Haku odhan lugeeye inoqo lmaane waar mursalow lagu sii qaadyeh adiga hablaha inad ku ciyaarto ma hibaad u leedahay sxp Like odayga ugu qabta sxpo qaliyah
+hargeisa cadey waxa hasidnimo iyo cuqdad hayso wa idoor huro sow nigii ku washay mursal haduu gursaday laba dumar inigu waxad la hinaasteen bal sheeg samaroon siciid Muslim iyo somali odhan amaan aya ka helay lkn reer idoor camal cay iyo danbi aheyn maxaysiin
Mursal iyo hodan inta ka xun ayadaa is dhibi mursal frxad Ku daban inta ka xun wxba ka qadinmysin runtiii ha waaro jecelka mursal iyo hodan cdwgina u nolda
fadumo salah abdullahi Khadro wax dhiba ah maqabto Mursala waxaa ilaahay ka siya oo eeya ku ilowdo Carura khorux badana. Maxaa Mar waliba aada u saa raysana Mursala M C waa nin Raga gabar buu gursada u jacala u Qaba Sanoyin badana khadrana waa Ogeeda IN Mursala iyo Hodan eeya is gursanayana.
Insh Allah inta uu hodan haysta waa uu qurux badnaan doonaa ilaahayow is ku daa lamaanahan is jecel Aamiin Aamiin inshaAllah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Miyaad ka xuntahay
Hodan ayadu halkas jogto bay Mursal halkan ka dhisaysa labeska ya Ila arko nag nol dheeh wlhi wanjiclhy nagaha raguda wax kale kadhigoo viva my Hodan nag an Jiclhy
Mursal muse quruxloow🥰 Ana Hodan ayan ka sii qaadayaa wan Soo socdaa hargaysa
Hhhh my udaaa ku odhan mayo wllakay
Who likes Quran
Meelaha qaar Qu arnka haku so lifaaqin mise like aa rabtaaa mida kle qof Quranka neceb maa jiro
Waan jeclaahy
Doqonbaatahey Qurn afki kalabax
Me
laxaw lumasorow
codka mursal muuse cidii Ka hesha like ta iii saara
Waw🌹
Adaaba shidan yarta
Mursal,gabadha ayay ka cod fiican ama ka cod macan ee maxaay uu dooratay isaga...?
Khadra silimo aya wax ka dhigtay mursal is nothing 😞😞
@@abshir4abdi313 xariif codkiisu kuso baxay ee beenta dhaaf
Liibaane dookha
Xoog laguma liicsho
Mursal walee fanka hibuu uleeyahy
Inta aaminsan liketa odayga ugu shub😂😂😂
0
Manshalaha
Waa dadan taageero
Mohammed Dheereeye Cod kuley unn tas ogow
I lave it wlhi every waan dhageetaa
WlHY bilaHaY like baaN zaaraYaa
WaaD dhaarateeH izka taaboo
Haikal mohameth dhdjdjcicx
Kkkkk wad dharatee saaro adiga
@@qadiijoqadiijonuur9288 uuuuuooooo
JECEL
Labadooduba waa laba fanaan oo jira laakin mursal waah waa nafta waah😍😍
Mursal iyo rageedi intah iguh raacsan like isaar
anigah ayah kugu raacsan Ayanleh james
anigah ayah kugu raacsan Ayanleh james
wow my inadertay amina afric iyo sidokale inabtigay mursal muse omar nolada inta nolol jirto umah salan sara xidigaha geska and all dir viva
Alfaan mursal muuse cumar warsame libax libax dhalay best song 🙌
👌
Khadra salimo adigana halko America ka yamid isku qabo kadibna ku laafiyow 😁
Inti rer borama ah like ta igu qabta
liibane dokha xoog laguma liicsho
Laak xoog maahin raadso dadkale hooy
🙆 sow 🙆wax layaable🙇maaaha🙇aaar like ta igula sonyaaca🙇✋
Eesh cala hees Mursal fanan shidan wad iga gadan tahay niyaw
Haku odhan lugeeye inoqo lmaane waar mursalow lagu sii qaadyeh adiga hablaha inad ku ciyaarto ma hibaad u leedahay sxp
Like odayga ugu qabta sxpo qaliyah
Hoygiiii fanka iyo murtida hargeisa bilan🤗
Hergqysa hadhwanaag😘😍😍😍❤❤❤❤❤❤🇩🇯💚🗯❤💚🗯❤💚🗯❤💚🗯❤🇩🇯🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼😙😙😙🤗🤗🤗🙂😍
mursal oo ilbaxay
cafiifa qaali
Y8uu
rrrserur
Best Daadis😁
Mursal PlS come to Muqdisho 🙏💓
Inta ka heshay qusulka iyo fiirinta Amina Afrik like
Amazing Mursal codkiisu wuu sii xuub-dhacsaday waxaadba moodaa inaan dhagaysanayo heestii Ha iraadsan, Abwaan weedhsame Like
Weleee gadabuursigii oo ku faraxsan hablohooda hooyadood siduu aabohood u caayayo oo waliba iyagii naago iyo nimaba usu soo raacey
Kuwan samaroonta cuqdadbaa dishey
Daacuun idin laa
@@ladanhooyo143 😂 kuma fahmin, caadi iska dhig wll
@@mudanehamse6527 dameerbaad tahayee maxaad fahmi ayaaa huuuno
@@ladanhooyo143 dameerad 😂😂 iska ilaali
+hargeisa cadey waxa hasidnimo iyo cuqdad hayso wa idoor huro sow nigii ku washay mursal haduu gursaday laba dumar inigu waxad la hinaasteen bal sheeg samaroon siciid Muslim iyo somali odhan amaan aya ka helay lkn reer idoor camal cay iyo danbi aheyn maxaysiin
Wilk ugu shidan xidigah gesaka wa murasala musex xaga quruxda mashalha dhaha marak
Ninkii mursal ahaa qurux iyo xarrago buuba Hodan ka qaaday maasha Allah waaba isu ekaadeen....I hope when he comes to USA they visit Seattle WA
Hibo Samatar markaas naag bu lacagta hodan ku aroosi nin waliga lama suiyo lacag
N N kkkkkkkk Khayr uun rajeyneynaa innagu
Hibo Samatar Maasha alah waa runtaa qurux markuu yara cayiley hodan cadey wey isku ekaadeen jaceylka ha jiro oo ha joogo
Shukri Hussein 🤙🏾💪🏿 jacaylku ha jiiro joogo
Hibo Samatar kkkkkkk
Xidigaha geeska fan kama danbeeyo alaylehe
Hoygiii fanka heeso murti leh ugu kaaly woow 🤗
Mursal muuse dhawaan filo canada insha allah
Cawa xagu jooga❤
Woo layaab ley mashallah Amina afrik iyo muusal muuse keep going forward X X x
Time kan aya heestani iishidnayd ani sanadkii hore ee intii igala mid ahyd like ta waa adi
Murasal iyo aaamina ax yaaa hees wale 😍😍😍
Cumar cabdilaahi
Aminacabdihani
Aaminacabdihani
Wash wash eeshcala hees saxbkay Mursal muse iyo Amina afrik
inta Daadis neceb
Ee jcylka jcyl like isaar
Kowzarh 🤔😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
tageran ku haya mursal huuno guul hore usoco
Weedhsame kamuu xishoon gabadhu waa martiye heestan daadiska ah miyuu cid kale ugu dhiibo
SKR TUBE marti ma ahan wadan kedi weye😡
Sucaad Nur Haa malaha Uk bu moodaya ine Marti ku ahen
Mursal muuse libax fanan jira
Heestu Cidkasto aqli leh wuu Fahma meshay ku socota 🤘🏻😎☺
Mursal iyo amina africa wa fanaaniinta aan uku jeclha kuwa hda jira
Ilkhaa 🤣
Codadka talan taaliga ah Amina Afrik iyo mursal muuse omar warsame inan yahow lilaahi laab kujeclatayo laxaw laguma soroo oo lama luggoyee laamaha kuyaala laag sare dusheeda inanyahay halacin oo haisku loodin caashaqa liskiisa laqanyow hadiidin liibaana dookha xoog laguma liicsho laydhii lagunafayn laba diblaysay hakuodhan lugeeye inoqo lamane lahashada laraadso ruux kula labeeya kana luud agtayda lab kubadan adunnee naf kujecel lurkeeda libin moodisteedu ama liidisteedu sowluqun jabmaaha naf an kula luqqaadin naalo tamayn sow isku ladhkeedu wax layaable maha weedhad ileedahay sow laaxi maha qof haduu laftoodo sow laalmimaayo
Translation please to English
Mursal muuse ayan ku hysta😍😍👌💋❤
Aamina afrik eleyleheee bagaad haragaysa iyo hooygii fanka cagta soo dhigtay soo wll qli
Mursal muse coodka mcn waligayba waan tageera horee usoco
mursal waa legend Eash cala hees iyo abwan weedhsame iyo Amina afrik soo dhawow gobeey
Lepah somaliyee mursal muuse we love hargeisa iyo fankeeda
Wooow mursaal faanaan jira wlhi hees shidaan
Heesaha talatalidee ayaa LA qadasho xidigaha geeska aamin💯afrik wxa ugu macaan Mursal iyo c/hani runtii kuwba ugu macaan runtii
"Lahashada la raadso
Ruux kula laqbeeya
Kana luud agtayda
Lab ku badan adduune!"
Intaas ayaa saayid u xanuun badan.
Amina afrik iyo hoyga fanka gayiga Somaliyeed isku qurux badana.
MurzaL mUuzE Cumar NiMam CoDKiZa JEceLahay Like intA MurzaL tagErta
Wow labo fanan oo kalla dhicin horre u socda inta igu racsan like haye
Mursal and aamina boqorka codka mursal muuse cumar codkiisu waa ku galayaa sxb iska barro
Hargayisa waa hoyigii fanka welcome amina Afrik 😍😍😍😍😍
Ax yaa hees labo fanaan
Oo aan taageero 👍🏻🙏🏻❤️🌺
mursal one love
2021 inta daawanaysay liketa igu Cumamada
Lahashada laraadso ruux kula laqdeya kana luud agteyda labku badan aduunkee ax ya fanan mursal de king❤
Mursal nolow horey u soco cadawgaga cagta hostiisa ha galo
Mursal muse lipax sanadka ugu horya hrgyza hory usoc
Mursal muse lipax sanadka😀😀😀😀
mursal sxb horo usco
Mursal muuse iyo amino afrik erayda weedhsame 100%
mursal ku tagera isku qalntan iyo in ka badan ba yaa ku helya ❤❤❤❤
War sida gobta liketa isaara ifka wax laykugu yee aakhiro waxpa laykuma ahee
Rer hargeysi waagob waligodba martida si fican ayay usoori jireen😘😍
Khadra Saxib
Samir
Adaa
Hantiyi
Done
wlhi mursal wusi qurux badnaday mansha allaah allaw ku dhawr
Gopti direed baa meesha isku heshay am proud my family💋
Somalilnd meel dalxiis kuwacan show ban raba inaan ku qabto ee libana dokha oo like igu dhirigaliya💔👊👌
Mursal nin shida meesha uu tago
Allow khadra nabsi bax wacan sii 🤲🤲mursaloow eegna hlkad ku danbayso
Mursal iyo hodan inta ka xun ayadaa is dhibi mursal frxad Ku daban inta ka xun wxba ka qadinmysin runtiii ha waaro jecelka mursal iyo hodan cdwgina u nolda
fadumo salah abdullahi
Khadro wax dhiba ah maqabto Mursala waxaa ilaahay ka siya oo eeya ku ilowdo Carura khorux badana. Maxaa Mar waliba aada u saa raysana Mursala M C waa nin Raga gabar buu gursada u jacala u Qaba Sanoyin badana khadrana waa Ogeeda IN Mursala iyo Hodan eeya is gursanayana.
Aamiin aamiin ilahy ha ka qabto cadawga hodan iyo mursal hawaro jeclkoda
Insh Allah inta uu hodan haysta waa uu qurux badnaan doonaa ilaahayow is ku daa lamaanahan is jecel Aamiin Aamiin inshaAllah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Miyaad ka xuntahay
Degan Abdirahman wlhi beel cuqupo lagu gly ma barakowdo caruurtiizii yar yared ayuu manta naag ka doorty aanuu dip uzoo eegin damiir xumo wlhi izagay u dhantahay khadra cabdi zilimo wlhi waa xariir qofkuna haduu qalbi vcnyhy nolozhu ma xumayzo wx dhipana ma qabto caruurteda wy korzataa alx lkn khadra kama dheeran karo goor ay ahaatapa hooztedu iman noolapa arag
Oo heesu waa daadis oo Amina hhhhhhh like saara
Horaa loo soconayaa 2019 😁😊
Love you rer waqoy lahajdaa quurxdabdan omg eryada macaan
Heesta mayso xafidin inta ila argty midh hay likegrynina
kana luud agtayda larkubadan aduunkeee👍
Labkubadan adoonka weeyaan walal.
Yacna ragu badan aduunka
👍
ABWAAN WEEDHSAME KARBAASHKA KU HAY DUMARKA INTII IGU RAACSAN LIKETA HA, ILA DHAFINA
Musa King 420 bisinka maxay ka samenyen dumarka waa yaabey
Mursal iyo wedhsame
Ardhay iyo macalinkiisa
Viva-mursaal-nooloow-waliigaaa
Lamanah African iyo turkey kala jooga❤👌😍😊😂😂
Like tabo hadaad heestan kaa heshay snapchatka Mursal 👍🏽
B
H
Ñ🗝👘👘🗝🌿🗝
Kmmmmklķmmk ?'z iòl22m1
Mnzha Allh
lph fanka mursal muuse hore usoco
Amina waad ku gobateen😂
Lkn heesta wa top👌🏻
wax kle sharuuga fanka mursal muse cumar
EJI FAR ETHIOPIAN FAR KAMPALA FAR KENYA
*Weedhsame* magacaa wuu mutaystay
Weedh= erey
same= wanaagsane ... ereyo mug iyo miisaan ku socda 😎
*Hees macaan iGah dheh*
Weedhsame Ninka keliye
Mursal heesaha u sameye isla markaana wada Murti ah
Bustaha soo DhiGo AGtyda
Bilis yhy horta maan Baahan
Hodan ayadu halkas jogto bay Mursal halkan ka dhisaysa labeska ya Ila arko nag nol dheeh wlhi wanjiclhy nagaha raguda wax kale kadhigoo viva my Hodan nag an Jiclhy
Ka hibada iyo maamuusta lihi waa abwaan weedhsame aleh cimriga ha uraajiyee 👏👏🌹🌹🌹
ha Amiin
Labku badan aduune mursal wale waa vardi 😎😎
Tageera kuubaxa kuuhayaah king 💗💋💎
qofku marku qof u jecel yahay helo wuu is bedel sidasun ba mursal quruxdan ka keenty
Abwaan weedhsame waa ninkii soo saaray musal. Midhihiisu waa dab iyo naar. Waxaaan xasuustaa markii laga waraysanayey. Heestii ha iraadsan kulaha wadadaan kumaray
MurZal WaD Ku DaDiZe
Amina Afric si fican ayaa loo soo dhoweyey
Abwaanadi abwaanada ayaa ereyo miida oo wada macan ugu deeqay
Fanaantii fanaanintuna way ka garab heesayaan
sama wade
Mursalll😘😘😘😘😘
Hargeisa Xaruntii Wanaaga Iyo Ilbaxa
Allow Wixii Dusha Ka neceb Ka dhowr
Home Sweet Home
Hargeisa
Amiin😍
Mzhllah labdeydi fans amina Africa io mursal
Wow what a hees😍 P.S. Mursal seems very nervous and uncomfortably/baffled at the same time🥵🤯🤣
Waaw I like this song it’s make me feel so cut😍😍👌🏾👍🏼🤪
Mursal heestan waadku dhacday
Axxxey nolada my dhigaygi anku fano xiidiga somaliland 😘😘😘😘😘😗😗😗😘😘quruux badana duuriyadu
Khadra wey ku daadatay miskiinta woof caleek mursal halkeedad marisay 😍😍😍😍
waxan kula qabaa inay heestu ku socoto Khadra Silimoo
Markasad khadra ku riyotan idinkuna 😂😂😂
Top mursal ft aamina
Soft language nd soft word mashaalh...i relly love song relly waaaaaaw waaaaw....
Legend Mursal
MAI FAV SONG
PLZ LIKE ISAARA WALIGAY MNTA NOQDAY QOFKII UHOREEYAY
Eq