Aamina africa waxa loo dhiibay afar hees oo kala duwan midan waa suaal Ta abdi hani yadaa wx foorjeenaysa Ta mursal yadaa la foorjaynayaa Ta ciro na way is ogolyihiin Wadankayga xikmad laguma gaadho noolada duriyadii 😍😍
Horn cable duubistiinu mid degan hanoqoto waalida kadaye iyo qoraalkaan aanba dhamaadka lahayn halmar ka dhiga si afaantiina u wanaagsanaato dawaahadoodana loo jeclaado
Inta hesaha ka jecel *quraanka* alle ayan idin ku dharshee like ta haku bakahaylina 👇❤❤
Suxufi Sakariye Jakarta 💖
Suxufi Sakariye Jakarta hhh
Adna ii zoo ducee wll
Inan helo waxaan niyada Ku haysto Oo dhan
M,a
@Sakariye Jakarta Masuul adna ma wxd ku jirtay dadkan like-ta gurta 🤣
Aamina Afrik
Kusoo Dhowow Hoygii Quruxda Iyo Dadnimada Iyo Wanaaga Dadka somalida Oodhan
SOMALILAND Xaruntii Midnimada iyo dhaqanka Dadka wanaagsan ku Noolaayeen 😊😊😊😊😍😍😍😍
Somali American mashallah that’s true 🌹🌹
Somali American walahi beenta maaha my mother land 👏🏽🎋🇩🇯👏🏽🎋🇩🇯🇩🇯👏🏽🎋👏🏽🇩🇯🤗🤗🤗🤗🤗🇩🇯👏🏽🎋✅✅✅
Aamina africa waxa loo dhiibay afar hees oo kala duwan midan waa suaal
Ta abdi hani yadaa wx foorjeenaysa
Ta mursal yadaa la foorjaynayaa
Ta ciro na way is ogolyihiin
Wadankayga xikmad laguma gaadho noolada duriyadii 😍😍
😅wax garad
Dadkii nii imaadan wx ka sheega Somaliland gob ayaan ku ogayne gunimadani waaa maxay afric ka kaalay meesha
Xaqiiq wllshay meeshi ugu horaysay ee kaban laga tumo wa hargeisa that’s why loogu bixiyey hoyga fanka ❤️✌️
Hadaad commentigan aragto Allan kugu dharshe subscribe ii Saar
a
KHADAR XIKMAWI
hore usoco wllo
KHADAR XIKMAWI hye wllll
hadaan dumar kuu hilmaamo hlkeed iiquudhi lahyd? axmed aarshe inta tageerta like ha igu qabato😘
ahmed mohamed ahmed ciize mooge yooniz aniga wllky rumaad
Hooygi fanka somaliland goobti goobta my mother land 🎋🎋🎋🎋✅✅ my father land 🇩🇯🇩🇯✅✅😍😍 waale laabo goob baa iska kale dhalaye 🇩🇯🇩🇯🎋🇩🇯🎋🇩🇯❤️❤️
Woo axmed aarshe iyo Amina afrik hay cidlayn that's right inadeer mashallah keep going forward X X x
Axmed arshe cidi tageeta lake igu qabo
Go forward zhp Alfanaan ahmed aarshe cidii igu taageersan fanaanka xidigaha like ta ii saara please
heeztan ayaa ugu macaan meezha
zababtoo ah aarshe ayaa laqaadaya
First to watch like it
Amina Africa ku so dhwoow hyga fnka iyo dadnimada dcdnimada iyo wlipa duriyadi somaliland⚘🌼🌻
Afrika iyo aarshe🤘😘😘
Wllyal hadaad commenti soo doobatay allan kugu dhaarshee ii subscribe gree channelkayga
Lugtaan qaban lahaayoon
Laad baan Kula dhici lahaa
Aashow
Hadaan nafta kuu hibeeyo
Sideed ii hanan laheyd❤??
Ooooof laxanka xoog macaan music furinle cajiib weeyan special waxaan ka helay marku heesayo aarshe islaanta cod ma hayso
Sideed ii hanan lahayd eesh calaaa❤❤❤
Inta inamada reer hargaysi sharaf ku heesayaan bari horrey isku dhadhajin lahaayen reeerxamar haybad alla siiyaay
Gari nala dhalaty
Wooow axyaa hees
Play back khashifaad badanaa heesta ka hor bilaabmatay miskiinta ma ila aragteen
sarkaal ray qarxiska kada de😂
Dee Maha faninta play-back
Sarkalow kada khashifada
Wad igaga horeysay
Waaaaaaaaaaw Amina Afrik Mxad Zamayzah 2019
Nice song
WLLHY AMASING❤❤
Xiddigaha-geesku waa xul laakiin 2+ oo isdabayaac ah baa laga helay
Gabadhani habaday bay u eektahy mnsha allah
Heestan waxay isku erayo yihiiin hesti farxiya fiska iyo c/rahman oday bustaha soo dhigo agtaydaH yaa ila arkaY
Hdan nafta ku hibeeyo sideed i hanan lahyd
Heestaan waan dhagaystaa markasta
Hees igah dheh intay ugu raacsan like
anigah kugu raacsan
Ayanleh jame s
Pzz
WaaR ninku dheera
gabdhaaan ciyaarteedaan jeclhy asal igadheh
wlhi Deeqa afrika taagera iyo itaa LA heezayzaba wayo waa koxdaydi xidiga geezka
Amina afrk nice
axyaa arshe anima qurux
Oo heedhe gabadha waabay xiijiyeen
Hes iyo bar 😍😍😍
Bienvenue à SLAND ma soeur amina afrique
Merci beaucoup mon ami
Merci beaucoup dhalad somalilander
waw merci bcq dhalad somalilander my dadkayga
Xidigahow Fananada heesa yaran ba dishaye soo saara
Masha allh nice
Aamiina
codka aarshe ayaan ladhacay
inta bakhlada jecel like isaar waa Actarka BUrco jabiyaa akshay
Commentiga wd haystaye like ta haygu cidlayn
Luktaan kuqaban lahayoooo
Laaad baan kula dhici lahaye
Adigu side ii Hanan lahayd
Biyo kadhkadhaya dhagada lagaaga shubi laha
salid kulul kugu shubi laha
Waaraa jaylaani heestani way jabantahay ufiirso sxp hal ....hashaan kaxushaaan
Wooooowoooowoo💋💋💋💯
Amini halkii hodon craxman 2014 k ku jirtay gashay
AxmaDARSE MAS
Heez heer caalamiYaH
axyaa Hees igadheh
Codadka talan taaliga ah Amina Afrik iyo Ahmed maxamed Arshe hadan hadan nafta kuhibeyo sided ihanan lahayd ruqdaa kadhawri laye hadan kuhuro wakhtiga sided ihanan lahayd labtan kugu hayn lahaa hankayga hadan kusiiyo sided igu hiilin lahayd hoy baan kudhisilahaye hadan dumar kugu hilmaamo halkeed iqudhi layd wadnaha wad haysataye sidig dhe halyeygii ragan jeclayow ihayso ha icidlayn naftayda wad haysataye sidig dhe hashan dumar kala baxay ihayso ha icidlayn
Horn cable duubistiinu mid degan hanoqoto waalida kadaye iyo qoraalkaan aanba dhamaadka lahayn halmar ka dhiga si afaantiina u wanaagsanaato dawaahadoodana loo jeclaado
mala is qaloyaa
Maasha alaah keep going my fans Subscribe plz Channel keyga cusub wlcm
Wall kaye
Huqdaan kuunoqo lahaay 😏😏😏😏
Woow
waa aduun washay walhi 40 jir heesaysa waa dhib aad u wayan amina afric waad dhali karaysa Ahmed aarshe markas fanka isgaga bax
Bad movse amerika
fananad qaran amina
Music waxa la mooda caashaqa Bal Soo rog cabdi
Malab waa furinle
garahan Abdi hani xaazhi
War waanka sexady baryahan youtopka soomaliland waxai ah hayla dhafin dhac ku sinta
😜😜😜 dumarkuna ma halbay leeyihiin waxbanu aragneee
hhhh wax qazan
Opopopop eshcalaa hees
Hbarta soo shaac saara
Naa sodhoww niow
Hhhh axmed arshe wuu qarxay🤣😂
Amina xog badana mursal ayey laqadey bakal ciro wah hal fadhi hadane kana
QAYLO DHAAN BAAN U AQAANAA CARUURTAN HEESO MIDHO WAA KU WII HORE
Hasha dumar kala baxaay😂😂😂
Hashu maanay tii geela ahayn
Amiina fanad qaliya ❤❤❤❤❤❤
Cishqi Fadhiya Romantic Videos wuxuu kawadaa midaan kaligeed dumarkala baxaay SaaS ufahan wll afsomaligaa kuguyare
zainab abdi 😂😂😂😂😂waaa tii geela ahayd
Cishqi Fadhiya Romantic Videos 😂😂😂😂✋
Amina Afrik❤
Kii lagu dheraaa arshe 😂habarta guursaday
Playback 😂😂😂laydhkeeda
By
Bb
Sowta ciyaalkii ku dhex walatay tani sow can bixiya
*Adeer fanku ciyaal iyo nin wayn ma kala lehee wx kleh ma haysah* 🤔
Legend wey Amina afrik walal iyada sow can bixinesa
Wan kaga haray amina warunta itadaa so can bixinaysa ilaahay haka soo hanooniyo intii hesta
@@rahmaadan5053 amin
jkkb