Wararkii Ugu Dabeyey Golaha Wakilada Somaliland Oo Buuq Hadheyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024

Комментарии • 14

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz 4 месяца назад +1

    Mahadsanid xildhibaan waad gudatay waajibkaadii mahadsanid.

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 4 месяца назад +3

    Ilaahaw kuwan na dhaafi ku khayr qabana noo keen

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 4 месяца назад +3

    Waa golihii ugu liitay ee soomaray somaliland lagama.fiirsan markii la dooranayey.iminkana waa in.sharci.laga soosaaraaninka.la.dooranayo waa.inaan la dooran nin afartan ka yar

  • @lit7189
    @lit7189 4 месяца назад +2

    Wara yaabanaye meye shacabakii reer somaliland why uu eeganayan kuwana maha waxa laegana karo ninmanakiini coodka shacabaka kufadhiyan why shacabaku uu eeganayan waxan aya dalaka dadakaba kusamanayan Wara ninimaka kasara meesha hadanayi umada ushaqaiinayin

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 4 месяца назад +1

    baarlamaankii uxumaa ee somaliland soomara ilaahay nadhaafi

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 4 месяца назад +1

    Halaga qufulo golahaba

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 4 месяца назад

    War golad hakal qoqobine ee ama mesha baneya ama ansixiya misaniyada

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 4 месяца назад

    Ilahay kuwan hana dhaafiyo waa khaa,iniin wadanka rogay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 месяца назад +1

    BAL BEENTAN EEG BERBERA WAXA LAGA SOO QAADAA MAANEY SAXIL IYO MAROODII JEEX SII MARON GABILEY IYO SALAAL AWDAL.KALIYA MA MARAAN BEENAALE BEENAALE

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 4 месяца назад

    WAAR KAN XILDHIBAAN KHADAR LA YIRAAHO NACASNIMADA NAGALA TAG DHEH, IMAAN 'IDU AFKIISAY KA MUUQATAA EAAR CEERGAAB KA HADAL IO BEERTAAD SHAQAALAAN WAAYAY AAD LAHAYD KOLAY XARAAN. BAAD KA TACABTEE

  • @SuadKab
    @SuadKab 4 месяца назад

    Dawlada ma ictiraafbay haysataa cashuurta waxan Berbera iyo qadka itoobiya kasoogala kaliya ayaa dalka lagu maamulaa wadani iyo maxamuud xaashi ayaa siyaasadaynaaya oo imikina Boorama kicinaya oo dab ka shidaya here Laascaanood u hidden oo gubeene mucaaradka ilaahay sharkooda hay nadhaafiyo

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 месяца назад

    kkkkkkkkk shunbiroyohow heesa

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 месяца назад

    boorame waxba looma ogola ee tashada cawaan yahay

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 4 месяца назад

    Nacalaa adiga iyo kuwa ku warasanya kuyaal