Hal Habeen Nimankaasi Yaaney Usii Dhixin Golaha Wakiilada' Ma Istaahilaan Xildhibaano" Qardaawi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Hal Habeen Nimankaasi Yaaney Usii Dhixin Golaha Wakiilada' Ma Istaahilaan Xildhibaano" Maxamed Qardaawi
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 99

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 3 месяца назад +9

    Waar buufi waa dabaajiir kuwaniye,wllhi inankani waa geesi qaran ,dhamaanteen sidaasaa laynaga rabaa dhamaanteen,ha caayin xusbiga ucid sharaf buu mudanyee,.

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 3 месяца назад +6

    Xildhibaano Maaha Ee Waa Garanley, Jiri baastar Iyo Dabaajiir

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 3 месяца назад +12

    KANI WAA MADAX WAYNAHA MUSTAQBKA....

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +6

    Maasha Alaah Geesi magaagaxo sland Geesi ma waydo cadawgeeda buufiya❤❤❤❤❤❤

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 3 месяца назад +1

    Mansha Allah waa geesi qaran

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 3 месяца назад +6

    Waar wakiilan maahee waa dabaa jiir

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +5

    Halyey qaranka Somaliland geesiweeyi ❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +2

    Geesiweeyi qaranka Somaliland runta yaqaan... Ah

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +2

    Walee geesiweeyi geesi geesi dhaley ..... noolow inaadero.....

  • @MubarikJamac-d7q
    @MubarikJamac-d7q 3 месяца назад +2

    Kow tana ma ku sugay kana muxuuuu ahaaaa😢😮😮😅😅😮😢😢🎉🎉 lakiin qodob bu ka yar hadlay 1000 kaaasi waa runoo oo ina wareeriyey

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 месяца назад +4

    Mashalla Allah ilahay ha badiyo Adoo kale guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤❤❤

  • @زينبمحمد-ب5ل6غ
    @زينبمحمد-ب5ل6غ 3 месяца назад +2

    Masha alllah geesi qaran 👍👍👍👍💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️😍

  • @Rashiidaxmed-uc2vx
    @Rashiidaxmed-uc2vx 3 месяца назад +3

    geesi muwadin ah alle haku dhowro xildhiban

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 3 месяца назад

      Hé is not xildhiban yet . InshAllah 2025!

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 месяца назад +2

    Fariid Fariid dhalay ku tuf kuwa ka.xun runta

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +3

    Geesi.walaahi waa run Arikaa hala fuliyo shacabka reer sland waa inay Goaan ka gaadhaan xidhibaanada huwanta ah ee.aan dansynayn.qaranka❤❤❤❤

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +2

    Geesi fariida noolow inaadero....

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 месяца назад +2

    Waa rag cadawga somaliland ushaqeeya oo dagaal kula jira qaranimada iyo jiritanka dalka lkn hada wa lawada arkay waxay yihiin iyo xagay usocdaanba wa fashil

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +2

    Halyey ninrageed a.. noolow

  • @HabiibaApdi
    @HabiibaApdi 3 месяца назад +2

    5:40 waxanmeeshanhalareyo

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720 3 месяца назад +2

    Xildhibaano ma aha ee waa mooryaan

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +2

    Geesi fariida noolow.

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +2

    Geesi fariida noolow

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 3 месяца назад +1

    Nimanku waa huwan golo cusub ha la doorto😢😢😢😢

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 месяца назад +1

    Qudhmiye Qaran IYO Dameer cabdi Dameer Carr ha ka hadlaan maxabiista Laascaanood IYO Faysal cabdi bootaan

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 3 месяца назад +2

    Runta ayu shega ninkani

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 3 месяца назад +2

    Marka lagu ceceliyyo dhalinyaro iyo isbadel waxa looga jeedaa in la helo dhaliyaro wax lagu shubto waayo kuwa qiyamka leh waa la reebayaa waxana la soo saaraa kuwa loo dan leeyahay dadka kuwaa baa loo xayeysiiyaa hadaad aragto cid saxaafadu daba ordayso waxad ogaataa in ay kuwo qandaas wada qaateen yihiin iyo midhmidh dadka lagu qaldayo hadaad aragto kuwo kolba xisbi gala waxad ogaataa inay igu shubo yihiin iyo mid damac mooyee himilo lahayn hadaad aragto oday dhaqameed sheeganaya oo siyaasad ka hadlaya waxad ogaataa in uu yahay ciilqabe siyaasada ku saaqiday oo in lawada saaqido raba hadaad aragto ninweyn oo hunguri iyo cidbaa wax cuntay la taagan waxad ogaataa inuu calooshii ushaqaysste yahay ogow waliba waa ka bulshada ubadan magciisa(naftiisa deeqaa la yidhaa)

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +2

    Geesi geesi dhaley

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 3 месяца назад +3

    Inankan ma aqaano lakiin marwalba waxa uu ka hadlaa wax jira waxaan u arkaa Geesi Qaran ❤

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 3 месяца назад

      💯💯💯he should be xilibaan!

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 месяца назад +3

    Kani gole baarlamaan maaha waa gole ciyaala suuq. HA LAKALA DIRO! Madaxwayne gudo xilkaaga!

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 месяца назад +1

    Waa cadawga kowaad waalahi badankoodu golaha wakiilado maalintii kowaad musharkey isu kordhiyeen

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 3 месяца назад +1

    Waruntii tugtaa dofarada ah halaga daahiro hoolka wey nijasobeen halaga xidho

  • @CraxmaanSheikh
    @CraxmaanSheikh 3 месяца назад +1

    Sharciga ha lamariyo ku maqan ee xildhibaan ku sheega ah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 месяца назад +1

    WALAAHI CIYAAL MADHAN OO LAGU SHAQEYSTO OO XIRSI IYO MAHANED HASHI

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад +1

    XAQIIQDU WAA MA ISTAAHILAAN DAALIMIIN WEEYE XIL XASHIISHKU

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 месяца назад +1

    Goluhu tolow ma gole hungiri iyo laaluush buu u batay mise gole wadani ayuu noqday

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 месяца назад +1

    SHACABKA HA ERYO OO SAXEEXYO BADAN HA URURIYAAN KU RIDAAN KUWA XUN

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 месяца назад +1

    Mudane xildhibaano maaha waa xlmadhibaano iimaan laawayaala kitaabka alle been ugumaray umada unafadhiya cadawga jamhuriyada somali land ee somaaliya kana mustard qaata somaaliya

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 3 месяца назад +1

    Waa in maanta Golaha Wakiilada la kala safeeyo oo kuwa jiriga ah laga saaro ayadoo Sharciga loo maraayo. Waa bilaahi towfiiq 😮👹👺

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад +1

    Xil xashiishku why loo kala diri layahay maan garan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад +2

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi usheeg waa xaarmajo ushaqeeya

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +2

    Geesi fariida noolow inaadero......

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 месяца назад +1

    NINKANI WAA MASUUUL ADAGG...

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +1

    Fariid runta yaqaana.....

  • @MustafeKhadar-r6i
    @MustafeKhadar-r6i 3 месяца назад +2

    Kuwani xildhibaano maaha

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 3 месяца назад +1

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 3 месяца назад +1

    Fariid fariid dhalay.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 3 месяца назад +1

    Golaha biqlaha

  • @IsmaaciilCabdi-xb9cq
    @IsmaaciilCabdi-xb9cq 3 месяца назад +2

    Waa xaar

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +1

    Awoodaa shacabkaa siin doona xaq na wuu uleeyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 3 месяца назад +2

    Ciyaal qabyaalad iyo hunguri uyimi=baarlamaanka

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 3 месяца назад +2

    huwanta buufi

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 месяца назад

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo ninrageed ninrageed dhalay buuf cayayaanka keep going

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 месяца назад

    Ninkani adduunba lama socdo, wuxu u haystaa In Itoobiya tahay UN kii. Aqoonsiga Xabashidu ballan qaadday waa maaweelo.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 месяца назад

    Waa caruurtiii ku soo koray uqddada iyo qabyaalada.
    Qabyaalad ayaa shudaysa.
    Edaabdaro iyo dhaqan xumo.
    Somaliland waa meel dhaqsn xumo kugabsatay..
    Rag sidii dumarka tirsanayakkkk
    Ku yar iyo ku wayn.

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 месяца назад

    Madaxweyne kala dir ila meereyadan cudhaadha ku haysta shir gudoonka

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 3 месяца назад

    Ninka ayaa somaliland der runaa aa thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci 3 месяца назад +1

    Ninkan warkiisu wuu cadyahay

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 3 месяца назад

    The worst parliament in history😡

  • @abshir1974
    @abshir1974 3 месяца назад

    Walee runtaad u sheegtay xildhibayaasha shacabku waa inay dhagaxaan kaga soo Saran shacabkaa uguwacan sharciyadii way dayaceen

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 3 месяца назад

    Gole uu arab ka maqan yahay miyaa caadi noqonaya midba kusoo baxay 800qof halka qaarna 5kun ku dhaceen waa taas cadalada somaliland

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 3 месяца назад

    Waar waxa furaha xafiiska halagaqaado sidii ina riyaale ,shacabku haku koco oo haku mudaharaadaan, dhagax halagu dilo

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 3 месяца назад

    BISADU MA SHAQAYSATO OO MEEL WAX UMA DOONATO WAANAY RAAXO JECESHAY HADANA WAA XARIIFAD OO MEEL AADMI JOOGO KAMA FOGAATO DADKANA QQAR BAY METELSHAA EE BARO KUWAAS

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 3 месяца назад

    Shacabku wuu arkaaye maye dhalinyaradii la. Dada ahayd maxey ka daawanayaan Mey hotel adana ayku raaxeysanayaan miyaa loogu tagore oola karbaasho ooy waxey yihiin la tuso.

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 месяца назад

    MOU GA GOLAHA WASIIRADA ANSIXINAYA. IYO MAXKAMADA SARE AN SIXIN TIIISA. GOLE PARLAMAN MA JIRO

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 месяца назад

    Waa ayaan daro orom Xarshin ka yimi in uu sidaad uga dhexe hadlo ceelka hargaisa.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 месяца назад

    Waa in laga hor is taagaa muusebixi in uu wadanka ka baxsado.

  • @abshir1974
    @abshir1974 3 месяца назад

    Waa wariyayaal tuuga oo qarandumisa aydan

  • @XamseXasan-x7z
    @XamseXasan-x7z 3 месяца назад

    Cida doorashada qabo laga kari waayey waa Adiga kuwa aad dabo-dhilifka u thy

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 3 месяца назад

    Kulmiye no calaacal😂😂😂Lol 😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 месяца назад

    GOLE LOO BAAHAN YAHAY MAAAHA LACAGTA LA JARRA

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 3 месяца назад

    😂😂😂😂 naftan dadkuu fahmay

  • @abshir1974
    @abshir1974 3 месяца назад

    Geesi qarankiisa jecel

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 месяца назад

    Laascaanood imtixaankii dugsiyadda Somalia ayaa ka socda, Xuduudii Tukaraq Ilaa Oog, waa waxqabadka Qudhmiye Qaran IYO Dameer cabdi Dameer

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 месяца назад

    ADIGU MAXAA TAHAY

  • @caliibraahim3761
    @caliibraahim3761 3 месяца назад

    Halakaladiro

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 3 месяца назад

    Macaa macaa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 месяца назад

    😂😢😢😮😮😅😊😊😊

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 месяца назад

    ❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @XamseXasan-x7z
    @XamseXasan-x7z 3 месяца назад

    Adigu foodaad maada eegtida

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 3 месяца назад

    Sxb goluhu aqlabiyadi mucaaradka ayay haystaan
    Way ku karbaashayaan adkayso😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CumarMooge-f7q
    @CumarMooge-f7q 3 месяца назад

    barlamanki qaranka,aya lacayaya wa ayan daro

  • @IsmaaciilCabdi-xb9cq
    @IsmaaciilCabdi-xb9cq 3 месяца назад

    Siv xara lagfrim muse ee looyel ma iskahe wao

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 месяца назад

    ADAA LAGU DOORAN WAAYEY HA MAROOORA DULAACIN DABADAA LAGAA WADAA WAA LAGU OGYAHAY

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Haba la doortee miyuu isa soo sharaxayba waxa ka horeeya inuu isa soo sharato waa la jawaabaa uun baad maqshee

  • @abdiwaliisse3082
    @abdiwaliisse3082 3 месяца назад

    MACAAAAAC KANI

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад +1

      Bacaac adigu dameer ciyay ninkani waa geesi weliba fariid

  • @AAYA23
    @AAYA23 3 месяца назад

    Noocagan cidna ma fiirsato waxaad ku hadlaysaana waa Af ciyaal e Wax soo baro horta. CARUUREY.

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed1909 3 месяца назад

    Muxaafad cabanaya waligay ma arag

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 3 месяца назад

    Wiil yar baa tahee mustaqbalkaaga dambe eeg

  • @HassanAdem-yg9fq
    @HassanAdem-yg9fq 3 месяца назад

    Ina juudan waxba kama bedeli karo xildhibaanada wad ooyikartaa oo kaliya waa bilaasha baroortu shayma oromow 😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад +1

      Xasan juudaan xasan baras xasan sheelo xasan dhedig xasan labeeb xasan malooli caydu way furantee soo wad

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 месяца назад

    siilka hoyada uu sheeg huunu huunu dhashay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад +1

      Huuno cay maaha siila hooyada way leedahay ee adba u sheeg

  • @rabile6352
    @rabile6352 3 месяца назад

    War waxaani miyuusan dad lahadleyn ethiopia ma qaramada midoobay noqotay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад +1

      Waa geedi dad iyo dalba wuu leeyahay waa geesigaa wadan kiisa jecel ee ka difaacay tuugta

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Mayee uga lexejeclo badan qaramada midoobay waayo waa dalkiisii iyo dadkiisii