu ka waday

  • @ilkacaseahmed7501
    @ilkacaseahmed7501 2 года назад

    Baquli poy

  • @ikranikran8222
    @ikranikran8222 2 года назад +2

    Baquli boy😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilkacaseahmed7501
    @ilkacaseahmed7501 2 года назад

    🤣🤣🤣👈

  • @Ogaalkadhacdoyinka
    @Ogaalkadhacdoyinka 2 года назад +1

    ruclips.net/video/yzvJasdGE6A/видео.html
    WAR DEG DEG: Qaraxa muqdisho oo waji cusub yeeshay, Aqoonsiga Somaliand

  • @wehlieofficial6261
    @wehlieofficial6261 2 года назад

    Subxanllah please Waxan cml kaftaan magalaan waayo halyeeyadi dalka usoo halgamaay oo 100 sano ka hor dhintaay ayaad wax kama jiraan ku tilmameysaan horta wan yaabe Somalia Gormee ayee yeLaneysaa sharci Lagu Xakameeyo kuwa aan ilaalin dadka magacyadooda amaa iska hadlaan aan afkooda control laheen