BAAQULI BOY VS 5 GABDHOOD || KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE CAAWA...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 апр 2023
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 609,983
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 183

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  Год назад +116

    Wa kan channel ka baaquli boy.. ruclips.net/video/hEDAD3weW5I/видео.html

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 Год назад +40

    Baaquli boy waa ninki ugu ixtiraamka badna intu barnamijku socday ❤❤❤ hablaha sifican ula dhaqmay ❤❤❤❤

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995
    @ismaaciilmaxamedaadan6995 Год назад +7

    Gabadha layiraahdo cawo aan qaadan lahaa , dhamaan ayada ayaa ugu quruxbadan maasha allaah

  • @minaaskar-wi9uj
    @minaaskar-wi9uj Год назад +13

    Cawo gabar jirta reer laascanod ❤️

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +18

    Hadaa aragto magaca nebigena suuban muhammed scw scw❤️❤️

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Год назад +22

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo❤💓

  • @nuur6536
    @nuur6536 Год назад +11

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤😌😌😌😌😔😔❤️👋

  • @mursalahmed5200
    @mursalahmed5200 Год назад +15

    The second grill ❤😍🥰

  • @afuufoowflims1161
    @afuufoowflims1161 Год назад +8

    Beleey waa ixtiraam kii oo qof ah nin culus😎

  • @abdiqanimumin6197
    @abdiqanimumin6197 Год назад +5

    The best topic mr Yaxye Hunter bring more and more.

  • @ruqiyaismaciil6279
    @ruqiyaismaciil6279 Год назад +3

    Baquli boy waaa nin ixtiraaaaam badan masha allaah

  • @hamdihussein6657
    @hamdihussein6657 Год назад +14

    Ani hadan dawana kadiblee commentigayga soo baxsana 😁😁😁

  • @quendeeqsanofficial2162
    @quendeeqsanofficial2162 Год назад +6

    Yaxyow habeen hore silver kugu arke niyow m.a❤❤❤❤❤

  • @zakariya9304
    @zakariya9304 Год назад +23

    Inta shimbirta ila jecel ismuujiya ❤❤✌✌✌

  • @mohamudjama4769
    @mohamudjama4769 Год назад +6

    Cawo Ha lagarab qapto yaqey inder.GuuleZo

  • @omarmohamed-ri3uo
    @omarmohamed-ri3uo Год назад +7

    Yahye legend ayd tahay baquli boy wn ku tageera sxb horey usoco

  • @zeydabdullahidulmanahaqars8792
    @zeydabdullahidulmanahaqars8792 Год назад +2

    Ninkii raggeeda ah Yahye lambarkiisa igu qabta

  • @iqrocali8878
    @iqrocali8878 Год назад +4

    Mansha allha yaxye allha ku dhaafo

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 Год назад +2

    masha allah wlhi cawa barnamishka kal io laab waa

  • @wllbruno2641
    @wllbruno2641 Год назад +6

    Baaquli legend wllhi🙌

  • @Khaalid__Riino
    @Khaalid__Riino Год назад +4

    Jah. Yartaa reer hargaysaa😅

  • @dhepallolyrics3035
    @dhepallolyrics3035 Год назад +2

    Maria wey foolxumtahy but she have talent 😂❤

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +4

    Cawo wax kle waye gabar way dhaftay mshlh

  • @MohamedAdvayo
    @MohamedAdvayo Год назад +4

    Scw

  • @mahmedcabdilaahi2076
    @mahmedcabdilaahi2076 Год назад +1

    Saxab yahaxye hore u so co janalkagana wan tagera

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Год назад +8

    Ana garab kaga bahan sxb muqalka an so dhigay so dawo sxb hadu ku qanciyay waxle isar 🙏 ❣️

  • @SweetoreoD
    @SweetoreoD Год назад +2

    This Channel is nice. I wanted come to Somalia and join your channel one day ishallah

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 Год назад +4

    Legend baquli boy asile ku wad barnamijkan

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 Год назад +2

    yaxye wllka idiriska iitabo noso qabo plzz wllka

  • @engmahamedcabdisiciid6569
    @engmahamedcabdisiciid6569 Год назад +6

    Boquli booye waa comadiyan❤❤❤❤❤

  • @hudeyfaabdullahi
    @hudeyfaabdullahi Год назад +8

    Gabdhaha xijaabka islaamka ah maxaa u diiday inkasto ay asturan yihin lkn xijaabka diinteena na fareyso ma wataan

    • @wardasuraley9096
      @wardasuraley9096 Год назад

      Xijab waxa ldhha wxuu ku qarinayo oo jirka sosarenin galiya

  • @castoo1428
    @castoo1428 Год назад

    Yahye waxan kaa codsanayaa inaad idiriska ii taabo soo qabato pls

  • @cashoshekh4870
    @cashoshekh4870 Год назад +3

    First one comanti 😂😂😂

  • @maxbub526
    @maxbub526 Год назад +4

    Manoli wlh Maria iyo baquli boy cathiii maxan wlh

  • @kingshiine530
    @kingshiine530 Год назад +2

    Yaxye zxp isoo qabo taliye❤😢😊❤

  • @Abdala247
    @Abdala247 Год назад +11

    Frist person ☝🏾😑😊

  • @queenladanlove
    @queenladanlove Год назад +5

    Legendkaan noo soo celceli yqy 😂

  • @selma-pi8ib
    @selma-pi8ib Год назад +4

    From real😂😂😂 waa dir taydii

  • @xamzacaliaamiin633
    @xamzacaliaamiin633 Год назад +4

    Yaxye idiriska nooo keeen 😮😮
    Meshan xafso ka maqneyd😢

  • @hamdihussein6657
    @hamdihussein6657 Год назад +2

    Yaa iga soo horeya caawo

  • @mohamettcr7275
    @mohamettcr7275 Год назад +5

    Halmar ku sali nabiga c.s.w

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 Год назад +1

    Maria xita 7000 k wad mudan tahay

  • @Abdirahman-jz1xd
    @Abdirahman-jz1xd Год назад +3

    Hunter sxbow ninkaan marlabaad iyo mar sadaxaad ino so celi pls pls pls 🙏 😢 😭 😫 😔 😞

  • @naturemusician3709
    @naturemusician3709 Год назад

    Whizbi legend always legend king rapper raab waali ah la imow aniga oo fikirkeyga kugu xukumayn

  • @farhiyakassay5999
    @farhiyakassay5999 Год назад +2

    Baquli boy wa another level 🥰🥰

  • @afuufoowflims1161
    @afuufoowflims1161 Год назад +4

    Waa kadegi weysey baabuurkiisa kulahaa beley😂😂😂😂😂😂😂

  • @anasmacalinabuukar1251
    @anasmacalinabuukar1251 Год назад +4

    Baaba jey sxp😊

  • @sufyaanhussein5122
    @sufyaanhussein5122 Год назад +2

    Baba jey sxp sogabo❤😊😊

  • @maxamedaxmedaadan8489
    @maxamedaxmedaadan8489 Год назад +2

    Idriska i taabo soo qabo plz❤

  • @sadiyamohamed-xj6cl
    @sadiyamohamed-xj6cl Год назад +5

    Baaba jey soo qabo ❤😊😊😊😊😊😊

  • @zumiitcali4166
    @zumiitcali4166 Год назад +6

    Cawo ❤❤😊

  • @TheSamiya17
    @TheSamiya17 Год назад +1

    war yahyow waaxay sidani 😮😮 nin waqtigisa soo qatay ka muuqato miya ubalamine gabdhaha qurxon 😢 waa bahdishe. ayakana waan rabna ayeba soo taganyihin. wiilashi miya dalki ka dhamaden

  • @mohamedsacid8451
    @mohamedsacid8451 Год назад +2

    Legend always legend pele

  • @maxamedcabdulahi3592
    @maxamedcabdulahi3592 Год назад

    Yaxye zxp Baba jeey isooqabo

  • @hillowomar2754
    @hillowomar2754 Год назад +1

    More

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 Год назад

    Aniga waxaan aaminsanahay Gabdhaha Soomaaliyeed ineey daacad katahay warbixintooda ooynan lablaabkujirin. Siiba gabadha RAXMA ee Hargeysa katimid marwalba ooy waxwareysato ama lawareesta waa kadaacad. Yacni ayada waa ka- SERIOUS.

  • @haashimshariif4659
    @haashimshariif4659 Год назад +6

    Baaquli boy umad ma ahan 😂😂

  • @shuushuujaamacdubad455
    @shuushuujaamacdubad455 Год назад

    Yahye hunter barnamijkan so badi mar wlba

  • @LabjacelSadam
    @LabjacelSadam Год назад +3

    Shimbirta Cadi. Maihan. Wlhi. Wan Ku hesta 😮

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed Год назад +3

    Yaxye sxb idiriska ama baba jeey so qabo dadka we jecelyihin

  • @jaamaccabdiraxman7855
    @jaamaccabdiraxman7855 Год назад +4

    Baaquli nin adag. Darwishad. Reer. Lasanod ka timi baad doorataye dantaada waa taqaan

  • @CabdiRaxman-xs9fj
    @CabdiRaxman-xs9fj Год назад

    Yahye ababala soo qawo zpx

  • @mohamednoormohamud6497
    @mohamednoormohamud6497 Год назад +3

    Rahmo Yusuf Mohamud ❤❤❤❤

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 Год назад

    Nin kan baaquli waa nin rageed kaftankiisu waa fadhiyaa legend.

  • @user-vj2vy1tv8v
    @user-vj2vy1tv8v Год назад +1

    Naiima iyo cawa wllo miya 😀

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Год назад

    Nin deganaan iyo xushmad iska darsaday Balquli boy❤🎉

  • @nawalmaxamed5844
    @nawalmaxamed5844 Год назад +1

    Idiriska rabnaa ❤

  • @badribaari5772
    @badribaari5772 Год назад +3

    Baaquli siduu Yaah udhahaya iga gadan😂

  • @varahcapdi9126
    @varahcapdi9126 Год назад +1

    Naago qaan gaadhye❤❤❤❤😅😅😅

  • @axmadnuur9133
    @axmadnuur9133 Год назад +1

    Walee af wax dhaco wakugu yalaa😂😂

  • @MaryanWarsame-wx8nf
    @MaryanWarsame-wx8nf Год назад +1

    ❤❤

  • @lipaanaliofficial7671
    @lipaanaliofficial7671 Год назад +4

    Maria iyo garbasaarka way isku dhipan yihina

  • @user-rm2hq3jh3q
    @user-rm2hq3jh3q Год назад +1

    Allah waxan ka rajena ina ku arko harlin

  • @axmedyuusuf6496
    @axmedyuusuf6496 Год назад +7

    Baquli is not easy 🤣🤣🤣

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Год назад +3

    5000k oo bilaaa dabsaar ah ma dhici kartaaa waa maya xageeyga😂

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 Год назад +1

    Asce akhii wan ku salamaya eunti barnamij yadadu waa heer sare inkastoo aynu tabeno vlog’s quruxbadan oo magalada ah akhii waxa ila habon in aydun ka reebtaan xagee ka timid oo aydun ku bedeshan hada degmada ay muqdisho uu qofku ka degan yahay waayo xoga dadka waxba kala garey balse muqdisho waa mideyaha ummadda somaliyeed oo qofku haduuba ree muqdisho yahay wuxuu soo baxayaa sumad laawe oo meel loo raaco malaha sidoo kale inta aad magalada joogto bal isku day inaad dhaman iskugu yeerto inta sociaal media ha isticmasha si ay uga hadlaan ama uga arinsatan sidii magalada nafafadeda iyo geda aburisteeda aydun kor ugu qaadi leheden waayo muqdisho waa halka ugu number ka badan ee isticmalka sociaal media hadana weligey ma arkin mid kamida oo malin soo hadal qadaya wa sidee magalada u quruxsanaa waana runtii yacni waxa aan ka hadlayaa dhiiri gelinta shacaba oo xafadaha la tartansiiyo mar shaqadina baad ku dhexwedeysan mar waa inoo hormar aduun iyo aakharo lakin magalada hada dhismayaal dhaadheer oo qurux badan iyo wadoyinkii oo aan nadif eheen waxana kenaya dadku maba laga gadin iney qashinka ka dayaan darikha yacni akhii calamaka aad martay waxa aad ku soo araktay ee wanag ah dib waa ineynu ugu helinaa wadanka thanks

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 Год назад +3

    Baaquli boy lacagtaas
    Adaa kaa rawaa😢😂

  • @sacdiyoxishood3498
    @sacdiyoxishood3498 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdirahman8619
    @mohamedabdirahman8619 Год назад +2

    😋

  • @shamsomacalin4174
    @shamsomacalin4174 Год назад +3

    May meesha guryo miyaa gabsarta iyo diracyada xawaa🤣🤣🤣🤣

  • @deqaalihiraabe4565
    @deqaalihiraabe4565 Год назад

    Hunter waji malahn😳

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Год назад +1

    Maria iyo ayaan garbasaarta dhibtay

  • @farhiyaabdi8538
    @farhiyaabdi8538 Год назад +1

    Maria harlin cadi machan wlhi wan ku hesta

  • @jabrilaffey3189
    @jabrilaffey3189 Год назад +4

    legend yahye hunter

  • @zharmoadan9276
    @zharmoadan9276 Год назад +5

    Haku Faaninn Nin Raga Wax Uu Ku Garteyyyy

  • @idrissomar7164
    @idrissomar7164 Год назад +1

    Waar buquli boy keen barnamijka markasta bro

  • @user-mf9bp7ez8j
    @user-mf9bp7ez8j Год назад +1

    i aaamin ane makuso diyaari ar baquliyaa 🤣

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Год назад +2

    Baquli is very funny boy

  • @CBC539
    @CBC539 Год назад +1

    iLaa Y mesha Lagartey😅

  • @bilaalmoha7678
    @bilaalmoha7678 Год назад +1

    Yaah daan shabalaala maa ka keentay😂😂

  • @hussenmooge-sm7hj
    @hussenmooge-sm7hj Год назад +2

    ShibirTa😀

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +6

    Two legends always yahye Hunter and baquli boy another's levels challenges hard 👍💪💯😂❤

  • @khadarmaal1
    @khadarmaal1 Год назад +2

    Hhhhhh baaqule legend

  • @demabdillahi
    @demabdillahi 9 месяцев назад

    yahya hunter et baquili boy j vous salut ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faizamohamed8579
    @faizamohamed8579 Год назад +3

    Baaquli boy shukaansi mayaqaano hala bato😂😂

  • @elupdy28
    @elupdy28 Год назад +2

    Hadaa qaad weyntahay kullahaa

  • @cadaadofunchannel3796
    @cadaadofunchannel3796 Год назад +3

    Idiris ka sooqabo sxp😢😢😢😢😢😢

  • @moukarammohamed819
    @moukarammohamed819 Год назад +2

    😂😂😂😂😂

  • @MOHAMEDHUNTER-sq6wm
    @MOHAMEDHUNTER-sq6wm Год назад +2

    nio idirzka zoo qabo 💫

  • @user-rn4ry3wn9q
    @user-rn4ry3wn9q Год назад +1

    War.ken
    Idiriska iitabo 😂😂😂😂