BAAQULI BOY OO FEERAY JACAYLKIISA SHORT FILM QOSOL BADAN....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 авг 2023

Комментарии • 42

  • @user-wy6sz4yx3o
    @user-wy6sz4yx3o 10 месяцев назад +2

    Give and go ma dheelin kulaha baquli boy dadkeena maaha big fan reer muqdisho from hargisa❤😂

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 10 месяцев назад +2

    😁😁😁😁baaquli boy waa naga qosliseen adiga iyo gabadha ku lajilayso 👍

  • @yaxyemaxamed233
    @yaxyemaxamed233 10 месяцев назад +3

    Wlhi filimkaan markii ladu wayay waa fiirsanayay hore usocoda taem barbaarta 🙌🙌🙌

  • @Ilyaas_Totti
    @Ilyaas_Totti 8 месяцев назад +1

    Malawax iyo qaxwaa waalidka la siiya 😅😅😅

  • @khaledhashi407
    @khaledhashi407 3 месяца назад

    Naagtan wa xariifad😂

  • @nawaafnawaafyare2109
    @nawaafnawaafyare2109 10 месяцев назад +1

    Nio baabajey waad udarsateen runtii malmahaan video yadiina hoosbey usocdaan 1k like xitaa magartiin ee utaga libaxina 😂😂😂😂

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 10 месяцев назад +1

    Wlhi ninka baaquli iyo kabtanku siday koogbay iiga qosliyan😂😂😂

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 10 месяцев назад

    Give and go ma dhelin
    Legend lee fahmi kara

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c 10 месяцев назад +1

    Qoftan ha is asturto sidaasa u sharaf badan

  • @alimahamed2663
    @alimahamed2663 10 месяцев назад

    Waaw kan maa kalahadlaa

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 10 месяцев назад

    Walaaayabay

  • @abdirahimali4026
    @abdirahimali4026 10 месяцев назад +2

    War Editing-ka iska saxa😂😂

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 10 месяцев назад +1

    MALAWAX IYO QAXWO AALASIIYAA 🎉🎉🎉🎉

  • @fardowsalajecley7567
    @fardowsalajecley7567 10 месяцев назад

    Erayga qarash iga baxay micnihisa inta wx garada le fahmi karto

  • @user-uc5qf2tt5u
    @user-uc5qf2tt5u 10 месяцев назад

    Cabare no nuunurisan indhaha👀 fax fax 😂😂

  • @user-id4qg2ru3c
    @user-id4qg2ru3c 10 месяцев назад

    Vaar Aya ka dhacay

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka 10 месяцев назад +1

    Burus ku dhufo
    isoo wac kuLahaa 😂
    Mr i aamin umadeena maaha 😂

  • @abdirahimshireabdi7073
    @abdirahimshireabdi7073 10 месяцев назад

    Inta dhexda waa la iloway in ay jaraan 😂😂

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal3601 10 месяцев назад

    Qoftaan daweecadedha Miya sithaan ah..ala mexey danyeer badhan balamise

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 10 месяцев назад +3

    Filmka dhaxdiisa sidaas dhah la leeyahay yaab 😂😂😂😂😂

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 10 месяцев назад

    Run miyaaa

  • @user-ii6eg2fo3f
    @user-ii6eg2fo3f 10 месяцев назад

    Fahima hhh afsomaligi o qofa 😅😅

  • @amiirkaamiin1137
    @amiirkaamiin1137 10 месяцев назад

    Filim oo hada la samaynaa mxa wye wlhi yaah waye

  • @Abdullaahi10
    @Abdullaahi10 10 месяцев назад

    Najiibow Maxaa ku daraa😂😂😂😂

  • @bushra445
    @bushra445 10 месяцев назад

    Qofta baahi ba heysa😂😂😂😂

  • @farsamolyrics1435
    @farsamolyrics1435 10 месяцев назад

    Qaladaadkii kamuu reebin ee Najiib aadanow editing ka ku noqqo

  • @abdiasiismohamud-no3gm
    @abdiasiismohamud-no3gm 10 месяцев назад

    Sewaye 😂

  • @reymaazofficial7870
    @reymaazofficial7870 10 месяцев назад

    I aamin baaquli boy iPhone 14 kaptan paara

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 10 месяцев назад

    Baquli poy iyo cabtan baraa funny waaye wlhi 😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 10 месяцев назад

    Ninkii Islii dhameeyay taleefoonadooda film maa kasameeysen

  • @amiirkaamiin1137
    @amiirkaamiin1137 10 месяцев назад

    Riwaaayad oo hada la samaynaaaa mxaa waaaye

  • @user-rh3qz6jl6g
    @user-rh3qz6jl6g 10 месяцев назад

    Wah Editing ka Waxay sida loo saray 😂😂😂😂😂😂😂

  • @HANADCALI198
    @HANADCALI198 10 месяцев назад

    😂😂😂waliGINA rer xamarow Nagaha dili jirtEen 😂

  • @abdirahman6972
    @abdirahman6972 10 месяцев назад

    Idiriska Hala Soo qabto😂

  • @fartuungeele3415
    @fartuungeele3415 10 месяцев назад

    😂😂😂

  • @Mustafa-maalim
    @Mustafa-maalim 10 месяцев назад

    Hhhhh Vedio editing ka waad kailowdeen

  • @Ina.a86
    @Ina.a86 10 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @galadi111
    @galadi111 10 месяцев назад

    Video la duubaayo oo laysku sheeg sheegaayo naxay aheyd

  • @samiixoabdiqadir3855
    @samiixoabdiqadir3855 10 месяцев назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣😆😆

  • @barbatov288
    @barbatov288 10 месяцев назад

    Qalad waye sidan gabdha markey is asturyso maxa Loga jarii waye

  • @Supr93
    @Supr93 10 месяцев назад

    She so ever used

  • @user-qk4su3uj7b
    @user-qk4su3uj7b 10 месяцев назад

    ᴍᴀʟᴀᴡᴀx ɪʏᴏ ǫᴀxᴡᴏ sɪɪ ᴋᴜ ʟᴀʜᴀᴀᴀ😂