BAAQULI BOY VS 6 GABDHOOD || KALA BAX DOOQADA || SIDEMEN.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 фев 2023
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers:532,221
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 325

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +97

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

    • @luulmaxamed6285
      @luulmaxamed6285 Год назад +2

      Nabiya maxamed celeyesalama scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cabdikariincabdulaahimaxamed
      @cabdikariincabdulaahimaxamed Год назад +2

      Scw

    • @ipraahimgaab-oz4vm
      @ipraahimgaab-oz4vm Год назад

      Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim Sallahu Caleyhi Wasalim

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +85

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @Asadhagio27199
    @Asadhagio27199 Год назад +75

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Год назад +26

    Yahye hunter is back Waad u qalantaa Waxaad tahay Nin dhalinyara oo dadaalaya hal abuurkaagan cusub waan kaaga hambalyaynayaa halka kasii wad wllkeyy macasalaama

  • @cadeboy9339
    @cadeboy9339 Год назад +17

    Next yaxye hanter waxad soo qataba hada legand tahy diriska iitabo team inlakeno rabto diriska ismuujiya

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +76

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @abdikarimfarah3648
    @abdikarimfarah3648 Год назад +53

    Part 3 idiriska Itaabo Iso qabta 😂😂

  • @dearpain2815
    @dearpain2815 Год назад +18

    Nasriin daraded ban video u fiir sanaya 💔😭❤

  • @garadkaofficial1395
    @garadkaofficial1395 Год назад +1

    Woow diriyada nasriin kalgacal from duriyada....
    Mnsha allah duriyadu meel ksta way ka muuqataa..

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +12

    Keeps goings my brothers and sisters yahye Hunter and baquli boy another's levels choice,s 💯👍💪😀😄♥️

  • @saadaqmohamed5666
    @saadaqmohamed5666 Год назад +18

    Next cabtan baara soo qabo pro yahye 🙌💯

  • @ifrahxaji6158
    @ifrahxaji6158 Год назад +12

    War kashka inalasoceliya yaraba ani cml😅

  • @asmoyareey7597
    @asmoyareey7597 Год назад +14

    Ritaash xalay ilaa heer jamacad eheed cawana dugsi sare www 😮

  • @Anwaralichannel
    @Anwaralichannel Год назад +11

    idriska iyo captan bara soo qapo yahye hanter❤❤ yaa igu raacsan

  • @zabriye20
    @zabriye20 Год назад +22

    Ritaasha ileen isku meel ku dhalanay maba ogeeyne 🙏🙏👏👏

  • @fartuunchannel111
    @fartuunchannel111 Год назад +6

    Abdulahi kashka no so celi nio kashka funny ah naga daa kan

  • @fartuunnuur4258
    @fartuunnuur4258 Год назад +8

    Ku zali RasuulkeeNa scw 😟♥️

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 Год назад +1

    Yaxye wa wil masul ah wlhi gbdhas malin hore sidii uga jaray ayn ka helay kole wax fcn aya samesay wa gbr hadu xanaq ka kenay hadhow wey ka shaleen leheed good job guleso abowe

  • @abdallahussein2640
    @abdallahussein2640 Год назад +2

    War baquli dumashi buu kaba qay wllhi legend soo jabay

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +5

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ::

  • @maxamedmursal4542
    @maxamedmursal4542 Год назад +2

    yaxye huntar hormar wacan horey usoco sxp

  • @ciyowcabdi9968
    @ciyowcabdi9968 Год назад +3

    Sxp yaxye hunter kusoo dar baba jeey

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV Год назад +1

    Xilkas waa Original isma cadeynin Baaquli wa Legend, gabdho is cadeys wa laga tagayaa uso Noqda adalka🎉

  • @safiaweheliye5578
    @safiaweheliye5578 Год назад +20

    Keep going papa 🎉❤

  • @fihiimaaxmed2992
    @fihiimaaxmed2992 Год назад +12

    Hunter keep going brother 🥰

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 Год назад +1

    Yahuuu diinta bartaa iyo ciyaar ayaan taageeraa intee is ka soo galaan Walee walidka waaa qayaantay iyo naftada

  • @samdicabdiqaadir3575
    @samdicabdiqaadir3575 Год назад +18

    Anther level wlh yahye hunter keep going my Brother

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Год назад +7

    Luula Ali Maxamed Gawadha La Dhoho Aadey UQurxantahay Wlahi✊❤️💯

  • @maxamedaadinxaajimaxamedaa5688
    @maxamedaadinxaajimaxamedaa5688 Год назад +8

    Yahye soo badi sxp funny wye😂😂

  • @yeedkuras8530
    @yeedkuras8530 Год назад +2

    Secondary to Secondary wax ay is dheerixn ma jiran xamar wax ku bartey ayaa wax dherr hataa aniga keyna wax soo bartey wxaan aamin sanhy in waqti iga soo dhumey wlhi

  • @User_19567
    @User_19567 Год назад +2

    Thanks 🙏 doing well😊 done ✅

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Год назад +12

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @Nimamohamed-sr2pt
    @Nimamohamed-sr2pt Год назад

    Wooow first one 😘😘 form Djibouti 😍😍

  • @Laylo-lf6kk
    @Laylo-lf6kk Год назад

    Yaxye aantar waan jeceyl ahay in aan kula kulmo maxaa yele lajinka kaliye aan RUclips kataageyro aad thy❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamed912
    @maxamed912 Год назад +1

    Kep going bele wakunwataaa

  • @Baadshaah777
    @Baadshaah777 Год назад +4

    Baaquli and yahye hunter keep going

    • @khadijasacdia8980
      @khadijasacdia8980 Год назад

      Next person babajey plz😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sadamali9577
    @sadamali9577 Год назад +5

    Baquli boy Madax sare bro Qof kaften wax ka yaqana tahey Galada waxey dhihi jiren you’re funny boy😅😅😅

  • @exjinitoogte1859
    @exjinitoogte1859 Год назад +2

    Barnaamijkaan aad iyo aad ayaan ukahelay yahye sxp waxaan kuurajeyna hadaf deer inaa you tube kakaartid intaa kaasalaamaya beeleeyka.soomaaliya Baaquli boy

  • @abubakarsadikiidris4118
    @abubakarsadikiidris4118 Год назад

    Wow masha Allah God bless our ladies

  • @basharaaniofficial2919
    @basharaaniofficial2919 Год назад +3

    Baaquli boy waa nin aad uxishood badan isla markaasna isdhuldhigid badan.wlhy sida uu habalah qalbigood u ilaalinaayo ayan la yaabay

  • @cabdullahimursal5738
    @cabdullahimursal5738 Год назад +4

    Idiriska keen waxuuu igi racasan comantiga reply waa fahmi karta

  • @idrisahmed6473
    @idrisahmed6473 Год назад +2

    next baara ama iidriska plz

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Год назад +2

    Ar yaxyaa war 5 qof iga sii nio from Oslo Norway 😂😂😂love u bro👋👋

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Год назад

    Part 3 wnkaaga fadhina sxp Sare Kabtan Baara kasoo dhig

  • @maxamedmursal4542
    @maxamedmursal4542 Год назад +19

    Baaquli boy funny waaye😃😄

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Год назад +6

    Sxp waaaan ka helay barnaamishkaan

  • @dekowali9772
    @dekowali9772 Год назад

    Keep on going wllka💓💓💓

  • @safiyoabdi43
    @safiyoabdi43 Год назад +16

    Nimanka soomalia oo dhan ninkaan oo kle hadee ahaan lahaye wlhi mxaa kutilmaama yqee ❤😂😂

  • @saacidshaaciye2311
    @saacidshaaciye2311 Год назад +3

    Idriiska ka sugaa🙏🙏

  • @ahmedbasheemaxamed6716
    @ahmedbasheemaxamed6716 Год назад +2

    Maxad kale firis noo sheega

  • @hamzaahmed1451
    @hamzaahmed1451 Год назад +1

    Baaquli boy legend waaye lkn gabdhaha aad buu uga xishooday

  • @munasarabdikadir7960
    @munasarabdikadir7960 Год назад +4

    Next maandiirshe

  • @adenhassan4949
    @adenhassan4949 Год назад +1

    Nagahan halke laga keenay qurux badana m.a mido le iso dira please

  • @maxamedcawilmaxamedcawil8221
    @maxamedcawilmaxamedcawil8221 Год назад +2

    Mancha allaah gabdho wada qurux badan

  • @ourazad4660
    @ourazad4660 Год назад +1

    Next Cabtan Paara Zhp Plz ❤

  • @Lakum100
    @Lakum100 Год назад

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @kingyaxye2763
    @kingyaxye2763 Год назад +2

    Part 3

  • @amakaak9910
    @amakaak9910 Год назад

    Koman tiga ugu horeyay yahye hunter

  • @guleidabdi6038
    @guleidabdi6038 Год назад +1

    War taa yaree nadiiftaa ee luula tiktokteda iso sheega plz

  • @xidigwll1255
    @xidigwll1255 Год назад

    Baquli boy legend wan ku salamay zxp

  • @QueenHamda243
    @QueenHamda243 Год назад

    Way is ceebeeyeen kuwani subxanallah lax walba halkay is dhigtaa lagu qalaa

  • @kawsarsalebaan5699
    @kawsarsalebaan5699 Год назад +1

    Yahye mahadsanid wlhy wada iga qosolisen no sobadiya 😂😂😂😂😂

  • @Sharmakemohamettmahamutt
    @Sharmakemohamettmahamutt Год назад +2

    Part 3kashka sooqabo wllkey

  • @abdifatah401
    @abdifatah401 Год назад +2

    Gabdhaha doqoda widiya ee Ku sodara video

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Год назад +11

    pele marku kula hadlayo su.aaluhu waa sports kulahaa😂😂

  • @abdirahmansomali2006
    @abdirahmansomali2006 Год назад +2

    Yaxye Kabtan baraa soo qabo legendow

  • @abuukarekeyoffice8275
    @abuukarekeyoffice8275 Год назад

    Waw wankhely wll brnamijkan ee janis isii biliis

  • @kaafiekey3473
    @kaafiekey3473 Год назад

    Sxp 15 daqiiqo ayuu san ka badan video si uu xamasad iyo wax kasta u hesho teda kale gabdha nah afar gabar ka dhig lix wax jirto ma han horena u soco waan ka helnay video inoo soo badi

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Год назад +1

    Xilkas wakuwada qof waxbaratay dheh viva man United 👨 ♥️ 👌 🙌

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 Год назад +1

    Legendry hanter❤🎉🎉

  • @aadanhero
    @aadanhero Год назад +2

    Wel come

  • @jigjigafilms4119
    @jigjigafilms4119 Год назад +2

    Gabdhuhu waa Active Lakin Baaquli waa i ceebeyey su aalo Jileec uu waydiiyay, Shukaansi xumaa laguu cadaabaa

  • @mohammedabdi870
    @mohammedabdi870 Год назад

    wllhy waa tuntii dugsiga kenya waxaa uu udhigmaa jaamacad💚

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 Год назад +2

    baaquli boy sheekada wad ku dheeshey shin bir,ta maxaad u doran weey sey yahye dood ayan kaqa waaa arin kaaan eee sxb u sheeeg

  • @sagalabdullhisagalsiman4562
    @sagalabdullhisagalsiman4562 Год назад +7

    Anaaa uga horeeyo cwa wwww😆😆😆😆

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Год назад +3

    Idarka tabo keen noh

  • @kaafiBisle
    @kaafiBisle Год назад

    gabartan tageero ayaan u ahy usheeg yahye hanter

  • @DirectorApdul
    @DirectorApdul Год назад +2

    Yahye dhexdooda ka Bax ciyaarta ha walaaqine

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Absuttlyyyy. Aww+Familyyyy system Saabiriina

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 Год назад

    Aar waxan malayacniga ah hablaha kadaya ciyarta ish

  • @zashali9731
    @zashali9731 Год назад +1

    Hiraaan ❤️❤️

  • @bureqamaxamed8003
    @bureqamaxamed8003 Год назад +3

    Malayacnisanaa hablo dhan oo u xulanayo oo u stage so taagay ayu kubada cagta ka waraysanaya😳🙄😂

  • @mohaapdullahi1898
    @mohaapdullahi1898 Год назад +1

    First one like 👍

  • @smartchannel2459
    @smartchannel2459 Год назад

    Yahye hander gep going bro waan kusalamey
    Muqaladaan ikasoo badi bro hal qofo. Isoo qabo
    Bro maandirshe isoo qabo lpx

  • @hassanpedrimedia4387
    @hassanpedrimedia4387 Год назад +3

    So Paadi wxn Oo Kaleh🖐️🤴

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад +3

    Iyadoo nabad qabto inta maka baxeyso kulahaa🤣🤣🤣🤣
    Luul Cali Maxamed

  • @caliaxmedcaliaxmed5721
    @caliaxmedcaliaxmed5721 Год назад

    Wax kale

  • @cabdiwahidhassan
    @cabdiwahidhassan Год назад

    Wligeed ma Dhici man u iyo barca

  • @azmarnuweri4805
    @azmarnuweri4805 Год назад +1

    Idiriska iii taabto soo qabo saaxiib part 3

  • @axmedcabdullahiaxmed9623
    @axmedcabdullahiaxmed9623 Год назад +1

    Soobaday yahye

  • @mohahirsi2896
    @mohahirsi2896 Год назад

    Yaxley sxb talefonkaga iso dir sxb

  • @AbdifatahIiman-yw5sj
    @AbdifatahIiman-yw5sj Год назад

    Wale waxba ka dhacay

  • @muzamillancho3670
    @muzamillancho3670 Год назад +9

    Rijaaal big Bossss😂😂😂😂

  • @sumaya3724
    @sumaya3724 Год назад +1

    Noso badi abowe

  • @axmadnuur-bg7ui
    @axmadnuur-bg7ui Год назад

    Maasha allaah

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Год назад +1

    Viva idiriska ucodeYa OdeyGa haLaso qaBte

  • @maxamedcaadilcaadilyamani7039
    @maxamedcaadilcaadilyamani7039 Год назад

    Yaxya sxb sare mar un inaa RUclips kaaga kasoo muuqdo ayaan kaa codsan lahaa waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo aad kuu taageero oo aad kuu jecel

  • @sagalabdullhisagalsiman4562
    @sagalabdullhisagalsiman4562 Год назад +3

    Prt 3 an ka sugenaaa yahye hunter hhhhh

  • @ciltireabdirahaman8936
    @ciltireabdirahaman8936 Год назад +1

    Big game aad usoo badi seedi

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +1

    HEESAHA WAYNU WADA JACELNAHE
    ALLE QALEIYADEENA HAKA MADOOBEYO