Nolasha haka quusanin sis waxaan kula dhacaayo waa cashir aad nolasha ka baraneesid mar nosha hadee ku xumeeso dhulka ha isku dhigin ee meesheedi ka sii wad adigoo waxi kula dhacay wax ka baranaayo hada waxaan filayaa in qalbidaada kuu dagay
Ha isku dhicina huuuno 😭❤ 30 ka quranka iyo 99 asmaada alle ayan ilahay kuu waydiiyee ilahay ha isku kin barakeyo- badhaadhe/ jacayl iyo farxad ale ha kuugu dhameyo safarkan gaban ee dunida
Aamiin yarabi aamiin yarabi aamiin yarabi aamiin abayo aniga adig wan karan nhy walahi ano jecel hadan 5 cur udhay ayu mid kale iga racy mawa dhafo wan dhagesta mr wlbo qlbi xanun ayu igu ridy walahi hadn qofn an urudo mahesto allow icafi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😋😭wxkale mawa taro allow ad xl kasugaya
Hees aad u qiimo badan weeye. Waxa iigu dambaysay 2014. Dadka is jecel iyo dhamaan qof kasta oo qof niyada ku haya Ilaahay ha isku barakeeyo. December 2020 ayaan dhagaysanayaa. 6 sanno ama arag, mana xasuusan.
2021 may 11, habeen rabadaan oo suxuur u danbaysa ayaan dhagaysanaaya heeskan, weedhsamow all the time sharafi korkaa ha ahaato, ❤ daaudow adna rabbi godka kugu janee. 😔 Ma anaa xilkay gabay Ma adaa xumaan wada Ma anigaa xanaaq badan Ma adaan xaqeey garan Ma anaan xisaabtamiin Ma adaa xajiin jecel Ma anaa xifaaltamaa Ma adaa xadgudub raba Xaalkeena gabadh yahay Xeerbeegtii talisa iyo Xidaar adag jacaylka ****** waydiii Ma anaa kusoo xulan Ma adaa xigsiisana Ma aniga aan ku xilan Ma adan kal xaadhan Ma anaa xagaaya lee Ma adaan xishoonayn Ma anaa xujoon wada Ma adaa xasarad jecel Xaalkeena gabadh yahay Xeerbeegti talisa iyo Xidaarad adag jacaylka ******** waydii.
Waxa ka xanun bdn maleh marku xaajigaga ka xanaqo bile micno adigo adunka u jecel 😭😭😭 ya rabbi qalbigiis naxariis ii gali heesta kaliga mel fadhiyo 🧎♀️ii darna thy jawi iga xun
Aniga ila hada dhagaysata heesta way ii dawaysa wayo jeclky baa iso diri jiray marka is layno lkn finial wiil wan ka guursaday lkn wan jeclhy oo xusuustisu igama buuto meel kasta oo uu joogo wan salam wlky hada waa wlky
Mursal you are a like a bob marley kalmadaha aad ka hadkeysid soonalidu ma fahmayaan you are artist from somalia you are a king keep the good work bro!!!!!!!!!!!
HeeStan Ano Schooley ah Oo sanadki ugu danbeye ee f4 ban dhageySan jiray 2018😢 Still manta dip ban u so boooqday walipo ano bila xariiiir ah cjiiiip😢 6-9-2023😢 23:15 hebenimo😢 i need xaliiiiiimo dheeeer
Fanaanku haduu hees qaado ma aha iney isaga ku dhacday waayo isaga waa loo dhibay wuu ku luqeyay uun somalina been unbey fafisaa subhanallah this song aneyba gar I tahay qof walba oo daremaya na wey quseysaa
Ax hestan wax Ku xusustay gabdha aan said u jacela lakin dhibakayga mayna dareemi jiirin Markan Ku yara xanaqo wxn ka cabsan jiray in aay iga taag to nasiib daro naaf aaan Ku jacayalan maar marsiiyo ma waydo wayna dhaqajiisay 1sano ayana dareeted ubuukaay in siidi qof walan udhaqami jiiray lakin hada alxam
Hlkan waxa i Keenay Tiktok. Ma rabo inaan jcyl iyo badiisa ka Hadlo Becouse wan Guul daraystay Dhalinyarada iga danbaysa ayaan ka waaninayaa Dumar Iyo Badooda Saaxip i dhagayso. Noloshada Raaco Iyaga dhag ha u dhihin intaad Dhalinyarada Tahay Noloshada ka Faaidayso adigu naftada wax u qabo markaa waxad helaysa mid Xataa Lugaha Ku dhaqda wlLhi
( 1 ): Ma Ana Xilkay Gabay Ma Ada Xumaan Wada Ma Aniga Xanaaq Badan ( 2 ): Ma Adaan Xaqay Garan Ma Anaan Xisaabtamin Ma Ada Xajiin Jecel Ma Ana Xifaaltama ( 3 ): Ma Anaan Ku Soo Xulan Ma Ada Xigsiisanaa Ma Aniga An Kuu Xilan ( 4 ): Ma Adaan Kal Xaadhnayn Ma Ana Xagaaya leh Ma Adaan Xishoonayn Ma Ana Xujo Un Wada ( 5 ) Ma Ada Xad-Gudub Raba Ma Ada Xasarad Jecel Xaalkeena Gabaryahay Xeer-Geed ka Talisiyo Xidaarada Jacaylka Bal Xalkiisa Waydii 🥺
29/12/2020 sacadu waa 21:01 haben nimo waa malin an ilawi doonin intan dunida nolahy waa malin uu iga bur bury xiir aan mudo dheer sowady qof walba oo qoral keyga arko oo iga dan beyo wllo wan kula dar darmaya hawax yeleen qof sidhaba ku jecel ana isoo duceeya inuu ilahey qalbigeyga ixasiliyo 😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏
😣wllo waxba kaa xumaan mayan anba kula mid ahey runti balse si walbood isku adkeyso waa mid kaa awod roon jaceylku wllhy lkin alla qlubta ha ino xasliyo
Illahay qalbiga ha kuu qabowsho 😥
Qaladkuba wuxu aha mudada dheer aad wade ana hada taladayda qaado o xiir dheer ha samaynin
Nolasha haka quusanin sis waxaan kula dhacaayo waa cashir aad nolasha ka baraneesid mar nosha hadee ku xumeeso dhulka ha isku dhigin ee meesheedi ka sii wad adigoo waxi kula dhacay wax ka baranaayo hada waxaan filayaa in qalbidaada kuu dagay
23:56'14.12.2021
2024 still listening 🎶 heestan markan soo xasuustoba wan soo raadiya 😅
Same 😅
markan xajiga is ku dhacno dhagesta wlhi wan iska ilmeya ax ax😢😢😢😭😭 qofkasta qofte jeceshahay rabi ha u sahli😢😢😢😭
Ha isku dhicina huuuno 😭❤
30 ka quranka iyo 99 asmaada alle ayan ilahay kuu waydiiyee ilahay ha isku kin barakeyo- badhaadhe/ jacayl iyo farxad ale ha kuugu dhameyo safarkan gaban ee dunida
@@nadiyaxashi--realwife9409 qof qlbi wngsanaa tahy wlh si qlbiyaa ugu duceyse allaha u aqbalo ayada io inti muslimaba🥰
Aamiin yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aamiin yarabi aamiin yarabi aamiin yarabi aamiin abayo aniga adig wan karan nhy walahi ano jecel hadan 5 cur udhay ayu mid kale iga racy mawa dhafo wan dhagesta mr wlbo qlbi xanun ayu igu ridy walahi hadn qofn an urudo mahesto allow icafi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😋😭wxkale mawa taro allow ad xl kasugaya
@@claahigeediclaahigeedi1549 ax🥲🥲😢😭😭😭
2021
last person which has listen to this song
Hees aad u qiimo badan weeye. Waxa iigu dambaysay 2014. Dadka is jecel iyo dhamaan qof kasta oo qof niyada ku haya Ilaahay ha isku barakeeyo.
December 2020 ayaan dhagaysanayaa. 6 sanno ama arag, mana xasuusan.
2021 wixii dawanaya likE sar👋😁2\22
😅Heesba commentigeda lagama waayo
Ma adaan xaqeey garan
Ma anan xisaabtamin
Ma adaa xajiin jecel
Ma anaaa xifaltama
Nice song❤
It about family issue
😢
2020.who is lesting 😭♥️🙏
me
2021 😁😁🤣
2021 may 11, habeen rabadaan oo suxuur u danbaysa ayaan dhagaysanaaya heeskan, weedhsamow all the time sharafi korkaa ha ahaato, ❤ daaudow adna rabbi godka kugu janee. 😔
Ma anaa xilkay gabay
Ma adaa xumaan wada
Ma anigaa xanaaq badan
Ma adaan xaqeey garan
Ma anaan xisaabtamiin
Ma adaa xajiin jecel
Ma anaa xifaaltamaa
Ma adaa xadgudub raba
Xaalkeena gabadh yahay
Xeerbeegtii talisa iyo
Xidaar adag jacaylka
****** waydiii
Ma anaa kusoo xulan
Ma adaa xigsiisana
Ma aniga aan ku xilan
Ma adan kal xaadhan
Ma anaa xagaaya lee
Ma adaan xishoonayn
Ma anaa xujoon wada
Ma adaa xasarad jecel
Xaalkeena gabadh yahay
Xeerbeegti talisa iyo
Xidaarad adag jacaylka
******** waydii.
waaaw waa nin yar oo aan caadi ahayn hadana fanka soogalay waqti aan sidaa u fogeen laakiin maashalah ayaan leeyahasy waa hassan basal waan ku taageersanahay mursal muuse comarow nabaday
Sxb hadaa 2022 baa la maraya majoogta
@@ahmedmohamud62 waqtigu wuu is gurayaa
Ma nooshahay sxb 2024 baa maalin ka harsan waa dhamaadka 2023
2025 ayey 4 bil ka dhimantahay 2/08/2024 time 4:42 pm from belgium
Waxa ka xanun bdn maleh marku xaajigaga ka xanaqo bile micno adigo adunka u jecel 😭😭😭 ya rabbi qalbigiis naxariis ii gali heesta kaliga mel fadhiyo 🧎♀️ii darna thy jawi iga xun
Nasiib hees macaan dhagaysanaysa balse qof wax jecel dhib kuma yara allaha soo jeediyo😭😭
Waxan aad xun xaaji dabeecad kulul iska xanaaqa adna aad ad u jeceshahay markii dulqaadku ka ilmeysiiyo cajiib naf waxjecel adigoo aaminsanaa inuusan bini aadamba jawigaaga kaa qasi karin oo aad tahay qof awood badan oo isku filan yaab kaligaa maaha huuno
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
Xasuus musasalkii nabiilo 2015😢😢😢
Waxan jeclahay gabar iga weyn markasta aan dhaho waan ku jeclahy soo bar baar bay i dhahdaa 😥 ma adaa xaqay garan
Waar mid kale miyaad wayday😂😂
wlhi dacad u qoslay😂
14/ 10/2019 Greece 🇬🇷 ku dhagaysanayaaa markay so bxdayna 14/June/ 2013 Borama xasuus Hore jaarkygii mursal muuse long time 😭😭😭😭
Nasra ilkacase miyaa moria inan kugu arkay baan umalaynayaa
Anagu ba jaar baan ahayn😂😂
Nasra abtidoon videogana maqaxidi geedi bad ku dawaneysay wakhtigas😂
Still listaning2019 xasuus my ex 😢😢😢😢😍
Xasuus why heestan ax jacaylkaygaan marwalba is qaban jirnay anigu dugsiga sare dhigta oh😭😭😭markaasaan aad u dhasan jirnay markaan is qabano
igu danbay wan kala hadhnay 2014 6sano oo jacayl waliya
isagu imika jermaly buu jogaaa dartay buu u soo tahribay lkn igu danbay anaaa diiday from canda😢😢😢😭😭😭✋✋
Waagaa Malaha waad yaryd hahahajaj
Aniga ila hada dhagaysata heesta way ii dawaysa wayo jeclky baa iso diri jiray marka is layno lkn finial wiil wan ka guursaday lkn wan jeclhy oo xusuustisu igama buuto meel kasta oo uu joogo wan salam wlky hada waa wlky
Aniiiga 2019
Asc
Mursal you are a like a bob marley kalmadaha aad ka hadkeysid soonalidu ma fahmayaan you are artist from somalia you are a king keep the good work bro!!!!!!!!!!!
Mursal muuse cod macaan heesta waxa igu dambaysey 2014 waxan dib udhagaystay 4/ 7/ 2022 waa hees qiimo uleh dadka kala taga
Legend baad tahay hadda 2022 dhagaysanayso🔥
Its 2025 still wandegeystaa
Heestan waa xal raadis siiba lamanaha isku dhacey sidee wax u jiraan cml heart toughing 😭😭💔
Yaa dhageysanaya 😭😫 13.10.2020
Caaw ayoo tariikhadu tahay 2/3/2022. Sacaduna tahay 8:50pm waxaan ogaaday heestiisa inay igu soctooo ama ka hadlysaa arrintaa caaw ihaystaa. Alx alx alx 💔💔💔❤️🔥❤️🔥💔💔💔💔💔💔💔💔💔❤️🔥❤️🔥
13/1/2020
Ilaahaya ha ku xafido inshalaaha Amiina yaaraba Guulaysta Mursala iyo Hodan ilaahowa ugargara 🎤🕺⭐⭐⭐⭐⭐👌👍🏳✌❤🤞🤞lol
Markan xanaqo Hestn wahel ii eh 😭😭 Jaceeloow maxaad dhib keenty 2/9/2020 😭
2015 anoo dugsi sare ah dhageesan jiray alla mxuu jaceelka xnuun badn yahy 😓😓
Soojira 26/11/2021 khimce 😭
Laahoow haduu khayar kuu lahayan ku dhaafi aamiin yaa Allah 😢
2020 ilaahoow waxwalba oon jecelnahay na siii🤲
HeeStan Ano Schooley ah Oo sanadki ugu danbeye ee f4 ban dhageySan jiray 2018😢 Still manta dip ban u so boooqday walipo ano bila xariiiir ah cjiiiip😢 6-9-2023😢 23:15 hebenimo😢 i need xaliiiiiimo dheeeer
Hal sano ka dib😂 wali ano sinGle ah
Cod qurux badan iyo macaan badan. Run ahaantii. Great.
What songs musal muse marka qaab wan ku turtaaa hestan 2020
28/9/2019
Maanta ayay ani iga hadlasaa heestani markii hore never
😥 srry wlhi wa xanuun wax walbo markey kugu dhacan un bad fahme
😭🙏
Hda daawanaya isla hda ayana xanun darema jaceyl 😢😭
Xasuus 😢dugsigii dhexe😢
😭😭😭😭😭😭😭 waliga qof haku kolsanan naftada ku kolsoonow
Ala murzal muxu qalbi uu heezy walhi 😏💔
Wale heestaan wax badan waa radi lakin waxaad radiso marbaa kuu imaan mursal muuse fananaka ugu cid macn tnx tnx tnx walalkey
The greatest of all, this Mursal is beyond reach. Keep the best of all.
dumarooooooooooooow xumaha daaaaaaya xaasid mahan xile rag loo dhiibtaahi xushmad idinka mudan midkaad xilihiisa tahay asoo kusoo xushay abalkiis iyo xeerka lamaane ilaaaaaali--------
Xasuus wlhi 2013ki waqtiga 12 jirka ahaa😂😂😭
Fanaanku haduu hees qaado ma aha iney isaga ku dhacday waayo isaga waa loo dhibay wuu ku luqeyay uun somalina been unbey fafisaa subhanallah this song aneyba gar I tahay qof walba oo daremaya na wey quseysaa
anigo isla jogna balse kala musan waliba isla sacan dhagesanaya 1:51 Am 8 October 2020 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sido kale may 24 2022
Ax hestan wax Ku xusustay gabdha aan said u jacela lakin dhibakayga mayna dareemi jiirin Markan Ku yara xanaqo wxn ka cabsan jiray in aay iga taag to nasiib daro naaf aaan Ku jacayalan maar marsiiyo ma waydo wayna dhaqajiisay 1sano ayana dareeted ubuukaay in siidi qof walan udhaqami jiiray lakin hada alxam
😭😭😭😭
Hlkan waxa i Keenay Tiktok. Ma rabo inaan jcyl iyo badiisa ka Hadlo Becouse wan Guul daraystay
Dhalinyarada iga danbaysa ayaan ka waaninayaa Dumar Iyo Badooda Saaxip i dhagayso. Noloshada Raaco Iyaga dhag ha u dhihin intaad Dhalinyarada Tahay Noloshada ka Faaidayso adigu naftada wax u qabo markaa waxad helaysa mid Xataa Lugaha Ku dhaqda wlLhi
Waan qaatay talaadaas wll💔🙌
Hees aan caadi ahayn qof jecel hayo oo laga tagay ayaa isku canaanta
10 jir ayaan ahaa 19 jir imika 20/07/2022 caadi ma'aha 😭😭
reminds mih of ma bbe.... i dnt knw y he left....buh still loph nd mxxd him xo mch.... beibe be hppy nd stay healthy weava u r
Zahra Mohamed I wish I could hve someone lyk uh
Zahra Mohamed what.Crazy English... bbe Sahara
www eraydii abwaanka
wayn heestan kama dhargo iyo heesaha abwaabkeena wayn
aniga iyo fanaanka wayn ee farshaxanka ah ee CUMAR SHIDDE ARTS ,, waxaanu leenahay fanaanka caanka guuuuuuuuuuuuuuuuul sxb wana hees macaan mursal,,,,
Ma adaa Xilkay gabaay ma Anigaan xisaabtamaayn 🥵
23:31
11 /October/2021
Salaasa
!!!!!!!!!!!!
Mxa ka xanuuun badn markaad qofkaad Doortay idan is fahmayaan 😰😨
Anaa kula dhagaysanayay waayo habeenkaa waxaan dareemayy xanuun aad u badan
2024😭😭😢💔💔💔💔💔
2019 ya dawanaya
ader meesha sheeka xumada ka daaya mursal waa fanaan sanadaha 2012-- 2013 markaad cid bedesha heshaan waan soo dhawaynaynaaaaaaaaaaaa
Still watching 2021 march 15 😓😓😓 jceeelow xal.qaadoh ⁉️❗‼
2020 ya daawanaya
Its 2024 about 2025 Allow wax qer qabo nasiii
wa erayo aad u macaan miraha laxanka iyo codka intaba waa cajiiib mahadsanid abwaan weedhsame.
mursal boqorka codka
2021 still listening 🎶🎧🎤
3:16 & 0:40 is the amazing part of this song 🥰
Yadawanaya 2019???
Still nice and heart touching In 2019.
Wllahi weedhsame waagaa uu duu layay.
I'm in love buh I love listening heartbreak songs🤦♀️ coz can't imgne that shit 🚮and maybe learn to be disappointed at any tym 🙌tym flies 🧚♀️
2021 inta ila dhageysanooyso ❤
Sababa jirah owgod baan u dhegaysan 1:40 duhur nimo
2013_2019Hees marnaba laga cajisen
Lamana walbo isku dhaca hadi ay sualahan is weydin lahayen wax badan ba hagagi lahaa
Heestan wxan dhagaysan. Jiray 18/5/2014____5/02/2020
Ilaa yareenteyda wa dhagesanayay
Ereyada qaarna ma fahmin ee heestan lyrics keeda xagee ka heelaa
Rer waqooyi ma tihid miya badhka danba miya kugu adag aan kuso dhige
haaaheeey sida aad usoo koobtay baan ka helay thnks Ahmed
( 1 ): Ma Ana Xilkay Gabay Ma Ada Xumaan Wada Ma Aniga Xanaaq Badan
( 2 ): Ma Adaan Xaqay Garan Ma Anaan Xisaabtamin Ma Ada Xajiin Jecel Ma Ana Xifaaltama
( 3 ): Ma Anaan Ku Soo Xulan Ma Ada Xigsiisanaa Ma Aniga An Kuu Xilan
( 4 ): Ma Adaan Kal Xaadhnayn Ma Ana Xagaaya leh Ma Adaan Xishoonayn Ma Ana Xujo Un Wada
( 5 ) Ma Ada Xad-Gudub Raba Ma Ada Xasarad Jecel Xaalkeena Gabaryahay Xeer-Geed ka Talisiyo Xidaarada Jacaylka Bal Xalkiisa Waydii 🥺
2020😥
😢 16/ 4/ 2023 waa Rabadaane ilaahoow ciilka iga saar😢 rabiyoow
20:22 habeenimo Wednesday 5 October 2022 dhagaysanaya 🥺🥺
cidii hadliba ha hadashee reer waqooyi fan loo daa
Waxaan dhageysanayaa 2023 -5-12- qof aan 18 asnol anoolaa😢 ayaa macsalaameynaa😢😢 kan xanuuun waaye wlhi
Waan ka xanaqaa hada Waxa jaceyl la idhihado wllhi qalbiga Ayaa i xanun hadaan maqalo jaceyl 😥
Saacadu waa 2:23AM , Waa Habeen Ay Arbaco Soo Galayso , Waa Ramadaan Habeenkii 17 naad Tariikhdu wa 27 ka Bisha 3 Sanadka 2024 , Ma Ogi Sababta Aan heestan Udhagaysanayo lkn koleey gudahayga ayaan ka dareemaya. 😢
Ma ana xanaq badan madan xaqay garan😢
2021 malin Eida🥰😂
My Fv Song I'm still watching 2023 ❤️🔥
Even me
I love me this song who is still listening
14/8/2019 beutifull voice mursal muuse
Wlhi caadi mahaan wonderful Ee yaan uqada hestaas oo kale
Ma ani xilkey gabay ada xumaan wado ana xujown wado besta mursal wa jira ala fanan mursal sax inow
Inaba caadi maha heestan aniga ayay igu socota walhi aniga iyo gabadhayda. Marwalba waan dhagaysta waxan mooda angina iga hadlayaan . Afkaaga caano Lagu qabay inaadeer
Abdifatah Muhumad istaqfurlah Gabadhadeyda aaaaa😡
@@walaalsoomaali4599 xaaskayga ayiu ka wadaa maaha ti reer xamarka
Ma adan xishoneyn ma ana xujun wda😭😭jcl ya naga qabsada
ma anaa xifaaltama hees iga dheh 2019
Yaa Ila Dhegysanay caawa🥲
29/September/2021
21:41
Arbcaa
💔😱
Waww kuso dhowow ninka shashada laga waaye beriyahan well com to back wa hees mcn
Wed, 20 Dec. 23
Marar badan waan soo booqan doona heestan.
I love you xigigaha geeska viva Mursal and Khadra, amazing music
g8
160/2/2023 9:13 habeen jimce so Galayo wxan wali xuseesanahy kiin xusien salaha anan wligay ilaaweyn kiin hadad massge kyga aragtid kaligaa aduunka jecelhy kiin😓😭😭 ax ax xumaa markd qof jecelahay jacaylkuna Kali yahay illhayow qapbiga iiqabooji 😭😭
2018 yaa daawanya
Ma adaan xaqay garan
Ma anaan xisaabtamin
Ma adaa xajiin jecel
Ma anaa xifaaltama 🙂💔
Ma ada xajin jecel
Ma ana xifaltama
2024
12/2/2023 jawigu caadi maaha heestuna wax wayn bay ka hadlaysaa😉😉😉
2023 / june / 30 proplem nafsiyan dremaya 😂 🎉🎉 dhab ahannti hestan si bey isamesaa.
waaw mursal alfanaan heestan waanka helaay xaqiq wana mi ikhu saysa
29 September 2021
Ilahy xajigyga ha ii hagaajiyo 😔😭
Waaaaaw mursal muuse nic song,,,,,su'aalo aan caadi ahyn? Jawaabta yaa laga sugayaaa....
Magaca heesta waa xadhig maran (madhan) maha bro mahadsanid
Hodan Xaji haa wlhi anbaa sidasaa ku nacaay walle fanku somaliyeed
2023 mucashaqinta xasanada laqaday💔
heestan abwaanka samayay waxad mudah ino qalbigayg LA sucday
Saciido A weedhsame daahir wll waa
Sheekhayga Abwaanada
2019 yaa dawanya fanaanka fanaaninta mursal muse cumar
Fanka somaliyeed waxaa ku nacay suaal iyo jawaab aa laga dhigey qofaa hees qaadaayo midna waa soo jawaabaa waxaas aduunka kama dhicin hees talantaali ah waa lagartey sikastaba heesta waa hees macaan
Waa marki igu horesay an maqlo hestan wana kahelay